QABYO 2 FULL AH

  Рет қаралды 529,136

ABDUL ILAMOS HD

ABDUL ILAMOS HD

Күн бұрын

Riwaayad qabyo 2 oo full ah, daawo filim somali, daawo riwaayada qabyo, abdulilamos ka daawo. Sangub, nakruuma, luul jeylaani, Minnesota, waa filim somali shidan, waa riwayada qabyo oo dhamestiran. Daawo oo ka bogo by abdul ilamos.

Пікірлер: 270
@ciiltiresheikhdahir8062
@ciiltiresheikhdahir8062 3 жыл бұрын
Nakrum iyo sangub ALLOW UNAXARISTO QABRIGA ALLAH HA UWASICIYO AMEEN YA ALLAH 🙏
@deega1234
@deega1234 2 жыл бұрын
Ameen ya Rabb
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Ameen ya Allah
@nuurtaadan2518
@nuurtaadan2518 Жыл бұрын
Amiin 😭🤲
@ahmedwalidaauud382
@ahmedwalidaauud382 Жыл бұрын
16:31 16:54
@abdooljackson1399
@abdooljackson1399 Жыл бұрын
@@ahmedwalidaauud382mxaad ka wadda?
@AH-mq9fn
@AH-mq9fn Жыл бұрын
I'm half Somali and this comedy made me appreciate Somali creativity and it's language
@hassanweheliye9692
@hassanweheliye9692 Жыл бұрын
It's not comedy movies this is true history happened Somali families around the world specially north America and western ueropean countries
@welimahat6450
@welimahat6450 Жыл бұрын
@@hassanweheliye9692 Nothing called half somali...you either a somali or non somali....don't bring impurity to somali
@sonacihc
@sonacihc Жыл бұрын
​@@welimahat6450bloody ignorant
@halimaahmed133
@halimaahmed133 9 ай бұрын
@@welimahat6450bisinka yaskinka fuulxumo naga gaareey waax somali sheegi kartiid maa tihid
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 жыл бұрын
Abwaan sangub allow kuu naxariiso walee wuxuu ahaa geesi somalinimadu ku wayn thy 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nashad5664
@nashad5664 3 жыл бұрын
Ilahy hau naxaristo mamo nagrum iyo sangub 2021hadi ad dawaneysid liketa🥰
@HamseAbdilahi-s7q
@HamseAbdilahi-s7q 3 ай бұрын
Now 2024 abwaan sangub alle ha unaxariisto aamin yaarabbi
@abuyusra3113
@abuyusra3113 3 ай бұрын
Me
@AhmedAhmed-pq4uw
@AhmedAhmed-pq4uw 9 ай бұрын
Who’s still watching this in 2024
@salwah1
@salwah1 8 ай бұрын
Ana wakula dawanoya kkk
@aaiskacumar9537
@aaiskacumar9537 8 ай бұрын
Me 2024🇸🇴
@khalidfaraskacad895
@khalidfaraskacad895 8 ай бұрын
17.1.2024 9:26 am imtixan ayan ku dul saxaya ❤❤
@lightbeam9173
@lightbeam9173 8 ай бұрын
Here
@faysaxassan9185
@faysaxassan9185 7 ай бұрын
☝️😅
@MohamedHussein-be5ly
@MohamedHussein-be5ly 3 жыл бұрын
this is just surreal,, watched this as a kid on vhs only understanding some part ,, still some of it goes over my head up till now, also it was and still is iconic ,,, subtitles pleeease, anyone? thanks😁
@itsuyes5396
@itsuyes5396 Жыл бұрын
Are you not somali?
