Flim || Qisada Xamsa, Nabiga Adeerkiisa || Captain majid

  Рет қаралды 506,169

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

2 жыл бұрын

xamsah
xamsah ibnu cabulmudalib, waa adeerka nabiga scw, iyo walalkiis ee naaska islanuugen mar ne ahaay sxb kiis, intee diinta kala dheereysay wax yar aye eheed, lkn mid kood midka kale wuu garanaayay qiimihiisa, markii nabiga lasoo diray arin kiisana uu faafay, ee saa iday halista uu ugu jiro qureesh, xamsa madaxaa cuslaaday wuxuu layaabay sugnaata nabiga scw inkastoo ee weerar ku haayan qureesh asaga iyo asxaabtiisa, waana kii eey qureesh ooo dhan u taqaanay sadiqul amiin, waxaa lagaaray maalinkii lasugaayay, waana malin kii uu xamsa kazoo laabtay ugaasigii uu jeclaay, waxaa ka hor imaatay adoontii cabdulahi ibnu judcaan waxeyna kutiri yaa abaa cimaarah, hadii aad arki laheeyd wixii uu kalakulmay abuujahal wiilka adeerka u eheyd muxamad, wuxuu arkay asagoo halkaas fadhiyo wuu dhibay wuucaayay xamsa wuxu baxay asagoo qaansadiisa ey kujirto garabkiisa ilaa markii danbo uu utagay abaajahal oo latagan sxbadiis, si xasiloon oodaganaan kujirto ayuu qaansadiisa garabka ugu soo baxshay wuxuuna wajiga ugu dhuftay abaajahal ilaa uu dhagta tiray uu xanuujiyay wuxuuna xamsa ku dhahay ma waxaa caayneysa walalkey wiilkiisa walibo anoo diintiisa kusugan kusoo celi waakaasaye markle hadii aad awoodid waxey bilooben iney isweydiiyan xamsa maa islaaamay oo aha kan ugu sharafta fiicna dhalin yarta quresh waxey u eheyd musiibadii ugu weyneyd eeysan awoodeyn iney ka hortagan, xamasa wuu kazoo tagay wuxuuna jiiftay habeen was was badan, side ku qaadan karta go aan sidaas oo kala ah, walibo waqti aaad xanaaqsan tahay, oo qarabanimo darted u dhehday ne midas , wuxuu dhahay xamsa wxaan ka qoomameeyay ina kabaxay diinta aabayaasheda iyo qoom keedyga, kadibna waxan tagay kacbada, alle ayaan kabaryay inu shakiga iga saaro, allene wuu aqbalay ducadeyda wuxuuna qalbigeeyga kabuuxshay yaqiin, sidaas ayuuna alle ugu sharfay islaanimada xamsah, qabiilo badan ayaana kusoo islaamay islaanimadiisa, dhib ki loogeysan jiray muslimiintane intuu awooday wuu ka yareeyay, ilaa marki danbo uu abaajahal ka ogaaday iney dagaal tahay laba goorabo, nabiga alle ne wuxuu ugu naanesay xamsah asadul lah iyo libaaxa rasuulkiisa, xamsane wuxuu ahaa amaan duulihii koobad ee ciidamadii ugu horeeyay ee ubaxay dagaal , wuxuuna noqday qofkii koobad ee qaaday raayada ama calan ka islaamka, markii uu biloowday dagaalkii badar libaaxa alle wuxuu dagaalkaas sameeyay mucjisoyin, ilaa uu katilaab saday cadad tira badan oo kamid ah madaxyaweeynta quresh, sida aswadul maqsumi iyo labadiisa wiil samcah iyo zamcah wa cuqeyl, iyo labada walaalo sheybah iyo cutbah ibnu rabiicah iyo wiikiisa waliid ibnu cutbah iyom sidoo kele duceymata ibnu cadiyh, iyyo kuwo kale, ma eeysan aheyn quresh, mid ku iloobayso jabkaas soogaray si fudud, waxey soo qaden dagalka uxud waxeeyna hadafkooda kobaad kadhigteen xamsah kadib nabiga scw,waxey keensadeen adoon xabashi ah oo ku dheereyo sida waran ka lootuuro, oo la dhahane waxshii, wuxuuna u oomanaay xuriyadiisa wax walbo ha usameye, wuxuuna kudhahay jubeyr ibnu mutcam oo aha ninkii uu adoonka u aha, raac dadka hadii aad dishid xamsah waxa tahay xur, maxa yelay jubeyr adeerkiis waxaa dilay xamsah, kadibna hinda bintu cutbah aya waday oo aheeyd xaaska abuu sufiyaan waxeeyna siisay dahab keeda oo dhan maxaa yeelay waxeey weysay aabahed adeerkeed walalkeed iyo wiilkeeda, waxaana lagu dhahay xamsa ayaa dilay kuwo kamid ah kuwas, waxey qabsatay lulkeeda qaliga aha ayadoo indhaheeda eey eegayan waxshi, waxey ku dhahaday waxaan oo dhan adaa leh, waana hadii aad dishid xamsah, dagaalka ayaa biloowday qureeshne waxeey biloowday ineey cararto oo dhabarka ey jeediso, hadii eeysan katagi laheyn falaar leeyda meeshooda, oo eeyna jabin laheyn hadalka nabiga wuxuu ahaan laheyd dagaalka uxud dhamaadka qureesh oodhan, lkn hal mar aye wixii oo dhan isbadaleyn, qaalid binu waliid ayaana dhabarka kajabiyay muslimiinta, xamsane wuxuu ahaa mid seeftiisa ku reebayo dadka reebid, hortiisane qofne ma istagi Karin, nabiga scw hortiisa ayuuna 2ba seef ugu dagaalamayay, wuxuuna dhahay ani waxaan ahay asadull laah libaaxa alle, wuxuuna ahay waxshiyu mis uganganbanaayo xamsa, marki uu usoo dhawaaday waran kiisa ayuu kusoo gamay wuxuuna ugu dhuftay qeybta hoose ee caloosha, xamsane wuxuu isku dayay inuu ado xagiisa, lkn malakul moowdka fursad uma siinin wuuna shahiiday, waala xureeyay waxshi, hindane balan kii ey kaqaday wey u oofisay, waxaa lasheega in eey kadalbatay inu ukeeno qalbiga xamse, waxeyna isku dayday iney cunto si eey ugu ciil baxdo, lkn si dhaqsi leh aye afkeda ugu saartay wexeyna ku qeylisay waan idin ka aarsanay malinka badar, dagaal kane qolo kasto wa malinked, mana eheyn mid kasabri karto cutbah iyo walalkey adeerkey iyo ninkeyga, nafteeyda wey cafimaaday, balankeeygane waa fuliyay, holocii qalbigeeyga kashidnaayne waxaa damiyay waxshi, dagaalkane wuu dhamaaday, nabiga scw wuxuu sogootinayay asxaabtiisa shuhadada aheeyd, markii ee ishiisa ku dhacday adeerkiisa xamsah, wuu udulqadan waayay heer uu ilkaha isku qabsado, waligeed,

Пікірлер: 831
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
Hal kii Qeyb aa u jeedin 2bo malin Ku Habeyna ee Share iyo like 👍 Ha ilobina iyo ducada 🙏❤️
@najmashire4890
@najmashire4890 2 жыл бұрын
Wll naahta maskiinka ah oo familkeeda Ku dhinteen magaceeda rabaa plzzz ii soo gal🥰
@mrkl9165
@mrkl9165 2 жыл бұрын
Keep going sxb
@abdinajibyussuf4744
@abdinajibyussuf4744 2 жыл бұрын
Mansha Allah sxb horey usocoo
@mahmmedmahmmed642
@mahmmedmahmmed642 2 жыл бұрын
الله 😭🥺🥺🥺🤲🏽
@abdikaafiabdullahi5257
@abdikaafiabdullahi5257 2 жыл бұрын
I.n ee kudadal inad soo badiso ❤️❤️
@ayuubqaan6850
@ayuubqaan6850 2 жыл бұрын
Kusaliya xabiibkeena muxamad scw ♥️♥️♥️
@khaalidyaasiin5164
@khaalidyaasiin5164 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@caashaaxmed9591
@caashaaxmed9591 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@luudyare7722
@luudyare7722 2 жыл бұрын
Salalaahu calyhi wasalam
@mariaelmi9097
@mariaelmi9097 2 жыл бұрын
Scw
@mohamedadanomar1979
@mohamedadanomar1979 2 жыл бұрын
Sallahu calayhi wasalam
@ilyaasjeylaani1602
