FLIMKA ISA SUDHAN PART 3 QAYBTII UGU QOSOLKA BADNAYD + XIISO

  Рет қаралды 120,067

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Пікірлер: 195
@abdirahmanbaqdadi2675
@abdirahmanbaqdadi2675 7 ай бұрын
Oo dhaqank somalids kumay jirin in caruusku goobta meherka kahdalo.
@ilhamnorthstar3537
@ilhamnorthstar3537 5 жыл бұрын
Allahu akbar aduunkii Waxba kumay hadhin allaw ceebahayga astur yaa rabi waxkasto oo laga xishoon jiray Ayaa Lagu xargoonayaaa.
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 6 жыл бұрын
subxanalah ilahay halag xishood oo waxan ruwayd maahe caruura dhagah haka wasakhaynin
@yaasmiinhooyo864
@yaasmiinhooyo864 5 жыл бұрын
Subaxnallah. Wax walbaa walo arkiii
@yuusufmaxamed8717
@yuusufmaxamed8717 4 жыл бұрын
Waaan kuugu dhakhsanayaaaa
@باابب-د2م
@باابب-د2م 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk ruwayadna waan taagerar
@abdirahman1786
@abdirahman1786 6 жыл бұрын
dadkii xanuun like layidhaa baa ku dhacay
@seynababdile6147
@seynababdile6147 6 жыл бұрын
😀😀😀😀caadi maaha
@sacad1435
@sacad1435 6 жыл бұрын
Abidkood isu sudhnaadaan aĺla shiikhu garacsanaa kkkkkkkk like isaar
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 6 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@shabaanahmed2012
@shabaanahmed2012 6 жыл бұрын
Saw isagu ma odhan waxaan idhaahdo iga daba dheh kkkkk
@ahmeddaakirchannel4798
@ahmeddaakirchannel4798 6 жыл бұрын
Zoodh cadahayga dhinac Walba ku jaraya
@yuusufmohamed823
@yuusufmohamed823 5 жыл бұрын
kalay nasii hh
@arahmanmohamet2803
@arahmanmohamet2803 5 жыл бұрын
Wlhi wan dacadd qosley wa ka daba hdlyaa sheekha 😂
@soomalicadowgeduwakayga5774
@soomalicadowgeduwakayga5774 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk waxaan kuiri kulabhaa
@khaliddayibofficial7748
@khaliddayibofficial7748 4 жыл бұрын
Kkkkk kulaa ceebta ceebta u saaraya
@farxaanyare9707
@farxaanyare9707 6 жыл бұрын
inta qosolshy like Sahara
@MawliidAhmed-xi9qq
@MawliidAhmed-xi9qq 6 ай бұрын
@mukhtaarhussein5336
@mukhtaarhussein5336 5 жыл бұрын
Intaaan ceebta ceebta ku saarayo
@cabdibaasidhussein3189
@cabdibaasidhussein3189 5 жыл бұрын
War kaaqaad yaney kalatagin sxb
@hamdamuuseahmed98
@hamdamuuseahmed98 6 жыл бұрын
anu waxan kuqoslay shekha idhi iyo midhkasanan odhan
@RisakLyrics
@RisakLyrics 5 жыл бұрын
Safwaan soodh cadahaaga dhinac walba ka sudh
@soomalicadowgeduwakayga5774
@soomalicadowgeduwakayga5774 5 жыл бұрын
Kanaansi wangsn kulahaa
@khaledjr9140
@khaledjr9140 6 жыл бұрын
#HDAD SO MAIL IN IMO ITAQAANID LIKETA IGU TAABO ADI WALALKEY MUSLIMKA AH AYAA TAHAYE👏
@wizzxuseen6501
@wizzxuseen6501 5 жыл бұрын
Hhhhhh
@faaraxgeele5362
@faaraxgeele5362 4 жыл бұрын
ileyn qosol looma dhinto🤣😂🤣
@nemoanita410
@nemoanita410 5 жыл бұрын
Kada hay si sudhnaanine😂😅
@shidelyrics2136
@shidelyrics2136 6 жыл бұрын
Gorma Guriga la tagayaa safwaan lpx
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
War dheeman ciwaankeeda yaan kahelayaaa
@yusufalimohamed2313
@yusufalimohamed2313 5 жыл бұрын
Isa sudhan yaa ifahsiiya
@chrisposms6067
@chrisposms6067 6 жыл бұрын
Aniga brother and sister like ta hayla dhafina
@hudacabdilaahi1855
@hudacabdilaahi1855 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedabdiqani5797
@mohamedabdiqani5797 6 жыл бұрын
Safwaan qoom soo socdu hadhaa uyahy umalaynayaa beerka icaseeyay🤣🤣🤣🤣🤣😋🤣😅
@halabuurhibomohamed4827
@halabuurhibomohamed4827 5 жыл бұрын
Kkkk garac wn kugu dhakhsan kulaha 😂😂😂
@LAQAAYE
@LAQAAYE 6 жыл бұрын
Hhhh Na sii dee Ha nagu adkyne.. Waa Tacbaan Zafwan.... 😂😂🙇
@roodanuur7162
@roodanuur7162 6 жыл бұрын
Riwayadani.dhaqan.xumo.weeye.halasaaro.walalayaal.subxaaaan.aaaaaalh
@ahmedhassanmohamed1147
@ahmedhassanmohamed1147 5 жыл бұрын
Tani riwaayad maaha waa mid dhaqan islaamka lid ku ah Sida udhakhsaha badan halaaga saaro
@basrobilan2428
@basrobilan2428 6 жыл бұрын
kkkkk istaqfurullah wallhi wan dalay san u qoslaye mena hurguf kulahaa
@Jawaahir617
@Jawaahir617 6 жыл бұрын
Riyaaad maaaha waa dhaqan biis runtiii waa dhaqan xumo xishood la'aan iyo iyo ciyaal suuqnimo Wax macquula umada hor keena qaybihii hore oo kale.
@zerveisalchanel3933
@zerveisalchanel3933 6 жыл бұрын
Intaad ilaahey umadiisah kaciishatoH nagasoo gabagapee howsheee😂🤣🤣🤣🤣🤣
@after4years378
@after4years378 6 жыл бұрын
Ka dhanaan si wanaagsan
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 6 жыл бұрын
Hhhhhh ar ma nooli😁😁😁😁😁😁
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 5 жыл бұрын
DiYaar mad u TiHiin Inuu inanta Hur gufo KulaHa 😂😂
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
Safwaan madax sare👍👍
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 6 жыл бұрын
@@DayaxFilms Ada Mudan% Dayax Filims❤
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 6 жыл бұрын
Ruwaayadan way dhaqan xuntahay, waxan dhaqan uma lihin diinteenana waa ka mamnuuc, ereyadan ay isticmaalayan waa ereyo khaldan please waxan oo kale dadka ha uso gudbinina , halkee lagu sameeyey ruwaayadan, waa magaaladee ?
@maxamedxashi1447
@maxamedxashi1447 6 жыл бұрын
Hhhhh aar zxbyaloow muuqaaladan waxa daawanaya dad waayeel ah iyo caruur markaa inaad directorka flimka iska baandhaysaan ayaa muhiima waayo erayada ku jira riwaayadu maaha wax xataa laba qof oo qol kuwada jiraa ay ku hadli karaan markaaa halkaa ku yara noqda please HADDII AAD FIKRAD IGA QAADANASAAN ANAA IDIIN SOO DIRAYA RIWAAYAD QORAAL AH TNKS
@allebeerkaallebeerka6907
@allebeerkaallebeerka6907 6 жыл бұрын
Good point thanks illah aafka kuma gooyaba
@maxamedxashi1447
@maxamedxashi1447 6 жыл бұрын
Hhhhhhh tnks wlo
@jamalfaisal1724
@jamalfaisal1724 6 жыл бұрын
waxyaabo ceeb ahba kujira muuqaalkan caruuraha haka halaynina dadka.
@rahmaibraahim4314
@rahmaibraahim4314 5 жыл бұрын
Hhhhhhh beerka idaalay 😂😂😂😂😂😂😂🤣
@soomalicadowgeduwakayga5774
@soomalicadowgeduwakayga5774 5 жыл бұрын
Bisinka bisinka warxishod majiro miyaa
@boqoradatogdheer4950
@boqoradatogdheer4950 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 6 жыл бұрын
Xilimaa guriga latagayaa kulaha😁😁😁😁
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 6 жыл бұрын
Dayax Films HD adaa mudan wll
@abdizhakurdeqzi5596
@abdizhakurdeqzi5596 6 жыл бұрын
cadnaan baa shiikha😄😄😄
@noloshacusubsodhawee1338
@noloshacusubsodhawee1338 6 жыл бұрын
Maya maya waxani idinkama soconayso ereyadan ka saara fuck Ciyaaal ma tihiine👊👊👊
@Taxo-xd2ui
@Taxo-xd2ui 6 жыл бұрын
Kooxda waan taageera siiba sfwaan
@ayzarahmet1873
@ayzarahmet1873 6 жыл бұрын
Sheekhaa ugu waalan
@cabdibaasidhussein3189
@cabdibaasidhussein3189 5 жыл бұрын
Kkkkk kkkkk kkkkkkk
@maanjama
@maanjama 6 жыл бұрын
😂
@caskooo21
@caskooo21 6 жыл бұрын
Ala tracaw kmd xizhon ngta 😂😂😂😂😂😂
@abdirahman1786
@abdirahman1786 6 жыл бұрын
buuqalkani waa2 ashax xumo waa ceeb
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@cmccabdalemaxamedcismaan4030
@cmccabdalemaxamedcismaan4030 6 жыл бұрын
safwaan tokiyo, qosol weynaa, filkmkan la soo dhakhsada qaybta afraad
@ahmedsadiiq2917
@ahmedsadiiq2917 5 жыл бұрын
Kkkk umal kulahaa maxa shiiq karabtan
@somalimusicstarakboy3900
@somalimusicstarakboy3900 6 жыл бұрын
kkk
@mahamouddaip4371
@mahamouddaip4371 6 жыл бұрын
Hhh shekha 2020 kulaha ka dhanansi wanagsan 🤣
@ahmedfarah2158
@ahmedfarah2158 6 жыл бұрын
Add
@ahmedfarah2158
@ahmedfarah2158 6 жыл бұрын
Ahmed farh
@nasrahassan8900
@nasrahassan8900 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@Shirdoonn
@Shirdoonn 6 жыл бұрын
😂😂😂😅🤣
@mattanismail
@mattanismail 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh Wadaad dig ku jira maan arage
@mohamedismail3353
@mohamedismail3353 6 жыл бұрын
Safwaan kkkkkkkkkkk aad buu iiga qosliyay
@mohamedabdilahiali968
@mohamedabdilahiali968 6 жыл бұрын
Dadkii shrfta lahaa 😂😂😂😂😂
@dahirismailabdulrazak8410
@dahirismailabdulrazak8410 6 жыл бұрын
Inan carabka carabka ugu labo cidhbahana kaga istago ceeptana ceepta u saaro ila wagu iftimayo an hurgufo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alla baracooow
@calixasan6609
@calixasan6609 6 жыл бұрын
War wax ladaawan karo bulshada usoo gidbiya oo idinka soconaya waxani waa ciyaalo suuqnimee
@sacdiyocilmi7204
@sacdiyocilmi7204 6 жыл бұрын
kkkkkk surasho maxaa laga wadaa
@salmanahmed-cj8xo
@salmanahmed-cj8xo 6 жыл бұрын
Kaala nasii dhan dhansiii kulahaa
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 6 жыл бұрын
War waxani ruwayad mahe supxanalllaah muslimiin baad Tihiine iska soo hagaajiya ruwaayad dadweyn la imada
@nimcofarah4794
@nimcofarah4794 6 жыл бұрын
Yaa illhii inantii wan kusudhaya ayuu kayeedhsiyay Kkkkkkkkkkkkkkkk
@Awosareedo
@Awosareedo 6 жыл бұрын
Xizhoda nio👊👊
@azizamehrac9754
@azizamehrac9754 6 жыл бұрын
Asxabta sidan wax halaga badalo waxan ruwaayad mahe 👎👎
@kgboqortoyo2531
@kgboqortoyo2531 6 жыл бұрын
Wwo
@aweysbaafowofficial6667
@aweysbaafowofficial6667 6 жыл бұрын
Carabka carabka ugu laabo cidhbahana kaga istaago ceebtana ceebta u saaro😂😂😂
@kgboqortoyo2531
@kgboqortoyo2531 6 жыл бұрын
Axzan sheeko
@forthemind720
@forthemind720 6 жыл бұрын
Horta maxay tartaa like dan layska barbaryayaa???????????????
@thomasmuller8112
@thomasmuller8112 6 жыл бұрын
hanad anaa kuu sheegiye meshad igu aragtaba ii saar jawabtana sanadka cusub soo doono
@zerkaafficialking4380
@zerkaafficialking4380 6 жыл бұрын
waw riwaayed 3 qaybood ba waan dowadey ♥ ♠comment
@jecliyaintaisjecel5725
@jecliyaintaisjecel5725 6 жыл бұрын
kooxdan waan taageri jiray lkn qaybtan uma bogin qayntaan xishoodku waa qaali
@amiirfuad2090
@amiirfuad2090 6 жыл бұрын
Kulaha waxan sugaya Intan Carabka Carabka Kugu labayo Ceebta Ceebta Ku sarayo 😂😂😂😂way suuxay Qosol wanna Safwan nin walaN
@axmedcabdi5818
@axmedcabdi5818 6 жыл бұрын
Hhhhhh Anba iga qosliyey
@ayounieprahim7273
@ayounieprahim7273 6 жыл бұрын
I am dead😂😂😂😂😂
@yusufsaidjama2099
@yusufsaidjama2099 6 жыл бұрын
Waa waali cas kukahaa waan ku sudgayaa Qadhabidana isku xidha ilaa waaga salaada. .kaalay na sii. Noo dhiib. .WAba sareeye asal
@nimcofarah4794
@nimcofarah4794 6 жыл бұрын
Hadh iyo habeenba kadhanansi wanagsan ku ye
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Inabada wakiiika jilaaya tolow ma mataanaa aad ayay isku eegyihiin??
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Dayax Films HD Thank you for letting the young use their brains and express their artistic imaginations. We need more young people special young men to stop feeling to Western countries and instead build their country🙏🏾🙏🏾💐💐 Congrats and limitless kudos to you team♥️♥️♥️♥️
@firfirdous1466
@firfirdous1466 6 жыл бұрын
Xilimaa guriga latagayaa iyada hada ma joogtaa kulahaaa kkkkkk
@thomasmuller8112
@thomasmuller8112 6 жыл бұрын
firfirdous 146 Ninkani khamri ayuu cabee waxba ha u fiifiirsan hadii kale kale adiga ayaa xanuun ka qaadi
@azhravzaleban8129
@azhravzaleban8129 6 жыл бұрын
safwan non raged iga dheh
@caydiidfarah5616
@caydiidfarah5616 6 жыл бұрын
Hampalyo dayax filims
@daariqmoha2834
@daariqmoha2834 6 жыл бұрын
hhhhh safwan ku lahaa horta kaala Nasii Hanagala Tagine 😂😂😂
@nacimashire878
@nacimashire878 6 жыл бұрын
Hhhhhh ay weeyi
@boqoradatogdheer4950
@boqoradatogdheer4950 6 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄Wlhy wan ku qoslay
@hindamahamud3032
@hindamahamud3032 6 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 6 жыл бұрын
Kuwani jilidii ayey meel kaga dhaceen Riwaayada waxba laga fa,iidaye meela way ku socotaaye wxni sinaba maaha
@abdirahmanismail5900
@abdirahmanismail5900 6 жыл бұрын
Kuwan waaa fadaro cadi ah ciyal suuuq kuwr ugu damiyayy hhhhhhhh
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 6 жыл бұрын
Kkkkkk kaaley naasi kulaha intaan fisuhu kadhiciin cirbaha ka istagaayo kulaaha
@AOmer-mu5wh
@AOmer-mu5wh 6 жыл бұрын
Naa waa tabcaaan ninku nacalaa shaydaan kuyaale waxa xunkaa kaa go'i mayee soo sii ninka
@abdirahmanismail5900
@abdirahmanismail5900 6 жыл бұрын
Kaly isoo dhadhansiii kulahaa tana ceeeb badna waxsa hargysa laga filayaya waxaa uhrty inay sreerta iska soo dobn
@naimadaahir6090
@naimadaahir6090 6 жыл бұрын
Dayax love isaar
@ahmedmaow5710
@ahmedmaow5710 6 жыл бұрын
Gabdh kalena naga soodonta
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 12 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
Reer Burco oo idha na matalaan Baqor Buurmadow
3:13
Aarka Somaliland
Рет қаралды 1,2 М.
Flimka Isa Sudhan Part 1 Qiso Jacayl Iyo Khiyaamada Dumarka
17:43
Dayax Films
Рет қаралды 291 М.
Gabiley iyo Kulmiye
2:03
Soomaal Cultural Academy
Рет қаралды 10 М.
3 Xiriirada 💔 iney burburaan soo dadajisa 《 Filanwaaga》
4:25
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 10 М.
Qosolkii Aduunka Short Film Sooraan iyo Jawaan
6:38
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН