No video

Flim || Qisada Cumar Binu Qadab || Captain majid

  Рет қаралды 879,622

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

2 жыл бұрын

waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
/ majidaliabdulahi
tiktok keyga wa kan
vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/
Cumar
Malin maalmaha kamid sanadka 40 tanaad kahor intuusan nabiga u hijroonin madiina
Waxeey u dhashay xantamah bintu hashim wiil ninkeeda kadab binu nufeyl , waxeeyna go aan sadeyn iney u bixi yaan cumar.
Cunugaas yar magaciisa wuxuu noqday cumar binu qadab cumar aabahiis wuxuu ahaa nin ad adag, wuxuuna ula dhaqmi jiray si adag taasne wuxuu u arkayay ineey xoojineyso shaqsiyada cumar si uu unoqdo qof lagu tiirsanan karo oo adag,
Dhab ahaan tii natiijada waxeey noqotay siduu filaayay
cumar wuxuu kunoolay magaalo dadka joogo badan kooda ey yihiin dad aan wax qorin waxne aqrin sas eey tahay wuxuu bartay aqrinta iyo farda fuulka iyo musaaracada iyo gabayada
iyo ganacsiga kaas uu kufiicnay wuxuu awooday inu kamid noqdo mid kamid ah maalqabeenada ugu tajirsan makah waliba asagoo yar
asagoo 27 jir ah ayuu maqlay inuu soobaxay nabi dadka ugu yeerayo diinta islaam ka
diin cusub oo dadka ugu yeereyso iney caabudan hal ilaah oo amreyso in laga tago sanamyada
cumar waqtigaas wuxuu u arkayay nabiga scw shaqsi cadi ah oo kamid ah qabiilka bani haashim magaciisane ladho maxamad binu abdilahi binu cabdi mudalib
waqtigaasne cumar oo aha wiilyar ku muusan qancin risaalada nabiga scw wuxuuna u arkaayay iney tahay quraafad eey qoreen dadkii hore
markii 5sano laga joogo soo saarida nabiga scw waxa uu ku amray saxaabada iney u hijroodan geeyska afrika oo loo yaqaanay markaas ardul xabashah cumarne wuxuu u arkay islaamka inu yahay mid halis ah eey na sawabi karto ineey qureesh kala geeyso wuxuuna niyada ka go aan saday inuu dilo nabiga
hal sano kadib abuu jahal ayaa u imaaday nabiga asagoo joogo buur agteed wuu caayay intuu cayi karo sayidina xamsah ayaa ogaaday wixii dhacay waqtigaasne wuxuu ahay gaal abuu jahal ayuu u tagay asagoo la taagan sxbadiis wuxuu wajiga ugu dharbaaxsheeyay qaansadii uu watay wuxuu ku dhahay ma waxaa cay neysa muxamad walibo anigoo ku sugan diintiisa
kusoo celi wakaasahe markale hada awoodid waqtigasne abuujahal waxbo masameyn
hadalkane wuxuu gaaray cumur binu qadab xaanaqa ayaa ku siyaaday wuxuu aaday guriga nabiga scw wuxuuna watay seef tiisa si uu udilo wuxuuna u arkaayay in uu nabiga kicinaayo fidno ey wajibna tahay in ladilo
wuxuuna wadada kula kulmay nuceym binu cabdi laah qureshi
wuxuu ku dhahay cumaroow dilka muxamad ma waxaa u maleeysa inu sahlan yahay mana ogtahay ineey walasha iyo ninkeeda islaamen lkn cumar wuu ku adkeeystay go aan kiisa wuuna sii xanaaqay markii uumaqlay iney islaan tay walaashiis gurigeeda ayuu tagay wuxuu maqlay qabaab oo aqrinayo faadimah suuratu daha markii uu usoo galayne wuu dhuuntay qabaab walaashiis ninkeedana wuxuu ku dhahay kawaran cumaroow hadii uu xaqa ku jiro diintada din aan aheyn
cumarne wuxuu biloobay inuu qaraaco walaashiis xata wuu ku daray ayadane waxey kutiri kawaran cumaroow hadii uu xaqa ku jiro diintada din aan aheyn
markii uu kaquustay wuxuu kadalbaday iney siiyan quraanka way siiyen kadib markii uu is dahiray wuxuu biloobay inuu aqriyo wuxuuna layaabay quraan ka macan kiisa markasne qabab ayaa kazoo baxay meshu ku dhuumanaayay wuxuuna ku dhahay nabiga wuxuu kugu duceeyay inuu alle ku hanuu niyo kadibna cumar wuxuu aaday guri arqam markii ey maqleyn codka cumar wey cabsaden ilaa marki danbo xamsa uu kadhahay hadii uu lalle ladoonayo qeyr wuu islaama hadii kale ne dilkiisa ayaa nooofududaanayo lkn sub xaana allah bal kawaran cumarkii rabay inuu dilo nabiga ayaa islaamay kadib markii uu aqriyay ayadaha suratul daha wuxuu kazoo guuray cumar binu qadab wuxuuna isku badalay sayidina cumar oo noqon doono amiiral muu miniin iyo mid kamid ah 10ka janada loogu bishaareyay sayidina cumar wuxuu islaamka kusoo galay si xamaasad leh qof ne muusan ka baqeyn muusan ka helin ne iney muslimiin ta ladhuuntan salada wuxuu ku qanciayay nabiga iney muslimiinta noqdan laba saf saf uu hogaaminayo sayidina xamsah iyo saf uu hogaaminayo cumar malinkasne nabiga wuxuu ubaxshay faaruuq wana magaca uu ku can baxay kadib markii uu ilsaamay sayidina cumar qiyas ahan 7 ila 8sano nabiga wuxuu amray iney muslimiinta u hijroodan magaalada yathrib oo loo badalay intaas kadib madiina al munawarah waxeyna maka ugu haajiren dhib ka eey quresh ku heyso muslimiinta asxaabta dhan si sir ah aye u hijrooden ilaa cumar mid kamid ah riwaayoyinka ugu caansan aya dhaheyso in cumar radiyalllah can hu uu safar isku diyaariyay asagoo seeftiisa watana uu ku dhax waregsaday kacbada 7ba jeer kadibna wuxuu iskugu yeray quresh ayakane wey imaden sey umaqlan wuxuu rabo inuu sheego cumar wuxuu dhahay qofkii rabo ineey hoyadiis gablanto cunugiisana agoon noqdo xaaskiisana garoob noqoto ha iiga daba imaado wadigan gadashiisa

Пікірлер: 968
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
Ana idin Qoray Captain majid aa idin Codeyay Anana Edit gareeyay Ani madama Carabi Aqan qoralka idiin Fariisan codeynta asi le 😍
@Hani-lb6wy
@Hani-lb6wy 2 жыл бұрын
Captain majid waba u xiisnay adigana wankaga mahad celinena dadalkaga Abdihaliim Ali ♥️
@amiirolajecley9582
@amiirolajecley9582 2 жыл бұрын
alle haku sharfo wll madama at mar walpo tahay qof an kumadax dagsano
@updirahmanhajar1103
@updirahmanhajar1103 2 жыл бұрын
Ma.ahan (صلح الحديفية) Ee waa (صلح الحديبية) F mahan waa b
@qaaliqamar1336
@qaaliqamar1336 2 жыл бұрын
Captain maajid waaan ku xiisay 😥🥺
@ismahaanabdiasis6590
@ismahaanabdiasis6590 2 жыл бұрын
Wlhi waan u xiisay captain majed
@ramlaabokar6897
@ramlaabokar6897 2 жыл бұрын
Jazakallah kheyr mahadsanthiin waxaan idinka codsanena ina Inoo so badisan qisooyinka asxaabta rasuulka صلى الله عليه وسلم ❤🙏
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 2 жыл бұрын
MashaAllah sooobadi caruuurta xita weykafaiidsan donan inshaAllah 🎉❤
@calicabaas6766
@calicabaas6766 2 жыл бұрын
❤️
@Msomalii
@Msomalii 2 жыл бұрын
Come back Captain Majid 👑💔 Runtii Golden Voice ayaad tahay.
@c.fataaxmoumin5961
@c.fataaxmoumin5961 2 жыл бұрын
Runtii wxaa thy qoph qalpi furan oo aan xasdi ku jirin m.sh
@axmeddheere6995
@axmeddheere6995 Жыл бұрын
😃
@SmanAbdrashd
@SmanAbdrashd Жыл бұрын
❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😢😢😢😮😮
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiiba sida uu ku soo islaamay cumar binu khadab diin islaamku waligiiba geesiyaal ayuu lahaa yeelana doonaa insha allah.