@ilyaasjeylaani1602 Жыл бұрын
رضي الله عنهم وارضاهم😢
@yaskamaxko4705
@yaskamaxko4705 Ай бұрын
Tu7❤❤
@miraanrateet6121
@miraanrateet6121 2 жыл бұрын
Next khaalid Binu walid 💜☪️
@ayuubmohammed2296
@ayuubmohammed2296 2 жыл бұрын
No so badi abdihalim Ali walal ha ilobin saliga nabiga scw 😭😭😭😭
@SportsWithZiZI
@SportsWithZiZI 2 жыл бұрын
wllhi Aadban qalbiga uga ooyay xamze daradi 😢😢janadi alle hakugu casuumo
@samiira08
@samiira08 2 жыл бұрын
Next khaalitt binu Walid inshaallaH 🙌🏽🙌🏽❤❤
@rahmaabdilahi9258
@rahmaabdilahi9258 2 жыл бұрын
NextkhaalittbinuwalidinshaallaH❤❤
@rahmaabdilahi9258
@rahmaabdilahi9258 2 жыл бұрын
🧎‍♂️🧎‍♂️
@muxiyadiinxasan604
@muxiyadiinxasan604 2 жыл бұрын
Hamblyo 200k captain majid ❤️🌙☪️
@nasraabdirahman868
@nasraabdirahman868 2 жыл бұрын
Soopadi.plesa
@apdyrahmanibnuapdalla7110
@apdyrahmanibnuapdalla7110 2 жыл бұрын
Mshallh walal noo so badi khyr allah hku siiye 🙏👍
@rashyan.1080
@rashyan.1080 2 жыл бұрын
Masha Allah Thanks ❤️🥺
@maxamadabdirihman
@maxamadabdirihman Жыл бұрын
ilaahayow u naxariiso xamsa iyo saxaabada 🥲🥲🥲❤❤❤
@user-ih4ri1hv8q
@user-ih4ri1hv8q 3 ай бұрын
Ameen 🤲🤲
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 7 ай бұрын
آللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤🤲❤️
@suhayrxaajiaadan3687
@suhayrxaajiaadan3687 2 жыл бұрын
thanks wllkey kaptan majid 🥰❤
@shugricabdi8450
@shugricabdi8450 2 жыл бұрын
مشاء الله رضي اللّه عنه
@ridwaannasir4989
@ridwaannasir4989 2 жыл бұрын
Wlh xasuus ramadan walba ayaan dawan jiray asxabaha😓❤
@mahadmaxamed5477
@mahadmaxamed5477 2 жыл бұрын
Salalahu calehu wasalim masha Allah Allah akbar
@xaliimoxasan5460
@xaliimoxasan5460 2 жыл бұрын
Masha allah captain Majid
@zamzamqurux2457
@zamzamqurux2457 2 жыл бұрын
m.a captain majid iinoosoobadi ❤❤❤❤
@abdirashiidmohamed5862
@abdirashiidmohamed5862 2 жыл бұрын
رضي اللَّه عنه😭😭😭
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
ﷺ.لالٍــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝
@cayuuniturkish6517
@cayuuniturkish6517 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi waslam ❤❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 7 ай бұрын
آللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤❤❤
@saniyoosman786
@saniyoosman786 2 жыл бұрын
Salahu caleyhi wasalim ♥️
@abdulhamidsulieman2642
@abdulhamidsulieman2642 2 жыл бұрын
When you support someone from start and then you see him on this stage. Really feeling proud of you bro ♥️.
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
I am glad with you support and all subscriber’s
@wllmoha8430
@wllmoha8430 2 жыл бұрын
noo soo badi lpheygah
@ayubhussainqalbisame2583
@ayubhussainqalbisame2583 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@emaildhaweeye427
@emaildhaweeye427 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد🍀
@khalifibrahim1825
@khalifibrahim1825 2 жыл бұрын
mashaallah c p majid
@khalifibrahim1825
@khalifibrahim1825 2 жыл бұрын
mashaallah
@iimaanclaahiomaar2753
@iimaanclaahiomaar2753 2 жыл бұрын
أللهم أرحم حمسه رضي الله عنه 🤲🏽❤
@shanguha6190
@shanguha6190 Жыл бұрын
AAMIIN
@linkitube2824
@linkitube2824 2 жыл бұрын
Masha Allaah Abdul halim...
@mogamerofficial8526
@mogamerofficial8526 2 жыл бұрын
بكت عيني وحق لها بكاها 🥺😭💙
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waa ku salaamay sxb sare 😍
@zuhaypjoker8244
@zuhaypjoker8244 2 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK 🌜
@fadumo8956
@fadumo8956 Жыл бұрын
Nwimuxmb
@user-dw6ub8kv3k
@user-dw6ub8kv3k 2 жыл бұрын
رضي الله عنه 😢
@maxamadspedar6779
@maxamadspedar6779 2 жыл бұрын
saaxiib waad mahadsantahay ALLH HA KUXAFODO
@yousufshire4441
@yousufshire4441 Жыл бұрын
Alle ha,unaxariisto nabika adeerkii
@salmanyare5531
@salmanyare5531 2 жыл бұрын
حمزة بن عبدالمطلب رضي الله عنه
@fadumarage2682
@fadumarage2682 2 жыл бұрын
Manshaala tabaraka lah 💓
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 7 ай бұрын
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤
@cabdirisaaqcali2433
@cabdirisaaqcali2433 Жыл бұрын
Tnx sxbyaal captain majid iyo abdixiim cali qisooyinka asxaabta aad baN ujeclahay
@naftauron2400
@naftauron2400 2 жыл бұрын
aanku salino nabi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤👈👈💯👈👈👈
@huska___poi
@huska___poi 2 жыл бұрын
رضي الله عنه
@cabdirasaaqyare6107
@cabdirasaaqyare6107 2 жыл бұрын
Allaha Una xariisto sayidu shuhadaa Amin amiin
@cabdirasaaqyare6107
@cabdirasaaqyare6107 2 жыл бұрын
🤲
@Fatim_alpi
@Fatim_alpi 2 жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم 🥰🥰
@RIZAQABUUKAR
@RIZAQABUUKAR 2 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK ☪️ DJ MAJID IYO ABDI HALIIM ALI
@mazharally185
@mazharally185 2 жыл бұрын
anaka neh awi ramadan murak kena wll
@RIZAQABUUKAR
@RIZAQABUUKAR 2 жыл бұрын
@@mazharally185 ADIGA IYO DHAMAN UMADA ISLAM KA WAXN IDIN LEYHY RAMADAN MUBARAK
@Wll2pac
@Wll2pac 2 жыл бұрын
amiin
@ismaaciilibraahiim1021
@ismaaciilibraahiim1021 2 жыл бұрын
Masha allah
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 2 жыл бұрын
Inchallah Maalmahan 200k Galnoh Zugeynah 💙🤴🤝 love U capitanoh 🤴🤝💙
@basadiirkasoomaaliya5265
@basadiirkasoomaaliya5265 2 жыл бұрын
Ku Mahadsanid Qisada Xamse Soo Gudbisay (Asadu Laaah ) Adeerkeen Xamse
@aishaahmad1325
@aishaahmad1325 2 жыл бұрын
Captain majid congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌🏾 ❤ 🎊 for 200k🥰
@amiirabdilahi1413
@amiirabdilahi1413 2 жыл бұрын
ILAAHAY RAALI HAYNAGA WADA NOQDO DHAMAANTEN👐❤
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 2 жыл бұрын
_captian majid barnaamijyadada xiiso bdn ayey le yhy hormar wcn bro_ Edited⬇️ 200k soon and more insha allah
@fartuunabdirahman565
@fartuunabdirahman565 2 жыл бұрын
Congrution captain majid 😊❤😍
@maslaxyuusuf8798
@maslaxyuusuf8798 2 жыл бұрын
Ma
@zamzamcamey9221
@zamzamcamey9221 2 жыл бұрын
Keep going captain majid
@mzaami-zg6lf
@mzaami-zg6lf 2 жыл бұрын
Masha.aalah aad ayaan u faraxsanahay kadib markii aan Ramadan daawanayo asxaabtii rasuulka Masha.aalah 😍😍🌙🌙🌙
@alexiscarog6969
@alexiscarog6969 2 жыл бұрын
Ramadan mubarik 🕍
@sulekhahanichannel
@sulekhahanichannel 2 жыл бұрын
Keep going Ramadan karim
@BAADOWGAMER
@BAADOWGAMER 2 жыл бұрын
Congratulations 🎉 200k amazing 🤩
@bushrahurre674
@bushrahurre674 2 жыл бұрын
رضي الله عنهم
@fatimaomar9427
@fatimaomar9427 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi waslam 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 2 жыл бұрын
Muuqaallo kan oo kale ah ayaan kaa sugeynaa Bro👌👌👌 Masha Allah
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 2 жыл бұрын
Manshalaah 😍😘🥰😍😍
@xabiibulmalaayiin3268
@xabiibulmalaayiin3268 2 жыл бұрын
Tooi
@Faay371
@Faay371 2 жыл бұрын
Thanks brother’s abdi halim iyo kantan maajid❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdimaligawil1287
@abdimaligawil1287 2 жыл бұрын
Alahu Akbar🔥🔥🔥💯💯💯💯💯💯
@deeqomohamed2966
@deeqomohamed2966 2 жыл бұрын
رضي لله عنه
@abdirahmanahmed264
@abdirahmanahmed264 2 жыл бұрын
Mashallah walal qali ilahi qaar ha ku seyo
@hassanahmet3328
@hassanahmet3328 2 жыл бұрын
ﷺ رضى الله عنه
@qu33n____hala98
@qu33n____hala98 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم🕋🥰
@caashaaxmed9591
@caashaaxmed9591 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@FANPROJ-ty9oq
@FANPROJ-ty9oq 2 жыл бұрын
WoooooooW 200k congratulations
@mohaabdi11
@mohaabdi11 2 жыл бұрын
Ale ha idinla garab galo khayirka aad wadaan abdihaliim cali iyo Captan majid Next khaalid binu waliid iyo abubakar sidiiq qisooyinkooda insha allah 👏🙏♥️
@faaraxjamaac517
@faaraxjamaac517 Жыл бұрын
Allaahu akbar salaĺlaahucayhiwasalam❤❤❤❤
@axlaanaragsan7787
@axlaanaragsan7787 2 жыл бұрын
Captian majid soo badi fiididowyaashaan
@huseingemar7631
@huseingemar7631 2 жыл бұрын
Zxp abdulhaliim mee I MISS YOU ABDULHALIIM
@xuseenahmed563
@xuseenahmed563 2 жыл бұрын
Nabi muxamad zxpkii abibakar sidiiq ku xigsi wll ❤🥰
@crazyxy3420
@crazyxy3420 2 жыл бұрын
Captian majidow 200k subscribe coming son insha allaah sxp
@fardowsaseyloon453
@fardowsaseyloon453 Жыл бұрын
اللهم اميين يارب العالمين عليه افضل الصلاة والسلام
@nasraahmed5664
@nasraahmed5664 2 жыл бұрын
Marsha Allah
@khaalidyaasiin5164
@khaalidyaasiin5164 2 жыл бұрын
Mansha Allah cabtain maajid
@Abdala10
@Abdala10 2 жыл бұрын
رضي الله عنهم اجمعين
@xabiboabdirahman115
@xabiboabdirahman115 2 жыл бұрын
20k wow mashalllah
@khadiijoabdi4254
@khadiijoabdi4254 2 жыл бұрын
MAZHA ALLAH
@maxamuudcade9651
@maxamuudcade9651 2 жыл бұрын
Noso badi zxp inta lagu jiro bisha ramadan❤️
@Fanaanka
@Fanaanka 2 жыл бұрын
Inta maanta sooman ❤️👌
@Ziizow10
@Ziizow10 2 жыл бұрын
Next khalid ibnu walid radiyu allah canhu🦁😘
@macalindiingediinge1369
@macalindiingediinge1369 2 жыл бұрын
اللهم صل علی سیدنا محمد وعلی ءال سیدنا محمد وصحبه وسلم
@hilalabre3571
@hilalabre3571 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@ibrahimhusein2757
@ibrahimhusein2757 2 жыл бұрын
