Video-gan ka saar meesha adeer. mar dambe waxaso kele ha soo duubin. Hadad ummada wax uso bandhigayso iska ilaali wixi diinta, wax uu dhimaya, cayda, reeraha, qabyalada, hablaha. Dhaqanka iyo Diinta ilaali. sheekoyinka muqaxiyaha ka dhaca media iyo saxafada kuma wanagsana.