Furaha Guusha Sida Quraanka lagu Tusaaleeyey || Labo Qiso

  Рет қаралды 23,584

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@amnaahmed8855
@amnaahmed8855 8 ай бұрын
Waa arrin aad u fiican iyo waano wanaagsan, quraankana tusaalooyin intan ka dhumuc wayn baa ku jira ee quraanka so badi, Hal nasiixo un ban ku siin waxa weye wll markaad nabiyada so qaaday ku sali موسى-صل الله عليه وسلم- هكذا أو موسى - عليه السلام- كل الحالتين تجوز لا تنسى بارك الله فيك.
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 8 ай бұрын
Mahadsanid, ustaad . Sidoo kale suuratul mu’minoon aayaadka hore aad ayay u cajiib yaheen , kolka aad akhriyayso waxa aad moodaysa in uu ilaahay nolosha kusoo koobay aayadhaas kooban !
@Thaqafi22
@Thaqafi22 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad allah ku barakeeyo cilmigaaga carabkaaga xaqa allah ku sugo
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 5 ай бұрын
Allaah khayr odhan hana waafajiyo
@Suulcayn
@Suulcayn 8 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad جزاك الله خير
@TrueLakki-om2ke
@TrueLakki-om2ke Ай бұрын
جزاك الله
@aaziizmohamed4305
@aaziizmohamed4305 8 ай бұрын
Jazakallahu kheyr
@justshortsports9459
@justshortsports9459 8 ай бұрын
Mashalaah ustad waa labo qiso oo cajiiba qofka ugu filan inta noloshiisa ka dhiman uu dadaal iyo dar dar layimaado cajiib Jazakallh ustad
@HanadTahlil-y7m
@HanadTahlil-y7m 8 ай бұрын
Masha allah waa 2 qiso aan si aan filaneyn kaga faa'iiday mahadsnid abdi wali, talo ama tusla hdn ku soo gordhiyo wxan ku dhihi lahay dadalkaga halkaa kasii wad oo umadada u faa'iidey, qisooyinka quranka markii ka sheykeynayo waxaa wanagsan in layiraahdo suurad habel bey ku soo aruurtay, ee ma haboona suuradas bey ku qoran tahay in la yiraahdo
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 8 ай бұрын
Mahadsanid mudane. من دل على خير فله مثل اجر فاعله
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 8 ай бұрын
Masha Allah waa tusaale wanaagsan
@Maclimiuuu
@Maclimiuuu 8 ай бұрын
Aad baad umahadsnthy ustaad soobadi I.n
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 8 ай бұрын
Masha Allah baarakallah walaalkey mahadsanid
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 8 ай бұрын
MashaAllah BarakaAllah
@abdullahmohamedali8328
@abdullahmohamedali8328 8 ай бұрын
Waxaa cajiib ah in aad dhanka kale iga tustay qisooyin aan maalin walba akhriyo micnahoodana aqaano mhdsnd ustd dadaal xoogan ayaa bulshada u haysaa horay u soco جزاك الله خير
@leadercmk
@leadercmk 8 ай бұрын
My allah bless you and your time
@MacalinMustafe
@MacalinMustafe 8 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Abdinoor51
@Abdinoor51 7 ай бұрын
Ma sha allaah ilaahay haku sharfo wakhtiga in laga faaidaysto ayaad noo soo gudbisey
@xirsiguuleedxirsi8316
@xirsiguuleedxirsi8316 8 ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@Sahruush
@Sahruush 8 ай бұрын
Jazakallah Khair ustaad ❤
@maysanmmfmsmmoustapha362
@maysanmmfmsmmoustapha362 8 ай бұрын
Masha Allah Allah haku barakeeyo
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 8 ай бұрын
Wad mhsanty wll big respect my brother allaya cisak
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 8 ай бұрын
Allle Haka Abaal MariYo ustaad abdiwali Lkn Ustaad Aan Ku Dhibne Waxad Nala WadaaGta Jaamacado Fiican Ooo Diinta Islaamka iYo Sharecdada Online UGa Baran KaraYno ❤️
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 8 ай бұрын
Masha Allah wllo
@Aaziz5
@Aaziz5 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 8 ай бұрын
Jazaaka allaah kheyr
@GalolPro
@GalolPro 8 ай бұрын
Mashallah Scheekhana!
@Ozil10313
@Ozil10313 8 ай бұрын
Masha Allah
@Kendndnd
@Kendndnd 8 ай бұрын
Masha allah ❤
@Kaafimedia1
@Kaafimedia1 8 ай бұрын
Thanks wll
@siciidabshir623
@siciidabshir623 8 ай бұрын
M.a ustad❤
@deeqoali57
@deeqoali57 3 ай бұрын
Mansha alah eedo
@darasadmedia.8599
@darasadmedia.8599 5 ай бұрын
Qisadii waxaad katagtay Nabi Ayuub CS asna layiri dhulka cagta kudhufo asagoo sanado badan xanuunsanaa
@xoogaaltv
@xoogaaltv 7 ай бұрын
Shukran ugaas 💯
@ahmedabdihanshi1
@ahmedabdihanshi1 8 ай бұрын
Masuul guulayso
@musemohmud5032
@musemohmud5032 8 ай бұрын
Aad iyo aad baa u mahad santhy sida wngsan aad noole Tulsaaleysey❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Waa qisooyin wax ku qaadasho mudan❤
@axmadcomedy
@axmadcomedy 8 ай бұрын
NOOSOOBADI USTAAD
@a.shakuralixariire9080
@a.shakuralixariire9080 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad💯👍
@BiimbaFx
@BiimbaFx 8 ай бұрын
Shekada inta shegin iska fahme wlhi ❤
@abdikadirabdishakur6679
@abdikadirabdishakur6679 8 ай бұрын
Jazakallah kheir
@hamdiali1156
@hamdiali1156 5 ай бұрын
Intas ayaan u bahmay manta mahadsanid ❤
@anisomohamed3653
@anisomohamed3653 8 ай бұрын
Mahadsanid
@yahyebaarakallah7244
@yahyebaarakallah7244 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا خالي
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 8 ай бұрын
شكرا جزاك الله خيرا
@MohamuudAhmed-d4y
@MohamuudAhmed-d4y 8 ай бұрын
Masha Allah wlaal mahd sand
@mohaabdirahmaandalmar7126
@mohaabdirahmaandalmar7126 8 ай бұрын
Waa tusaale aad u wanaagsan
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt 8 ай бұрын
Ninkan ayaa mudan #1m
@Saidk-
@Saidk- 8 ай бұрын
mashallah dhalinyaro sanadku waa 2024 bisha febuary 15 mareeysa. waqtigu waa ordayaa miraha aad heli doontaa aakhiro iyo aduun waa tilaabada aad maanta qaado. inshallah comment geeyga waxaan rejeynayaa inaaan sanad kedib aan reply soogalo anoo horumar badan sameeyay inshallah
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 8 ай бұрын
Insha allaah
@Saidk-
@Saidk- 8 ай бұрын
@hodan waa inoo next year manto kle insh frxd itahy inaad saacadan aan daawanayo aad adna daawaneysid. Guuleyso wll
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 8 ай бұрын
@@Saidk- insha allaah wll allaah nabad iho cafimaad hangu gaarsiiyo
@farhanaaadan2685
@farhanaaadan2685 8 ай бұрын
🫵عليك الأسباب ☝️وعلى الله النتيجة رسائل من القرآن ❤
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 8 ай бұрын
Wll abdi weli khaliis injineerin
@husienaadan401
@husienaadan401 8 ай бұрын
جزاك الله خير 😂
@akofficial2203
@akofficial2203 8 ай бұрын
Wll qisooyinka quranka ku jira buugagta kle kuwa ku jira way ka xikmad badan yihine Nooso badi
@piloteahmed7488
@piloteahmed7488 8 ай бұрын
Mashallah
@roodocqaadir814
@roodocqaadir814 8 ай бұрын
❤mhadsanid
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 6 ай бұрын
Issa iyo mussa
@MohamedAliJama-pu2ib
@MohamedAliJama-pu2ib 8 ай бұрын
Wll adigoon erayga sabab dhihin bay qalbigayga ku soo dhacday waayo arrin aan in badan u baahnaa buu Ilaahay sabab keedii ugu fiicnaa igu siiyay jasaaka Allaah
@khalidmohamedabdi1925
@khalidmohamedabdi1925 8 ай бұрын
aad baa umahadsan tahy ustaad
@abdishakur5408
@abdishakur5408 8 ай бұрын
❤❤❤
@WALALKP
@WALALKP 4 ай бұрын
WAD MAHAD SAN THAY
@piloteahmed7488
@piloteahmed7488 6 ай бұрын
Asc wall Abdiwali, salaan kadib, Waxan kuwareesan rabay, sida student of knowledge iyo barashada carabiga. Marka ilasoo xariir sxb, iisoodir jawaab inshallah.
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 8 ай бұрын
M.a
@MrMoha23
@MrMoha23 8 ай бұрын
Wll waxaa noo soo gudbisaa Book The productive Muslim waxaa qoray Mohamed Fares
@DrAbdinasir65
@DrAbdinasir65 7 ай бұрын
Buuga cashflow quadrant noo soo sharax
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 8 ай бұрын
Asc wall you tube ka lacag fiican malaga helaaa
@Hamida-29
@Hamida-29 5 ай бұрын
Asc wll hake dagantahay🎉
@maryamsuud7345
@maryamsuud7345 6 ай бұрын
Qofkii alle kabaqa faraj uusan kutalagalin ayaa u furma
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 5 ай бұрын
hadalka lajarjarayl mushkilooyin buu sabab unoqonkaraa, mana ahan in dadka hadalka looleexiyo, oo ay tuhun qaadaan. adinka o an oran:halka hanogu jogto-hadalki o dhexda loga jiro- waxa kawacan. inaad dhahdaan: fadlan ilaa dhamaadka dhagaysta...... .
@Suulcayn
@Suulcayn 8 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad جزاك الله خير
@quenrulla362
@quenrulla362 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@abuukarmuuseali9498
@abuukarmuuseali9498 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@MacalinMustafe
@MacalinMustafe 8 ай бұрын
❤❤
@Milgomaariin
@Milgomaariin 8 ай бұрын
mahadsanid ustaad ❤
Sidee Caado Wanaagsan Loo Kasbadaa || 4 Xeer || Atomic Habits
7:02
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 9 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,2 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 28 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 21 МЛН
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 47 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 69 М.
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 46 М.
JOOGTEENTA ISTIQFAARTA IYO FAAIDOOYINKEEDA
12:45
Diintu Waa Nasteexo
Рет қаралды 85 М.
Maxaad Samayn Waqtiyada adag ee Nolosha | Fandhaal Podcast 55 |
18:42
Baro Naftaada oo hel hankaaga iyo hibadaada
28:20
Macalin
Рет қаралды 57 М.
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 2,2 МЛН