FULL : Waraysiga Sheekh Cabdiraxmaan Dheere iyo Maxamed Ducaale

  Рет қаралды 13,612

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@ibaroaniga1062
@ibaroaniga1062 2 жыл бұрын
Ballantii waad ka baxdeen 2 jeerba . 1:Ballantii hore ee sheikhu sheegay. 2:Videoga dhexdiisa sheikhu wuxu yidhi inta hablaha uun siidaa
@mubarikmohamoudabokor7727
@mubarikmohamoudabokor7727 2 жыл бұрын
Horyaal tv sidan maan moodaynin Sumcad xumo ayuunbuu kadhaxly arrinkan sheekhana wxba isaga yeelimayso wxaan leenahy alle ha kuxifdiyo oo haku karaameeyo we have much respect for u.
@mohamedamiin7786
@mohamedamiin7786 2 жыл бұрын
Waa gaf iyo meel ka dhac inaad qofka karaamadiisa meel uga dhacdaan wuxuu idin yidhi ha baahinina waanad isku fahanteen waanad baahisaan Raali galin siiya sheikha
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 2 жыл бұрын
Waa khiyaano, marka aad wariyaha wax isku ogtihiin, ee uu su'aalo kugu shirqoolo, taa iga daa, iyo feedhba waad isku raacin. Bal eega Sheekhii Dhiiqaad faraha U gali seen 😆🤣😂
@jumhuur
@jumhuur 2 жыл бұрын
wariye yar oo aan aqoon badan u lahayn saxaafada ayaad tahay akhalaaq wanaagsan iyo wax lagugu qiimeeyo midna ma lihid waayo waxyaabaha aad samaynayso qof qiimo leh ma sameeyo horta waa marka koowaade waxaa kaa muuqaata munaafaq nimo waayo waxad ku balanteen sheekh waad ka baxday waa marka labaade muuqaalka sheekh waxaa ka muuqata inaad kalifteen hadana markasaad tidhaahdeen wuu ka baxsaday sualaahii been ayaad sheegteen akhlaaq iyo dhaqan iyo dad nimo midna malihidin sheekhana waxba ka dhimi mayso intaas
@cabdilaahi2378
@cabdilaahi2378 2 жыл бұрын
Waxad moodaa inkanyari doonayo kaliya inuu sheekha ceeb u raadiyo, waana wax fool xun . Haduu madaxweynaha safar u raaco maxaa ku jira. Mida kale sheekhu miyuu xukumi karaa dhul aanu kawarhaynin cid leh iyo sidey xaqiiqdu tahay. Ka wariyuhu sheekha ballantii uu uga baxay. Wariyooow Allahka cabso.
@nuurayanlenuurayanle8692
@nuurayanlenuurayanle8692 2 жыл бұрын
Shekha wadku ciyarteen xoloxlo dhalay batihin
@mascuudaxmed3037
@mascuudaxmed3037 2 жыл бұрын
Tv ga horyaal tv waxaan ka codsanayaa si sharaf iyo xurmo ku jirto inay uga saaraan intaan dad badani faafin oo aydiin danbi intaa ka badan usoo jiidan.waxanna dadku wey idiku nici wallaahi.wallaahay hadaad ka saari waydaan si xun baa laydiin habaari anagiyo dadkaba.walaal ka xalaal miirta oo xasuusta maalin qof waliba qaawan yahay baahina uqabo inuu helo wanaag.ducana qaata
@ameenshmohamoud322
@ameenshmohamoud322 2 жыл бұрын
Calaamadaha munaafiqiinta ayey ka mid tahay in aad balanta ka baxdo subxana Allah
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 2 жыл бұрын
Sheekhu munaafaq maaha ee ka xishood wllo
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 wll sheikha kama waddo sidaan ufahmay waxay kawadaa wariyaha
@ameenshmohamoud322
@ameenshmohamoud322 2 жыл бұрын
Wll sheekha mn jedinba wriyaha ayaa blntu shegyo ka bxy oo wx anaay isku ogayn wydinaya shikha
@moparek1
@moparek1 2 жыл бұрын
Wariyaha waraysiga ka qaadaya shiikha waa bila akhlaaq iyo dhaqan, hab saxaafaded iyo tu aqooned umuuso marin shiikha... Ta kale is waydiinta mudan Waraysigiinu ma imtixaanka qaadid buu ahaa mise shiikha hadal ka raadinayseen, Wax umuda anfacaya usoo duuba hadii kale meesha iska xidha, camal iyo xirfad midna kuma ahaysaanee.
@sayloncutie2171
@sayloncutie2171 2 жыл бұрын
Sheekha hore magaciisa uma maqal. Laakiin codsiga waad kaga baxdeen, inta wacdiga hablaha siidaaya buu idin yidhi.
@abdiazizomar1832
@abdiazizomar1832 2 жыл бұрын
Waraysigaasi waa waraysi uu kaayari faji kuwadag sheekha waliba cid uunbaa ka danbaysa lkn allah ayaa arkya sheelha sir maqabe alla u sahana
@xamsemaxamuud3504
@xamsemaxamuud3504 2 жыл бұрын
Anshixii warbaahinta ayaad meel kaga dhacdeen waraysigii ay isku ogaayeen wax aan ahayn ayuu ku dhex daray waana Ballan darro diintu inoo diiday e dhaqan xumo shirqool ah. Sheekha Cafis waydiista
@nadiramohamed8542
@nadiramohamed8542 2 жыл бұрын
Wale ianankn wareya ilaahay haka duwa inkaarta sheekh si fool xunbu wax u weydiiyaaa ...alle umadeen xaqa ha tuso
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Sheekhow Illaahay haku xafido,.cayayaanka mar danbe ha u iman.
@Ahmedsahay
@Ahmedsahay 2 жыл бұрын
Xitaa ma istaahishaan inaad youtube channel sheegataan TV iskaba daa, qayamka saxaafadda soo barta.
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 2 жыл бұрын
Weriye bilaaa asluub ah oo xishood iyo dhaqan toona ka muuqan, sida xabaglayaasha oo kale maaha in weriye u hadlo isagoo television dhan ka socda, sidaa laguma gaadho guul if iyo guul aakhiraba, qof dambe oo sharafleh insha allah noocaagaas oo kale soo hor fadhiisan maayo.
@rashiidsaleban2559
@rashiidsaleban2559 2 жыл бұрын
Qaab akhlaaqaysan iyo qaab aaxafeed umaad warsan shiikha, Aaad iyo aad ayaan u dhaleecaynayaa dadka aqoonta saxaafadda lahayn, laysaga solo dhiibay microphoneka ee aaan kala garanayn wxiii qofka xaq ugu leedahay shacab ah..... Fardeexad warka baadhe uun dheh.
@abdallemahamed6807
@abdallemahamed6807 2 жыл бұрын
Ilaahay ka baqoo ixtiraama culimada sidani waa ixtiraam la aan balanta aad shekha uga baxdayna waa mid Alle kaa xisaabin doono runtii waan naxay wllahi
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll waan kaxumahay in reer soomaliland sidaa ukala dhaqanto culimadii
@abdallemahamed6807
@abdallemahamed6807 2 жыл бұрын
@@abdirisaqyusuf6839 waa runtaa Wll waa wax laga xumado
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
haa wll kankale ee soo jawaabay baan lasiiyaabay
@naasiriidaan364
@naasiriidaan364 2 жыл бұрын
Horrible TV weriyeyaasha tabobara Oo usheega sida dadka loo waraysto Iyo dadka ay waraysanayaan inay kala gartaan
@naasiriidaan364
@naasiriidaan364 2 жыл бұрын
Cafwan waxaan ujeeday (horyaal)
@ismaaciilfaysal8405
@ismaaciilfaysal8405 2 жыл бұрын
Maanzha allaha sheekh cabdiraxmaan dheere ilaahey haku xifdiyo
@dr.abdikarimwaber8072
@dr.abdikarimwaber8072 2 жыл бұрын
Asc.Shiikhu waa ka cudurdaartay waraysigaass…qiyamka iyo akhlada, toosan dhawraa…
@abokorsaadiq499
@abokorsaadiq499 2 жыл бұрын
kani sheekh maahe wax kale haysaa
@xirsimaxamed2809
@xirsimaxamed2809 2 жыл бұрын
@@abokorsaadiq499 cidi waxba kaama waydiinayso shiikhniadiisa
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
@@abokorsaadiq499 fiiri wll sheikha waxan kafaaidnaa aayad qur'aana ama xadith annagoo joogna jarmalka lkn adi fist waxan kaa maqalay caay iyo afxumo !
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed Жыл бұрын
Waa edeb daro hadyo jeer cida culimada dacnida ama dhaleecaysa waa dadaka dhaqanka xun dhaqankana in layska wnjiyo waa muhim jidan
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 2 жыл бұрын
Inaad sii daysaan maaha hadiiba uu ku yidhi shioku hasii daynin mxaad u sii dayseeen ceebayn miyaaa???
@axmedxikma6376
@axmedxikma6376 2 жыл бұрын
habdhaqankiinu ma wanaaagsaba wada xuna waad haysaan in laydinku bartay ayay noqonaysaa culimada karaamadoodana alle haydinka duwo
@museali8972
@museali8972 2 жыл бұрын
WAAR ILAAHEY KA CABSADA OO SHEEKHA HA WEYDIIN WAXAAD VIDEO HALAGA BIXIYO
@abdulkhaliqaxmed1581
@abdulkhaliqaxmed1581 2 жыл бұрын
Horyaal tv , sumcadiinu wey liidataa .. waxaan xasuustaa muuqaalkii aad sii dayseen ee ku saabsanaa hablaha qayilaya .. waxaan xasuustaa doorashadii 31 ka may oo aad natiijooyin qaldan tabiseen . Tan aad maanta c.raxman ku sameyseenna waxey idiin galaysaa taariikhda xum insha allah .
@soomaalitube
@soomaalitube 2 жыл бұрын
Sheekh CabdulRaxmaan si fiican ayuu isaga difaacay su'aalaha uu rabay ninkaasi inuu u qariyo, laakiin waxa sheekha u fiicneyd inuu weriyaha laftiisa weydiiyo marka uu leeyahay (Dadku waxa ay yidhaahdaan sida iyo sidan ama dadka ku dhaliilaa waxa ay kugu eedeynayaan sidaaa...) sheekhu inuu weriyaha weydiiyo ayay ahayd waa kuwee dadka sidaa odhanayaa imaqashii iyaga oo leh? qofka yidhi ii sheeg? goorma ayay ahayd? kamuu jawaabeen wariyuhu, maxaa yeelay su'aalahaasi uu dadka ku rakibayaa, waa kuwo uu imika isagu sameynayo, oo isaga maskaxdiisa ka yimid !!! xaalad aaminaad-daro ayaa ina soo waajahday, oo aan la kala saari karin qofkii aaminka ahaa iyo kii wax u qarsoonaayeen, waxa muuqata in sheekhu inankaa wariyaha ah uu kalsooni ugu yimid markii hore, hadana waa kaa weydiiyay wax aanay isla ogeyn markii hore...
@cabdifataaxmohamed8328
@cabdifataaxmohamed8328 2 жыл бұрын
Illaahay ma jecla dadka akhlaaqda xun
@mabsud
@mabsud 2 жыл бұрын
Subscribtii waan kaala noqdey
@alishire2125
@alishire2125 2 жыл бұрын
Hilibka culimadu waa sun Waa waxaad ka faaiidaan
@Aljasiira4200
@Aljasiira4200 2 жыл бұрын
YOU PREACHED THE JOURNALIST RULES ######
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 2 жыл бұрын
Dislike 👎 bullshit press wax barta wax barta saxafada waa muhiim in ad aqoon ulahatan waxad ka shaqynaysaan waa iga tallo
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Жыл бұрын
Safarka barbera garanmayo wuxuu ahaa: lkn safarkaa haduu safar shar ah ahaa , waxay ahayd inuu wadaadku katawbadkeeno , hadduu safar wanaagsan ahaana cadeeyo.
@hindamohamed1877
@hindamohamed1877 2 жыл бұрын
Subxanallah culimada in laga xishoodo ayaa fiican lkn tv baahiyey ayaan la yaabay
@cabdirisaqxaji2690
@cabdirisaqxaji2690 2 жыл бұрын
Ogolaansho uma haysto siidaynta waraysigaas waa TV argagixiso ah
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 2 жыл бұрын
Akhlaaq xumo ayaad kuubka qaadeen shayaadiinyahay? Inta hablaha uu ugu nasteexaynaya uun siidaaya saw muuna idin odhan Maxaad ugu balan furteen????
@khalidali4780
@khalidali4780 2 жыл бұрын
Sheekha waad ku gafteen badaw ayad tihiin
@positive9921
@positive9921 2 жыл бұрын
Waa wariye aad u liita kani oo doqon ah, muxuu ahaa qofku kani wariyeba maaha
@ahmedadan735
@ahmedadan735 2 жыл бұрын
Oo shiikhu ma ogola inuu kahadlo iskuulka lagu shaagayay xumaanta
@Ibraahim2
@Ibraahim2 11 ай бұрын
Horyaal tv mid maaha sheikhu wuxu idinku yidhi waraysiga hablaha mise inta kale inta kale ha siidaynin maxamadaw. Wallahay meel bay iga taabatay (maxamadaw ha sii daynin). Maxamadaw diin xumo ayaa kugu soo baxday
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 жыл бұрын
Kan safari maaha waa lasoo adeegsaday TVga waxaan leeyahay masaasaad bulshada ugu adeegtaan see waxaan usoodayseen ceeb calayk culimadu waxay kujiraan booskii an iyada ee halagaxishoodo
@sheekhcabdiraxiim9758
@sheekhcabdiraxiim9758 2 жыл бұрын
Kaa wariyaha ah waxaan ugu bushaaraynayaa Cadho Alle iyo cudur aan dawo lahayn maadaama oo uu sheekha yoolbaadhay
@harris8132
@harris8132 2 жыл бұрын
Waar habaarka jooji adigu cadho Alle ma hayside. Sheekha suaalihii siyaasiyiinta la waydiin jiray ayuu waydiiyey isna si fiican buu isaga difaacay oo yidhi siyaasi ma ihi. Waxba meesha kuma jiraane caadi iska dhig. Suaaluhu Sheekha may qabanayn isna iga daa buu ku dhameeyey. Waxaad igu hayso ayaa dadka loogu bushaareeya jooji
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed Жыл бұрын
حفظك الله ورعاك يا شيخنا الفاضل
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 2 жыл бұрын
Dislike + report siiya
@liverpoolliverpool7877
@liverpoolliverpool7877 2 жыл бұрын
Shuyuukhda yaan la kadeedin 😂😂😂
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Sheekha iyo siyaasigah kala garta
@abdallapajero3845
@abdallapajero3845 2 жыл бұрын
War nimanyahoow isku xishooda, sharaftiina keliya bal ilaashada koley dadka xuquuqdooda ma dhowreysaanee
@inahooyoqaali5354
@inahooyoqaali5354 2 жыл бұрын
Kadaa maxamadoow Kadaa Sheekha kadaa hhhhhh
@Cwahab401
@Cwahab401 2 жыл бұрын
Horyaal tv waa mafrash tv
@nimcoxasan5190
@nimcoxasan5190 2 жыл бұрын
Sunaha khudbada loo jideeyay ka mid tahay in wixi taagan looga hadlo lagana waaniyo xumaanta wanaagana la faro
@suleimanmohamoudmohamed1570
@suleimanmohamoudmohamed1570 2 жыл бұрын
Waad kaga baxdeen balanta shiikha muaafaqiin ayaad tihiin runtii
@ameenshmohamoud322
@ameenshmohamoud322 2 жыл бұрын
Waar sheekha cadho kale ayuu u hayaa bal face expression ka wariyaha eega ciil bu fadhiyi kari layahaye
@xamsejamaxamsejama1091
@xamsejamaxamsejama1091 2 жыл бұрын
TV horyaal tv qudhuna
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 2 жыл бұрын
Sheekhu fulaysanaa sawkii reer samatarkii geeljirka ahaa sheegaynayey malaha waa warancadii ku dhex jirtay garanaya garanaayee,from hrg
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll sheikha afxumada kadhaaf
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
War alleh kaboq afka kajedi culimada
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Kani wariye daaqada kasoo galay weeye saxaafada maba garanayo xataa Ismuu idhon sheekha ixtiraam
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Wiilka wariyaa ah 1 wariye maaha 2 waxad moodaa inuu sheekha colaad uhayo 3 yaakuyidhi culimadu madaxweynaa maraacikarto war orod saxaafida soobaro hadaad jeceshay inaad wariye noqoto mm soomaali TV tababar uraadso maxamed ilg utag bisinkee yarka maxaa kasiya 🤔🤔
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Tvgan ha la xidho bal siduu ugu gefayo shiikhaas waar ninkan xaquu sheegaa absulutly waa in la xidho tvgan shiikhu xaq wuxuu u leeyahay inankan yar ee wejiga xun inuu daceeeyo oo xidho
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Sheekha
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 жыл бұрын
