ubaxey walal aad iyo aad ayaad uu quruxbadantay cadowgaga ilhay haa ka xijaabo ameen halka kaa sii wad hestada waxyaabo badan ban ka dadansdey
@abdullahi.yusufahmed57774 жыл бұрын
Ascw ubax cowlo aadbaan muutaagerraa maanshallah
@nasrihassan665811 жыл бұрын
i'm not frm hargesa but i like this song and this lady illah amarkiis
@ixsaandaahir266111 жыл бұрын
ax ala hooyadi macaan iyo abtiiyadi qofkan amaani aya hoogay viva ubax xussen ana xagan waxaan salaan imaarinaya balweynta Samaroon iyo hooygii aqoonta borama iyo awdal somaliland
@malaayiinmedia31244 жыл бұрын
Ubax allaha ku xafido
@abdikariinahmedosmanabdilo782111 жыл бұрын
ubax xuseen welldone inaba caadi maaha heestu adiga iyo inanta kale hidaha iyo dhaqanka xidhan masha allah viva rotherdamers
@saidhassan217810 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw maan sha alaah Niec song waxaa i dilay cudka caadi mahan
@maxamaddaahir33094 жыл бұрын
Hadda ubax halkay kunooshahay,slasher,
@Galool11 жыл бұрын
Wax Mahadleh Marka Hore Illahay Mar Lbaadna Inanta Aadka u Da'adayar Aliftey Heestan Macaan Iyo Codkan Tolmoon Shibiruhu Marka Maqlaan Istaagayan Aadami Daayo, Runtii Ah Haldoorka Dhalinyaradda Fanka Somaliyeed Ah Ubah Husein Walal Alle Ha Ku Daayo Hana Ku Dhawro,Waxaan Kale u Mahadcelinya Intii Kaqayb Qaadatey Hadii Shiihsh Laxanka Saaray Iyo Mohamed Weerow Music Tumay, Iyo Studio Issir M Sacmaal Soo Saartey Aad Baad Dhamaantiin u Mahadsantihiin.