انشالله. يا.اخي.عبد.الحليم.علي.😪😪😪😪😪😪😪🤧🤧🤧🤧
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 жыл бұрын
Mahadsanidin captain majid io abdihaliim ali
@mohameddaahir8132
@mohameddaahir8132 2 жыл бұрын
Fast pin igu qabo wll kabtan majid🥰🥰
@hubaalmedia4230
@hubaalmedia4230 2 жыл бұрын
Captain maajid keepgoing 201K GUUL SXB
@abdifatahabdisalam6880
@abdifatahabdisalam6880 2 жыл бұрын
Scw 🤲😍👳📿
@npadoonyare5332
@npadoonyare5332 2 жыл бұрын
Masha allah bro mahadsanid wlh barnaminyadada aad ba ugu qanca like nagu hale ino sobadi le🥰🥰🤍💙🇸🇴
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 3 ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭😭😭😭💔
@proviserahmeddeeq3082
@proviserahmeddeeq3082 2 жыл бұрын
Alle ha inagu wada kulmiyo fardowsada sare dhammaan muslimiinta, shuhadada Anbiyada Oo uu ugu horeeyo nebi muxamed scw iyo asaxaabtiisaba Aaamiin Yaarabiiiy 🤲
@samriyepoi1065
@samriyepoi1065 2 жыл бұрын
M.a wllky captain maajid
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 7 ай бұрын
آللهم آمين يارب العآلمين 🤲❤️🤲
@faadumomaxamed5332
@faadumomaxamed5332 2 жыл бұрын
Masha alah. Allahu akbar
@aaminoabdulle4991
@aaminoabdulle4991 2 жыл бұрын
ماشاالله RamadanMubarak
@khadiijoqaali5096
@khadiijoqaali5096 2 жыл бұрын
Manshalh 🥰🥺💖
@hudachanel4579
@hudachanel4579 2 жыл бұрын
😭😭🥺😔🤲
@Rudiboyx7
@Rudiboyx7 2 жыл бұрын
wandabtey wll dagalka badar mashalah Allah ramadan Mubarak
@shanguha6190
@shanguha6190 Жыл бұрын
ilsshsy hs unsxariisto saxaabiga nasiibka wnagsanaa ee ibnu cabdi mudalib ee ilaahay wuxuu nasiib usiiyey inuu kubshahiido dagaal muslim io gaal ilaahay hanaga wada dhigo kuwa ku shahiido digaal muslim iyo gaal kA DHAXEEYA AAMIIN
@asmafoad2660
@asmafoad2660 2 жыл бұрын
frist pin 📌 majid❤
@sakariyemahbuub6001
@sakariyemahbuub6001 2 жыл бұрын
Keep going
Qisadii Cikrimah ibnu Abiijahal Saxaabigii uu jeclay Nabiga || Captain Majid
14:13
Qisadii Nabi Muse iyo Fircoon Bilow ilaa Dhamaad || @QulasadaFilimada ❣️
32:07
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Dagaalkii Bader oo dhameystiran | Film
13:56
Suhaib Media
Рет қаралды 33 М.
عمر بن الخطاب - الحلقة 03
45:58
Qatar Television تلفزيون قطر
Рет қаралды 17 МЛН
Qisooyin ka Saxabada || 4saxaabi Qisadooda || @QulasadaFilimada
1:08:51
Qulasada Filimada
Рет қаралды 166 М.
Flim || Qisada Cumar Binu Qadab || Captain majid
8:30
Qulasada Filimada
Рет қаралды 873 М.
Qisadii Nabi Yuusuf PART 8
10:32
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 68 М.
Вот как нужно танцевать😁
0:15
Айваз Идиатуллин
Рет қаралды 3,6 МЛН
Типичный банан 🍌 #shorts #глазунов #юмор
0:18
Эксперимент вышел из под контроля😱😢
0:57
Следы времени
Рет қаралды 4,8 МЛН
الساعة السحريه توقف الزمن
0:26
طارق الحلبي tarik alhalapi
Рет қаралды 19 МЛН
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН
Типичный банан 🍌 #shorts #глазунов #юмор
0:18