Way khiyaameeyeen sheekha kuwani waa dulinimo sheekha waxa ayku sameeyeen
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walal❤️ 👏👏 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@نورابراهمجامع
@نورابراهمجامع 2 жыл бұрын
Sh.cabdiraxman allaha xifdiyo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Bilaal ixtiram baa tahay
@mrbaaxeer4203
@mrbaaxeer4203 2 жыл бұрын
Hahda horyaal 24 tv sheekh wixii aad kula ballanteen waad kaga baxdeeen oo su.alo dheeriya ayaad waydiiseen hal midna waad kula ballanteen hattaa sheku markuu sii kacayay wuxuu dhahay soodaa taas hablaha aan ku ballansanayn inta kale maya weiye maxamed waayahay buu dhahay sidaad maqlayseen dhamadka videoka lknse weriyaha ballanta qaaday iyo dhamaan bahda horyaal tv ballantii waxay dhaafsadeen Views bal waaan eegnaa waxay ka fa.aidaan in badan buu jiray horyaal tv misna kii shalay la furay mm tv baa ka saamayn iyo sharaf badan lkse horyaal su.aalo xumo iyo weriyaal aan dababarnayn midhaa sayid oo isna waraysi xumadda loogu yimaado baa tababaray shaqaalaha kalena waar tababarayaal kasoo kaxaysta horn cable tv /mmtv /saab tv
@darbofilims
@darbofilims 2 жыл бұрын
Wlhi wa doqon doqon dhalay qofku wxu rali kayahay ayunba lasidayaye wxay xumanta ad karadinaysan shekha e inu idin shego ad rabtin ka bedega e shekhu inta un kuyidhi ka sar ad hye tidhi hadana uso day say wlhi ceb ayad ka radinaysen sheekhe lkn alle aya wafajiyey
@abdirahmanburco
@abdirahmanburco 2 жыл бұрын
Wa iska sidan oo kale marka reer baadiye microphone loo dhiibo ,sumcadii TV ga iyo tii sheikhaba dhulka ayu la galay
@abdiwaliahmed6863
@abdiwaliahmed6863 2 жыл бұрын
Wr culimada ka xishooda wax bilaa xayya ah bad tihiine oo ballanka dhawra muuqaalkan wax ogolaansha ah uma haystaan ee xuquiqda la waraystaha dhawra
@AgriVibe-1
@AgriVibe-1 2 жыл бұрын
Waa tv argagixiso ah la xidho
@xasansaasofficial1795
@xasansaasofficial1795 2 жыл бұрын
War abaari keentay yaa mikirifon u dhibi jiray wan ka xumahay shiikha in sidaa loo galo
@wardacali2700
@wardacali2700 2 жыл бұрын
Sheekha nabad galiya on subscribe
@cabdisamadshaafici5108
@cabdisamadshaafici5108 2 жыл бұрын
Wariye maaha kani ee sharciga hala hor keeno...si degdeg ah haloo soo qabto...hana la soo taago max kamad.
@lamahuraan665
@lamahuraan665 2 жыл бұрын
Warysi maahe inay sodhigan may aheed bilaa akhlaag wlaaHi ceebayn ayay ujeeden
@cabdinasir1065
@cabdinasir1065 2 жыл бұрын
Shiekha wixii lagu xamanayay ayaa ku sobaxay
@Gamboole
@Gamboole 2 жыл бұрын
wsriye khibrad leh mu ahyn. shekhuna kama xishooon. .. ma siyaasi ayuu moodayaaa sheekha
@khaalidaadan214
@khaalidaadan214 2 жыл бұрын
Akhlaada wariyuhu adbay liidata runtii wana mid bilaa xaqdhawra .waxa uu maqlay wuxuun ba lawaraysta , sida xabaglayasha ayuu uhadlayaa. Qofku waxanu dooneyn ha ku qasbin sxb . Culimada iyo ciyaalkuna ha ku kala soocnaadaan
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 жыл бұрын
Mmtv ba way cusubtey waanay idinka danbeysey sababta mataqaan sayd oo aan suaalaha laxishoonbaa idin tobarey😂😂😂
@landamaxamed5022
@landamaxamed5022 2 жыл бұрын
Wariyaaysha Waa fidna socota qarkood
@sarahalin7834
@sarahalin7834 2 жыл бұрын
Tv gsn jada kohor madaawan iminka caawaa iigu danbaysa bilaadhaqan ayaa tihihiin bilaa ixtoraama
@fsurowchannelfarahadam5635
@fsurowchannelfarahadam5635 2 жыл бұрын
Kkkkk hasidiynin ba kadhacay wllhi
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Wariyaha
@guledyaliguled8399
@guledyaliguled8399 2 жыл бұрын
Wax kle weeyi , qofku waxanu rali ka ahyn laguma sameeyo , xishmada dadka bara weriyahan
@ahmednaaji5039
@ahmednaaji5039 2 жыл бұрын
Cajiib
@caqliziyaadhussein7977
@caqliziyaadhussein7977 5 ай бұрын
sheekhu weydiimaha oo dhan inuu si daah furan uga jawaabo ayay ahyde maxaa eryadey tolow?
@sidiiqmaxamuud4532
@sidiiqmaxamuud4532 2 жыл бұрын
Igadaa ku lahaa ma suaalihii qabrigaa😂🤣
@abdurahimabdullahi8794
@abdurahimabdullahi8794 2 жыл бұрын
Qiyamkaa iyo akhlaaqda ilaaliya oo bulshada raali galin siiya
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Жыл бұрын
Waakaadee caqliga sacad muuse illaahay ceebtiina ma asturo isagoo muuse taageersan ayuu axaadiis usoo daliishadaa laascaanood waa gaalo gacanlibaax waa gaalo
@hungyang5809
@hungyang5809 2 жыл бұрын
Cidhib barako leh
@bidixoali9195
@bidixoali9195 2 жыл бұрын
Saxafada somaliland sidan iga dheh Allow no gargaar amiin
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
Ninka waraysiga qaadayaa ma garanayo sida waraysiga looqaado
@1962yusuf
@1962yusuf 2 жыл бұрын
Muqaalka Cabdiraxman aad buu isu bedalay markii suaalaha qaar la weydiiyey ee bal ila daawada waraysiga. Asc
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 2 жыл бұрын
Inuu feedhay ahaan lahayd wlhy shikhu maaha nacas ama qof lagu dheelo waa nin ku feedhi kara iska eeg
@Amiira633
@Amiira633 2 жыл бұрын
Wariyahan jaahilka ahi muxuu ahaa???. Wuxu suaal xumaa oo bilaa damiirsanaa
@gallad2052
@gallad2052 2 жыл бұрын
warbaahin aan akhlaaq lahay baa tihiin inaad balanka dhawrtaan bey ahayd
@abdirisackamin3827
@abdirisackamin3827 2 жыл бұрын
waxaan wariya aslub leh ma aha abdirahman kulaha siyasi miya ninka sh cabdirahman inu dhaho miyu quuri la yahay
@hasanegeh3320
@hasanegeh3320 2 жыл бұрын
Ilahay ka baqa saxafad waxba ka garan maysane
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 2 жыл бұрын
Wll nabiga ayaa yidhiye hadii aad adigu jaahil ka tahay iska aamu
@thebittertruth5381
@thebittertruth5381 2 жыл бұрын
Cid walba hadii ay makarafon Qaadato waa tanoo Kale
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@hamsenuur2844
@hamsenuur2844 2 жыл бұрын
Xabaglahan dadka ka qabta😡
@Aljasiira4200
@Aljasiira4200 2 жыл бұрын
HA LAGA SAARO VIDEO GA 😡
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Sheekho daacad maaha su aal iyo jawaab taa iga daa taa iga daa xataa wajigiisii ayaa is bedelay
@ibrahimdhegayare5414
@ibrahimdhegayare5414 2 жыл бұрын
Qofka fariidka ahi wuxuu gartaa qofku wuxuukaxunyahay miyaa lagusii wadaa mafiicnaanbaa imisaad wax karaahiyaysataa
@moparek1
@moparek1 2 жыл бұрын
😂😂 doqonimaday ka mid tahay inaa suaal walba ka jawaabto abti. Ma malak ba wax waydiinaya, wixii isaga khusuusiyadkiisa galaya waa edeb darro inu waydiiyo. Wa wariya bila akhlaq iyo bilaa xtirama.
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 2 жыл бұрын
Sheekha wanjalaada ka daa nio
Dalkeena ma rabno inaan ku hoggaamino siyaasad Kala qeybineysa,
7:56
Somali National Television
Рет қаралды 1,6 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
REER GABILEY OO XIDIGAHA GEESKA BUUFIYAY
6:07
NUURADIIN MAXAMED
Рет қаралды 6 М.
SHIRKII DIR DAAROOD IYO HAWIYE AMAR ALLE LAAKIIN!!
20:07
Hilaac tv
Рет қаралды 200
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57