Fundednext | Discount + Competitions

  Рет қаралды 1,502

Koriye Academy

Koriye Academy

Күн бұрын

✅KoriyeAcademy waxay bixisaa Aqoon dhamaystiran oo xal u noqon doonta inaa Forex ku guulaysatid
🏆Ku dooro KoriyeAcademy
1️⃣Aqoon dhamaystiran oo kusocota rules A-z
2️⃣Caawin iyo la talin
3️⃣Xirfad la fudeydiyay oo aad markiiba fahmaysid
✅ Boqolaal traders oo aan xirfada Forex u bilownay qaybo badan oo kamidana aan ka saxnay khaladaad ka haystay xirfada kuwaas oo iskugu jira Arday jaamacado dhigta kuwo aanan shaqo haysan dhakhaatiir injineero ganacsato iyo dhamaan qaybaha bulshada ee kala duwan waxay heleen wax qurxoon oo noloshooda bedesha oo ay ku shaqaystaan
✅Forex wa xirfada kaliya oo aad haysati hubati shaqo hadaad heshid aqoon saxan taas oo ka dhigan inaad meelkasta uga shaqaysan karti oo aad ka helaysid internet
📢Ku dooro Forex
1️⃣Job security : inaad haysatid xirfad aysan cidna kugula tartamayn
2️⃣Inaad ka samayn karti dhaqaale walba oo uusan xadidnayn
⬇️⬇️Sirta suuqa Forex ⬇️⬇️
🌐KoriyeAcademy : koriyeakademi.com
📞+252907690928
🔗Kusoo biir Telegramka akademiyadda
t.me/KoriyeAca...
🔗Kubiir Discordka teamka
/ discord
---------------------
✅iska diwangali shirkada u horeysa propfirmska
fundednext.com...
✅Dooro 95% payout waa shirkada u faa'idada badan 2024
✅Dooro stellar swap free account
✅Isticmaal coupon code-kan : elitetrader
waxaad helaysa 8% qiimo-dhimis aanan kaa dhamaanayn
---------------------
🚨Social accounts:
🔗Follow Facebook : www.facebook.c...
🔗Follow Instagram :www.instagram....
🔗Follow Tiktok : www.tiktok.com...
---------------------
⚠ Disclaimer:
Those Videos are for educational purposes not financial advice.
Muuqaalada halkan ku jiraa waa ujeedo aqooneed, ma ahan talo maaliyadeed.

Пікірлер: 13
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
✅isticmaal linkigaan si aad u heshid Fursad Free ah fundednext.com/?fpr=elitetrader coupon code 40% discount : Newdashboard coupon code 10% discount : EmiMartinez 📞+252907690928
@MUXAMEDJANAGALE
@MUXAMEDJANAGALE Жыл бұрын
Mashallaah Macalim waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee aad rabto in aad walaalahaaga soomaaliyee u faaiideyso
@FursadahaNolosha
@FursadahaNolosha Жыл бұрын
Ustaadow waa mahadsantahay lkn xoogaa isku dhex yaac baa kajira vedioga qaybahiisa danbe oo dhan , qaybta competition ka plz markale vedio kasoo samee adoo raali ah khayr Allaha kusiiyo
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
muuqaal gaara wl horay baan gaar uga sameeyay youtube-ka ka eeg
@abdisamadsiidi1330
@abdisamadsiidi1330 Жыл бұрын
Suaa ,hadii uu qofka baaso chalangega ,marki live account loso diri rabo so passport ama id so lagama rabo ? Kawran qofku haduusan heysanin labaduba, qof kale ama walalki passporkisa mkufuran kara liveka ?
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
haa wl laakiin marka hore xogta walaalka isticmaal sidookale marka face id ga lamarayo waa inaad heli kartid si uu kuu caawiyo
@MohamedSaid-dx5om
@MohamedSaid-dx5om Жыл бұрын
M.a❤❤❤
@zakimartial4158
@zakimartial4158 Жыл бұрын
Nice video❤
@ayuubcabdiraxmaan8
@ayuubcabdiraxmaan8 Жыл бұрын
Competition ka faahfaahin fiican kma bixin ustaad maa miqaal kale noga soo samesid adigo rali ah
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
Muuqaalaan bishi lixaad wl ka sameeyay ba jira kaas daawo insha allaah
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
Join Today and Learn How To Trade Correctly!🔥📈 koriyeakademi.com What will you get with our Membership? ✅ Casharo soo koobaya Aqoonta suuqa ✅ Kulamada Live-ka waa Aqoon kor u qaadaysa habfekerkaaga ✅ Hel Fursadaha asbuuca oo aad ka samayn kartid Dhaqaale ✅ Hel Analysis Cajiiba oo aad ka faa'ideysid Aqoon ✅ Discord community aad kuso bandhigeysid Aqoontaada ✅ Hel team awood badan oo Guushaada ka qayb qaadanaya ✅ Hel Hababka u heli lahayd maalgalin uguna guulaysan lahayd ✅ Hel dhamaan xaaladda suuqa si maalinle ah ✅ Na waydii su'aalahaaga oo uhel xalka u cajiibsan Join Now Here: www.koriyeakademi.com Koriye support team
@mohamedabdi47
@mohamedabdi47 Жыл бұрын
Ustaad linkigaaga baan ka samaystay phase one waan ka gudbay sidee phase two udalbadaa
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Жыл бұрын
wl waa inaad 5beri buuxisid kadibna calaamad baa dashboardkaaga kasoo baxaysa taabo amanagala nala soo xiriir
Trade Like a Casino for Consistent Profits by Adam Khoo
16:53
Adam Khoo
Рет қаралды 3,4 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 10 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,7 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Anaconda (Conda) for Python - What & Why?
26:10
Academind
Рет қаралды 234 М.
Etoro - Why do 76% Lose Money?
12:47
Social Trading Vlog
Рет қаралды 822 М.
An introduction to the basics of Forex Trading
8:11
ZuluTrade
Рет қаралды 1,3 МЛН
The Only Technical Analysis Video You Will Ever Need... (Full Course: Beginner To Advanced)
1:17:35
The Trading Channel (The Trading Channel)
Рет қаралды 23 МЛН
Lesson 7:  What is a pip worth in forex? Trade sizes and more ...
10:04
Financial Wars
Рет қаралды 467 М.
ChatGPT for Data Analytics: Full Course
3:35:30
Luke Barousse
Рет қаралды 300 М.