@saysay-ky9fy
@saysay-ky9fy 10 ай бұрын
@@itsuyes5396I think he’s apart of the diaspora such as myself. It doesn’t make us any less Somali walalo
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 Жыл бұрын
Allah swt ha u naxariisto sangub iyo nagruuma.aamiin
@yusufabdulle5295
@yusufabdulle5295 3 жыл бұрын
Qofkii 5 oktober 2021 daawanaayo inta iga dambeyso like iisaaraaa
@RahmoAbdulle-tp2wo
@RahmoAbdulle-tp2wo Ай бұрын
W
@yasirartan2317
@yasirartan2317 4 жыл бұрын
like saar qofka wali 2020 daawanaya qabyo 2 wali never getting old
@casalasal6466
@casalasal6466 10 ай бұрын
23.11.2023 ayaan daawanayaa
@DrAbdinajiibAbdalletareey
@DrAbdinajiibAbdalletareey 2 жыл бұрын
What a memorable films it is ilaheey ha u naxariisto abwaan mohamed Abdullhi isee sangub, u know I use to watch this film when I was a kid its flashback old is gold its September 2022 it's good watching something u benefit from.
@RahmoAbdulle-tp2wo
@RahmoAbdulle-tp2wo Ай бұрын
Waaaw❤
@greenwood1156
@greenwood1156 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo faadumo nakruuma iyo abwan sangub!! Magaca iyo taarikh ayey inooka tageen mahadsanidiin
@juwxoxo7583
@juwxoxo7583 3 жыл бұрын
OMG this movie is great can anyone tell me more Somali movies? mashallah and i improved my somali
@maanowvlogs4272
@maanowvlogs4272 3 жыл бұрын
Juwérya salah watch hablayahaw haad maad gursan doontaan..it's funny riwaayad
@nuureTUBE
@nuureTUBE 3 жыл бұрын
It’s not a movie. It’s called Riwaayad. But yes, it’s underrated and meaningful. The actors are so good and wise. Specially that guy who is pretending to be a women. I’m in Minnesota and wish to see him one day and let him know how good he was at acting. I watched this first as a kid back home and still never get tired of watching it. Occasionally watch it.
@pcsheep3978
@pcsheep3978 2 жыл бұрын
Yeah I first saw this movie like ten years ago and I’m rewatching it
@a.demifemiflapo5795
@a.demifemiflapo5795 2 жыл бұрын
I seen this on vhs 20 years ago lol 😂
@abdifatahfarhan611
@abdifatahfarhan611 Жыл бұрын
Ali and owrala
@hudaabdi7078
@hudaabdi7078 Жыл бұрын
Ruwaayad aad u macaan oo fariimo badan gudbineysa. Runtii waxad dib ugu noqonaysaa caruurnimadii❤ 17.03.2023 Malin jumca ah oo roob da'ayo Allow nimcadaada no ziyaadi🤲
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 Жыл бұрын
Waa xasuus qaaliya dhulkii hooyo ayaan uxiisaa markastoon daawado riwaayadan
@Wadani924
@Wadani924 3 жыл бұрын
Nakruumo iyo Sangub (xiddigaha filinkan) in aanay adduunka innala joogin maanta wax aan dareemin murugo. It's so poignant and painful. Rabbi ha idin naxariisto!
@hamdaqurux1440
@hamdaqurux1440 3 жыл бұрын
Wllo Ninka dharka dumar xidhay ishek magacisa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@hamdaqurux1440 waxa ladhahaa mustafe kiiko AMERICA ayaa kunoolyay wll
@XanaanMaxamud
@XanaanMaxamud 9 ай бұрын
Allaha unaxariisto janadi fardowso allaha
@mohamedabdiazizdhoodi1426
@mohamedabdiazizdhoodi1426 2 жыл бұрын
Sunday 17 April 2022 Ramadan kariim Allaaw u naxariisto intii dhimatay 🤲🤲
@Eye.252
@Eye.252 Жыл бұрын
600 dollars for a room, that’s old good days IN MINNEAPOLIS lol SANGUB ALLAH YAA RAXMI, AWOOWE 😢
@DoPeMaN60
@DoPeMaN60 Жыл бұрын
SANGUB A LEGEND! 🙌🏽
@Sami80805
@Sami80805 2 жыл бұрын
this brings back the funniest memories when I use to watch it with my family. all time favorite ruwaayd and passing a great message. FYI I noticed Rahma rose in the film.
@shugrikhalif6365
@shugrikhalif6365 Жыл бұрын
I first watched it when I was young with my mother, and I’ve been watching it ever cents best TV show❤😅
@ridwanhabiib9256
@ridwanhabiib9256 2 жыл бұрын
Who watch 2022, i think me only hold your hand if watch, and may ALLAH goes to jannah both of abwaan sangub and nakruma🙏🙏.
@ramzi263
@ramzi263 2 жыл бұрын
2022 April
@meditationchannel5636
@meditationchannel5636 2 жыл бұрын
@@ramzi263 still we are in march
@casalasal6466
@casalasal6466 10 ай бұрын
2023
@casalasal6466
@casalasal6466 10 ай бұрын
November 2023
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Walaahi nagruuma inta aanay dhiman inyar ka hor ban barto dhawro jeer xaafada noogu timi xata Marka saa loo eedaamay tukan jirty allow udanbi dhaaf
@islamicmanner3945
@islamicmanner3945 Жыл бұрын
Allow dhamantood u naxriiso inta nool iyo inta dhimatayba Who is watching this movie in this ending (november-13- 2022)
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Abwan singub nin xigmad badan ayuu ahaa allaha u naxariisto
@Saharoabdi-j6x
@Saharoabdi-j6x Жыл бұрын
Friday September 2023 May Allah grant them all in Paradise❤😢😂
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 11 күн бұрын
Ruwayadi Qabyo wa Ruwayad murti badan ka buxdo iyado Somalidu aysan xiliga wax badan ka Aqon qurbo aya wax qurbo iyo wadamada galada wax badan logu shegayay Somalida e Abwan Sangub illahay ha u Naxaristo
@farahshire7073
@farahshire7073 3 жыл бұрын
Nakruuma alaha unaxirto mantay dhimatay😭😭
@masuulsare8099
@masuulsare8099 Жыл бұрын
Allow u naxariiso inta dhimatay inta noolna cimriga ubarakee
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 3 жыл бұрын
May allah have mercy on fadumo nakruuma and awoowe singubs soul
@miskimoge-ir1xm
@miskimoge-ir1xm 9 ай бұрын
Wa 2024 ila hadana wan dawanaya 😂ilahow idin naxariso inta nola khayr si 😊
@sarahersi6726
@sarahersi6726 2 жыл бұрын
Who still watching this movie 🎥 2022
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Allh ha unaxariisto ader Singub iyo inti dhimatayba😢💔🤲
@saeedgarad
@saeedgarad 2 жыл бұрын
Riwaa yadaan waa gii aann daawan jirey waan yaraa ciyaal kii aan isla dawn jirney america ayan kawada hadalnaa iminka🥰🥰 2022
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 10 ай бұрын
Allaha u naxariisto sangub iyo nagruumo 20 sano ayaa laga joogaa markii igu horeysay aan arko ruwayadan
@Mowliidcabdi-t2c
@Mowliidcabdi-t2c 20 күн бұрын
Allah naxariistii jano haka waraabiyo amiiin amiin amiin amiin amiin
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett 3 ай бұрын
Masha'Allah ruwayadas mid qiimo badan ayay ahayd anigoo yar ban cajalad ka dawan jiray, TV-ga abtigay Sanadkay ahayd ma sheegi karo.
@abdirisakcabdillahi713
@abdirisakcabdillahi713 2 ай бұрын
1-August 2024 ban daawanayaa qiimo jiliin iyo murti baa lagu dhisay wax sax ah ayayna ka hadlaysay Qabyo alloow u naxariso abwaan ka iyo jilayasha inta dhimatay amin
@Munad1417
@Munad1417 4 жыл бұрын
Wow i love this movie, thank you. Quality people and true story
@anascabdiqani
@anascabdiqani 11 ай бұрын
Maasha allaah abwan sanguub ilaahey ha u naxariisto qadiijo boqoran waxay kuwada jiiran rubayadi beni waa run allow inta dhimatay u naxariiso
@KaaariyeAbdulaaj
@KaaariyeAbdulaaj Ай бұрын
MARAYKAN Somalia warbuukakany
@nuureTUBE
@nuureTUBE 3 жыл бұрын
Thank you so much for posting this full film.
@samataradensamatar4371
@samataradensamatar4371 2 ай бұрын
I watched 👀 20 years before, but still, I am watching! 2024
@daacad5731
@daacad5731 2 жыл бұрын
Maama nakruuma iyo sangub alla yaraxma 🥲
@EkraShukri-f5w
@EkraShukri-f5w 10 ай бұрын
Watching from Minnesota Minneapolis
@aabegaarax
@aabegaarax 9 ай бұрын
12345678
@alitahar8892
@alitahar8892 3 жыл бұрын
Faadumo cali nakruma badaa doon baa mrysee xasuus hore❤❤❤
@maxamuudcabdiraxmaan75033
@maxamuudcabdiraxmaan75033 Жыл бұрын
Qabyo Waa riwaayad macne badan xambaarsan guul iyo gobonimo
@maxamuudcabdiraxmaan75033
@maxamuudcabdiraxmaan75033 Жыл бұрын
Allow u NAXARIISTO sangub iyo nagruuma AAMEEN
@qaranfilms2607
@qaranfilms2607 4 жыл бұрын
Qabyo waa riwaayad leh sheeko macaan iyo fanaaniin heer sare ah
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Allow unaxariiso inta dhimatay nagruuma waan arkay si toosa inta aanay dhiman
@wardajamal1150
@wardajamal1150 2 ай бұрын
Still i am watching this drama 😂🎉i like this from 2024/july/11
@bossybabe1587
@bossybabe1587 4 жыл бұрын
I love Fadumoo Nakruuma 😁😂😂😂😂
@Abdallah71639
@Abdallah71639 Жыл бұрын
Can’t believe I’m rewatching it after 17 years time moves
@amuunhassan4719
@amuunhassan4719 9 ай бұрын
I watched this when I was a kid now came back to rewatch it 2024
@hamzehpogba9283
@hamzehpogba9283 Жыл бұрын
Ruweydana maxa yaranti dawashadee ku raxeysana jiiraye still now I'm watching ❤
@xigashomediatv8826
@xigashomediatv8826 Жыл бұрын
Who still watching 2023😂😂
@AnisoMohamedkahiye
@AnisoMohamedkahiye 10 ай бұрын
😂😂aniga xita wakula dawanoyo
@xigashomediatv8826
@xigashomediatv8826 10 ай бұрын
Legend😂😂
@hafsayasin6860
@hafsayasin6860 10 ай бұрын
i watch this till this day 😭😭😭😭
@xigashomediatv8826
@xigashomediatv8826 9 ай бұрын
@@hafsayasin6860 legend ba tahaay🤣🤣
@hafsayasin6860
@hafsayasin6860 9 ай бұрын
@@xigashomediatv8826 😂😂😂😂❤️
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 Жыл бұрын
Childhood film. Allaha u wada raxmado Abwaan Sangub iyo Maama Nakruuma.😢 Kiiko's action innaba caadi maaha.😂
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 11 ай бұрын
illaahay intii dhimatay naxariistii Jano ha siiyo sangub iyo nakrooma ayaan ogaa geeridooda
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 10 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeeyoow Mida Qabiil Iyo Qaran Meel Ma Wada Galaal
@waayoarag9043
@waayoarag9043 4 жыл бұрын
What a historic movie.✌👌👍
@khadarmahad1962
@khadarmahad1962 4 ай бұрын
Allow U Naxariisto Ader Abwaan Singub
@jamaabdi
@jamaabdi 4 ай бұрын
Still watching walhi 2024. Markay soo baxday cajaladihii waawaynaa ee tv dhalda waynaa ee daba u dhuubnaa ayaan kudaawan jiray😂
@Viral_videos822
@Viral_videos822 Жыл бұрын
Abwaan singub Illahay haku naxariisto ruwaayada isaga alifay waxna ka jilay heesaha kujira xta isaga sameyey❤️
@ahmedaliseed
@ahmedaliseed Жыл бұрын
Nolol hore iuo xasuus ban galay wlhy bilhy alla mxa nolol bilaa stress ah la hystay wagaad ❤😢😢
@AbdulkadirwabariSugule
@AbdulkadirwabariSugule Ай бұрын
Markii igu horaysay aan daawado shaleemo ayaa shankun o shilin somliya layga qaaday 2006 waayo waayo
@Sheydhan
@Sheydhan 9 ай бұрын
Waqaratkum amaniyu dheh wakaratkum sheydhan
@jamadahirmohamad8968
@jamadahirmohamad8968 3 жыл бұрын
Alle ha ku naxristo abwan sangub nin qiimo leh ayu ahaa
@ibraahimdiiriye4020
@ibraahimdiiriye4020 2 жыл бұрын
2006 ayaan dawaday qabyo 2 allah xasuus hooyo ayaan wada daawanay allah ha u naxariisto hooyo
@dekj2572
@dekj2572 Жыл бұрын
Aaaniin allah u naxeiisto hooyo MCN u ducee marwalaba baari thy jazka allah
@fadumaahmed1264
@fadumaahmed1264 Жыл бұрын
Amiin amiin yaarab
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 11 ай бұрын
Still watching 2023❤
@ji8698
@ji8698 10 ай бұрын
Me too 😂
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Жыл бұрын
Riwaayid qiimo leh alaylihi wax waxlagu qaato ayay inooga tageen ilahay ha u naxariisto intii dhimatay
@Luul-mh6zo
@Luul-mh6zo 4 ай бұрын
Yaa ila dawanayo 2024
@BossBig-g4f
@BossBig-g4f 7 күн бұрын
Ilahaw kuu naxariiso Somalia wuu u runsheegay maraykan wuu u run sheegay djabuuti wuu uunsheegay Kadib tii Alle ayaa u timid waxaan se ka xumahay qarankii soomaaliyeed ee uu Ku faanayay aas qaran Uma samynin
@ahmeddgurrbe2949
@ahmeddgurrbe2949 Жыл бұрын
09.01.2023 ❤ Qabyo 2.
@Abdihakindaqni22
@Abdihakindaqni22 2 ай бұрын
Still I'm watching 2024
@abdifitahshire3283
@abdifitahshire3283 4 жыл бұрын
Thanks for sharing ❤
@jaamaccabdi
@jaamaccabdi 4 жыл бұрын
Abwan Sangub allaha u naxariisto
@aminapdy9124
@aminapdy9124 3 ай бұрын
Still 2024 .6. 6 malin axada ah
@khadaareofficial7992
@khadaareofficial7992 4 жыл бұрын
“don’t call just come” 😅
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 3 жыл бұрын
Hhh
@dhorreofficial9757
@dhorreofficial9757 Жыл бұрын
Markii iigu horeesay aan daawado 2009 kii aheed ruwaayad xikmad iyo heeso murti leh eee ka buuxaan weeye aad ayaa ugu raaaxeesataa 12 sano kadib ayaan daawanayaaa caawa xasuusihii hore aaad baaan uga helaa waqti qiimo iyo qaaaye leh ayuu ahaa gabdh aan aad u jeclaa lkn aan u sheegan ayaan sidoo kale kusoo xasuustaa
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 2 жыл бұрын
This is America hhhhh Filimkan maxa lay diiday inan la daawado dadka waweyn wkhtigi schoolka😂
@zeinabali-vl4lc
@zeinabali-vl4lc Жыл бұрын
MashaAllah old is gold Allah haunahisto to the dead
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 10 ай бұрын
Siraad. Waa fananad aan jecalay murawadii abwaankii weyna xasan genay
@haawamohamed6280
@haawamohamed6280 9 ай бұрын
2009 anoo yar dawday hadan dib usoo radiyay 2024
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Жыл бұрын
Cwa riwayadan yan uso xiiisay 2022 1Nev🙏ilahy ha unaxaristo intii dhimatay 🤲
@asadsiidii2702
@asadsiidii2702 Ай бұрын
Who is still watching 2024
@cabdisalaan1673
@cabdisalaan1673 2 жыл бұрын
Mclin xaliye wuxuu sheegaayo waa run 2022 👍👍👍👍🖐🖐🖐🖐
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Жыл бұрын
Childhhood memories
@fihiimaxuseen9760
@fihiimaxuseen9760 10 ай бұрын
Ya ila mida oo wali daawada 28/11/ 2023😊❤❤❤❤
@bashiraahmed8802
@bashiraahmed8802 10 ай бұрын
Caruuurnimadii ayan cawa dib u xasuuusty markan arkey riwayadan Waqtigii noloshu ugu macanayd 2023 11/14 Habeen salaso ah sacaduna tahay 09:11 fiiidnimo ayan dib u dawanaya farxadii caruuurnimada ayayna dib igu ceelisay hooyo faiza xasan Aden mxn kula dawadey riwayadan ano caruur yar ah wad is wayaysan o wayka dhiman isma lahayn waqtigaas Ala ya dib igu so ceeeliya allow ku naxariiso mcn bdn farxadaha an ku xasuusty ayad ka kaw tahay 😢
@faatimaabuukar3273
@faatimaabuukar3273 8 ай бұрын
Who still watching 2024
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 7 ай бұрын
some 2
@suhaybomerr
@suhaybomerr 11 ай бұрын
Riwaayad alla maxaan horn cable ka dawaaday xasuus
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Riwaayad qiimo badan weye yaa daawanayo 2023
@daalacofficial3596
@daalacofficial3596 2 ай бұрын
Waxan dawanaya mudo badan ka Dib 2024
@farhiyahussein6794
@farhiyahussein6794 11 ай бұрын
Ilhy ha unaxriisto intii dhimatay
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 жыл бұрын
Dhawaqaad tiraahdana malagyaa dhigaayoo dhambaal kaa goraayoo an marnaba ku dhaafeyn an marnaba ku dhaafeynee Hees iyo badh ala yerxama awoow singub iyo Faduma nakruma
@khadarxasanxaashi9504
@khadarxasanxaashi9504 Жыл бұрын
40:10
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Allaha u naxariossto sengub nin madaaladadiisu xiiso leedahay ayuu ahaa
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 7 ай бұрын
I watching this vedio 09.3.2024❤
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Ilahow intii dhimatay u naxariiso
@nuradinabdullahi3880
@nuradinabdullahi3880 2 жыл бұрын
MARWO IYO NINKEDA ISMAQLEN WA DHIBE , CIID MBARAK GUYS 2022
@MohammedRayale
@MohammedRayale 6 ай бұрын
March sunday 2024 may alah grant them in paradise
@khaalidmaxamedc6392
@khaalidmaxamedc6392 2 жыл бұрын
Ruwaaydni waxey xambaarsantahay xigmad Aad uweyn oo dunida kajira gaarhaan soomalida qurbo joogtaH form Somaliland hargesia time 19:55 pm night arabaca 2022
@abzrhymes
@abzrhymes 8 ай бұрын
22:01
@sansun2204
@sansun2204 4 жыл бұрын
Can someone tell me the very last song at the end
Riwaayad 15 KII SHUMEEY
1:47:52
Universal TV
Рет қаралды 3,5 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 72 МЛН
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 3,1 М.
FULL SOMALI MOVIE | NIN XUN SEASON 1
1:11:00
FAM TV
Рет қаралды 48 М.
Sheeko ku saabsan Qabyaaleda 2 Aad
7:22
Hiil Media
Рет қаралды 43 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,6 МЛН
beenay waa run
2:34:08
Mahdi Roble
Рет қаралды 340 М.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Jamiila Mahdi
Рет қаралды 269 М.
Djibouti: Telefilm Somali   Waaya Arag 2
1:40:06
Assajog Studio
Рет қаралды 154 М.
Djibouti: Riwaayad Gafaneh
53:41
Assajog Studio
Рет қаралды 1,2 МЛН
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 104 М.
Asik - CONTROL
3:51
Asik Music
Рет қаралды 218 М.
Alisher Konysbaev & Duman - Мен болуым керек (Official MV)
2:35
Лилия
3:00
Али Ахмет - Topic
Рет қаралды 1,9 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 285 М.
Sevinch Ismoilova & Alisher Bayniyazov  - Oh yarim (Official Music Video)
3:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 3,7 МЛН