Waa omar dhule oo mel tagan allah ha u naxarista lakin waxan cood u dhafa sahro omar dhule walashda kaa weyn oo an isla joogno america manshallah sahro cood ma ahan waxay hayso allah ha u siyadiyo
wax ma idiin sheegaa anaa hodan hada jecelba halkayjoogtaan ugu tagayaa waayo waxan soo afjarayaa lagama guursado iyo gidhiish sheekadaa ayaan soo dhamayn rabaa hadii la iga guursadayna waa sax taasi laakiin soomaaliida tidha lagama guursado way gafeen dadku waa muslin waliba soomaali ah anigu anigu casri jaahiligaa iyo waxaa waan dhaafay waxan is dili doonaa soomaaliga igu yidhaa iska dhaaf
@hodhowhodhow80807 жыл бұрын
Maxamed Ismail zhp nin jermal ah aya qaaba 👍👍
@mahadgesale66477 жыл бұрын
Maxamed Ismail kkkkk
@laaskacaanaha72556 жыл бұрын
Maxamed Ismail Gob gobi dhashay abti aniguba cida mayaso walhi wa dad qalbi fiican somali jahilnimo iyo islaweyni ba facood kareebtay Ana kuso dhex koray gaboye iyo tumaal Xaafada dami big love dadkaygoow ❤🇸🇴 From LA
@alhijazy16 жыл бұрын
Waryaa hee akhlaakhdaa kaa haleysan hodan cumar Dhuule waxaad ka Hadleysid waxba uma oga. Ee afkaaga edeb u yeel aad baad u bugtaa jiro qabeyl ayaa kugu jirto Ilaahey haku caafiyo Reer cumar Dhuule adiga iyo wixii kula mida way ka nasabsan yihiin.
remember the family are from burao long life somali people
@abdirahmansheekh55253 жыл бұрын
Burco xaafada cumar dhuule hooyadii ka deganayd waa xaafada khasabka cumar markuu ruwaayad burco keeno hooyadii ayuu u iman jiray ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@abdisamedmire29552 жыл бұрын
Old 15 may qasabka
@abdirahmanhurre90232 ай бұрын
2024 hdad iga dambeyso like
@lamaanecusub11 жыл бұрын
hada iyo dan aan hishiino waaaaw
@iskaashatomakufto10416 жыл бұрын
La heli maayo !
@zakariaahmed81978 жыл бұрын
hesihii fanaankena alla ya raxme omer dhuule ayay tani ku ciyaartay alla naarta haku fogeyee
@qosoliyomadadaalo5274 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@greenempire88547 жыл бұрын
Cumar Dhuule waxa uu ahaa Muwaadin Somalilander ah Illaahay Ha u Naxariisto. waan jeclahay Fanaaniinta Wadankayga Hooyo (Somaliland) Hodan Sharaf Waan Ogahay Calankaas Garabkaaga Saaran inaad diidan tahay ee ixtiraamayso dadka aad martida u tahay
@ahmedyaredhanaane73836 жыл бұрын
Green Empire wadamada qurbaha oo aan ku noolnahay calamadooda waan qaadanaa waqtiga xafladaha marka calan somaliyeed hadu qof Somali ah qaado wax wayn ma ahan kan Jabouti baan xaflada 27 June qaadana kan somaliland 18 may waan qadana kan Somali galbeed sidookale marka siyaasad kasta oo aan ku kala duwanahay somalinimada ayaa ka wayn baradar fikirkaagana xor ayaa u tahay iga raali ahoow
wax ala wixii odayaasha yurub kula dirirsanaa ayaa soo kacey oo soo aadey hodon oo inlala heshiiyo rabey xasuus waxaasaa laga dhahaa kkkkkkkkkkkkk
@ahmedyaredhanaane73836 жыл бұрын
Zaynab Farah hodan yurub may ku nooshahay wadankee ayay uga nooshahay abayo
@samiiraabdirahman70673 жыл бұрын
@@ahmedyaredhanaane7383 jarmal,by dagantahy
@abdihakimaden60086 жыл бұрын
belo idinku dhacday reer cuqdadland fanaanadaa soomaiyeed ku hayaan waaa cuqdadland iska ilaawa waxaas reer cuqdadeed fani waa soomaali ogol soomaalinimadeeda e
@lebron23467 жыл бұрын
Sarah suldan ilaah kasuu hanuuniyo aniga waxbakudhahi maayo
@dhulqasdabshid48505 жыл бұрын
heestan magaca ceed iishega wlalayal
@mhassan01635 жыл бұрын
Ila Heshii baala yidhaahdaa
@abdifatahdaud61646 жыл бұрын
Ax.jacayl.hanaku.abuurina.yakh
@saxarlawarism747710 жыл бұрын
Sarah Suldan Indha adayg ayay reer somaliya wax dheer yihiin! AHN Cumar Dhuule oo siidh ka siidh reer Somaliland ahaa geer ahaan reer Burco Inantiisi, Heestii walaalaha Hargeysa intiiba calan baa lagu khasbay. Way xishootoo way aamustay!
@wiilkaReerCigalle7 жыл бұрын
SaxarlaWaris M ,,,somaliland fanaaniintii ugu Waa wayneed ayaa hargeisa joogi waayay oo kasoo cararay muqdishana yimid ,,, afar qof oo marqaansan magacooda wayso saari waayeen lkn waaberi somaliwayn ayaa soo saartay faaniinta aadku faantaan oodhan
@cabaabeey50877 жыл бұрын
SaxarlaWaris M Adigaa isku dirqinaya ee Hodan weligeed calankaas ayay huwaneed ilaa waagi ay soo garaad satay ayada iyo aabaheedna midkoodna Somaliland ma sheegan jirin Somaliland waa Isaaq dadkana Isaaq maaha meel Isaaq joogana kumeysan soo barbaarin dugsigi xisaabaadka ee Xamar dadki ay isku fasalka ahaayeen ka wareeyso eedo kana fariiso qabiillka yare citiraaf raadiska ku waashay
@cabdiwali67389 жыл бұрын
HODAN CUMAR DHUULE. Waa fanaanad Cod & jiniyad + lkn calanka maxay ku Diidan thy SOMALIYED hhhhhhhhhh. Odayashanay ka dhacday. SAYID KHALIIFA & qaar kaloo badan + meesha dhalinta u daaya Stage ka hhhhhhhhhhhhhhhhh
@abdnuur89509 жыл бұрын
why she crying maxa dhacay abaheed bey xasuusatay miya am sorry
@roodamaxamed98495 жыл бұрын
Mnsha alh cod qimo iyo qurux intaba way iskudarsatay ale hakuxafidoh
@sarahsuldan219510 жыл бұрын
Calankan waa la isku qasbayaa, fanaanaddu waa reer Somaliland, heestuna waa tii walaala Hargeysa,