Filmkii Qiyaano Part 13 | Rage Abdi | Qaali Ladan

  Рет қаралды 2,263,896

Raage Abdi

Raage Abdi

4 жыл бұрын

Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
BE MY FRIEND:
/ setwad
Instagram: @rage_abdi
Snapchat @rageabdi
Copyright © 2020 Setwad Studio. All rights reserved.

Пікірлер: 2 000
@RageAbdi
@RageAbdi 4 жыл бұрын
Thanks for all the positive feedback 🙏 Subscribe & Share More Vid Coming!
@mandeqali1687
@mandeqali1687 4 жыл бұрын
Masha alh rage abdi ilen boqor kii jecel ka aheed jiliin lee miya misee sidan aya u naxariis badan tahy isku wara
@quenmariaofficial976
@quenmariaofficial976 4 жыл бұрын
Good😘 I like this
@abdalladaahaofficial1381
@abdalladaahaofficial1381 4 жыл бұрын
Rage Abdi sxb mcn wiil fiican baa tahay lkn hal mid makugu taageeraayi sxb mcn taas oo ah filimkii u dambeeyay ee qiyaano walaashen qaali ladan uga dig inshallah in ay mar dambe aysan sameenin falki u dambeeyay ee ahaa qamiiska marka ayadana Alla ha u towbad keento inshallah sxb sare.
@dahranmohamed8772
@dahranmohamed8772 4 жыл бұрын
Raga dahraan waaya wanku taayeera
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Raage wan ku taageeraa mid makuu sheegaa qaali iyo adiga wad isku nuureeysaan sidii qeys iyo leylo
@amiiraaragsan109
@amiiraaragsan109 4 жыл бұрын
Inta raage abdi iyo qaali ladan isla jecel is muujiya 🖐😊
@samiaahmed1074
@samiaahmed1074 4 жыл бұрын
😍😘😘😘😘👍
@nazhaadbazhiir8133
@nazhaadbazhiir8133 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️
@mohaomar7500
@mohaomar7500 4 жыл бұрын
@@nazhaadbazhiir8133 asc
@nazhaadbazhiir8133
@nazhaadbazhiir8133 4 жыл бұрын
@@mohaomar7500 wcz
@hindaismaaciil9176
@hindaismaaciil9176 4 жыл бұрын
@@samiaahmed1074 8
@suadhassan4298
@suadhassan4298 3 жыл бұрын
Guurkoda ka dib inta dawanoso like dhac kusii👍👍👍
@queensooyaa8491
@queensooyaa8491 3 жыл бұрын
Anaa daawanaayo wllhi
@nimcomohmed2253
@nimcomohmed2253 3 жыл бұрын
@@queensooyaa8491 hhhhhhhh
@cabdirisaqwarsame317
@cabdirisaqwarsame317 3 жыл бұрын
@@queensooyaa8491 siilr
@bebenatasha2446
@bebenatasha2446 4 жыл бұрын
hadaa jiif Ku daawanesid side doo kle like dhac iigu sii🤣🤣🤣
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 4 жыл бұрын
Orodka raage cabdi inti kuqososhay 🤣🤣👍isaara wlh manta dacad iga qosliyay
@ubaxabdi2721
@ubaxabdi2721 3 жыл бұрын
Inta guurkoda kadib dawaneyso sideydo kle like isu muuji😉
@aminahassen9823
@aminahassen9823 3 жыл бұрын
Hhb
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 жыл бұрын
Ani
@dabalehhamadou6618
@dabalehhamadou6618 3 жыл бұрын
@@aminahassen9823 llllllllllllllllllllllqlllla
@abdiazizahmednoor412
@abdiazizahmednoor412 3 жыл бұрын
Mashaalah
@tuushfarxan3221
@tuushfarxan3221 3 жыл бұрын
@@caashocuud9105 J
@queenali3603
@queenali3603 4 жыл бұрын
Inta ku qososhe raage cabdi siduu u orde like🤣🤣🤣🤣
@Shabalaalamedia
@Shabalaalamedia 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk walllhi tellka dhan iga dhacay saan uqoslaaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fahmashekhshekh7606
@fahmashekhshekh7606 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@canabmacalin4405
@canabmacalin4405 4 жыл бұрын
Kkkķķkķkkkk😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄🥰🥰🥰🥰♥️♥️💓💓🙏
@madiinocadeey4311
@madiinocadeey4311 4 жыл бұрын
Ka Ii
@fartuunxuseen3392
@fartuunxuseen3392 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdiaziz2968
@abdiaziz2968 3 жыл бұрын
Ugu dambeyn guurkooda waa rumoowey🌹 Hambalyo
@munodhaqane5786
@munodhaqane5786 4 жыл бұрын
❤️Inta kow ilaaa hda lasocoto filimkaaan ismuujiya✌🏻✌🏻✌🏻
@libanliisho9550
@libanliisho9550 4 жыл бұрын
Wwe l yuwyuiu
@libanliisho9550
@libanliisho9550 4 жыл бұрын
Fkeyo
@libanliisho9550
@libanliisho9550 4 жыл бұрын
Sbbktffpud
@CaashoahmedCuud53
@CaashoahmedCuud53 2 ай бұрын
Cabbiiyokhaalilaban
@CaashoahmedCuud53
@CaashoahmedCuud53 2 ай бұрын
Jwiauwuwoqqihh❤😢😅
@fosiyomaxamed5858
@fosiyomaxamed5858 4 жыл бұрын
nabiga scw wuu nacladay gabdhaha nimanka iska dhigaayo😢
@lakarimaslah1235
@lakarimaslah1235 4 жыл бұрын
Subhana Allah
@khadiijoali6760
@khadiijoali6760 4 жыл бұрын
Sax waaye wll
@Saamiya143
@Saamiya143 4 жыл бұрын
Alle ayaa lacnaday "لعن الله المتشبهين من النساء بالرجال؛ "
@nasriindahirjama748
@nasriindahirjama748 4 жыл бұрын
Alle hasohanuniyo
@khadiijoali6760
@khadiijoali6760 4 жыл бұрын
Waqtigaani lacag lee wax walba e h
@hajjikaraama9784
@hajjikaraama9784 3 жыл бұрын
Hamblayo isku wara rage/qaali 😍labadan way isku nurayan sidan udhahynay somaliyey waa is gursaden somali waxy kula jecldan wa cajib 90% inad heshid bay ubadantahy inta igu racsan like dhc kusi💑
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 жыл бұрын
its so beautiful wlhy mn sha alla 884 comments oo badankoodu raaGe iyo qaali ay izuGu ducaynayaan aniGaba igu daroo balse runTooda inay nala wadaaGan ayan jeclaan lahayn maxaa yeeLay dadkaas idin daawanaya oo dhan kalGacayl ay idiin qabaan ayay idiin taageeran 😭💖 Hadaad walaalo oo kale aad tihiin waa wax fiican ahaada walaalaha hadaad izla sheekaysataan ood mustaqbal iska rabtiiina alle hYdiin la garab galo jacylkaas any way I'm in love both of them like my best comedian people QaaLi 💖😭RaaGe
@kinglucky7522
@kinglucky7522 4 жыл бұрын
Aniga somali maixi miyaa weligey Hal like xitaa ma helin
@nafisocraxmaan7153
@nafisocraxmaan7153 4 жыл бұрын
Mya Somali matihid
@deeqaluuul7660
@deeqaluuul7660 4 жыл бұрын
wa thy wll
@cabdiraxmaancabdi8971
@cabdiraxmaancabdi8971 4 жыл бұрын
@@nafisocraxmaan7153 hhhhhhhh o cada
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
Matihid
@iftinnuura3206
@iftinnuura3206 4 жыл бұрын
Yaab maxaa ka dheefeysaa
@maidaqeyre9468
@maidaqeyre9468 4 жыл бұрын
Filmkaan 1 ilaaa part 13 la socdaa qofkii ila mid ah like ✌🏾✌🏾
@khadijaahmed9847
@khadijaahmed9847 4 жыл бұрын
Anigaba wanlasocdaa isku nahay abayo mumtaz
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 4 жыл бұрын
Z.kle
@hornmedia6842
@hornmedia6842 3 жыл бұрын
@@queenyaxlaamnuur2534 figures
@najahmoha8827
@najahmoha8827 4 жыл бұрын
Napiga scw wuxuu nacladay gbdhaha nimnka isku ekey sinayo😭🙏
@fartunmaxamuudfartunmaxamu1532
@fartunmaxamuudfartunmaxamu1532 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@anfacbashiir9914
@anfacbashiir9914 3 жыл бұрын
Scw scw
@yaasirmaxamed4656
@yaasirmaxamed4656 3 жыл бұрын
ﷺﷺﷺ
@farxiyocali8213
@farxiyocali8213 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@bilanomarmohamed9832
@bilanomarmohamed9832 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@sagalhashi2982
@sagalhashi2982 4 жыл бұрын
Waligey like mahelin wll like isii 😥😥
@maariagabarpoqortoyo1868
@maariagabarpoqortoyo1868 4 жыл бұрын
Nacasyhey wxfican kuhami🤫🤫🤫
@jamabashir3605
@jamabashir3605 3 жыл бұрын
@@maariagabarpoqortoyo1868 maxa ka gaaly dhilo😁
@faadumojaamac3750
@faadumojaamac3750 3 жыл бұрын
@@maariagabarpoqortoyo1868 qof. Sodhaw
@najaxqaalinajaxqaali6720
@najaxqaalinajaxqaali6720 4 жыл бұрын
Inta ila dareenty in rage zaaid u jeclhy qaali like dhac😍😍❤❤
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 4 жыл бұрын
Run miyaa jaceylka misa been wax isheegbo
@jdktkeyd9497
@jdktkeyd9497 4 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 -
@barwaaqoaadan3437
@barwaaqoaadan3437 4 жыл бұрын
Aniga malaa comantigayga lama arkaba miyaa hadaad aragto bal like ii saara
@abdirahmanhersimohamed2275
@abdirahmanhersimohamed2275 3 жыл бұрын
NM. M mbjgy
@hodanladan4002
@hodanladan4002 3 жыл бұрын
24/8 /2020 Manta oo ahayd Axad Inay qali ladan iyo Rage abdi Isgursaden oog like Somaliyey riyaadeni aya rumowdaY Wllhi wan farxay manta
@nasroinafarah4852
@nasroinafarah4852 3 жыл бұрын
Alla maxan sugeynay inbadan illahow awlad salix kala Sii amiin amiin yaa Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🌹
@farduuzcali433
@farduuzcali433 3 жыл бұрын
🙌😂😂
@sahraabdulahi6371
@sahraabdulahi6371 3 жыл бұрын
Ll
@zaydcalimalaaq2681
@zaydcalimalaaq2681 3 жыл бұрын
@@farduuzcali433 i
@zahraabdiabdulle5014
@zahraabdiabdulle5014 4 жыл бұрын
Nabiga scw waxu yiri naclad haku dhacdo raga dumarka isu ekeysiya iyo dumarka raga isu ekeysiya marka abayo next ha u labanin 😭😭
@nafisasiman4207
@nafisasiman4207 4 жыл бұрын
1 ilaa 13 inta la socotay is muujiya🙋‍♀️
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Allow guurkooda soo dajdaji 👏🌹AMIINTA waa XAGIINA 🤲🏽
@salmabusury2728
@salmabusury2728 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@hgy1293
@hgy1293 4 жыл бұрын
Aamin aamin 🤲🤲
@umabubakarsadiq3245
@umabubakarsadiq3245 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@ashoismail3971
@ashoismail3971 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@yaskahajji2339
@yaskahajji2339 4 жыл бұрын
😂😂micnha maxa faaido kugu jiro adi
@Ukhti_miim2
@Ukhti_miim2 3 жыл бұрын
Filimki igu horey oo 1m garo mashallah 😊
@kamalkacayeofficiall2656
@kamalkacayeofficiall2656 4 жыл бұрын
Qali ladan iyo raage cadi jecelkooda zax mise qalad inta jecel qali ladan like dhag kusii🙏🙏
@liiraaxo9962
@liiraaxo9962 4 жыл бұрын
hhh cajiib shekada waxey mareysa in laiska dhigo rag hhhh
@nasronasib
@nasronasib 3 жыл бұрын
@@liiraaxo9962 wax laga yaabo weeye
@seikunoomar4367
@seikunoomar4367 4 жыл бұрын
Atarishada somaliyeed iyo atoraha somaliyeed inee yhiin Hdee igu rcsnthy Like dhac igu sii
@caashodaahircayuush853
@caashodaahircayuush853 4 жыл бұрын
Sax waleee❤❤❤❤💋💋
@balkhiizaahmedmahamed7254
@balkhiizaahmedmahamed7254 4 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀
@SomaliNiikoMedia
@SomaliNiikoMedia 4 жыл бұрын
Ani xitaa Aduunka inan Jogin ayaan ismooda Mxa yeelay waligey like maba helin beee 🤔🤔🤔
@riyanbea5447
@riyanbea5447 4 жыл бұрын
😂
@anisoali4908
@anisoali4908 3 жыл бұрын
Aakhira joogtaa gorba😅😅
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 3 жыл бұрын
@@riyanbea5447 hhh
@liirowhajji8744
@liirowhajji8744 4 жыл бұрын
inta qaali ladan iyo raage Isla jecel ismuujiya BLS
@Rama____1
@Rama____1 4 жыл бұрын
09:30 that's my favourite part🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣 I can't stop laughing 😂😂😂✌
@zimraanmohamett5445
@zimraanmohamett5445 4 жыл бұрын
Alla qaali funny waaye wlhi saacan laga bilaabo sheikh kala furaaaye la i dhahaa kulahaaa liketa dhac iigu siiya🤣🤣🤣🤣
@asiyoabukaromar2722
@asiyoabukaromar2722 4 жыл бұрын
Qaali Abaayo waxatahay walaasheey adi iyo raage dartiin lee ufiirsadaa filimkaan Abaayo khamiiska iska dhaaf waxan waa aduunyo dhamaanteena waan kategi doonaa ♥♥♥♥♥ walaalehey
@bennemri595
@bennemri595 4 жыл бұрын
May wall caadi u mey xiran kaliya matalaad un bey eheed niyadna kama ehen teda kle acmaashana niyada laga qoraa..
@lajeclaydareerxasan9779
@lajeclaydareerxasan9779 4 жыл бұрын
Diinta matalaad magasho wll dharkaannah raggoo qaas uyahy
@Saamiya143
@Saamiya143 4 жыл бұрын
Wa sax ma banaano in la isku ekeesiiyo rag raguna isku ekesiiyan dumar "من تشبه بقوم فهو منهم " أو كما قال عليه الصلاة والسلام
@aminasaleban5387
@aminasaleban5387 4 жыл бұрын
@@Saamiya143 k
@salmosalataliali279
@salmosalataliali279 3 жыл бұрын
Asc
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 жыл бұрын
Qaali awliyaa nahaya qofkaa rabnaa isku ekysiinaa Raage hyeh Qaali tuuf Raage fakatax Aniga qosol😂😂
@Mowabdiyare
@Mowabdiyare 4 жыл бұрын
Rage Abdi wiilkan muqaladiisa waa cajiib 🙏 Ader mcne horay usoco ☑️
@amiirabashiir3893
@amiirabashiir3893 4 жыл бұрын
Yes anaa usoo horeeyo ee like igu qabta San usugaaye lee ya ila mida
@princessliza4168
@princessliza4168 4 жыл бұрын
Tayo official aya uso horeya
@deeqaluuul7660
@deeqaluuul7660 4 жыл бұрын
aniga abyh
@fartunmohamedhussien746
@fartunmohamedhussien746 4 жыл бұрын
@@princessliza4168 maya e aniga aya ugu horeyay comment markan biixiinaye ciidna masobixiinin
@princessliza4168
@princessliza4168 4 жыл бұрын
hussien oky
@haweyahussein3565
@haweyahussein3565 4 жыл бұрын
waa is ku soobexesan wlhi is ku nuura
@husnibaniiro7546
@husnibaniiro7546 4 жыл бұрын
Flimkan inta sugesay like dhac igu siiYa 🤑👍
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 3 жыл бұрын
Waxa nasiib dara ah in dadka KZbinleyda intoda badan ey qadarin sunada iyo dinta wanaagsan 😢😭 War Allah aya arzaaqda baxshee intey gori goor tahay Allah eynu raaligalino 😢 Qabri iyo qiyaama aya inagadambeeya 😭😭😭
@ayanosman2485
@ayanosman2485 4 жыл бұрын
Ilaah ma i tusi karaa Qali Ladan oo run run Rage Abdi uur uleh 🙏
@maxamedsaleeban3012
@maxamedsaleeban3012 3 жыл бұрын
.
@mulkisahal1092
@mulkisahal1092 3 жыл бұрын
mntaay isku leyihin ilhy qulubtadaa wa ku yaasiireye
@ayanosman2485
@ayanosman2485 3 жыл бұрын
@@mulkisahal1092 Alxamdullah 🙏
@Jano1530
@Jano1530 3 жыл бұрын
Walley wa isku leyihin hder
@israamoha6960
@israamoha6960 4 жыл бұрын
Filimka hadaanay raage abdi iyi qaali ladan ku jirin dhandhan ma yeesheen aad baan idin taagera kooxdiina ❤💋🥀✋😁
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Xabibti subscribe iso dheh
@Shamsayid
@Shamsayid 4 жыл бұрын
Dumar hadanu nahy dooda adan ujecelnahy 😂 mabeena mise
@miskiahmed9760
@miskiahmed9760 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣taasa been eheen wlle
@faizaabdirahman2426
@faizaabdirahman2426 4 жыл бұрын
Maya been mahan dooda weyba noogu baxdaa😂
@fitahasan2432
@fitahasan2432 4 жыл бұрын
Sax😂😂
@hoodiitaraniim6187
@hoodiitaraniim6187 4 жыл бұрын
Run weeye wlahy doodana waaa inan anagu ku gulaysano 😂
@naimasaidismail
@naimasaidismail 4 жыл бұрын
Beenta mhn meel an wxba ool bn ka doidna
@fariixaguutale6923
@fariixaguutale6923 4 жыл бұрын
I like qaali iyo raage film kooda top waaye keep going wlalayaal ❤️❤️❤️❤️ like inta uk 🇬🇧 kla socoto filmkaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋❤️❤️❤️
@maryanali8409
@maryanali8409 4 жыл бұрын
Waxa maqli jiray ad lee dubo ad lee dangeeso 😂qatar mar isdagala mar neh hishiiya nolosha ayaba sas iska ah masha allah super hit 👍🏿
@phareha1480
@phareha1480 4 жыл бұрын
raage waaku.baryaa wallkey in ilaah kaa farxiyo Waxaa jeceshahay.kusiiyo.qeybta 14 noso.dedeji 😍👍 qaali sigaara usalamayaaaa walshey.🥰❤💯
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Wllo subscribe iso dheh
@jdktkeyd9497
@jdktkeyd9497 4 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 7
@jdktkeyd9497
@jdktkeyd9497 4 жыл бұрын
(Usual her new updo botscjklmgwfu8lppplllgd 97jjui I unlock jm)
@princessnaj127
@princessnaj127 4 жыл бұрын
Inta part 1 Ila hadha lasocoto like hailadafin
@malyunyusuf529
@malyunyusuf529 3 жыл бұрын
😂😂inta filimkan dawanaye wayapihi igu qosolka badnaa waxa ka mida qaali oo qamis u xiratay rage uu hdane ku qaptay uu dhahy qamiska mxa ugu ciyaresay waa qoslay wlhi🤣😂wa idin tagera qali ladan iyo raage abdi🙏🤩
@user-hn9cw1ob1o
@user-hn9cw1ob1o 3 жыл бұрын
wooooow wlhi waa video gii u horeeyay ee Somali ah hadana gaadhay 1.1m soo views ah
@muniirakhalif12
@muniirakhalif12 4 жыл бұрын
Aduunkan naag aa wax wlba ku ciyaareso wlh uf hablow hdad aqli ledihin nagaha warkoda ha qadanina abdkiin hormarkga ine ku ciyarto mahe kuma dhiseso wlh 🤗😔
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 4 жыл бұрын
Rage abdi ad bu.umaskax badan yahay caruurtayda ma donayo in ay nin kle mutan wlhi dadku isku garaad maaha abowe allaha ku daayo xigmadaada gulleyso adi iyo qali qurux meel hor mar wacan❤️❤️
@amaalmohamed1152
@amaalmohamed1152 4 жыл бұрын
Wooof caleek wan ka helay sidaa u jisheen jacaylka ina adeertay qali iyo dumaashi raage bic respect 🙏
@garmaalmedia7789
@garmaalmedia7789 4 жыл бұрын
Raage iyo qaali runtii aad baad ujisheen flimkan thanks mr and miss raage
@anababdi9266
@anababdi9266 4 жыл бұрын
Raage abdi abowe qaali aad ayaad isugu nureysaan plzz gabadha guurso ❤❤❤❤❤❤😭😭😭 fimly quraxbadan ALLAH idin kadhigo 🙏🙏🙏🙏
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 3 жыл бұрын
Hda Weey is guursadeen lwdooda m.a
@nadashamaxamed1177
@nadashamaxamed1177 4 жыл бұрын
waxan ku qosaly sida rage u orday qali ladan iyo rage waan idin taageera
@saidasamaira8238
@saidasamaira8238 4 жыл бұрын
Cant wait for the day i see their wedding video
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 жыл бұрын
Coming soon...
@fardowsayusuf4003
@fardowsayusuf4003 4 жыл бұрын
Maasha allaah raage adi iyo qaali waa isku nuuraysaan isku qabsaday dee reer wanaagsan ayaa noqay saan wax ka fiican maleh saxiib tinimo guur isku badasho
@xafsiinamahamut9271
@xafsiinamahamut9271 4 жыл бұрын
Warma Qarin Karo😂😂Calosha I Barareso RufiyaaN😂To Iga DaraN😂🙈
@salmoxasn
@salmoxasn Жыл бұрын
😂😂😂😂
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hadaa jiif ku daawaneyso Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
@867gud
@867gud 3 жыл бұрын
Hhhh the voice acting killed me 😂 keep it up FAM 💯
@simoncadey4279
@simoncadey4279 4 жыл бұрын
Inta ku qososhay oradka raage cabdi like ha ilaa dhaafin 🤪🤪🤪🤪✌
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 4 жыл бұрын
Qali iyo raage amay qisadooda film noga dhigeen illahay mataano ha siiyo wa ku farxayaa wllhi
@saamqurux2062
@saamqurux2062 4 жыл бұрын
Mais qabaan wll
@nadarnalka548
@nadarnalka548 4 жыл бұрын
Lama arkin wiil io gabr filim sameynayo o somaali ah ee mar walba laabta is galiya ilaa qali io raage mahineee🤔🤔 sabb
@mariahassan2472
@mariahassan2472 4 жыл бұрын
@@nadarnalka548Filmki soonka laso deyn jire wiilki ay guriga kuso dhawenyse ay laabta galinysane kaasna Sabab 🤣🤣
@nadarnalka548
@nadarnalka548 4 жыл бұрын
@@mariahassan2472 hhhhhhhhhhhhh aloore qaali aa amateedka ufuranyahy
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
@@nadarnalka548 xanta ma fiicno gabdho iska daaya waxadan hubin laguma shakiyo
@cabdullaahibariise8490
@cabdullaahibariise8490 4 жыл бұрын
Raage maskiinoow qaali shactaraaleeey Noolaada 😍😍🥁🥁🥁arooskiinaa ku riyoodaa anoo gurbaan ka tumaayo
@fatumamohamed8280
@fatumamohamed8280 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 wanaga waleysaa riiyo lemareeysa iska suga inasha Allah
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 жыл бұрын
Gurbaankaaga so qaado hadda wey is gursadeene😂
@jiisabanqaali9201
@jiisabanqaali9201 4 жыл бұрын
Qaaliyeey intiikale hadii aad badashay socodka ayaa badali waysay xayaati 😁😁😁😁
@ajmalbintubashiir5831
@ajmalbintubashiir5831 4 жыл бұрын
Qaali & Raage allow iyago dhab isu aroostay na tus mar waaba la arki doonaye inzha allaah😂❤🙏
@Aamaliaaaaa
@Aamaliaaaaa 3 жыл бұрын
Wuu dhaboobay qoralkaga Mashallah
@mssbutterfly3890
@mssbutterfly3890 4 жыл бұрын
Inta ila fahamty shalay O jimco ah in la duube like isiii
@saeedojamaahmed9992
@saeedojamaahmed9992 4 жыл бұрын
Qaybtan ayaaba ugu Qosol badan weliba inta khamiiska😂😂
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Sharafey subscribe iso dheh
@cremetigerbeautycreamsandc9386
@cremetigerbeautycreamsandc9386 3 жыл бұрын
Super movie with the perfect theme, decor, costumes, and all about it is a super duper.... Mind blowing
@idilbarkhadle4680
@idilbarkhadle4680 3 жыл бұрын
Anaaba kula soo jimcaaysanayah kulaHaa nawaal Raage gudkiisa biyo ugu galeen😂😂😂🙈
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 4 жыл бұрын
Adiga hda dawanyo talenta lee dahay youtepe furo 😂😂
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 4 жыл бұрын
Waa ii furanyhy 100k aan heystaa
@ibtiizamamiin6086
@ibtiizamamiin6086 4 жыл бұрын
Wxn tiktok uso nacay
@iftinofficial6025
@iftinofficial6025 4 жыл бұрын
Waa ifuranyahay ee garab isii 50k igaarsiiya
@rashkamoha776
@rashkamoha776 4 жыл бұрын
Sheeko tiktok ma keentay
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 4 жыл бұрын
Ma ila shaqeysanee
@manalcadey6407
@manalcadey6407 4 жыл бұрын
Ar filimkan jecla qali iyo rage dartiin udawana yaa ila mid ah like
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 4 жыл бұрын
Walaashey qaali qurux actred weyn baa tahay oo ku fiican jilida I love my little sister
@suadamohamud4407
@suadamohamud4407 4 жыл бұрын
Filimka inta sugeysey like dac kusi
@anisaomar6667
@anisaomar6667 4 жыл бұрын
Finally you posted a new video I just came across your channel last week and I am addicted to it please upload more videos😍
@faatimaali5755
@faatimaali5755 4 жыл бұрын
Maasha allah qaali iyo raage aade isuugu nuuraayaan wlhi daawashadooda necaaw jcl dardareemooya xaqiiqatan horumar wacan maalin un si runa nowgu farxiya oo is guursada 🌹🌹
@munirkh
@munirkh 4 жыл бұрын
Waa musalsal fiican, mahadsanid. From Hargeysa.
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 4 жыл бұрын
Raage abdi wlhi wxaa tahy qofka kaliya ee soomalida ugu duubista wangasan keep going brother 💪💪
@samisfamily5703
@samisfamily5703 4 жыл бұрын
Love you guys isguursada wllyal inta ila mida like hee ❤️
@hibaaqabdalla1461
@hibaaqabdalla1461 4 жыл бұрын
Wllhi ila hada wn qosloya sida uu rage u orday 🤣🤣🤣🤣 U another level pro hore usoco
@kadarupdirahman7668
@kadarupdirahman7668 3 жыл бұрын
war flimkan mxu ma hollywoodba mse waaa somali inta somali leh like dhac dhac dhac kusiya🤣🤣🤣👍
@ifrahabukar5948
@ifrahabukar5948 4 жыл бұрын
Qali ladan dhibadana qamiis mey si gashaty rage so u orda qosol igu dishay 😂
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Wllo subscribe iso dheh
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 жыл бұрын
Rage Abdi iyo Qali Ladan Dartot ufirsadaa Filmkan ☝️🙋‍♂️💞😍
@makoahmed9651
@makoahmed9651 3 жыл бұрын
rage siduu ucararay an kuqoslay this movie is very funny i love it viava qali ladan and Rage Allaha ubad khayr qaba willal iyo gabdhaba leh ha idin siiyo Allahuma amine 😇😅😍😘👍🌷🌹🌺💚💜💜💋muah الله یبارك فیکم اللهم امین
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
I'm still watching this 😭😭💗💗
@ubaxtabliiq7207
@ubaxtabliiq7207 4 жыл бұрын
Qaali inta taageerto love ii saara❤
@fatuushmoher12
@fatuushmoher12 4 жыл бұрын
Abayo subscribe iisaar🙏🏻
@nahimanahimanahima7773
@nahimanahimanahima7773 4 жыл бұрын
Masha Allah
@najmanashaaad6744
@najmanashaaad6744 4 жыл бұрын
M a qali iyo raagee dad aana taageero ❤❤❤❤
@queniqruuja2773
@queniqruuja2773 4 жыл бұрын
Dadka filimka macaanka noogu yeela Qaali io raage😍
@Hannah-vb5kw
@Hannah-vb5kw 3 жыл бұрын
AMAZING LOVE IT !!! Also can u put english subtitles next time so u can get more ppl to watch too???
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 3 жыл бұрын
absolutely sax
@anabahmedmohamed8941
@anabahmedmohamed8941 4 жыл бұрын
Oradka rage lee ku qoslay 😂😂😂 qali iyo rage wad ku mhdsntihin sida wngsn aad iga qoslisan
@zaraabdallah8984
@zaraabdallah8984 4 жыл бұрын
Riwayadan is best,its one year ago still best movie💝🌷
@amaalahmed9010
@amaalahmed9010 4 жыл бұрын
Qali walshay xidhashada khamiska iyo cimamad iyo xidhashad dharka raga kuma banan anan kuguma rabano Kuguman tagereno plz plz ilhaaya dartii uu joji xbbbti
@hodaayeh4
@hodaayeh4 4 жыл бұрын
Noloshayda wlhi lama kulmin film somali ah oo nocan oo kale ah it was really an amazing and perfect film keep going guys 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤
@SafuushSMG
@SafuushSMG 4 жыл бұрын
Raga abdi &qaali ladaan no more qiyaamo kale plz farxada lee naga dhiga ita dhiman❤❤😘😘😘 we love you 2diinaba❤❤
@nasrohasan7708
@nasrohasan7708 4 жыл бұрын
Raga abdi inta taganaashaha iyo dulqaadka iyo aqliga ku jecel ee ila aragtey like isaa asxabeey
@cawoayaanyasin4382
@cawoayaanyasin4382 4 жыл бұрын
Qaali waxan kuu rajayyanayaa in aad is guur sataan raage wllshy intii il jecel lkkii iisaar💏💏💏💏👉
@cayduruusofficialchannel5941
@cayduruusofficialchannel5941 3 жыл бұрын
hada waa isqabaan saan filayo
@xafsaquen8834
@xafsaquen8834 2 жыл бұрын
Inta qaaliladan iyo raage cabdi isla jecel is muujiya❤
@qadaaryareyare7022
@qadaaryareyare7022 3 жыл бұрын
war orood badana ragee😂😂😂😂😂😂😂😂
@isseabudhussein8951
@isseabudhussein8951 4 жыл бұрын
The only channel that I subscribed mr Ragge Apdi keep going bro 👊
@alishaham455
@alishaham455 4 жыл бұрын
Inta wada sugaysay filmkan like ha ila dhaafin 👍
@xiska1official769
@xiska1official769 4 жыл бұрын
masha allah raage cabdi atoore waaye jilliinkiisa run run ayaa loo modaa aniga waxaa dhihi lahaa film caadi ah oo dad badan ku jiraan oo qisooyin ah inaa noo sameyso runtii waa dareen sax ah filmkan
@hannauk9620
@hannauk9620 4 жыл бұрын
Rage qali ladan gurso wll wad isku qurux badan tihin qali ladan adna abayo heesaha iskada oo ninkan iska gurso iskuna goa
@ruqiyaxaaji4586
@ruqiyaxaaji4586 4 жыл бұрын
masha allah keep going qaali and raage cabdi❤❤❤
@FariizTube
@FariizTube 4 жыл бұрын
Sheikh kala fure qaali ladan caadi maha😅😅 like saar
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 3 жыл бұрын
keeping going brother and sister amazing weeye walaahi..
@cookwithme8048
@cookwithme8048 4 жыл бұрын
i reallly love this film keep going rageeee#
@sumayaahmed9271
@sumayaahmed9271 4 жыл бұрын
Alawl maad is guursataanba san iskula kiin jeclay leee rage iyo qli❤👐
Filmkii Qiyaano Part 12 | Rage Abdi | Qaali Ladan
21:04
Raage Abdi
Рет қаралды 1,8 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 493 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 135 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4 МЛН
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 150 М.
Short film Somali Qofta caadi maaha😂
2:47
Buux Channel
Рет қаралды 1,3 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 519 М.
SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....
18:36
Filmkii Qiyaano Part 14 | Rage Abdi | Qaali Ladan
23:02
Raage Abdi
Рет қаралды 700 М.
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Rami Abdalla Official
Рет қаралды 120 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 01.08.2024
Somali Radio
Рет қаралды 420
Кто поймает рыбку?😱
0:33
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН