ROUTINKEYGA KEE KA HESHAN GABDHO. 1 . Kan Subax. 2. kan haben . 3 kan duhurki ama qada. Waa i muhiim fikirkada. Maxan ku soo dara. ROUTIN Guri Qurux. Naftada iyo organiserin ama kala habenta Guriga ❤
@AsiaGeedi3 ай бұрын
Subx qean xmdi inkstoo aan jikada ka dharagnay hhhh
@yuuuuga13 ай бұрын
@@AsiaGeediHaye qaali ❤❤
@sagalmohamuud15843 ай бұрын
Hbo subx ilaa habeen hdd awoodo io carfinta guriga io wxyaabaha lagu crfiyo nooga faaiidee me 19 years old hddana I love Inn habeesto qolkeyga iliked routine kaagana txn allahuma baarik ❤
@yuuuuga13 ай бұрын
@@sagalmohamuud1584Haye habo mcn
@11naa443 ай бұрын
HowL walba oo la qabanayo wxa ficn waqti ina u qabatid sida nus sac ama sacad hadey dhaafto jooji xita hadan howsha dhameyn waayo shaqada guriga ma dhamaato malinkii boqol wx lama qabto adiga un ba ku daali dona
@CabdulahiCalas3 ай бұрын
gabar reer leh bahay facbooga njma igu qorana lkn mgaca abahay ba ku qoran hada wax iga badalay ma ogi wlh quruxey qof sharaf leh batahay janalkaga sa ubartay wax badan ba kabartay gbr runta jecel batahay allaha ku xifdiyo adi iyo ilmahaga io fmlkaga❤❤❤❤
@ayaanyuusuf45053 ай бұрын
Habo habeen subax duhur waxaba waan rabnaa dhiirigalinta sooraaci Habo xaajigii ma safar buu ku maqanyahay ❤
@yasminmaow47473 ай бұрын
MAASHAA ALLAAh MAASHAA ALLAAh MARWAXO ALLAH ha ku xifdiyo GAARI GAARI SHASHAY AA TAHAY KUSOCO
@umaramadaanchannel38713 ай бұрын
Masha Allah qali quruxey Farid bad tahay ❤🎉
@istahilhasan91093 ай бұрын
Xamdiyey maguursan lakiin hooyo nimada ayaad ijeclesay ala maxan wax kabartay cimree iyo cafimad ayaan ku rajaynayaa wll qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumomohamedabdi49593 ай бұрын
Wuuuuw wuu soodhacay qayladaadan ku haysta wlhi xamday routine ku xiligu yahay waxaa noga muhimsan adiga faridnimadada marka xiligi kuu fudud nooso duur xbbti ❤❤❤❤❤
@ShukriyaBbb3 ай бұрын
Thanks Boqorada eydii ❤ Allaha ku xafldo ❤❤
@Ayaancalichannel3 ай бұрын
Masha Allah abayo mahsnid ❤❤❤❤❤❤
@NishadHirsi3 ай бұрын
Abyo ani kuligod wan jecelahay Routinkeyga naadada mash Allah kahadal maleh❤❤❤❤❤
@ilhanmohammed95693 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister, may Allah bless you and your family. Beautiful route Masha Allah 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
Ani routinka subixi aa ku hesta midka habenkina nogu so dr qlbi love you uuumac mom 👩 ❤
@safacarab21163 ай бұрын
Xamdi abyo aad u mahadsntahay wlhi xili hore wax so dagsaday Training logu talagalay dadka qaliinka Ku dhalay alx waxbadan ka faidey murqo xanun cajis hurdo xumo wa is deynay shukran waxtahy dhirigaliso
@yuuuuga13 ай бұрын
@@safacarab2116 guleyso. qalbi 🥰🥰🥰
@bidhanchannel3 ай бұрын
Masha allah xamdi qurux aniga routine kuwalbo aso dhigtid waku heesta walahi geleyso qof lagu deydo watahay Masha allah ❤❤❤
@bintialichannel37703 ай бұрын
Masha Allah gabar nool abayo
@Sittie-u9q3 ай бұрын
Xamdiyey wan kusalamay alpi chanalkan Allah hanodayo oo hanobarakeyo❤
@MunaApdilaahi3 ай бұрын
Dhirigalin kusodar habo Rotinka subax ban rabna dhiriigalina kuso dar Thank you habo❤🎉
Gabi hadan hoyooyin nahy waa rabnaaa hoyooyinkaaaa hlkn imaada😊 one love
@NishadHirsi3 ай бұрын
Mashaallah abyo
@dahaboosman12283 ай бұрын
Manshaallah jumca wanagsan 🎉❤🎉
@11naa443 ай бұрын
MashAllah 🎉🎉
@nasramohamed59043 ай бұрын
Allaha ku barakeeyo Hamdiyey waa runtaa abaayo waxaan nahay Somalida dumarka ugu ad adag aduunka abaayo. Allaha na barakeeyo kartideenana Allaha nasiiyo kalsooni aan ku ogaano. JizakaAllah kheyr abaayo Allaha ku barakeeyo adiga iyo awlaadaadaba.
@LaylaOmar-k1k3 ай бұрын
Mashallah ❤❤
@nimco93053 ай бұрын
Hamdi abayo jzk. No so duub wixi ad awodo.
@MaariyaAxmedmaxamed3 ай бұрын
Xamdi inadha kuus kuus qurux badan gaari dumar habo waa kusalaamay❤❤😂 Hooyadeey ayaa habar aji ah❤
@LaylaOmar-k1k3 ай бұрын
Salaam morning routine
@halimoAli-y7v3 ай бұрын
Hamdiy nin kaga kulamanolo maia wll😊
@Zamzamali-dn3dt3 ай бұрын
Mashaalaah
@sahraali25132 ай бұрын
Waxad wll no so sameesa routine dhameystiran aroorti xiliga aad wax akhrisatid iyo saad u mareysid waqtigaaga hooyo 4 caruura leh ban ahah shaqaalo iyo ardaydna ah Mahdsanid
Dhirigalin noogu soo yara qusi camal noogu soo dar Mahadsanid wll
@ayaanyuusuf45053 ай бұрын
Fariid ❤❤❤😂😂
@nimoabdi25633 ай бұрын
Guri qurxinta
@lavieestbelle-neutre34313 ай бұрын
❤️بسم الله الرحمن الرحيم❤️اَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَـكَ صَدۡرَكَۙ🤲وَوَضَعۡنَاعَنۡكَ وِزۡرَكَۙ🤲الَّذِىۡۤ اَنۡقَضَ ظَهۡرَكَۙ🤲وَرَفَعۡنَا لَـكَ ذِكۡرَكَؕ🤲فَاِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرً🤲اِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرًا ؕ🤲فَاِذَا فَرَغۡتَ فَانۡصَبۡۙ🤲وَاِلٰى رَبِّكَ فَارْغَبْ🤲صدق الله العظيم🤲🤲🤲🤲🤲
@lavieestbelle-neutre34313 ай бұрын
Allaha Kuu Fududeeyo Hamigaada Macaanto 🎉🤲
@Elhamaliapdillahi-r5p3 ай бұрын
Routine nights hn qli insha allh
@XafsoMaxamed-o3r3 ай бұрын
Abyo xamda aniga trianing ma samayn xaamilo ayan ahay. Routinkaga waan ka wada helaa aniga lkn mid jadwalka manta oo dhan noga soo inta fasaxa leedahay. Waan ogahay didada ma samayn kari isku meelna ma jogno lkn ugu yaran in aan wax ka faaido ayan ra aa
@aminogarad29743 ай бұрын
Sidan u sugo Routine kaga Ina ader ❤ waan ku farxa marka soo dhigto muqaalkaga kuwa ilaawo geerida haku ilowday 😢
@yuuuuga13 ай бұрын
Mahad sanid qalbi ❤❤
@samiahussein18153 ай бұрын
❤
@AyaanAbdikadir-xg9to3 ай бұрын
Horta xamdi nin dheere mee baryahan lama arage😊
@Zamzamali-dn3dt3 ай бұрын
Fariid
@Niyaaz-sd7sq3 ай бұрын
Aniga subaxi jclhy
@MaariyaAxmedmaxamed3 ай бұрын
Fariida😂
@AmalIbrahim-hg9sq3 ай бұрын
Hamdiye waxa ku weydiiye Diet masameenkaraa ano cuntadeyda caadigaa cunaayo lakin iska yareenayo .
@yuuuuga13 ай бұрын
@@AmalIbrahim-hg9sq haaa habenki lee xili hore wax cun
@@haniaden2700Walaal aqliga waa wax qafka laga dhiso. Waa sax ilaahey dadka wax fahanka waa u kala fududeeye, laakiin qafne aqli lama dhalanin, waa wax la baro ama dadkoo ku dhax koray ka bartay iyo meesho ku noolyahay. Aqliga waa waxa dad badan is dhaafsiiye. Qafka marka wax la baro, wax walbo loo sharaxo, waqdi badan la galiyo, meelo badan wax laga tuso, loo tusaaleyo yacni maskaxdiisa iyo aqligiisa weey koraayaan. Sababta aan school u aadno waxne u barano waa inaa aqli yeelano wax fahankane noo balaarto. (Tusaala yar aan ku siina, markaadan aqoonin baabur magaciisa oo lagu dhaho baaburkaan tesla aa la dhahaa, waxaa laga yaaba baaburkaas inaa mar walbo arki jirtay, laakiin waligaa ee indhahaada qaban jirin, maalinta magaciisa laguu sheegayne baaburkaas meel walbo ku arkeesid. Marka qafka hatuu aqoon leheen aqligiisa intoo yaqaano oo ku koobayahay. ) Laakiin macaanto kulama yaabayo dad badan aa kula fikiraa, taasane keeneyso in ee ciyaalkeena aqliga laga korinin. Sababto ah waxaaba loo maleeya ineey la dhashteen ee wax walbo fahmayaan yaqaanan, taasne aqliga aan ka dhisneen aa noo keeneyso. Waana sababta aan xamdi ugu dhahay bal dadka wacya gali in ee caruurta aqliga ka dhisaan. Hataan wax aad dhibsato ku dhahayne cafis xabibti.
@kafiaahmedaden37223 ай бұрын
Caruurteena kama caqli yara caruurta kale . Caqligana ilaahay ayaa bixiya xbiibti
@AmatuAllah23 ай бұрын
Alaabaha guriga lagu carfiyo kuso dar marka so socda xamdiyey na tus
@leylaahmed89673 ай бұрын
Sawirka maagta qaawan iska daa si danbi kaga so garin adigane xalaal ad u qudatid