Fundednext | Best propfirm
41:11
2 ай бұрын
Forex Fudud | Jpy pairs
18:30
7 ай бұрын
Qorshaha 2024 | KoriyeAcademy
25:08
Forex | Talooyinka Guusha
1:11:05
10 ай бұрын
propfirms | fahan kana guulayso
37:52
UPDATE | CIID WANAAGSAN
15:27
Жыл бұрын
Fundednext | shirkadda u cajiibsan
26:04
Darwiish capital | Ahmed Darwiish
1:29:19
Пікірлер
@AyubMohamed-xj3uo
@AyubMohamed-xj3uo 19 күн бұрын
macalin waxa ku wedina ani passport ma hesto lkn hada magaceyga ku samesto passport qof kle ah an ku samesto ka waran ma yelayan madama ay kala duwan yihin magaceyga iyo kan passportka ku sanmesan
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 15 күн бұрын
wl id ga dowlada hoose way aqbalaan iyo waxwalba oo identity ahaan ku qeexaya
@ahmedyare9268
@ahmedyare9268 24 күн бұрын
amiir, falcon three touch hada ma isticmaalo qaabkaad u trade garaysaan buu u trade gareeyaa 31:42
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 21 күн бұрын
weli wl waxbadan oo uusan fahansanayn baa jira
@BACKONUUR
@BACKONUUR 28 күн бұрын
Ustaad staregayde isticmasha
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 28 күн бұрын
market structure oo ah barashada hab dabeecada suuqa ❤
@abdalajaamac5692
@abdalajaamac5692 29 күн бұрын
Ustaad waxaa kuweydinayaa qaab falaqeentada iyo tan ustaad moalimuu waxaa moodaa in ay iska ag dhowyihiin, mawka maxaad kudhaliilsanaankartaa?
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 29 күн бұрын
waxba wl kama sheegin kaliya cilad guud oo ah habka lacagta lagula soo baxayo baan ka hadlay lkn wa hab 70% aan isku egnahay
@yussufmaxud
@yussufmaxud 29 күн бұрын
Masha Allah Ustad falaqeymo aad uwanagsan ayey ahayeen waxan ka mid ahay ardayda koriye dad badan aan ushegay ayaa mantay arkidono waxan ushegay adad umahadsanatahay
@khabylamefans050
@khabylamefans050 29 күн бұрын
Top Analyzer ❤
@Mopiin143
@Mopiin143 29 күн бұрын
Vedioga like dhaha dhalnyaro sida Saxipada kle u gaadho videoga anigo dhamaysn ba commentka khuraya wxan ugahy in wxan faaido ahn in ann la kulmeyn guleyso mar io marr bdn walal amir
@engmacaani17
@engmacaani17 29 күн бұрын
Ustad Allah ku sharfo Dabiiciga suuqa waa cajiib
@abdirisaaqmaxamed3869
@abdirisaaqmaxamed3869 29 күн бұрын
Ustaad heesta ka daa videoga uu ku bilabmayo wax kale oo iska wanaagsan ka dhig mahadsanid
@zack12951
@zack12951 29 күн бұрын
Mahad fara badan haka gaarto ustaad waan rajynaya in aad noso badisid muuqalada asbuuca si intena suuqa kujirta Ay khibrad uga siyaadsadan intii weli barasho ugu dhiman tahay suuqana ay cashar ahan uqatan❤
@adamcabdi9786
@adamcabdi9786 29 күн бұрын
ustaad mahadsanid
@SaaidOmaar
@SaaidOmaar 29 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@xiinfinin5717
@xiinfinin5717 29 күн бұрын
@di Kenya mia new strategy macalin
@ahmetCazka-np9wf
@ahmetCazka-np9wf 29 күн бұрын
Ustaad ad ba umahdsan thy aqoonta no faidesy noso bdi ustd
@MUXAMEDJANAGALE
@MUXAMEDJANAGALE 29 күн бұрын
Ustad waad mahadsantahay
@DaahirMohamett-d6i
@DaahirMohamett-d6i 29 күн бұрын
Dabeecada suuqa is the best ustad noso badi plz
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 29 күн бұрын
✅iska diwangali shirkada u horeysa propfirmska fundednext.com/?fpr=elitetrader ✅Dooro 95% payout waa shirkada u faa'idada badan 2024 ✅Dooro stellar swap free account ✅Isticmaal coupon code-kan : elitetrader waxaad helaysa 7% qiimo-dhimis aanan kaa dhamaanayn
@MAHAD-BLACK
@MAHAD-BLACK 29 күн бұрын
Pro waxa kula talin lahaa in heesta backround ku saaran aad iska daasid sababto ah codkaga 10% ama 20% ayaa la tagtay , diin ahaana kuma fiicna o waa dambi . Mideeda kalena waxa rabaa ina kulaso xiriiyo ee whatsapp kaga ubaahanahay wllka ? ...
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 29 күн бұрын
whatsapp +252907690928
@yuusufmustaf6723
@yuusufmustaf6723 29 күн бұрын
Funding next maxaa ku dhacy wll whatsapp iga soo jwb I.a
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 29 күн бұрын
nala soo xiriir wl
@yuusufmustaf6723
@yuusufmustaf6723 29 күн бұрын
​@@KoriyeAcademywhatsapp kala soo xiriray ustd
@yxproduction5191
@yxproduction5191 29 күн бұрын
Koriye to the world ❤
@ApdifitaahCabdulahicabdi
@ApdifitaahCabdulahicabdi 29 күн бұрын
Ustad wamahdsantahy
@hudayfikeyze1372
@hudayfikeyze1372 Ай бұрын
Wlhi vidoegan ninki daawada waxyaabo badan oo guushisa ka qayb qaadan karta ayuu cawinaya thank u ustaad
@sayidalinuur5997
@sayidalinuur5997 Ай бұрын
Allh ku barakeyo ustaad qaali wa mhdsanthy wax bdn ba ka faiday☝️🤝alx
@husseinabdi540
@husseinabdi540 Ай бұрын
Ustaad ICT waa the best for me
@moohanalkantaara5039
@moohanalkantaara5039 Ай бұрын
Intee kala soo xariraa zxp
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
whatsapp +252907690928
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 Ай бұрын
Muqaalkan wax badan ayu iga badalay xqqdi
@TV-vu7kb
@TV-vu7kb Ай бұрын
thanks alta
@warsameadan-c7l
@warsameadan-c7l Ай бұрын
Mahad sanid ustaad dagananshaha iyo wareer ka halka anu kaga baxnay waa koriye doqona la qancin kari mayo ila waagu ku baryo ee Alle abalkaga jano haka dhigo anagu alle na garansiye.
@mohamuudjaamacsaid7524
@mohamuudjaamacsaid7524 Ай бұрын
Legend best teacher forex
@CawilcaliMuuse-hq8kg
@CawilcaliMuuse-hq8kg Ай бұрын
Hia timrframe Correlation News 3baan inta badan is ticmaalaa MARKET STRUCTURE
@CawilcaliMuuse-hq8kg
@CawilcaliMuuse-hq8kg Ай бұрын
M,a mahadsanid sxb
@ahmedshaah1627
@ahmedshaah1627 Ай бұрын
Thanks libaax
@yanlozmhd
@yanlozmhd Ай бұрын
Ustaad sharaf iyo karamoo ayn ku hayaa Waxnd ii iftiimisay wx yaabo badn oo mad madow igaga jiray 📊🙏...... Basle ustad wxa igu adag sida news-ka loo fahmo ama looga faa'idaysto plz iiga so jwb su'ashyda dmbe ✋️
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
marbaan wl muuqaal kasoo samayn insha alaah
@harithturab
@harithturab Ай бұрын
ICT miyaa 2022 soo baxay😂
@CabaasosmaanCabaasosmaan
@CabaasosmaanCabaasosmaan Ай бұрын
Ustaad mahadsanid ustaad sida qurxbdan aad wax noogu soo duubtay iyo sida aan wax noo fahansiiyay
@carays.
@carays. Ай бұрын
Thanks amiir.
@Abdoulkani-Shirdoon
@Abdoulkani-Shirdoon Ай бұрын
Smc ama ICT sidaad waa trading concept uu keensaday nin ladhaho micheal j Huddleston. Waana waan kaduwan qaabka ay retail mindset ku u shaqayso, 54:18 marka aad leedahay wixii hore ayaa magaca lagaaga soo badalay, xaqiiqdaa waxa ay tahay in uu isagu yahay nin ka alifay waxan balse waxa jiray niman uu wax soo baray oo inta ay PDarrays kii magacyada kabadaleen suuqa lasoo galay waana sababta uu free uga dhigay ee uu utube usoo galiyey, tusaale ahaan waxa ay dhahaan supply and demand waa Oder blocks kii uu odaygani layimiday 1996. Mida kale waxa aad kasheegayso ICT haba yaratee wax kajira male umana fududa sida aad moodayso adigu halka aad ka buy garanayso ICT concept waa laga sell garanayaa waana isku opposite had iyo jeer Waxa aanan kugula talin lahaa in aad soobaarto asalkeeda waxan si aad u ogaato waxani waxa ay tahy maadaama oo aad gabigeedaba aad 2023 maqashay, rag decades kujiraa wali qiil ay shaki ugaliyaan garan la’ soomaali yar oo aan hal English ah aqoonina Seef lobood Nimo ayuu nafta kaaga qaadayaa
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
ict concept ma diidani waxaanse kudiidanahay waa tixraac la'aanta lkn luuqada suuqa waa hal concept waana buy iyo sell cid sheegan kartaana majirto 2-micheal wa ninka ugu faanka badan uguna khaladaadka badan dadka suuqaan kujira si gaarana asaga u eedeeyay
@Abdoulkani-Shirdoon
@Abdoulkani-Shirdoon Ай бұрын
@@KoriyeAcademy buy iyo sell haduu suuqu yahay qofkastaa iska soo gali lagaa cid kabaxdaana ma aysan jirteen. Lkn xaqiiqdu waxa weeye in suuqaan uu ku dhisanyhy algorithm dadna ay kadanbeeyaab candlestick walba oo samaysma. Hadii uu micheal faan badan yahay bal waad usheegaysaan umada waxa uu ku faano, mida kale maxaa iska soo galay faan iyo suuqyadan?. Khaldaadka uu sameeyana waad nalawadaagi akhii?. Ninkaasu concept buu layimi si lamid ah :- Elliot waves, support and resistance, patterns and so on. Markaa concepts ka uu layimi waa kuwo shaqaynaya 90% in kabadan kuwa hadeertan ratailku isticmaalaan. Hadaad soo hesho hal shay oo uu isagu sheeganayo oo hortii la isticmaali jirayna anaa beenaale ah. 🖐
@dauorad
@dauorad Ай бұрын
Wax badan ayaaan fahamay oo sando igu qaadan lahayd inaan fahami guulayso powe 💐
@meditative99
@meditative99 Ай бұрын
Suuqaan sifiican ayan ubartay dabeecadaha suuqa ayan bartay xata strategieska kale wn fahma markan daawanayo lkn suuqa chat-ka markan hor fadhiisto wn kuwareera inta badan
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
khibrad khibrad wl ! isku day samee akoomo furo wax hakaa xumaadaan 70% suuqaan qofku marku fahmo waa isbarasho iyo dadaal horleh istiraajiyada u wanaagsan baan aqaana kaama dhigayso trader guulaystay
@ahmetCazka-np9wf
@ahmetCazka-np9wf Ай бұрын
Muuqal soo koobya xogta suuqa dhan allaha ki barakeyo ustad
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
qaabkan aad leedahay waan isticmaalaa waa smart mony con ama SMC oo adiga laftaada ayaa diidan oo magac kale ula baxaya waayo SMC waxay kudhisanatahy buyer iyo sellerisk inay kala awood bataan kadibna laguu soonoqo halakaa entry aad karaadsato tusaale ahaan iuu choch kuudhaco kala wareeg dhaqaaqi hore ladaba maro ama laga awood bato
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
smc wa luuqad shaqaysa lkn khaladaad badan oo ay leedahay baa jirta habkaan u trade gareeno smc hadii lala barbardhigo 30% bay ka noqonaysa
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
Wax waliba banaankay yaalaan
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
ustaad waqtigii lagasheekayna jiray wuu dhamaday wax waliba waasida live ka ah umuda soohor fadhiiso oo si live ah u tarde garee sida ustaad moalimuu ama hagarlaawe waa kalsooni halkii ugu danbaysay qalad iyo saxba laakiin hadal forex waalaga daalay
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
kkkkkkkkk si live ah iyo recording maxay ku kala duwanyihiin doqon aanan Forex aqoon baa kuyiri aniga geesi ah oo dadka kale waa fulayo sorry
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
Kkk 2019 Ayaan forex bilaabay falcon strategy 5taa sano 3 sano mooyee 2dii sano ee ugudanbaysay ilaahay mooyee bili aadan wax igaga xidhan Ayaa yar mida kale aqoontu waqtigii dadka lacag laga samyn jiray wuudhamaaday aqoontu iyadoo free ah Ayaan meel walba taalaa qofkii raba inuu wax barto mida kale live ka waxaan uga jeedaa live trading
@CIIRALEOfficial
@CIIRALEOfficial Ай бұрын
Guuleso lipah.
@hanadahmed4149
@hanadahmed4149 Ай бұрын
best video o waadax ah oo suqan looga hadlo zxb/ustaad guulayso inbadan
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya Ай бұрын
Muuqaalkiii ugu Fiicna ee aan Daawado Sanadkaan 2024, Qof Walboo Trader Soomaliyed ah wuu u Baahanyahay Muuqalkaan Runtii , adiga ilaaahay hakaa abaalmariyo walal
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 Ай бұрын
Wannkugu racsanahay sxp
@abdifatahali6431
@abdifatahali6431 Ай бұрын
Nio. Horta mid iskadaa anah. Dadka dhan ka aqoon badan iskadaa dadka aad leeday suuqa ma yaqnan Waa dad la yaqan waxay suuqa ka qabtaan. A lot of money ka sameyen kumana arday oo guleestay way soo sareen. Waxa aad strategy shegtay. Dhaman way shaqeeyaan. Waxan aad adigu xar xariiqyso ayaad cilmi nogu shegysa. Falcon. Ustaad. Moulmu inner circle Waxa noo shegysa in adigu ka cilmi badantay aduna macalin kooda tay Wax Waa dhalili karta lakin Ragaas waxooda ma shaqeyan kana. Fcn iskadaa
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
kanaa fiican marnaba ma oran ee maxay kuliitaan maxaase saxan baan kuusheegay strategyad walba oo buy iyo sell kala cadaynaysa way saxantahay waana sheegay qaybta kala cadaynaya iyo dhibkooda
@mohamedsaadi8463
@mohamedsaadi8463 Ай бұрын
Sxb koriye wlh waxaa tahay nin suqaan aad ufahansan runtii aad iyo aad Aya umahadsantahay fahanka guud aad nagasisay suqaan
@saki092
@saki092 Ай бұрын
58:00 kkkk Amiir inaad is hodmiso waa lga fiican yahay waxaa isku haysataa carab iyo cajaba in team koriye yihiin dadka sida saxda kaliya suuqa uga shaqaysta kkkkk, sheekadaan 2020 ayaa qolyi kufashilmeen xitaa haddii aqoontaad hayso aqoon saxa tahay waa inaadan is mahdin suuqan dad lacag aad adigu samaysid kabadan sameeya ayaa jira, waa iga tallo. Nidaamkaad isticmaashaan ka Moalimuu system ahaan 30% ayaa katihiin kkkkkkk.
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
moallimu wa nin aanan wax khaldan ka sheegin lkn anigu correction phase kama trade gareeyo lkn ninka waxaan aqaano waxkabadan yaqaana baa correction ku trade gareeya tobanaan jeer baan arkay asagoo dhaqaaqa suuqa kasoo horjeeda kuna khasaaray
@saki092
@saki092 Ай бұрын
⁠@@KoriyeAcademyamiir waa sax, aniga ayaan isticmaala systemka macalinka, markaan dhaqaaqa suuqa kaso horjeedno aqoon darri kama ahan macalinka iyo teamkiisa lakin dhaqaaqa soo laabanaya ayey rabaan inay soo raacan si hadhow impulsive- ka imaaanaya u raacaan, waa runtaa waa risk inaad soo raacdid correction meel uu kudhamaanayo aadan ogeen, laakin 4tii trade hal trade oo sidaasoo kale ayaa jira maahan wax joogto ah. Arimo kale oo muhiim ah baa kahadashay ay ugu horayso nidaamkan dadka ku waasheen aan u bixiyey”ict is miidaaminta cad 2024” kkk, haddaad ufiirsatid qolyaahaas suuq kor usocda oo impulsive buy samaynaya ayaa sell lasoo galayaa!!!. Si guud muuqaal loo baahnaa ayaa kahadashay❤
@yaxyeyoonis1340
@yaxyeyoonis1340 Ай бұрын
Maasha allah mahad sanid ustaad magacay-gu waa Abdihakiin mustaphe wllhi 4 strategy Aad soo bandhigtay 2 kamida ayaan soo maray trendline strategy&Elliot wave strategy ciladahaas aad kusheegtay dhamaan wayjiraan wllhi alx maanta marhii dhalin badani ay fahmeen luuqadda suuqa sababtaasna aad adigu leedahay alle haku xafido ustaad
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
walaalaha qaaliga falanqaymo free ah kulamo free ah hadii aad jeceshihiin nala wadaaga si aan suuqaan waxbadan oo kamida aan idinkugu faa'ideyno ogaada inaan kooras iibino kama dhigna inaan nahay dad xun oo lacagta kaliya eeganaya dhamaantiin waan idinla jeclahay Guusha waana sababta keentay inaan maanta waxbadan idin faa'iideeyo
@CawilcaliMuuse-hq8kg
@CawilcaliMuuse-hq8kg Ай бұрын
@@KoriyeAcademy falaqayn ustaad