Naag nool walee waan ahay saa qurbaha aan caruur ku qorsadaa anoo aabe iyo hooyo u ah ilaahey ha ii soo dhaweeyo jeexeyga kale alx hooyo dadaaleeso in aan noqdo ayaan rajeenaa❤
@Ayaano19934 ай бұрын
Hamdi dhanka cunada karinta waa lagag ficianyahay decor ka ayaa ku fiicanyahay masha Allah lakin cunada aad kariso mid la qaato malaha suugo sac decorkaa inuu wad dada qof meel ayuu ku fiicanyahay
@saafiabdalla94484 ай бұрын
Maasha Allaah kaamila adiga ayey ku shabahdaa warsame waa aabihiis Allaha idin xafido ❤
@dekamohamed51024 ай бұрын
Naag nooley teaam orginalka 3 sano ban ka mid ahay maba dhaafo video ❤tabarakallah walal 😊
@Mariamabdillahiwaiss4 ай бұрын
Masha alh wllo xamdi alha ku siyadiyo kartidada
@LeyloMohamed-i2u4 ай бұрын
Kamilo qurux gabadheeyda ayee u egtahay ❤❤❤
@yuuuuga14 ай бұрын
@@LeyloMohamed-i2u mashlaaah 🥰🥰
@munagaraad94154 ай бұрын
Kaamilo wexee uegtahay somalidii hore allha xafidee
@ashaomar67194 ай бұрын
Abaayo there're plants oo qolka jiifka la dhigan karo waxaa ka mid ah snake plant lavander plant aloe vera spider plant iyo kuwa kale oo badan.❤❤❤
@HawamohamedAbdi-ur1yp4 ай бұрын
waxn ahay 17 jir video gagana ima dhaafo hapo aad ayan ku jeclahay malintan ku daawan ani dhan caajis guulayso hapo hana naga maqnan❤👍💋
@yuuuuga14 ай бұрын
@@HawamohamedAbdi-ur1yp habo mcn guul ayaan ku rajeyna guleyso 🥰🥰🥰🥰✌️
@SamiiraAbdi-u6c3 ай бұрын
Masha Allah 💕 💕 💕
@maryamabdallah39044 ай бұрын
Maasha alaah habbo sida aad iskugu dar daray soo qor insha alaah guuuuul baan kuu rajeyn asc
@lavieestbelle-neutre34314 ай бұрын
Masha"Allah Abaayo Hamdi🎉❤🎉
@fahemaomer60084 ай бұрын
Inta adaan ubaxa ku ridin biyaha ka jar geedka hoosta si aw biyaha u cabo aw kugu raago Inshallah inaad i fhntaan rajaynayaa
@yuuuuga14 ай бұрын
@@fahemaomer6008 wxaa sameyay Dukanka kaso gaday
@Elhamaliapdillahi-r5p4 ай бұрын
Asc qlbi allahuma barik wn ku haysna no so bdi hn
@Inasuldan12354 ай бұрын
Jadwalka dheer waan ku haystaa mnsha Allah
@yuuuuga14 ай бұрын
@@Inasuldan1235 🥰🥰🥰
@laila80914 ай бұрын
Masha Allah love your routine sis may Allah bless your family amin
@IfrahAbdullahi-g3c3 ай бұрын
Naag hg ceyr habarji cabdullaxasan reer diinin ahay ayad utahay diracnimada masha Allah 😂❤❤❤
@amalabdi19614 ай бұрын
Mansha allaa dhamestiran hamda
@abdihaylehaji-f2m4 ай бұрын
xamdiyey malintan kubartey ban nag nol noqdey ilhy haku barakeyo wll🤴🏻♥️
@maryamabdallah39044 ай бұрын
Maasha alaah marwa guri ilaah ha barakeeyo Aaamiin yaarabi asc
@zahraabdi53394 ай бұрын
Quruxey waan ku wataa ❤
@Ayaancalichannel4 ай бұрын
Masha Allah abayo horay usco ❤❤❤❤❤❤
@laylamohamed11442 ай бұрын
Fruit bil gaaraya waligay man arag see wax dhahdaa
@SakariyeFarhanMahamed4 ай бұрын
yaaaa iga cawiya KZbin rabaaaaye isooo jawaaaba
@barlinyusuf88034 ай бұрын
Masha alah habo nolow❤❤❤❤
@AminoXaashi4 ай бұрын
Kamila yar soo barbar habo mcn
@umuaxmed54024 ай бұрын
M.sha alah aniga routine kaaga waxanba kahelay suu ubadanyhy vidow macqquula oo xoga socanayo m.sha alah alle nagamakaqado qalnjo
@ladanmuhumed13674 ай бұрын
Kalyo adhi iyo beer cun low ironka Hadii waa cunaaa Full buu ii noqdah...Sabiibka Ka Cun isna...Soo tijaabi Full iron kuu noqon wlhi😊
@Teamceyda-f7q4 ай бұрын
Mansha allah abaayo walalayal isoo booqda channel 🙏 ❤❤❤
@EsmahanIsmail4 ай бұрын
Mchllh tabaraka rahman❤❤❤❤
@zahraabdi53394 ай бұрын
Abaayo filimka familka iga daba gee mahadsanid yacni caruurta maa doorto mise waa la isla dooraa❤
@dekosharaf68234 ай бұрын
Marwaxoy wan kusalamay qali marka xigta wa marki igu horeyse an hoyada ado sohadalqadayo an maqlayo 1sano an kugu xiranahay waxan ka maqlay abahay ano calosha kujirau dhintay markasan isiri gabadha hoyada walagaso watay miyaa marku ninkeda dhintay nasiya ilmahena layri o sas iney kukal irdhobeyn o waqti badan aysan islaqadan aya dhicikrta sasan isiri marmar. Salaan sare naag nool bd thy anyway intn armhga soglyna raliknqo inn kubrto ln rbto iln sxbta bn ahy hwda klasxbye❤
@ashaomar67194 ай бұрын
Aduunka cake diyaarsa aan u nebcahay cusbo aa iga soo dhedhento.
@Cayuuniyahye-ez7gn4 ай бұрын
Abyo dhaqalaha norway ka so hadal adigoo mahadsan
@habonofficial85314 ай бұрын
Hamdiyey veidogan ma firsan markad san uso galisay like kula cararay hada anigo isdhahayo hamdi aya ila shaqeyneyso ayay barti igu dhahday wan ku imana kulaha nafteydi biri shiido veidoga abaayo hoormar qeer qabo alaha ku gar siyo
@yuuuuga14 ай бұрын
@@habonofficial8531 Mahad sanid qalbi
@Samsam-f4b4 ай бұрын
I was waiting for you xamdi❤❤❤❤❤
@Dheymon4 ай бұрын
Ala ani saa routine kaaga ujeclahay lee ❤😂
@xafsaahmed22854 ай бұрын
Anigu lafi horaan ahay
@manoqaali4 ай бұрын
abayo hamda waxan ahay gbr dhalin yaro ah o meel ku godoonsan xanunsan waxna heysan abayo waxaa awoodo ma igu caawin kartaaa abayo
@reerkadahormariumumm52393 ай бұрын
Kamila dhadhamis ku bilaawday kkkkkk
@suadyork91514 ай бұрын
It is very expensive life in Norway
@SulekhaXaaji-jn3gl4 ай бұрын
Mansha allah
@zahraabdi53394 ай бұрын
Saas waaye caruurta waa opdate hhhhh
@SaadaAtteyeh4 ай бұрын
Mashallh mashallh ❤❤
@Hamdanawale2 ай бұрын
Wlashy shaxshaxley xamdi biln
@NadaroWarsame-k4d4 ай бұрын
Teacher
@KhadroMahamoud4 ай бұрын
MashaAllah
@maryanali46874 ай бұрын
Hamda❤
@BulshaleMunira4 ай бұрын
Mansha allah tabarakalah abyo hamdaay wan kula socdaa ogow dhiragiliso
@yuuuuga14 ай бұрын
@@BulshaleMunira Mahad sanid qalbi
@samirahassan20234 ай бұрын
Abaayo Norwey miyaad dagan tahay mise Sweden? ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@yuuuuga14 ай бұрын
@@samirahassan2023 norwey mcnto
@Umonan4 ай бұрын
Xamdi sodohda wadanka miyay kula degan thy
@yuuuuga14 ай бұрын
@@Umonan haaa
@rahmaabdi26894 ай бұрын
Quruxey wad kicisay walahi anigu dalan ban ku dawada video u horey. Routine ka hada markasto layz daremo wan ku xasusutay markasa kaca