No video

Maxaad Samayn Waqtiyada adag ee Nolosha | Fandhaal Podcast 55 |

  Рет қаралды 82,240

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 252
@nasriina3355
@nasriina3355 Жыл бұрын
Waqtiyada adag waxaa looga gudbaa quraanka iyo tasbiixda iyo duco, waqti walba inaa ilaahey barido
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money Жыл бұрын
Shaqo adag qabashadeyduna kudar
@Umalfarshaxan
@Umalfarshaxan 5 ай бұрын
Warunta wallahi
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Podcast kan aad buu ii cajibiyey oo wax badan iiga baxey wlhi..Thank you so much ustad Omar😊
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Legend podcast wlbo kuma dhafo comments kugu arka kk
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@Khalidyare2 kkkk wan jeclahay inan dhageysto markasta saas u dhex tagnahey sxb
@sucaad3425
@sucaad3425 Жыл бұрын
Same 😊
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Meeqa idhafte iga daba geey😂😍
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@Zahruush kkkkk kan markii laga reebo 54 kudhaftey
@laylacalimaxamuud-xr3cv
@laylacalimaxamuud-xr3cv Жыл бұрын
Waxan la yaabay ninkaan balaaqada uu ilaahay siiyey iyo sida uu mawduucyada u xusho mashallh Kasoo hadal barnaamijku saabsan soddohda iyo sida ay qoysasku u arkaan ilmahooda qofka uu soo guursado✋
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Aadan sahan bn filaya in uu mar ka hadlay
@ZamiirHazzan7
@ZamiirHazzan7 Жыл бұрын
Isbadalka la sheeko waa inaad adiga marka hore isbadasha Majiro adoon wax isbadalin la imaan inaad is badasho Nolasha waa macan marna waa xaraar ma jiro qof aduunka aan la kulmin dhibaato nuuc walpo waana imtixaanka aduunka zamirkaaga ayaa la fiirin thanks Omar inshar
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Malmhn ma dhagaysan wan uxisay runtii fandhaal podcast 🥺 ....mahadsanid uataad Allaahuma barik🤲💗
@YusufIssack-cb5xp
@YusufIssack-cb5xp Жыл бұрын
Masha allah mahadsanid, ustd waxaad kasoo hadashaa qofka ardayga ah iyo dhaqamada looga baahan yahay. thank you
@Geedaqorowmedia-ko5pi
@Geedaqorowmedia-ko5pi Жыл бұрын
Kkkkkkk
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Жыл бұрын
subixi schoolka hka dahin iyo mcalinka ushisa iska ilali bes 😅
@naimaabdi8782
@naimaabdi8782 Жыл бұрын
Abowe mcn mhdsanid xalad adag kujiray io fursad hysto oo kubararugsanyn alle saa wax igu if tiimisay melkasta hakugu iftiimiyo😓😭👏👏
@abdullahijamal10
@abdullahijamal10 Жыл бұрын
Omar Inshar .. Allah kasokow qofka nolashayda badalay .. sheyga igudarna Siiiigo ... Alx Allh iga madobeyay Ina ciyow sexdo Nasiino ... Fikkir macquula Waxan daremay nafis Micnaha .. waxan arkay ineba wax badan iga maqnayeen 🥹 Alx Allh Adiga ajar haka siiyo wanaga Waliba sida ino Karti galineso Waxa tahay Mucallim Haa Barre Waliba qalbiyda wax inaga bara...👨‍🎓
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
Alle Hakuu Danbí dhaaFo ❤ SHPOW
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 Жыл бұрын
Zxp waxas aad kasoogudubtay oodhan maanta anigay ihaystan haiigudarnato siigo shaqo LA.aan hurdo LA.aan iyo fikir xad dhaaf ah walahi Qadhaadhka nolosha Ayaan dhadhamiyay
@jaaleyare9726
@jaaleyare9726 Жыл бұрын
​@@Hamsebaashe1 Zxp wixii fikirkaa xad-dhaafka ah iskaga tag wixii kusoo dhaafay darsi ka qaado hana isku mashquulin dhacdo haday tahay mid dhacday, mid soo soocatana ilaahay talo saaro, isna ilowsii wixii mushkilaad ee ku soo maray iyo wax soo socda oo aad kafikiraysaba. Fikirka xaddhaafka isaga ayaaba sababa hurdo la'aanta madax xanuuna kuugu keeni kara. Anba fikir xad dhaaf waan lahaa. Intaa inkadan Omar inshaar ayaa ka hadlay gaar ahaan janalkiisa ogaansho ama podcast-igiisa waad ka heli kartaa sida iska joojinta siigaysiga, fikirka xad-dhaafka ah iwm. Aniguba isaga ayaan daawaday muddo 3biloodna fikir xad-dhaaf ah ma lihi.
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@Hamsebaashe1 abwe allh ka saaro murugada Waxaso dhan go,aan aad qadaty ayey ku xerantahy iyo xuska alle ina badiso sida istiqfaarta saliga nabiga sallahu calyhi wasalam cumuuman dikrika kle wllhi is badel ayaa ka dareme Labo rakaco suno ina dukato kadib soo qaado tusbax ama counter midka aad heli karta bilow astaqfaarta ila aad ka gaarsiiso 30k malinba inta awodo kadibna ila soo wadaag faidad🥺🥺 Inatas waa talo wallnimo abweh🙏🥺shaqana ana ku hayo oo noloshada aad wax badn kaga badalesi noloshada insha allh Farinta kugu dhereye wad ku mhsanthy sida quruxda badan aad u aqrisatay😥👋
@LicamsiBinu10
@LicamsiBinu10 Жыл бұрын
@@Zahruush Jazakallah 1 qof oo kaliya Kuumahadcelin maayoh ee Wanaaga aad dadka lajeceshahay ayaaba wax lasiisto Jirin Markale Jazakallah Kun JeeEr SalaamAn
@ramadanhassanhaji8256
@ramadanhassanhaji8256 Жыл бұрын
Podcast midkii ugu qiimaha badnaa waa midkan Omar inshaar channel Time table keyga Ku jiro Mahadsanid mudane
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
masha alhe tabarakalahaa mahadasanid walal omara inshar 😊 noloshida iina tana kugu xiidhana waxa badana ayaa isaka badalayi ada iyo ada bada u mahasatahayi ale ha ku dhuroo 😇😇😇😇😍
@mohamedqasimhussein9150
@mohamedqasimhussein9150 Жыл бұрын
ثق بأن الأوقات الصعبة تأتي وتذهب، وأن هناك دائمًا ضوء في نهاية النفق. لذلك، حاول الحفاظ على التفاؤل والإيجابية وتذكر أن كل شيء سيتحسن في النهاية.
@abdikadirmohamud3689
@abdikadirmohamud3689 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Mushkilo walba oo I haysata oo an kafikiro oo an isleyahay sided u xalin adiga ayaa Soo dhigo kun iyo Kow jeer mahadsind Noloshaydana wax badan ayaad ka bedeshey Marki an chanelkaga kuso biirayey iyo hada isku mid ma ahi mashalah
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Wxn ku jira waqtigi iigu adka abid 17sano ee u danbaysay wxn daba ordayey wxbrsho riyadayduna wxy ahayd markan dhameyo waxbrshada in aan ugu yaraan shaqeeyo 16hr labo hospital ama clinic na ka shaqeyo lkn hadda waxba lama joogo shaqadiba wxy noqotay laandhere hada tahay bd shaqayn taas wxa iiga sii daran wxn jooga magalo aan hal qof oo sxp ah ku lahayn marar bdn wn murugoda iska ilmeya wxnan ku jira waqtigi gaaladu nafta is dhaafin jiren marku xaalku ku adkado lkn alx ilaah ba igu arzaaqay diintena mcn Wxn aaminsahay #nevergiveup
@abdemalekali9742
@abdemalekali9742 Жыл бұрын
Our brother Omer inshar اني احبك في الله اللهم اجعلنا من اهل الجنة الفردوس🤲😭🙏
@abdullahimohamed4873
@abdullahimohamed4873 Жыл бұрын
Big respect Omar inshar
@shuaibahmett16
@shuaibahmett16 Жыл бұрын
M.allaah ustad omar Alle haku barakeeyo ❤
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 Жыл бұрын
Masha allaha ustd omar inshaar
@YasinIlkayare
@YasinIlkayare Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Cumar Allaha ku sharfo
@yacquubmoha
@yacquubmoha Жыл бұрын
Runtii podcast gan aad baan u jeclahay tan iyo maalintii aad bilowday xalqadahan xalqad ima dhaafin aad baan uga faa'iiday waan ku raaxaystaa dhagaysigooda masha allh wll aad ban umahadsantahay
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 Жыл бұрын
Plz wall wax is weydintu ma xume ee macnaha podcast maxa wye Ama maxa laga wada
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Жыл бұрын
@@naimaabduqadir9906 podcast wa sida showyadi radiyaha ka bixi jiray internerka intusan iman kahor o radiyaha laga dhagesan jiray o hda la fududeyay madama taleefan internet leh qof walbo wato mrka wa adigo mrki hore ku qasbana sheko ad jceshahay dhageysigeda inad waqtige radiyaha kaso galeso diyaar u ahato lkn hda la fududeyay o xligad rabto dhagesan krta wliba ado hoshada qabsanaya o adan u bahnen sidi qof video dawanayo okle inad hegan ahato 😅 runtii ereyga podcast afsomali erey lagu dhaho majiro umalen lkn wad fahmi karta sharaxad ahaan hdi lagu shego😅
@mssxiraaasuuraly1889
@mssxiraaasuuraly1889 Жыл бұрын
Wxsn kgu tilmaamo ma aqno runtii wnagaaga dartii😊❤wxaa mooda mawducan in alle isodiray xalada ku jiro darteed xalkeeda wa isiisay wa ku farxay runtii mrkan dhgaysty mahadsanid ustad😊mida kle xalqadan aada uyareysay run ahaantii 5 dqqo ina hadashay unbaa mooda
@fathiawale2491
@fathiawale2491 Жыл бұрын
Kani waa barnaamijki laygu talagalay. Mahadsanid omar inshaar.
@saciidojawhar-mk9ru
@saciidojawhar-mk9ru Жыл бұрын
Pod kastigaan aad ayuu ii anfac❤ sabbtoo ah waqti adag aan ku jiro ayaa farxadii malmahayga idhaafisay😢😢 Waxaan rajeynayaa inaanh 😢ka gudbo Iisoo duceeya asxpeey 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥺😔
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa Жыл бұрын
Alle hakaa gudbiyo wllo
@HooyoHooyo-nk4gf
@HooyoHooyo-nk4gf Жыл бұрын
Alow ufudodey
@Naasirreal
@Naasirreal 2 ай бұрын
Shukran cumar inshaar runtii waxa tahey qof aa rabo inaa kudaydo amaantada ma dhamaneyso
@CaashoCabdulaahi-sy8dw
@CaashoCabdulaahi-sy8dw Жыл бұрын
Mahadsanid Wllkey ❤🥰
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
ALLAH HAYNAGA SAARO WKH TIGA ADAG WKHTI QAAB DARAN AYAAN KU JIRAA
@ayeeyofarojanno
@ayeeyofarojanno Жыл бұрын
قال الله تعالى: لقد خلقنا الإنسان في كبد.
@user-vh8fe8oj2f
@user-vh8fe8oj2f 7 ай бұрын
Mahadsanid wax badan baan ka faaiday podcast gaaga ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
@rajab1365
@rajab1365 Жыл бұрын
Xus Allah ❤
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Walaal omer ilaahey haku xafido waxan rajeynayaa in aan maalin ku arko
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Жыл бұрын
aniga family problem ayaa na haysta waliba xun dhaman family waxa na la iibiyey gurigayagii shalay oo ku yaala boorama oon gal no waxa na nagu dul iib saday aabahay iyo abtigay waxanan daganayn 21 sano meel fiicana oo noogu yaalay waanan ku kurnay dhibaato iyo colaado kadab shalay ayaa lagu kalatagay nolosha yadii wacnayd waxana dhacay burbur qoys waxan jaamacada last year ku jiraa dhibaato iyo sress ayaan hadadan ku jiray nolosha adigo oo dadkii ku dhalay wada colaado yihiin kawarn wax kaxun ma jir to laa kiin hada noloshu qasab ayay igu samir sisiisay hada aniga oo ooyaya ayaa wllo cumar inshaar soo dhigay podcast kan niyada ayaa ii qabawday qalbigana waa iidagay culayskii iyo stress kii baa igayaraaday wllo cumar inshaar waa nin bulshada wax badan uhaya oo faaiido leh oo og xaqiiqada whakhtiga maanta wllo cimriga iyo caafimaad ka Allah kuu dheereeyo danbigaaga iyo kii waalidkaa Allah dhaafo 😭👋
@xaadhassan4563
@xaadhassan4563 Жыл бұрын
Rabi culeeska haka dulqaado qof karti badane wa thy alhamdulillah dheh Mar xalad walbo alle xikmad gooni ayuu ka leyahy marba hada cfimad qabto alxm dheh
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Жыл бұрын
@@xaadhassan4563 الحمد الله mahadsan tahay wllo جزاك الله
@Iamqueen-lv9ub
@Iamqueen-lv9ub Жыл бұрын
Waan kula ooyay wllh abaayo😢 wan dareemi kara xanunka ay ledahy familygaga oo dhibato so waajahdo oo si aad u xalisana grn waydo ilahay ha inii sahlo umuuraha huno sabir BTW anigna reer borama ahy❤
@basracabdi9745
@basracabdi9745 Жыл бұрын
@@Iamqueen-lv9ub mahadsanid hno
@abdirahmanomer9358
@abdirahmanomer9358 Жыл бұрын
Walaal cumar waan ku salaamay wlhi maalin kasta waan sugaa fandhaal podcast wax badana waan ka faa'iday hadaad awoodo noo soo dedeji. Alle haku barakeeyo walaal
@laughing8861
@laughing8861 Жыл бұрын
likee midkii aan raadinaayey waaye wlhi thanks wllky❤❤❤❤
@user-ft1gl9qx8d
@user-ft1gl9qx8d 9 ай бұрын
Ibrahim al fiqi wuxuu yiri allaha u naxariisto'e Ha sugin badhaadhaha si aad u dhoola caddayso ee dhoola cadee si badhaadhuhu kuu gu yimaadaan 😊
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah Жыл бұрын
Allaah hakusharfo wllky aniga nafteyda aya cananta wax walba adkeyso ayaa isdhaha waligey murug ihaysata cid lamawadaagin xaqiiqdiina anoo iloowey ayan is arka mrka wax walba oo kuqabsada hakufogaan nina halawadagin mushkiladaha kusowajaha wlhi taas waa xaqiiq Aniga maalinkaan igadey hooyo io aabbo iney iinoleyn ayab nolsha gees ka istaagey oo wax idhibaya iskajoojiyey oo waliba afjeyga kaqabsadey sey wax iisowajahin Nolasha waxa somarey alla ila oog🥹alx mantana allaah aya wax waliba ifahnsiiyey qof adegna igadhigey oo wax waliba udulqadata malayacnigana katagta🙄
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Meshan nin miya loga hadlya cudur nin miya kuhaya wll
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah Жыл бұрын
@@musababdijamal9556 wax soofahan marka hore nin inaan iri io inkale
@mawlamusse419
@mawlamusse419 Жыл бұрын
@@bintufarxiosalah waa kala lahjad duwanaanta,nina=qofna
@ducaallemohammedisack421
@ducaallemohammedisack421 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Abdirahman331
@Abdirahman331 Жыл бұрын
صباح النور
@CumarMaxamed-kg6qu
@CumarMaxamed-kg6qu Жыл бұрын
Tanks my brother
@abdinasiraliyuusuf1233
@abdinasiraliyuusuf1233 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshar
@budbaad6536
@budbaad6536 Жыл бұрын
Yaa Ahlan Wasahlan Ustaad Omar Inshaar.
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 11 ай бұрын
Wakhtiyada adag waxaan gargaar weydiistaa rabbigay waxaan ku cararaa Xaga cibaada, salaada,soonka, sadaqada, cafiska
@hamdushmo
@hamdushmo Жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar
@mahamudhassanabdi7469
@mahamudhassanabdi7469 Жыл бұрын
Ustad Omar waan ku salaamey asc wr wp fandal podcast waa program aad u wanaagsan dhiira gellin badan iyo waaya aragnimo Ayaan ka qaadanaey sidaan ugu taxanahay xittaa hadii lacag laga dhigo waxaan ku qasbanahay inaan iibsado jazakallahu kheyr
@qaysermo5779
@qaysermo5779 Жыл бұрын
Subax wanaagsan omar
@iqlasrashidrashid
@iqlasrashidrashid Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar ❤ waxan moda iinan u bahnaa barnamijkan wll شكرا❤❤
@N6Bofficial
@N6Bofficial Жыл бұрын
Ustaad aan imbadan wax ka faaiday alle ha ku sharfo ustaad
@ApzhirAhmett.
@ApzhirAhmett. Жыл бұрын
M.a Thnks wll omer 📚✍🏻
@renzo_media
@renzo_media Жыл бұрын
Waanada walalkaaga laga helaa been ma aha thanks wllkeyga omar ogaansho
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay , waxbadan ayaad nafahansisa marwalba 👍👍👌☝🥰💯
@aqoonmedia4228
@aqoonmedia4228 Жыл бұрын
Scw ❤
@nimcocabdirisaaq2792
@nimcocabdirisaaq2792 Жыл бұрын
Kheyr badan kuurajeynayaa❤
@abukerjowhari642
@abukerjowhari642 Жыл бұрын
Xalqadaan galabta waan u baahnaa omarow wll mahadsanid jasaakalaah
@yahyefarah8120
@yahyefarah8120 Жыл бұрын
Ustaad wallahi arinkan waa mid aan markhaati kanoqon karoh. Arin ilawaynayd oo buuq igu heysa goortan iskabaxo masajidka aad ama qaraba salan ama banooni waxad mooda in xitaa arinka ilawayna oo ciriiriga igu hayey inuu tartiib tartiib usiibtay oo xal aanan fileyn sikadis ah aan ku helay ama xalku asagu iska imaado Arinka ugu cajiibsana waa inan cariiriga iyo dhib sidii buurta kugu weyna uu waxba kula noqonayo. MAHADSANID MACALIN
@user-im8su6ty9y
@user-im8su6ty9y Жыл бұрын
بارك الله فيك يا أخي الكريم
@mohan146u
@mohan146u Жыл бұрын
Allah ku sharfo ustadii
@user-wi6fz7ug9x
@user-wi6fz7ug9x Жыл бұрын
Masha allah
@shariifchannel7409
@shariifchannel7409 Жыл бұрын
Mhdsanid Omar INSHAR
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Dhirigaliyaha ugu wen somalida KZbin ka leh
@bidixo1bidixo158
@bidixo1bidixo158 Жыл бұрын
m.a mahadsanid kalmad fiican ayan ka faaiiday shay walba insha Allah guul ayan ka keeni dona
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
*Balooni fiirsashadeeda waxaa iigu dambeesey 2009.alx markaa dhaafey waqtigaas iga lumaayay, waxaan noqday qof si sax ah U fakara guulaystayna*
@Dreamgirl2525-j2t
@Dreamgirl2525-j2t Жыл бұрын
Anaa u horeeyo
@AbdiFatahAdenIsmail
@AbdiFatahAdenIsmail 2 ай бұрын
Ilahay dhibaatooyinka hanaga saaro
@AbdiazizMaxamed-cc6hl
@AbdiazizMaxamed-cc6hl Жыл бұрын
Maxadsanid omar inshar❤
@BaaziBashiir
@BaaziBashiir Жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay ee like kugu Dharbaaxay
@Abdirizak436
@Abdirizak436 Жыл бұрын
Wlhi wax Yar ka hor walal I haysatay Lkn hada Alxamdulilah Fikrado Badan kala baxay Shukran Omer Inshaar ❤
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Жыл бұрын
qofka ugu horeeya❤
@ceegsane761
@ceegsane761 Жыл бұрын
Waan ku salaamay ustad Omar Runtii waa mowduuc si ii yara quseeyo waayo waxaan ku jiraa xaaladii ugu adkeyd ee abid isoo marta mudo afar Bilod ah Ayan ku jiraa xalad aad ii murjisa heer aan ku fikiro in xaladaanu tahy mid aan dhamaaneyn
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Cumarow 5 ilaa 7 sano ayaan codkaaga wehel ka dhigan jiray anoo qurbe ka xamaasha. Haddana dalkeeygaan ka samaystay mashruuc ku mintidaa. Allaha ku barakeeyo wlh sxb ila joogaa ii ahayd, markaa shaqada igu cuslaato adaa i dhiirra-gelin jiray.
@hananharako9060
@hananharako9060 Жыл бұрын
Run ahantii waa muuqal an sugayey waxa mooda inaa ani laigu talagaly mhd snid wll cumar inshar 🥰
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 8 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@YaasinNuur-sy6fo
@YaasinNuur-sy6fo Жыл бұрын
M sha allah macalin jaasakumlaah alle hakaa abaalmariyo wax badn baad noo ifsay
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 2 ай бұрын
Big respect wll omar
@user-uz9dh8ty6e
@user-uz9dh8ty6e 5 ай бұрын
Thanks My Teacher ❤
@aymanabdiaxmed2961
@aymanabdiaxmed2961 2 ай бұрын
Kamadalo inan dhageysato chanelkan allh hakuxifdiyo wllken
@Maanka_elHaaji
@Maanka_elHaaji Жыл бұрын
الله يعطيك الصحة والعافية اخوي استاد عمر 👑
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 2 ай бұрын
Like isaara si aan uxasuusto vidiogan
@user-pg2ni1qf2u
@user-pg2ni1qf2u Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@YahyeFaarax
@YahyeFaarax Жыл бұрын
. Mr. Cumar inshar aazkaxda alle hakuu barakeeyo
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Жыл бұрын
Ustaad fandhaalada waan la socdaaa runtii waxad nooguso dartaaa xaga Talooyin Ku saabsan jamacdaha iyo waxbarashda
@naimaabdi8782
@naimaabdi8782 Жыл бұрын
Good idea 💡👏👌 bro
@user-it7ep7pn7s
@user-it7ep7pn7s Жыл бұрын
شكرا اخى
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Jasakallah kheyr ustaad omar
@munaahmed5187
@munaahmed5187 Жыл бұрын
Jasakallah kheyr cumar inshaar wlhi mushkilad aya ihaysaty lkn hada markan muqalkan dawady waxan daremay nafis iyo in aysan mushkilad wayn ahayn muqaladada Wan jeclahy runtii wax badan ayanka faiiday alle haku xafido aduun iyo aakhiro
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 2 ай бұрын
Muqalkan wuu i anfacay❤
@binzaid7598
@binzaid7598 Жыл бұрын
Wankugu raacsaNahy ustaad😮
@user-gm1oy1hs7t
@user-gm1oy1hs7t 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله وخلقته يالفي ضرمضان ظهرالفساذفي كيفك❤❤❤
@MohamedGahayr
@MohamedGahayr 10 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم❤️🥰🫀 10:11
@thebestshortsvideo5154
@thebestshortsvideo5154 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr walaal qaaliya
@nourrobleh3393
@nourrobleh3393 Жыл бұрын
Jazak'Allah khaïr
@baydhabojannaay4680
@baydhabojannaay4680 Жыл бұрын
Mahadsanid
@cwaasacfaarax4713
@cwaasacfaarax4713 Жыл бұрын
Omer inshaar Jasaaklh khayr wll
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Sidaan usugo. Xaqqadahan famdhal.podcast, waad mahadsantahy, wlle,
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 Жыл бұрын
Ustaad Omar inshar ❤
@Sacadmedia
@Sacadmedia Жыл бұрын
جزاكم الله خير
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Mahadsenid walal cumar Alle haku barakeeyo
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Cumar allaah ku sharfo wall
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Mhdsnd ustd cumar🙏🙏🙏🙏
@halhays777
@halhays777 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Badi dadku dalka wey ka maqan yihiin,lkn ustaad cumar waxaad ka mid tahay dadka ummadooda umaqan.
@abdiqaniomar985
@abdiqaniomar985 Жыл бұрын
Wll wxn ka mid ahay dhalinyarada hadda qaan gaadhay markaa wll markan dadka la hadlayo wan iska dhididaa dadkana kama hor hadli karo. Arintaa kasoo hadal?
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Shukran omar inshar
@abdirahmanwarsame7996
@abdirahmanwarsame7996 Жыл бұрын
Shaqadaadii dhabta ahayd ayaad haysaa yacni adi wax sheegga Hibo ayaad leedahay inta dareensan farta taaga✋
@maryanali7725
@maryanali7725 Жыл бұрын
Jasakallh wl
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,5 МЛН
Fandhaal Podcast | 36 | Karti .
25:13
Omar Inshar
Рет қаралды 59 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 53 М.
Maxaad Samayn hadii aad kufto ? Fandhaal Podcast | 26 |
19:54
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 31 М.
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 39 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН