pls asxaapta iso duceeya muraadddd le yhy qalbigaa rabi haa i qaboojiyoi❤😢😢😢😢
@AyaanXaaf3 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi ❤❤❤❤
@shushuprince91493 ай бұрын
InshaAllah you wil get quickly soon
@HalishCadey20223 ай бұрын
Amin 🤲🤲
@nimconeyruuschannel91693 ай бұрын
Aamin wll Alle muraadkaaga hakuu sahlo caajilan qeyr aajil
@RujaalAli3 ай бұрын
Wll alle muradkaaga hakuu sahlo
@Queenfatima32973 ай бұрын
Nabiga kusaliya wll scw scw
@AsmaAlicigal3 ай бұрын
Salalhu calahi wasalam ❤❤❤
@AyaanSheekhaxmed3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@superfun18193 ай бұрын
CSW CSW ❤
@XlimoHirsi3 ай бұрын
scw scw scwscw scw
@khadraali52253 ай бұрын
Edo mcn aya sakarad naga eh nogusoduceya ya muslimin😢😢😢 ambulance aya sake lagu qadey ya ALLAH
@NajmaFarhaan-e5k3 ай бұрын
Ilahayow cafimad sareeca sii walal😢😢😢
@xafsocatoosh21513 ай бұрын
Cafimad dhimirka iyo dhuuxa galo alaha siyo i.a
@sacadiyocali72803 ай бұрын
Ilhy ha usahlo wll
@sahracadanxubey19293 ай бұрын
اللهم اشفي انت الشافي لا شفاء الا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما الله اكبر
@farhiohussein11533 ай бұрын
Allaha cafiyo wll
@XalimoXawo3 ай бұрын
team sabrin ilaqosla naif gurigii ba lagu korgadan rabaa wabaa😂😂😂najma walilajoogto ookildeda udiidey meyfijiso naif hoyadiis gabadha wiilkeda kilida udiidey ilen filin bu ahaa😂😂 filo waxwalbo kafilo❤❤❤
@basrahassan51163 ай бұрын
@@XalimoXawo haa waa filin laakiin hadaan dib u noqono. Subriin, masayr iyo in ay deg deg tay oy fududaatay ayaa kow ka ahayd.najmo na waa masiibo raga fahantay. Naaif waa miskiin aan dumar waxba aqoon u lahayn. Mamada, mar walba shaki bay najma ka qabtaye,hadana way ku dhacday miskiin.
@XalimoXawo3 ай бұрын
@@basrahassan5116 haa sorry najmo wamucjiso
@Jamiilo213 ай бұрын
Waxa lagu tusaaya hadaa Abaalaawe naqato ciribtada meeshey ku danbayn doonto
@SabiriincaliMohamed3 ай бұрын
Manta oo jumca ah aan kusalino nabigeena muhamed Salalaho calayhi wasalam ❤
@HiboCumar-e5f3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤️ ♥️
@sahracadanxubey19293 ай бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلي الله عليه وسلم
Waliga qof wanaag iyo Abaal kuu galo ha qiyaamin hadii kle nafsi ba kugu dhici cid ku rabtana ma Arkeesid
@samsammohamed78953 ай бұрын
waxn islahaa u horee Balse meydhicin kumanan sidayda diyaar ahaa ayaa iga badiyey 😂 jimce Mubarak dhamntiin waa malin jimce ah aan kuwada salino nabigeena Mohamed allahumu sali calaa Mohamed wa aali Mohammed ❤
@SacdiyoDahir-vv9yu3 ай бұрын
An kuwada salina nabigena scw❤
@nimconeyruuschannel91693 ай бұрын
Scw scw scw
@XananDhamyman3 ай бұрын
Ku saliya nabigeena maxamed scw❤❤
@ziimaazeyd21603 ай бұрын
Alla abuukaroow saan usugaayey waa daaley team gurmad guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahramohamudali6633 ай бұрын
Allow inti dhimatay u naxariiso inti jiran caafi yarabi inti muraad leh u sahal aniga ka mid ah falastiina dhibka kaqaad yaarabi dalkenana dhibka ka dulqaad yarabi ❤❤❤ adunyo waxa kasta ka filo wale been ma ahan ❤❤
@saxardiidmaxamed12543 ай бұрын
129 ka qeybood intii ugu badneynd waxaan ku daawadey magaalooyin ka muqdisho, nairobi iyo eldoret shariif halaag film ka qeybtii ugu xiisaha badnaa ayuu qaatey ugu dambeynse jugtii ugu xumeydaa ku dhacday, salaamuLlaH dhammntiin 🇸🇴 ❤!!
Aduun waa harka labadisa galin marka la dhahay been maaha hada saabriin ma waxay iibsane gurigii naif ku qiyaanay dadki shalay hantida lahaa manta waa eber kuwi faqriga ahana waa taajir allow hanti fidno ah hana siin 😢filamka Mel fican marayaa 😊mahadsanid wll abukar adiga iyo time ka wad no hagar baxden
@AbukarMahdi3 ай бұрын
Adigaa Mudan Walaal
@SafiyaMohamed-z6q3 ай бұрын
Asxaabe iso duceya isbuuca goos la jifaa allow inta xanuunsan xanuunka ka dukqad
@huddamaxamedcali78273 ай бұрын
Filmka dhamasho kuma fiicno e inoo kordhiya fair kama qodna faanoole waayee thanks team gurmad.
@sahracadanxubey19293 ай бұрын
Manta waa jimco nagula saliya xabibkena muxamed أللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلي الله عليه وسلم
Finally filimkeeni abuukar mahadsanid sida qurux badan ee noogu hagar baxady adiga iyo teamkaga gurmad ❤dhamaantiin idin jecelahay
@nastehaomar86633 ай бұрын
Kusali nabiga scw
@makoahmed73813 ай бұрын
Alayle Abokor Director ka ee Filinada Somali waa ka ugusita ugu wada wanaagsan oo filinadiisa action iyo jacayl iskujira iyo khiyaano wu naga farxiyay Allaha haka farxiyo 🤲🤲🤲Allahuma amin🤣🤣🤣 long live team Gurmad from abokor out sister Faynuus Allaha cimri dheer oo cibaada leh ha idin siiyo اللهم يطول عمركم ويحفظكم ويعطيكم صحةجيدا 🤲🤲🤲اللهم آمين Filnka maanta kolba waanku ceceshanaaya kolba meel halis ah iyuu ku dhamaaday waxa bari ku xigi doona shariif halag iyo koranto oo laqaban doona iyo sabriin oo guriga laga saari doona marka filinku waxaan filaya inu bari ama saandanbe
Sabrina just buy that house to rent it. And for your revenge. But we want to see is more beautiful house for your wedding gifts. Your dad is rich. We need to something beautiful like you. ❤
@XasanAhmed-y6d3 ай бұрын
Team sharmarkey 1 like😂😂
@AMIISHACabdisalan3 ай бұрын
Walhi meshi igu macaned bu maraa filimaka😂😂
@roobocadeey6883 ай бұрын
Waad naga dhamayn rabtaan flimkii aanu taxbsyn ee aanu daawan jirnay wllhay aad ayaa u mhdsnthn inaad na maaweelisaan mid kle ayaa idinka sugaynaa inshalh kan waa gabo gabo lkn gabdhaha wllhy ah please idinkoo raalli ah gabasaar qaata madaxa inoo dada wllyaal aduun kan waa maalmo yar naftiina iyo naftaydabo cabsida Allah swt ayaan idiin kula dardaarmin ❤❤❤
@Buya19863 ай бұрын
Ku'socda wacyi gilinta aa inoo wadaan. kan flim kan malaha dhamaad weeye fadlan midka aa soo wadaan ha noqdo mid aa kuwada faraxno. waa idin salaamay Bahda Jilaayaasha.
@FaadumojeylaaniCusmaan-l5g3 ай бұрын
abti riwayadan waa sax laba walaalo ah ayuu guursadey alow i bixi bey tagan tahey viva ❤❤❤❤❤❤❤❤
Muradkaga oo khyr qaba alle haku siiyo astaqfartana badi iddam alle
@AnisoMaxamed-gs4zk3 ай бұрын
Ilahay haku sahlo muradkada
@AyaneyAyan3 ай бұрын
Allaha hakuseyo riya wlbo aad lethahy wll❤❤
@Mohamedmohamed8079-m9u3 ай бұрын
@@nimco1490aamin walal macan
@zeynabomar-o6w3 ай бұрын
maashaAllaah meel xasaasi ah ayuu marayaa tuugadii waa la wada helay nabsigiina waa soo daahiray NAA,if waa Ka soo baxay xaqii sabriina
@queennimco89003 ай бұрын
allahuma sali calaa muxamed scw
@SacdiyaSiman-x1i3 ай бұрын
manta mala is maca salaamaynaya reer xuju war isiiya🎉🎉🎉🎉
@nadiiracadaani-el2zq3 ай бұрын
Waligiin maad aragteen qof xaga danbe ka so daawada filmka😂😂 aniga hortay calaashaan Nuxurka xaga danba😂😂 waad mahadsantiin team filo❤
@Layaaany3 ай бұрын
Yesss❤❤😂 well done mar hadii shariif halaag gacanta lagu dhigay👏👏👏
@mohamedaden52093 ай бұрын
😂😂😂 asc ustaad &dhamaan team Gurmad cawa shariifka godkiisa ayey biyo ugu soo galeen 😅😅 sharmarke fulay weeye 😊😊
@hanishire-t2z3 ай бұрын
mama faynuus wali maxanunsantahay allaha noo cafiyo❤❤❤
@ubahahmed17403 ай бұрын
Maanta aad ayn ugu raxeystry mar hadi halag Iyo xajoydisib naar naar aye qabten😂😂😂😂😂😂baxasan teem waa noo faraxad teem filo aad baan idiin❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudAweys-yf7tc3 ай бұрын
🎉 bay bay🎉 way dhamatay adun wax ka filo🎉congratulations 🎉
@Bintihaji4323 ай бұрын
War saainaxsanaylee anaa ba ismoday inaa filinks ku jiro
@saadiaali64543 ай бұрын
Filo anta kahun in ay damani rabto liketa😊
@Dheereyy-r3t3 ай бұрын
Waxaan kufaraxsanhy in Tuugtii iyo khaaimiinti lasoo dabar jaray 😂lkn waxaa ka murugsanhy inay soo dhawdahay inuu dhamaado filo 😭see noqondoona team filo markuu naga dhamaado😩😭plz markaba filmkale noo bilaaba Team Gurmad iyo Director Abuukar mahdi ❤
Badhan oo gobolka sanaag ah ayaan idinka soo salamaya
@khadijaAhmed-kq7ch3 ай бұрын
Kuli waan idin salaamaya team filo oo dhan io Abuukar mahdi ❤❤🎉
@yahyealiisse56043 ай бұрын
The Best Film ever seen wached
@Caishoqalanjo-nb1of2 ай бұрын
Jiliinka fawsiyo ifka wa Qatar mashlh❤ yey kamaqnaanin kan danbo
@SPORT-ENTERTAINMENT-YNot3 ай бұрын
No way FILO at the end finally Thank you, Abukar and Team filo wallahi FILO wuxuu ka dhigay sanadka 2024 inuu si dhaqso ah u dhaafo aniga oo sugaya bandhig walba usbuuc walba.
@SafikaruSiman3 ай бұрын
Kafaideysi wacn waxan idhin kabarya lacala hadii damato film kle no bilabo walalyal thnks damntin❤
@Sumaya-Abdi3 ай бұрын
Xiligana so dhacay iso duceya bal waiska cajisanahe😢