No video

yaawaaye malaaik? sifadooda dhabta ah waa sidee? waad la fajici doontaa macluumaadka ku jira muqalka

  Рет қаралды 33,142

fuad amin daud

fuad amin daud

Күн бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
Asc,
Wuxuu
alle SW
In la
rumeeyo
malaaiktiisa -
ka
dhigay
shardi
kamid ah
shuruudaha
islaamnimada,,
malaaikta
ayaa
waxeyihiin
makhluuqaadka
alle SW
Kuwooda-
oogu
dhow Shakligooda
iyo
xajmigooduna
waa sidee? _
alle
xagiisa SW,
iyaga
ayaana ah-
kuwa ugu
manzilada
sareeya
dhamaan
makhluuqaadka
alle SW,
Balse
su’aalaha
aysan ka
jawaabi
karin
dadka -
intooda
badan
ayaa
waxaa
kamid ah.
Waa imisa tirada malaaikta?-
Shakligooda
iyo
xajmigooduna
waa sidee? _
Ma waxay
mar
walba
isku
ekeysiiyaan
banii aadamka -
marka ay
gudanayaan
shaqooyinkooda?
inteey la ektahay
quwadooda
iyo awoodooda?,
Muuqaalkaan
gudihiisa
ayaan
idinkaga
jawaabi
doonaa dhamaan-
su’aalahaas
iyo
kuwo kaloo
badan,
anigoo
daliil uga -
keeni
doonaa
qur’aanka kariimka ah
iyo
sunadaba,
daawasho wacan
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 91
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 3 жыл бұрын
Malakul jibriil cs naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato
@rebelrebel7407
@rebelrebel7407 3 жыл бұрын
Aamiin❤
@kacabkhan8386
@kacabkhan8386 3 жыл бұрын
Thanks wll Allah hanagadigo saxibada Nabiga (SAW) Amiiin😚
@SaabiriinSiciid
@SaabiriinSiciid Жыл бұрын
❤❤❤
@zakariahassan7659
@zakariahassan7659 3 жыл бұрын
masha allaaah Sheikh Fu,aad amin illaahay ha ku barakeeyo adiga iyo ehelkada ayadakallaahu ruuxul qudus idim alle maalikta sharuudta laga dhigay waxee garaayaan 10 maalik oo ka mid yahay Malaku Radwaan illaahay hana kulmiyee idim alle scw allaahu calam bisawaab
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Shukran wll qaaliya Baarakallahu fiik
@foosiyafarah8284
@foosiyafarah8284 3 жыл бұрын
Jisakalu khayr
@umaamina1885
@umaamina1885 3 жыл бұрын
masha allaah illaahey ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo wax badan kaa faaiidnay
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aaamiin yaa allah shukran wll qaaliya
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834 3 жыл бұрын
Maansha allaah fu.aad ilaahay haku barakeeyo wllo
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 3 жыл бұрын
Wllhi malaikta waa jeclahay waa nuur waana jeclahay qidooyinkooda allow malaikta ila kulansii janadada firdows yaa rabi
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@maxamedabdiqadiraamiin5194
@maxamedabdiqadiraamiin5194 11 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin dhammaanteen kuligayna waa jecelnahay ❤❤❤❤❤😊😊
@maxamedabdiqadiraamiin5194
@maxamedabdiqadiraamiin5194 11 ай бұрын
​@@fuadamindaudwll noosoo badi m.a allah qayr hakusiiyo😊❤❤❤❤❤
@quruxdumarchannel
@quruxdumarchannel 3 жыл бұрын
Mashlh allaha ku xifdiyo wallky horumar wacan kuu rajeeynaa
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Mahadsanid walasheyda Baarakallahu fiiki
@sharifamacalin5765
@sharifamacalin5765 3 жыл бұрын
M.a ilaahay haku barakeeyo qiso mcn weeye
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Shukran wll qaaliya
@aminaabdullahi9061
@aminaabdullahi9061 3 жыл бұрын
Walaal alaha ajar kaa siiyo iyo xasanaad anaga kuwii kafaa iideysto alaha nagadhigo
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Walalkeey qlliii mansha allh Shu graan alah nagu arsuqo janada imtixanka adunkan alha no fududeyo amiiiiiiin amiiiiiiin
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@Waacidka.1
@Waacidka.1 3 жыл бұрын
Wllo fuad whatspka +252634727349 waxbaan kaag baahny wllo alle haku sharfo
@tikatanga5432
@tikatanga5432 3 жыл бұрын
Maasha allaah alle hakaaa ajar iyo xasanaad siyo
@brawdwachick
@brawdwachick 3 жыл бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu Alle haku barakeeyo
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mashaallah sheikheena mar walbo noo soo badi muxaadarooyinka malaaigta iyo anbiyada ilaahey. Channelkaan waa channelka aan wax badan ka faaide.
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey I.a waa diyaar
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud adaa mudan walaal
@caliiaxmad3171
@caliiaxmad3171 Жыл бұрын
Asc
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
@@fuadamindaud Rabih hakusiyo waxad jecashahay aduun iyo akhirabah fuad amiin Amiin yah akhih muslin
@hggjhhivv2742
@hggjhhivv2742 3 жыл бұрын
ASC walaal kheer Alaha ku siiyo JisaakaAlaah kheer shiikh
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Wcs aamiin yaa allah Shukran wll qaaliya
@minaahmed6474
@minaahmed6474 3 жыл бұрын
Masha allh sheekh ilaah haku barakeyo walal
@salaxabuukar3615
@salaxabuukar3615 Ай бұрын
Masha Allha Allha msha Allha masha Alllha ❤❤❤is ❤❤and
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
So much thanks FA channel.
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
U welcome bro
@ibrahmoh9493
@ibrahmoh9493 3 жыл бұрын
Khayr badan Allah ha ku siiyo.
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 6 ай бұрын
Allahu akbar kabiiraa wal xamdullillaahi kathiiraa wa subxaannallaahi bukratan wa asiilaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤illow noo dembi dhaaf yaa rabi 😢😢😢
@marwanshukri1754
@marwanshukri1754 7 ай бұрын
Masha allah jasaka lahu qayr
@yuusufmacalinducaysane4349
@yuusufmacalinducaysane4349 2 жыл бұрын
Sawirada iskadhaaf aad kumetelee malaainta ALLAH
@user-wu1ig3cd6k
@user-wu1ig3cd6k 11 ай бұрын
الله اكبر كبير الرحمن الرحيم سبحان الله القدر القليل يشاء السموات والرص
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 3 жыл бұрын
Malakul mikaail israafil dhamaan malaikta alle swt waa jeclahay
@baasheaxmedxaashi6596
@baasheaxmedxaashi6596 Жыл бұрын
Maansha alah Wlo qali ale hakuubarakaayo
@hanimaxamed1637
@hanimaxamed1637 2 жыл бұрын
Mansha alaah
@iqracadceed5959
@iqracadceed5959 3 жыл бұрын
Noo soo badi video yaashan oo kle oo diinta ah
@aftmustapha2394
@aftmustapha2394 3 жыл бұрын
MnshaAllh walal Allha kaawal mariyo wax tarka iyo faidhada aad noheyso jazakaAllah 🥰👏👏💥💯
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah Mahadsanid wll qaaliya
@aftmustapha2394
@aftmustapha2394 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud wlh blh tlh hada kahor manan maqliin xalay video gaad sogalisay oo aha qof walbo inu leyahy jiin asga lagu imtixamay wan maqlay lkn safican uman mahansanen sidan xalay ufahmay mhdsaniid sxb qalii horay usoco nosobadii video yadaa inshaAllh 💯👏👏
@musababdi6618
@musababdi6618 3 жыл бұрын
sxbpow qisadada wa qisadeyda Allah haku barakeyo 💛
@sheikhmoxamuud3659
@sheikhmoxamuud3659 2 жыл бұрын
Mashallah
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 3 жыл бұрын
very interesting topic thanx guys
@amiiramaxamedamiiramaxamed587
@amiiramaxamedamiiramaxamed587 3 жыл бұрын
Fiidiyooyaashamalaaigtanoosoobadi
@amiiramaxamedamiiramaxamed587
@amiiramaxamedamiiramaxamed587 3 жыл бұрын
HANAGASOODAAHININWALAL
@mustafamnj4827
@mustafamnj4827 3 жыл бұрын
Wll alha kaa jasaayi siiyo💚
@sadaamlucky1810
@sadaamlucky1810 3 жыл бұрын
Xifdullaha shekh
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah dhammaantenaba
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@faysalmohamoud9566
@faysalmohamoud9566 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ismahaancabdullahi5099
@ismahaancabdullahi5099 3 жыл бұрын
Habeenki le dhelmiiy rasuulka scw alemicrja sidrtih muntaha jibrile ma garin wa uka hara nagbi aya usareey inta ilehy abuuray scw
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Waa runtaa wll m.a
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 6 ай бұрын
Jazzakallaahu qeyran
@Nafiso20
@Nafiso20 8 ай бұрын
Mansha Allah 🥰🥰🥰
@farxiyojamac1250
@farxiyojamac1250 3 жыл бұрын
🇳🇫 dalkaan dalkee waaye saxiib🇳🇫🇳🇫🇳🇫
@user-wo2pn5nh9q
@user-wo2pn5nh9q 4 ай бұрын
Allahu akbar
@fahmi1435
@fahmi1435 2 жыл бұрын
Mazha allah
@cabdulraxman9642
@cabdulraxman9642 3 жыл бұрын
Asc sheikh masha allah wlhi waa no faideyse illahay cilmigada hakubarakeyo Aqhiro nah Allah ajir kabadan hakasiyo wll waxaa jecelnahay inaad nosobathiso
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Wcs aamiin wllkey mahadsanid waa diyaar i.a
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Asc walalkey jiza kalah qeyr horey u soco wcs
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Wcs wll qaaliya shukran
@ebyanchannel8481
@ebyanchannel8481 3 жыл бұрын
first comment mansha alaah topic very interesting ah
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Mahadsanid walashey Baarakallahu fiiki
@khadijamuxamad4904
@khadijamuxamad4904 3 жыл бұрын
Asc
@musababdi6618
@musababdi6618 3 жыл бұрын
sxbpow aniga waisgaogtahai ina suala badan yahay alle xagisa xesaha dambi aduwen meykatahai waidiga ruha kaliga sual kasto anubahdo waadiga ruha kaliga anwedisto sual kalena wankuwedirawo balse inakudaliyo ayan didaya ☀
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Dhib maleh sxbkey muscab waad i weydiin kartaa i.a waan kaaga jawabayaa
@nasraaden8441
@nasraaden8441 3 жыл бұрын
ASC my sweet brother Fuad Amin Daoud🌷🌷thank you all ur beautiful history💕💕💕Masha Allah tabarak Allah👍👍I ask my Allah to bless you and protect all evil 🦹‍♀️ in world 🌎 and reward you he Jano🌹🌹🌹🌹Allah huma Aamii Aamii Yaa Rabii♥️♥️♥️ have a beautiful Friday In shaa Allah 😍😍😍
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Wcs wll qaaliya Aamiin yaa allah dhammaanteenaba Baarakallahu fiiki
@imaancali915
@imaancali915 2 жыл бұрын
Fjqgjjjdjjjj
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 5 ай бұрын
Mashallah fuad allaha kubarakeyo❤
@fuadamindaud
@fuadamindaud 5 ай бұрын
Aamiin yaa Allah shukran wll qaaliya
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 6 ай бұрын
❤❤
@star-ld2ys
@star-ld2ys 3 жыл бұрын
Walal sitratul muntaha inoogu sheekeey please
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Walashey channelka kale ayaan ooga sheekeeyey linkigaan raac si aad ooga faaideysato i.a kzbin.info/www/bejne/oYjYqKSNi7mJn9E
@aaminayusfa5384
@aaminayusfa5384 Жыл бұрын
Aamin
@layloxuseenmaxamed6526
@layloxuseenmaxamed6526 2 жыл бұрын
M.shallh SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@xasanxasan2627
@xasanxasan2627 3 жыл бұрын
💝💝💝💝💝
@hodanyusuf1745
@hodanyusuf1745 3 жыл бұрын
Sidratul muntaha walaal samada miyey ku taal suratul an najm aayada 14 aa lagu sheegee ma inoo fasir kartaa
@fuadamindaud
@fuadamindaud 3 жыл бұрын
Haa wall waa geed ku gaala todobada samo ka kor I.a muuqal ayan ka soo diyaarin doonaa
@hodanyusuf1745
@hodanyusuf1745 3 жыл бұрын
@@fuadamindaud shukran jazakallaahu qaiyr
@sumayaxaaji5379
@sumayaxaaji5379 2 жыл бұрын
😶🥺
@AbdinasirAbdi-pn4kj
@AbdinasirAbdi-pn4kj 4 ай бұрын
❤😂
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 55 МЛН
Su'aalo halxiraale oo maskaxda kaa wareerin doona.
10:11
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 120 М.
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Tarbiyadda Caruurta
Рет қаралды 34 М.
How Magicians Cast Spells
15:30
Islamic Guidance
Рет қаралды 70 М.
SUBXABALAH: HOOYO SOMALIYED OO LAGA HOR ISTAAGAY IN MAXKAMADA CAAWISO
21:51
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 79 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2 МЛН