Furashadii Andalus iyo Qisadii Daariq Binu Siyaad ||

  Рет қаралды 191,440

Jiil Media

Jiil Media

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@Anema80
@Anema80 10 ай бұрын
Manshallah tabarakallah rabbi ha idinka abaal mariyo, qisooyin aan aad ugu baahnayn bd no so gudbisan e.♥️
@shaakirboyofficial5700
@shaakirboyofficial5700 10 ай бұрын
Masha allaaaaH Aad Iyo Aad Baa u mahadsantahay Jiil media.
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 8 ай бұрын
Allahuma amiin yaa rabi yaa raxman janada haynagu kulmiyo dhaaman muslim diintan uso jihaaday nabigeena Mohammed salalahu caleyhi wasalam maciisana haynaga yeelo ☝️🤲🤲💝
@FatimaYyy650
@FatimaYyy650 10 ай бұрын
Ilahay dartiiis baan idin jeclhay ilahay ha idin jecladoh ikhwaanii 😭💐❤
@Thenationwewant
@Thenationwewant 10 ай бұрын
Mxaa ku haya la oynaysa.
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 10 ай бұрын
@@Thenationwewant maxabada darta alle ah waaye
@Thenationwewant
@Thenationwewant 10 ай бұрын
@@ilwaadinasheikh hye ina sheekh.
@Hodan238
@Hodan238 10 ай бұрын
​@@Thenationwewant😂😭
@Thenationwewant
@Thenationwewant 10 ай бұрын
@@Hodan238 hhhhh
@HalimaAbdifatah-i7o
@HalimaAbdifatah-i7o 10 ай бұрын
Anaga kuwa janada ku kulma rabbi hanaga dhigo 🤲
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP 10 ай бұрын
Aamin 🥺
@AbdirashidFarah-143
@AbdirashidFarah-143 10 ай бұрын
Aamiin
@Najmobishaar-dx9qf
@Najmobishaar-dx9qf 8 ай бұрын
AmiiN Yaa raBi🤲🤲🤲
@CrisaaqSayid
@CrisaaqSayid 6 ай бұрын
ᵃᵐⁱⁱⁿ
@mohamedkadiye5970
@mohamedkadiye5970 10 ай бұрын
Team jiil media tariikhda salahu diin al ayuubi noogu xijiya plz ❤
@AhmedNaaji-uc8eb
@AhmedNaaji-uc8eb 10 ай бұрын
قَالَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : (إِذَا تَبَايَعْتُمْ بِالْعِينَةِ ، وَأَخَذْتُمْ أَذْنَابَ الْبَقَرِ ، وَرَضِيتُمْ بِالزَّرْعِ ، وَتَرَكْتُمْ الْجِهَادَ ، سَلَّطَ اللَّهُ عَلَيْكُمْ ذُلًّا لَا يَنْزِعُهُ حَتَّى تَرْجِعُوا إِلَى دِينِكُمْ) .
@DamacMahamed-mo7kw
@DamacMahamed-mo7kw 9 ай бұрын
❤❤
@Tareq--99
@Tareq--99 10 ай бұрын
Magaceyga waa dhaariq❤
@DrXasanNuurMaxamuud
@DrXasanNuurMaxamuud 10 ай бұрын
قال عمر رضي الله عنه :"نحن قوم أعزَّنا الله بالإسلام فمهما ابتغينا العزَّة في غيره أذلَّنا الله".
@Abaagaweyn161
@Abaagaweyn161 10 ай бұрын
Abdihalim ali wllkey cimriga ilahay Haku dhereyo❤
@hawaadan336
@hawaadan336 10 ай бұрын
Taarikhda form two Ku qaadanay alhamdulilah ❤
@AbdiHamiidAbdullahi-pt3ez
@AbdiHamiidAbdullahi-pt3ez 10 ай бұрын
Haa cutubyada dhexe waaye❤
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 10 ай бұрын
Alle raali ha idinka noqda bahda jiil Media. Asxaabeey ha daawanina bes'e raggan in halkaa la dhaafiyo way mutaysan yihiin
@SihaamCalimaxamad
@SihaamCalimaxamad 3 ай бұрын
Alaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wrestlingworld01
@wrestlingworld01 10 ай бұрын
Soo yareeya daqiiqadaha muqaalka ❤
@Tutulisho
@Tutulisho 10 ай бұрын
Ramadaan mubarak jiil media iyo all muslims❤
@FatumaHassan-z4v
@FatumaHassan-z4v 10 ай бұрын
Ramadan Mubarak deh wll qali
@DrAarka2019
@DrAarka2019 10 ай бұрын
Kheyrudin barbaroosa kaso hadla.. shukran lakum
@yaxyefarxaan6803
@yaxyefarxaan6803 10 ай бұрын
Alle haKu barKEyyo akhiii❤🤲
@rahmakhalif9519
@rahmakhalif9519 10 ай бұрын
Mahadsanidin jiil Media ❤
@RMHMG
@RMHMG 10 ай бұрын
Jiil aad bad u mahadsanthin 😢Allha idin sharfo ❤
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 9 ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤😢😢😢
@maslaxmarkaawi5383
@maslaxmarkaawi5383 10 ай бұрын
Waad mahadsantihin dhamaantiin team jiil media runtii wax badan ayaan idinka faa'idnay 🎉
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 10 ай бұрын
Hadal Afkaaga kasoo Baxa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohammadﷺ:📿❤️
@Abdirahman.4
@Abdirahman.4 10 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜
@MaahirBashir-n7n
@MaahirBashir-n7n 10 ай бұрын
SCW❤
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 10 ай бұрын
Scw scw scaw scw
@Cuseeb_12
@Cuseeb_12 10 ай бұрын
Ramadan katiin Ka ligaa zxp Ama Abayo❤❤❤❤
@MARCOZ-z6r
@MARCOZ-z6r 10 ай бұрын
❤❤❤❤ team jiil media
@AnisoCabdi-to5bp
@AnisoCabdi-to5bp 10 ай бұрын
Alha idin sharfo dhaman team jiil media iyo qulasada filmada❤
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf 10 ай бұрын
bal arak is badalka halka anga taribeyno ayaa Muslim inta low so tahbribi jiray😢😢😢
@MaryamoCabdirisaaq-gj2oe
@MaryamoCabdirisaaq-gj2oe 10 ай бұрын
Ilahow janadada noku deq❤😊
@lubiahmed4735
@lubiahmed4735 10 ай бұрын
Mashaa Allah best KZbin
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 2 ай бұрын
Waxan jeclahay qisooyinkii anbiyada, saxaabadii iyo dhamaan tariikhdii Islaamka waaku mahadsan tahay Allaha kaa abaal mariyo❤❤❤
@Umulkhayr77
@Umulkhayr77 6 ай бұрын
Abdi halim codkisa mashallah❤🎉
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 10 ай бұрын
Allaahu Akbar
@Abas-t4s
@Abas-t4s 10 ай бұрын
Qulasada io Jiil media ❤fav channels
@Mskydwrn
@Mskydwrn 10 ай бұрын
Channel kaan In Wax Laga Faa'ido Maahee Waxna Kaama Nuqsaa Maayaan ManshaAllh Ilaahay Ha'idinka Abaal Mariyo Jeel Media♥️
@KaafiAbdi-y3j
@KaafiAbdi-y3j 10 ай бұрын
Sayd ibnu khadaab kusoo xijiya plz😢ii tixgiliya codsigeyga jiil media wlhi inaama hilmaami doono🙏
@Abdiks_Gaming_Jr
@Abdiks_Gaming_Jr 10 ай бұрын
Abdixalimow qisadii duul qarneyn nososamee plz😢
@ratuushahmed
@ratuushahmed 10 ай бұрын
Jiil mediya
@HassanApdikhaliq
@HassanApdikhaliq 10 ай бұрын
Wlhi wn ka helee noosoo badiya fadlan qisooyinkan❤
@fuaadabdirizaqmohamed273
@fuaadabdirizaqmohamed273 10 ай бұрын
الله اكبر
@FaadumoAxmedcali-rb6oc
@FaadumoAxmedcali-rb6oc 9 ай бұрын
Alaahu akbar
@muhanedLakiboy
@muhanedLakiboy 10 ай бұрын
Maalin walbo khaalid binu waliid sodaya idin dhaha wllkey see camal😭😭😭😭😭😭
@Airamosmanomar
@Airamosmanomar 10 ай бұрын
Furashadii qunastantiin
@Fuadapdillahimuse23
@Fuadapdillahimuse23 9 ай бұрын
Aamin aamin
@XabsoSiciid-ku7hs
@XabsoSiciid-ku7hs 7 ай бұрын
Allah scw ❤❤❤
@Cabdiwaliaqaye
@Cabdiwaliaqaye 10 ай бұрын
Illahoow inaxariso
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz 10 ай бұрын
Musa ibnu nusair & Dariq ibnu ziyad & Dariif ibnu malek ragii ugu wa wayn ee furtay dhulkii Andulus.
@Abdifatahmohamed-zh8dx
@Abdifatahmohamed-zh8dx 10 ай бұрын
Mhadsnid wll❤
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 10 ай бұрын
Wllhay jiil media wan idin jeclahay KZbin kiina kale ee qulasada flimada so dhiga qeybti 2aad asaxapul kahfi
@TilmaameMedia
@TilmaameMedia 10 ай бұрын
M.sh Abdihaliimow noosoo badi qisooyinkaan oo kalle.
@TilmaameMedia
@TilmaameMedia 10 ай бұрын
Noosoo badi wall
@AishaKeydsane
@AishaKeydsane 10 ай бұрын
First comment 😊
@suadali2598
@suadali2598 10 ай бұрын
Codsi qisada salaaxu diin al ayuubi ❤
@SuldanVgr
@SuldanVgr 10 ай бұрын
Maanshallah❤
@hadillaium
@hadillaium 10 ай бұрын
40:59 ameen ya rabi waa ku waay geesyashi taarikhdena😊 lkn mar wlbo mulimiinta qilaaf soo kla dhex galo waa mar wlbo islaamka uu daciifo oo furashooyinka ay hakad ku yimaadan
@ahmednur2942
@ahmednur2942 10 ай бұрын
qissooyinkaan marka cabdi casiis wiilka cabdi casiis uu codeeyo iney adi kugu dhacday AA moodee 😢😅❤❤❤❤
@FatxiXusen-q2j
@FatxiXusen-q2j 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤geesi
@aaminomoha4271
@aaminomoha4271 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 10 ай бұрын
Noo soo badi zxb🎉😢
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 7 ай бұрын
Yudriiiq waa funny wllhi 😅😅hadal xanaaq hdi la dhaho dagaaal ayuuu glaaa😢😅😅😅
@suadali2598
@suadali2598 10 ай бұрын
Wa muslimiinta kuwa maanta ay dul hoganayso ceebta difaav laaanta qaza😢
@nololqurxan6663
@nololqurxan6663 10 ай бұрын
Xaqiiq haa😢😢
@Sekeriye143
@Sekeriye143 10 ай бұрын
Abdul xaliim cali wll hal mid aa ka codsanaa somalia sida ay diinta islamka ku so gaartay please kaso diyaari qiso❤❤❤❤❤❤
@KaafiAbdi-y3j
@KaafiAbdi-y3j 10 ай бұрын
Sayd ibnu khadaab next
@FunnyBeach-ek3pg
@FunnyBeach-ek3pg 10 ай бұрын
The story of the leader of the Umayyad Army, Tariq bin Ziyad, and his great conquests in the cities of Tangier, Ceuta and Toledo, all the way to the conquest of Andalusia, and his famous dispute with his commander Musa bin Nusair.
@msssnake7
@msssnake7 10 ай бұрын
Mahadsanid 🥰
@shukriabdi1523
@shukriabdi1523 10 ай бұрын
M.a ❤🎉
@Mostapha-wc5lc
@Mostapha-wc5lc 10 ай бұрын
Qeybo bdn ku soo xiji zxp❤
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 10 ай бұрын
Bahda jiil media waxaan usoo jeedinayaa inay kusoo daraan halagamashii soomaaliyeed sida axmed Gurey amiir nuur ibnu mujahid maxamed cabdilaahi xasan sh.xasan barsame
@NehAllih
@NehAllih 4 ай бұрын
Halyeeey somali maba jiro
@user-hr9xl4dr7g
@user-hr9xl4dr7g 10 ай бұрын
0:25 0:25 Rᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ ᴀʟʟ ᴍᴜsʟɪᴍ ❤❤❤
@WAanimi
@WAanimi 9 ай бұрын
Asc
@XassanGiven
@XassanGiven 10 ай бұрын
Plz musalsalka cumar binu khadaab nosoo turjum plz ramadaanta❤❤
@Farhiadahirahmed
@Farhiadahirahmed 10 ай бұрын
Qulasada flimada so dhigay ee kaso dawo aso dhameystiran
@AxmedReermagaal-w4w
@AxmedReermagaal-w4w 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryamaAxmed-p4z
@MaryamaAxmed-p4z 5 күн бұрын
5:37 5:40 5:41 5:42
@AaminoCabdi-lh4fl
@AaminoCabdi-lh4fl 10 ай бұрын
Asc ❤❤❤
@kingburaale9092
@kingburaale9092 10 ай бұрын
Wll qisadii asxaabul kahfi
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 10 ай бұрын
Afurkaan ku sugay anoo ku raaxeysanaya❤ ilaahayow idin barakee dhamantiin
@YamyamArr
@YamyamArr 10 ай бұрын
Walaal waxaan kaa codsanayaa musalsaladan iyagoo caadi ah rabaa ii soo sheeg please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@susus_siman4260
@susus_siman4260 10 ай бұрын
😍😍
@RayaanDaahir-q7r
@RayaanDaahir-q7r 10 ай бұрын
Mashalah
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 10 ай бұрын
Dhulkaan mgcyda hder lo yaqaano iisheega😢
@jiilmedia
@jiilmedia 10 ай бұрын
Isbeen iyo burtuqal waye
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 10 ай бұрын
@@jiilmedia maahdsanid jiil🫀🎊
@ZakiPoi-dw9fe
@ZakiPoi-dw9fe 10 ай бұрын
8:42
@Shankroon-f3t
@Shankroon-f3t 6 күн бұрын
Aboowe gisoyinka leh nosobadhih
@XamdiYacquub-n4u
@XamdiYacquub-n4u 10 ай бұрын
Cusmaaniyiinta kasoo hadla jiil media
@CabdiRaxmaan-ts8rt
@CabdiRaxmaan-ts8rt 10 ай бұрын
M.a
@Yanwa7
@Yanwa7 10 ай бұрын
Jiil media wax walpa o bulshda faido u ah oola imow Wana koox u diaayrsn iney no qanciyaan 200k ka bdn u qalntaan
@ruthwaanibraahim9695
@ruthwaanibraahim9695 10 ай бұрын
Abdixaliimow noo soo turjum flim ka salahu diinal ayuubi
@alinaafac6416
@alinaafac6416 10 ай бұрын
Wllahi taariikhd aan xili badan sugayey qof si kooban ugu sheekeeyay ,,@jiilmedia Waad mahadsantihiin
@NashwoNalka
@NashwoNalka 10 ай бұрын
Wll markaaad warinayso taariikhda waxaa ku jira speed saaid ah ama fudayd Si looga faa'idaysyo sidagan uwari qisada ama uga hadal
@NuurAbdi-u8r
@NuurAbdi-u8r 10 ай бұрын
Aad bad u mahad santihiin
@MaanBashiir-dq1nw
@MaanBashiir-dq1nw 10 ай бұрын
Nosoo badi wall
@Purebliss05
@Purebliss05 10 ай бұрын
❤❤❤
@MaahirBashir-n7n
@MaahirBashir-n7n 10 ай бұрын
Walal waxad inoo furtaa channel qisoyin dini ah🥺
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 10 ай бұрын
Masha Allh lkn nasiinoma jirto miyaa 😢😅
@moubrekyare1829
@moubrekyare1829 10 ай бұрын
Bro ma sheekada musalsalka noo sheegeysaa mise taariikhda طارق بن زياد؟
@ayuuptimir1526
@ayuuptimir1526 10 ай бұрын
Anagu haddan rag nahay barnaamijka asaxaabta
@HaniitaCumar
@HaniitaCumar 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 7 ай бұрын
Qofkani siduu wax u akhriyaa jooji degdega oo si loo fahmo u akhri
@abdikhadarnabadoon2867
@abdikhadarnabadoon2867 10 ай бұрын
Tartiib u hadal
@CubeydMire-d8w
@CubeydMire-d8w 10 ай бұрын
Kasoo sheekey saxaabiga majzaah siyidu banii bakar
@magideditz
@magideditz 10 ай бұрын
Wll Mughal empire muuqaal makasoo samaynkartaa
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 10 ай бұрын
abdul xaliim miyaa ninki carabta codka saari jirey codkaaga uegyahy
@jiilmedia
@jiilmedia 10 ай бұрын
Haa
@Mahamedcheik
@Mahamedcheik 10 ай бұрын
Imaamyada noosoobadi
@dr.ahmedderie5918
@dr.ahmedderie5918 6 ай бұрын
daariq binu ziyaad muu gubin doonyihii ay ku yimaadeen isaga iyo ciidamadiisu halkaa inaga hubiya inta kale way fiicanty marka laga reebo Drama da lagu macaaneeyay
@IfraaxAbdi23
@IfraaxAbdi23 9 ай бұрын
🕋🐯🐱🇸🇴🇵🇸🤝🏿🤝
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Qidaamadii Quusan Weysay  (Qisadii Fadumo)  @Waqtichannel  PART 1
18:36
Taariikhdii Sultan Suleyman Al-Qanuni | Sh. Mustafa Haji Ismail
2:06:16
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 61 М.
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН