calaamadihii qiyaamaha ee dhawaan dhacey balse dadku aysan ku baraarugsaneyn, ilaho na badbadi

  Рет қаралды 100,415

fuad amin daud

fuad amin daud

3 жыл бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
Asc, maalinka qiyaamaha ayaa Waxaa ka soo hormari doona dhacdooyin iyo fitan aad u waaween, kuwaaso wada saameyn doona dhamaan banii aadamka oo ay timahooduna la cirroobi doonaan, rasuulkeena muxamad SC ayaa inooga waramay calaamadahaan, wuxuuna inoo sheegey in markii ay dhacaan calaamadahaani ay muujin doonaan in maalinka qiyaamuhu uu aad u dhowyahay Qaar kamid ah calaamadahaan ayaa ah kuwo horey u soo dhacay, waxaana kamid ah kuwo dhacay sanadihii ugu dambeeyey, waxaana ku sheegi doonaa muuqaalkaan gudihiisa Waxaa kaloo kamid ah kuwo aanan weli dhicin, balse waxa ka harey aduunyadaan ayaa ah wax aad u yer, Waxaan muuqaalkaan gudihiisa idinkugu soo gudbin doonaa kuwa ugu muhiimsan ama ugu waaween calaamadaha qiyaamaha, kuwaasoo in ay imaan doonaan uu noo sheegey rasuulkeen muxamad salawaatu rabii wa salaamuhuu caleyh, waxaana daliil uga keeni doonaa qur’aanka kariimka ah iyo axaadiithtaba, daawasho wacan
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 207
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 8 ай бұрын
allhu.akbar allh allhu akbar maansh allh maansh allh allhu akbar❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@user-bu3rr9cn6m
@user-bu3rr9cn6m 3 ай бұрын
Alahu akbar❤❤❤❤❤❤❤
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bm6xi9uo8u
@user-bm6xi9uo8u 4 ай бұрын
Subxana laah Alaahu akbar mashalaah
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 6 ай бұрын
Mashaa allah shiekh jazakallah khayr illahayo naga badbadhi adabkadda dharaan naxariistadda neh nagu geey janadda llahumma Aamiin scw scw scw ❤❤❤asc
@hashimyare6677
@hashimyare6677 Жыл бұрын
Scw
@shiinekassim9472
@shiinekassim9472 Жыл бұрын
Mansha Allah
@ahmedcaalim1850
@ahmedcaalim1850 Жыл бұрын
Yaa rabi nabadbadi
@amiinmawliid8523
@amiinmawliid8523 Жыл бұрын
Ilahay khayrka hana wafajiyo
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 2 жыл бұрын
Allaah hana badbaadiyo janatul Fardowsa hana geeyo
@aminahassan1208
@aminahassan1208 9 ай бұрын
Allah nagbad baadiyo sacada qiyamha amiin yaa rabi
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Жыл бұрын
ASC waa Masha Allah Masha Allah waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badaalo kheeyr mid aduunka iyo mid aqiiró Isha Allah Isha Allah
@user-tg1kd3dy4w
@user-tg1kd3dy4w 5 ай бұрын
Aamiin walaal🎉🎉🎉❤❤❤❤
@sacidaadan4079
@sacidaadan4079 3 жыл бұрын
mazizuldajal illlah boqorka ayan ka magangalnay qatada allah ha ino hagajiyo inaga iyo inta islam umada nabi muzamad scw amiin yaa allah
@cyberrookie7845
@cyberrookie7845 6 ай бұрын
Allah Akbar
@Bakarq3381
@Bakarq3381 3 жыл бұрын
Inii tawakaltu calallaahi rabii fiddunyaa wafil aakhirah
@aminahassan1208
@aminahassan1208 9 ай бұрын
Jazkallahu kharen sheikhu
@canabaxmed2493
@canabaxmed2493 Жыл бұрын
Alle hainoonaxariisto
@xaliimofarxaan3952
@xaliimofarxaan3952 Жыл бұрын
Masha allh wll
@anisasheikhahmad5746
@anisasheikhahmad5746 3 жыл бұрын
Manshallah sheikh khayr alah ha kusiyo
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 2 жыл бұрын
Allahum inii asaluka xusna khaatima amiin yaarabi Scw Scw Scw Scw ❤ Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤ Scw Scw Scw Scw Scw salalaahu calayhi wasalam, Scw Scw Scw Scw Scw ❤ Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
@Hana___2480
@Hana___2480 Жыл бұрын
ilaahiyoow nabad baadi
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 ай бұрын
Sheekh dhawr jeer baan kaa maqlay adigo leh qof aan illaahay ahayn oo garanayaa ma jiro markaa alle sw ma qofbaa hadalkaa iska sax sheekh jazaakumulaah
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 ай бұрын
Allahu akbar 😢
@MuzTh4PhoWww
@MuzTh4PhoWww Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@cismaanxassan2773
@cismaanxassan2773 3 жыл бұрын
ALLOW khatumada khyr nogu khatin
@queensuwayda6939
@queensuwayda6939 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@ifrahmohamed4462
@ifrahmohamed4462 3 жыл бұрын
Masha allah sheiikh jazaakalaah
@TEAMCHALLENGE-z3d
@TEAMCHALLENGE-z3d 3 жыл бұрын
mansha alaah wll calamatu qiyamu sacaha waa la arkay
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah sheikh muxaadarooyinkaa waa la socdaa.
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid wllkey
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud adaa mudan sheikh.
@ahmednawal1445
@ahmednawal1445 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم و على اله و اصحبهي اجمعين
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 10 ай бұрын
Subxaana Laah😢
@Sultana_Alisha
@Sultana_Alisha 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 жыл бұрын
Subxaan allaah subxaan allaah illaahay ha inaga nabad galiyo masiixul dijaar
@ayaancabdi8549
@ayaancabdi8549 3 жыл бұрын
Allow na badbadi yarab🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin dhahada wlllayaal
@user-dn4sn5gf8i
@user-dn4sn5gf8i 7 ай бұрын
Alle ayaan kamegengaley
@caafimaadchannel5456
@caafimaadchannel5456 3 жыл бұрын
Shukran sheekhunaa
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Adaa mudan walashey
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 Ай бұрын
ilaaheey hana amaansado
@roodamohamet8281
@roodamohamet8281 2 жыл бұрын
Illaahow na bad baadi yaa allaah
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 3 жыл бұрын
Masha allah allow naso hadey yaa rabbi aamin yaa allaah allow ku xafido sh 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@hggjhhivv2742
@hggjhhivv2742 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ALAAHU AKBAR JISAAKAALAAH KHEER SHIIKH MAASHAALAAH ALAHA NA HANUUNIYO DHAMAAN MUSLIMIINTA AAMIIN
@maxamedcabdirashid2793
@maxamedcabdirashid2793 3 жыл бұрын
Subxanalh ale hanaxifdiyo
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 жыл бұрын
Subhanallaah Hada ayaa latagan yahay waa seben aaqir illaahay qaatumada kheyr hanoogu qatimo insha allaah Aamiin yaa Rabi
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@xaliimosacdiyo9914
@xaliimosacdiyo9914 2 жыл бұрын
(csw) aaamiin aalle ha na badbaadiyo
@zammyali3047
@zammyali3047 3 жыл бұрын
Jzklh kheyr ilaahay ha ku xafido
@sadamahmed5566
@sadamahmed5566 2 жыл бұрын
Asc sheikh fuad shukran brother janaatul fardoowsa allah nageeyo brother aamiin
@atmicpipi3180
@atmicpipi3180 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤️
@faaycali858
@faaycali858 6 ай бұрын
❤❤❤
@cismaanxassan2773
@cismaanxassan2773 3 жыл бұрын
Jazaka ALLAHU khyr Fu ad insh.ALLAH
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Allah ayan kamagan galne masixul dajal inshallah. Mahadsanid Amiin walalkey
@abdiazizmohamed9430
@abdiazizmohamed9430 3 жыл бұрын
Amiin Yarabi 🤲
@user-cp2mc4yk9m
@user-cp2mc4yk9m 9 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@serendipityclips6487
@serendipityclips6487 2 жыл бұрын
Allahu Akbar 👍👍👍jzkllahu khayr
@hafsaabdiazizbashiir8675
@hafsaabdiazizbashiir8675 Жыл бұрын
Allah iga dhigay Muslim mahad Iska leh alxm allow aad weyn oo waxiid Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ma jir qof ka wanagsan aduunka oo ka Dul qaad badan ma jiro qof ka naxariis badanaaaa allow adoo itusin baan rumeyey Muhammed scw allow igu tus Janad 😭❤❤❤❤❤❤❤aamin
@jezymudo9680
@jezymudo9680 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 Жыл бұрын
Ilahow nacafi rabiyow oo noo naxariiso🥺🤲🤲
@hadsanali3576
@hadsanali3576 3 жыл бұрын
mashaa allah
@serrobo
@serrobo 3 жыл бұрын
Mash allah
@cusmaancabdala8567
@cusmaancabdala8567 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ياأخي فؤاد
@dafamoha451
@dafamoha451 Жыл бұрын
Jaazaakalaa shekh scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 жыл бұрын
MashaAllaah Akhi Allaah hakuxafido Amiin yarabi
@Qalbidojah
@Qalbidojah 3 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين اللهم امين يارب العالمين
@sabrinabdi4583
@sabrinabdi4583 2 жыл бұрын
Brother we need more and come going
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 2 жыл бұрын
May Allahالله reward you and bless you Sheikh..🌷🤲💯💯💯✔❤
@luqeinaali268
@luqeinaali268 Жыл бұрын
Shukranlak maashaaallaah
@aabdiawilabdi6903
@aabdiawilabdi6903 3 жыл бұрын
M, allaah ♥️
@jamgu5141
@jamgu5141 2 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Markii ugu horeeysay ee dunida hal qolo ay control sho yajuuj iyo majuuj waayo qudus yaa ku duulay oo yuhuuda oo dhan isugu yeedhay waa zainist waana gogon mogogon
@hashimyare6677
@hashimyare6677 2 жыл бұрын
Allah qafuru raxiimka ayaan ka magan galay shartiisa iyo fidnadisa
@amiindheeman5798
@amiindheeman5798 2 жыл бұрын
ALLE QAATIMADA HANOO WANAA JIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@hodanali7016
@hodanali7016 2 жыл бұрын
Ilaaahow noo danbi dhaaf😭😭😭😭 Yaa rabi naxaristada noogu danbi dhaaf
@maryanrun3231
@maryanrun3231 Жыл бұрын
Aamin
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abusuheyba
@abusuheyba 2 жыл бұрын
Jazakallah
@aliyaqalid3953
@aliyaqalid3953 3 жыл бұрын
Allah ku barakeeyo
@kaltuunahmed3140
@kaltuunahmed3140 3 жыл бұрын
Mashalaah shiikh alhku barakeeyo
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiiin yaa allaah Shukran wll qaaliya
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Asc masha Allah jazakallah khair walaalkey scw scw scw scw scw
@hggjhhivv2742
@hggjhhivv2742 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW JISAAKAALAAH KHEER SHIIKH MAASHAALAAH ALAHA NA HANUUNIYO DHAMAAN MUSLIMIINTA AAMIIN
@kaaniciise5105
@kaaniciise5105 3 жыл бұрын
Scw
@abdiazizsiciid5950
@abdiazizsiciid5950 2 жыл бұрын
Mashlah shiikh
@mohamedhussen7728
@mohamedhussen7728 Жыл бұрын
Alaha na badbaadiyo
@AbdirahmaanAbdirahmaan-nm8xv
@AbdirahmaanAbdirahmaan-nm8xv Жыл бұрын
اللهم.نجنا،😢😥
@aminaabdullahi9061
@aminaabdullahi9061 3 жыл бұрын
Scm walaal alaha kuxifdiyo
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 3 жыл бұрын
Allow qatimada no wanaji 🙏
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 3 жыл бұрын
Allaw naga badbaadi fidnada misiixu jidaalka
@cismaancumar7956
@cismaancumar7956 3 жыл бұрын
Ilaahoowqaatimadakhayrnoogadhig
@abdinur6443
@abdinur6443 2 жыл бұрын
Abdi nur
@abdiwalimuqtar2045
@abdiwalimuqtar2045 3 жыл бұрын
allow naxafid akharo Iyo aduun kaba
@fatmamardadi278
@fatmamardadi278 3 жыл бұрын
Amin
@harooneylawayeylaway6451
@harooneylawayeylaway6451 3 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة يارب العالمين وجزاك الله خير 🙂شيخ فؤاد
@fadumosharief9903
@fadumosharief9903 Жыл бұрын
‏نسأل الله تعالى أن يجنبنا الفتن ما ظهر منها وما بطن ويصلح أحوال المسلمين ويرينا الحق حقاً ويرزقنا اتباعه ويرينا الباطل باطلاً ويرزقنااجتنابه
@foosiyamuhaned3772
@foosiyamuhaned3772 Жыл бұрын
allow toobadaada nagu dil
@nimcomohmed3913
@nimcomohmed3913 Жыл бұрын
Ilaahaw naga badbaadi
@tikatanga5432
@tikatanga5432 3 жыл бұрын
Maashaaa allaaah jazaakalaah qeeer sheeekh allle hakaa siiyo ajar waaayo waxyaaalo badan baaaan kaa faa,ideystey jazaakiii janah
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Baarakallahu fiik wll qaaliya
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 3 жыл бұрын
Allow naga badbadi yaa rabbi
@roodamohamet8281
@roodamohamet8281 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@user-cp2mc4yk9m
@user-cp2mc4yk9m 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@khadraabdi9178
@khadraabdi9178 2 жыл бұрын
MashA alh ilaahy xaqa nagaransi
@riyaanmohamud3195
@riyaanmohamud3195 3 жыл бұрын
Subxanallah yaa alllah
@burdhiinle4615
@burdhiinle4615 2 жыл бұрын
Subxaanalaah
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 2 жыл бұрын
Aloow nabad baadi aloow dariiqa toosan natus
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 3 жыл бұрын
Wllo wankusaray subscriber wanan dawada malmahan mansha alaah cibro weye channelkaaga in waxlaguqato wixi dadka kaqrsoon hore usoco wllo
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Maasha allah mahadsanid wll qaaliya Baarakallahu fiikum
@Mariyam.11
@Mariyam.11 Жыл бұрын
Waxa soo dhigtid ima dhafan ilahey abaalkada jano haka dhigo wllkey وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@fuadamindaud
@fuadamindaud Жыл бұрын
M.a tabaarakallaah, Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik
@user-wv1iq8kt7z
@user-wv1iq8kt7z 10 ай бұрын
M.a
@esmahanmokhtarcali
@esmahanmokhtarcali 10 ай бұрын
Yaa rabi ha inagu darin kuwa goob jooga ka ahaan doona fitanta masiixu dajaal
@RakiyaAbdirisaak
@RakiyaAbdirisaak Ай бұрын
Aamiin ❤
Calaamadaha Yar Yar Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh,Umal
58:17
Baraarug Media
Рет қаралды 148 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 16 МЛН
Sidee ayay ku bilaabatay fikrida shiicanimada ??
13:45
Muxsin Bashir
Рет қаралды 3,6 М.
Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh
54:13
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 65 М.
Calaamadaha Qiyaamaha Q.6aad- Sh Xasan Muxumed Cumar "Jaabir
50:16
True Cable Tv
Рет қаралды 9 М.