@Maxmadeeq
@Maxmadeeq 2 жыл бұрын
Ani xata intaas ka ilmeeyay 🥺😩
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 2 жыл бұрын
King Is Back 💙🤴🤞 We Miss U ❤ 🙏
@Jezki11
@Jezki11 2 жыл бұрын
Allah is king😍
@zozikook3741
@zozikook3741 2 жыл бұрын
@@Jezki11 true 👍
@prefectgurl4114
@prefectgurl4114 2 жыл бұрын
@@Jezki11 yes
@badriabdi9576
@badriabdi9576 2 жыл бұрын
@@Jezki11 been mahaa
@shuaibmohammed6893
@shuaibmohammed6893 2 жыл бұрын
But Allah is the king
@ridwaannasir4989
@ridwaannasir4989 2 жыл бұрын
Majid ramadan mubarak runtii codkaga wax badan u xiisay hada film kan 5 jeer ban kuso ceshanaya😍😁
@salaxyone
@salaxyone 2 жыл бұрын
Sdfjnbhfiyju
@naimaosman9119
@naimaosman9119 2 жыл бұрын
😢😭😭😭😭
@miraanrateet6121
@miraanrateet6121 2 жыл бұрын
Khaalid Binu walid Ka soo hadal captain Majid☪️💜🙏
@dream__girl-ih1gt
@dream__girl-ih1gt 2 жыл бұрын
Awww wlhi codkga uxiisey 😭🥰 What a voice 🥵m.a legend 🌝 keep up ❣️
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 2 жыл бұрын
Finally the lagend is back 😊 ma I xasusata captain 👩‍✈️
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
Abdullfatah Mohamed haa inbadan 😍
@abdullfatahmohamed6349
@abdullfatahmohamed6349 2 жыл бұрын
@@QulasadaFilimada still wn kula joga sxib ✊
@deeqowhassanmoumin6280
@deeqowhassanmoumin6280 2 жыл бұрын
@@QulasadaFilimada sxp noo soo padi ajira aya kaa helaa sxp qaali
@somalishorts122
@somalishorts122 2 жыл бұрын
@@QulasadaFilimada ilahi darti kujeclhy💙💙💙
@skills2024
@skills2024 2 жыл бұрын
Thank you wll fadlan inta Ramadanka lagu jiro noo Soo Badi saxaabada muuqalada nocan ah Ramadan Kareem dhaman umada muslimiinta🌙❣️
@cabdiraxmancaato6694
@cabdiraxmancaato6694 2 жыл бұрын
M a sha allaah kabtan majid ❤
@jamar3869
@jamar3869 2 жыл бұрын
رمضان مبارك 🌙💞💕❤
@kim_shafiica62
@kim_shafiica62 2 жыл бұрын
Captain majid we miss you wllhi🥺lkn abdi haliim igu salaaan😫😔
@user-bx9ww3fj2y
@user-bx9ww3fj2y 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Captan majid Shaqa fican no heyda Allaha ku xafido Ebow 🤲☪️🌙
@kim_alishaaxmad1669
@kim_alishaaxmad1669 2 жыл бұрын
Masha allah noo soo badi🌙🦋
@armaanmalik15
@armaanmalik15 2 жыл бұрын
Captain is back waa ku faraxsanahy in aad soo laabato RAMADAN MUBARAK
@user-lx5uv4lr6s
@user-lx5uv4lr6s 2 жыл бұрын
welcome back captain majid 😊😊
@xaliimosacdiya8352
@xaliimosacdiya8352 2 жыл бұрын
AbawoH naso badi video oo kle ○●
@wllxidigah8644
@wllxidigah8644 2 жыл бұрын
wayahAn.xaagee.jirtaY3💔💔💙💙💙💙🐅
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
soo noqosho wacan captain majid🥺❤❤❤
@barwaaqoahmed4711
@barwaaqoahmed4711 2 жыл бұрын
Waa waareY Captan Maajid ahaaa Waan u Qadan Layhaay wllhy welcome Captan🥰❤🤴
@cabdicasiissamaysanequdis7980
@cabdicasiissamaysanequdis7980 2 жыл бұрын
Masha Allah qiso dhacday oo aan ahayn khiyaali Mahad sanid Halkaa kasii qad saxabada
@ashraa435
@ashraa435 2 жыл бұрын
M ALLAH THANKS WLLAL CAPTAIN WAAN KU XIIS NAY 😍😍😍😍🥳🥳🥳🥳
@rasmina111
@rasmina111 2 жыл бұрын
M.a soo badi inta ramadaanka lagu jiro 🤍🤍❤❤🤲🤲 ku saliya nabigeena scw scw scw scw scw
@samiira08
@samiira08 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak dhamaan islamka❤❤🥰
@cabdiraxman__yare8099
@cabdiraxman__yare8099 2 жыл бұрын
Captain Majid Ramadan Kariim Zxp🥰♥️
@azad_doolaal583
@azad_doolaal583 2 жыл бұрын
رمضان مبارك كل عام وانتم بالف خير
@nasriali6733
@nasriali6733 2 жыл бұрын
Khaalid Binu waliid ku so xijzi ❤️🥰
@kimhayaat4388
@kimhayaat4388 2 жыл бұрын
The king is back Captain majid 😍💞
@smilesweet8920
@smilesweet8920 2 жыл бұрын
We miss you Captain Majid 🥺
@kaltunaxmed4278
@kaltunaxmed4278 2 жыл бұрын
Scw scw
@laylaisxaaq5934
@laylaisxaaq5934 Жыл бұрын
Sidoo kleh anna
@a5m_edits
@a5m_edits 2 жыл бұрын
The one and only captain Wn ku Salaame ♥️🔥
@zozikook3741
@zozikook3741 2 жыл бұрын
Welcome back captain majid we miss you 😘
@laylocabdi5887
@laylocabdi5887 2 жыл бұрын
Welcome back legendary captain maajid cod dahab masha allh
@Motixedr
@Motixedr 2 жыл бұрын
Legend codka maajid is back 🙌
@mohacade3676
@mohacade3676 2 жыл бұрын
Legend is back
@mucaadhaashi327
@mucaadhaashi327 2 жыл бұрын
Tlye
@mucaadhaashi327
@mucaadhaashi327 2 жыл бұрын
Sxp shax mahysaa sxp
@islaamaadan5164
@islaamaadan5164 2 жыл бұрын
Masha allah nice story 💖
@fatwaguud
@fatwaguud 2 жыл бұрын
Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid
@nastexocali8732
@nastexocali8732 2 жыл бұрын
MAAJIDKENA codkaga wan uxiisnay❤😊Ramadan mubarak
@dhiidhiiqulaaso
@dhiidhiiqulaaso 2 жыл бұрын
Legend welcome back we missing 😢 majiid
@annan1570
@annan1570 2 жыл бұрын
Marka igu hore aad iyo aad ayad u mahadsaantihiin qisaan waan radinaayay wlhi ino so badiya qisoyinka nabiyada iyo saxabadaa please mahadsanid 🙏🏻🥰🥰
@quendafna1494
@quendafna1494 2 жыл бұрын
Captanoe Codkaga u Xiise wleee Abdihalim Naga Celi qosol miiran wyeh Qiirada aguu naga haleenaaye😂😂😂
@zaraa91
@zaraa91 2 жыл бұрын
M.a kaptan Majid WAAn kuucisnay ❤️❤️
@talisocabdi8814
@talisocabdi8814 2 жыл бұрын
Caiptan majid Ramadaan mubarak🥰😍
@laylahassan2261
@laylahassan2261 2 жыл бұрын
welcome back captain majid miss you ramadan Karin 👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hanandahir6147
@hanandahir6147 2 жыл бұрын
King is back m.a qiso badan soo samey 💖🌹
@abdirashiidmohamed5862
@abdirashiidmohamed5862 2 жыл бұрын
Keep going brother 👍👍 wllhi waa ku tageeraa😍😍
@abdideeqabdi4584
@abdideeqabdi4584 2 жыл бұрын
Wooow captain majid we miss you 🥰
@adenfanaax3782
@adenfanaax3782 Жыл бұрын
Rahimakalalah manshalah ilahow jira💞💞 ashabta iyo nabika imarn namari🤲ilahowamin🤲💞💞💞💞🤲
@moomjr2077
@moomjr2077 2 жыл бұрын
Wᴇᴇ ᴍɪɪs ᴜ😍😍😍😍😍
@hawaabdullahi2087
@hawaabdullahi2087 2 жыл бұрын
Masha allah ❤💯
@munamoalin5879
@munamoalin5879 2 жыл бұрын
Finally captain majid is back
@maryanruuncali6460
@maryanruuncali6460 Жыл бұрын
Allahu akbar alllahu akbar illahow xaqa nogu dil yaa allah 🤲
@MohamedHassan-im9uq
@MohamedHassan-im9uq 2 жыл бұрын
Walaal captain Majid qisooyinka saxabadii rasuulka nosoo badi khayr allaha ku siiye
@mohataangi6679
@mohataangi6679 2 жыл бұрын
Maajid is back legendary
@hanimahamed393
@hanimahamed393 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 allhu akbar allahu akbar allhu akbar allhu akbar😭😭
@sayidcalimaxamedsidiiq5605
@sayidcalimaxamedsidiiq5605 2 жыл бұрын
Captain Noo soo koob. Flimka khalid binu walid
@akmaldagan1730
@akmaldagan1730 2 жыл бұрын
Ramadan kareem Codkagah uxiisay runtii 🥰🥰🥰
@shadaliabdi6299
@shadaliabdi6299 2 жыл бұрын
Welcome back captain maajid
@maariyahdequen
@maariyahdequen 2 жыл бұрын
M.a wll maajid inoh so badih qisoyinkah saxaabadah🥰
@munasaryare7046
@munasaryare7046 2 жыл бұрын
Muuqaalkan zaaid ayaa uguheley ❤❤❤👏👏👏👏
@usaamemaxamuud4958
@usaamemaxamuud4958 2 жыл бұрын
Waaaa kuuxiisnay maajid wallahi😢🥺🥺🥺🥺🥺
@nalayhassan364
@nalayhassan364 2 жыл бұрын
Waan ku xisnay dj majid😍🤩😅😂😂
@king__somalia6603
@king__somalia6603 2 жыл бұрын
Captain majiid is back✅
@mahamedsarhaye4133
@mahamedsarhaye4133 2 жыл бұрын
The really king is back majid
@husseinajaj2698
@husseinajaj2698 2 жыл бұрын
Saxaabiyaasha noo soo Padi kaptaN i miss you 🥺💛
@fartuuncabdalla7486
@fartuuncabdalla7486 2 жыл бұрын
Miss you captain majid 🥰❤❤
@qamaaambulxam957
@qamaaambulxam957 2 жыл бұрын
Captean maajid is com back😍👆😇
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
Allaha ka raali noqdo cumar🙏❤️
@hodmanmahmah
@hodmanmahmah 2 жыл бұрын
Waan uxiisnay codkada😍
@pepe-kx2jt
@pepe-kx2jt 2 жыл бұрын
Legend captain majid is Back😍🐐
@yusufxareed992
@yusufxareed992 Жыл бұрын
Maasha allaah
@mohayare596
@mohayare596 2 жыл бұрын
Captan majid is back pro so happy walahi
@khalidkhalidosman1620
@khalidkhalidosman1620 2 жыл бұрын
Ramadan Karin captain naso badi asxaabta RASUULKA (SCW)محمد (ص )وسلم
@mahamudcawil8153
@mahamudcawil8153 2 жыл бұрын
M.a noo soo badi qisooyinka asxaabda sida aan u faaideesano adi neh kheer badan allaah ku siiyo
@abdiweliiftinabdi7240
@abdiweliiftinabdi7240 2 жыл бұрын
The king is back❤🥰
@xamseismacil7106
@xamseismacil7106 2 жыл бұрын
Ramadan kariim wllkay io walashay 💞💞
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah allha kuxafido aduun iyo aaqiro miisaanka aaqiro allha kusaaro mashalah tabaarakalah
@xasanwaloye5932
@xasanwaloye5932 2 жыл бұрын
MASHAM AHMED NOOSOOBADI QIAOOOYINKA NABIYADA IYO ASXAABTA
@HWxHUNTER
@HWxHUNTER 2 жыл бұрын
Captain ino sobadi 🥰🥰
@luudyare7722
@luudyare7722 2 жыл бұрын
Keep going Legend iis Back 💪waxan ku rajen 200k iiyo ka badan iisha Allah 🤲Ramadan Mubarak
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 2 жыл бұрын
Wow oo ma imaadey legend maajid King My pro waan kuuxiisney
@amiirahassan454
@amiirahassan454 2 жыл бұрын
yeees captankayga wan kuu xiisay waalahay bwala nala joog pls ha tagin
@ilwadqurux1183
@ilwadqurux1183 2 жыл бұрын
Welcome back @captain majid 🥰✌❤
@shaaficiipraahim372
@shaaficiipraahim372 2 жыл бұрын
First comment
@fowsiyomuse1499
@fowsiyomuse1499 2 жыл бұрын
Captain majid 🥰😍😍😍🥺🥺🥺🥺 soo badi please
@KalthumaAbdi-uq5db
@KalthumaAbdi-uq5db Жыл бұрын
Diintan dhiig baa uso daatay geesiyaal badana way uso halgameen si ay noso garto alxm aadban oga helay qisada sayidunaa cumar❤😢
@ahmedabdullahi6468
@ahmedabdullahi6468 2 жыл бұрын
Legend is back majid
@op1457
@op1457 2 жыл бұрын
Legend is Back we miss you broh ♥️
@nastexoabdi8207
@nastexoabdi8207 Жыл бұрын
Waa qiso cajiiba cida illaahay hanun la doono cidina ma baadiyayn karto cumarna ducadii suubanahena ayuu u aqbalay wuxuuna noqday sayidinaa cumaral faruq geesi geesi dhalay
@najmamaxamad3408
@najmamaxamad3408 2 жыл бұрын
Masha allaah masha allaah aad ayaad umahadsan tihiin noo soo badiya
@mohamed_abdi_japan
@mohamed_abdi_japan 2 жыл бұрын
RAMADAAN KARIIM......🌙🌙 Walhi sxb I MISS U ....❤❤
@saabiriinaxmed1572
@saabiriinaxmed1572 2 жыл бұрын
King is back🥰🤴 imiss you vioce🥰👌
@midnimoflims5719
@midnimoflims5719 2 жыл бұрын
Masha Allah wll so badi qeerka
@Qisasudiin
@Qisasudiin 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin walaalah qaalid binu waliid inoogusoo dara cajib cumar binu khadaab ilaahey haka raali noqdo
@najmaisse104
@najmaisse104 2 жыл бұрын
Welcome back king captain majid ✊🤴🥰💯
@darbi_jiif_girl9709
@darbi_jiif_girl9709 2 жыл бұрын
Legend is back ramadan kareem wllke 😫❤️
@kingof7925
@kingof7925 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 darbi jiif
@darbi_jiif_girl9709
@darbi_jiif_girl9709 2 жыл бұрын
@@kingof7925 😂😂heee
@mustafeomer5443
@mustafeomer5443 Жыл бұрын
BILAA DHAQAN BAAD TAHAY MAGACA ISKA BADAL🤣🤣🤣
@shamsoyaxye1191
@shamsoyaxye1191 2 жыл бұрын
اشتمت محمد وانا علي دينه Waan xasuusta wllhi glass 4 kusoo qaatay 🥰🥰🥰🥰
@saynabxuseen627
@saynabxuseen627 Жыл бұрын
Ilaahay haw,naxariisto aamiin❤💋
@olevinhx9388
@olevinhx9388 2 жыл бұрын
Captain majid golden voice💯💯💯💯💯
@abdishakirhassan2417
@abdishakirhassan2417 2 жыл бұрын
Hhhh
@queentashaaa9446
@queentashaaa9446 2 жыл бұрын
Soolabasho wacn walalqaali ❤ 😍 💖
@qalinlemedia9862
@qalinlemedia9862 2 жыл бұрын
Wlloh bizhaa barakayzan inoo soo gudbi qisasu saxaaaba
@kinghk5468
@kinghk5468 2 жыл бұрын
Masha Allah intaan film gaalo nooga sheekayn lahayd adiga oo geesiyaashena na bara aa noo dhaanta
Flim || Qisada Xamsa, Nabiga Adeerkiisa || Captain majid
8:31
Qulasada Filimada
Рет қаралды 514 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Flim || Waxey ka Helen Dahab Saxaraha Lkn Dawo Wixi Kudhacay || Captain majid
10:09
SHEEKO XIKMAD BADAN OO CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO
19:02
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 230 М.
Perang Badar (313 Vs 1000) 😍😍, Perang Uhud ada di link deskripsi 👇
10:01
Ponpes BUQ PinMer Channel
Рет қаралды 4,1 МЛН
Cali Binu Abiidalib Geesinimadiisi Qeybti 2aad || Captain majid
19:55
Qulasada Filimada
Рет қаралды 655 М.