Duni warkeed nacay, kuwa maatada iyo ma mxaysatada ku Qarxayoow (Qasa) taga halkaasaa geeri xalaali taalaa
@saliyaali1098Күн бұрын
Oh, brother sometimes I laugh about what you say. Sometimes I cry a lot when I see all this corruption.
@MustafeMaxamed-t1nКүн бұрын
Nacalatulah calal daalimiimiin jaamacow hore Ayaan inta Af soomaaliga ku hadasha iyo Aljasiiba sheegay inaan sirta saxaafada muslimka la dhawro oo kubad inta laydin soo hor dhigo Aydaan iska laadin,war ma Anfaco waxa soconayaa kuwa Yaxya sinwaar (Allah)haw naxariisto e dayacay waa inaga waa soomaalida,kumanaan baa gudaheeana ku dhinta,Sxbow waadigii Laascaanood lahaa reer baa ku soo duulay,Ana kilinka shanaada ithiobia,oo Aad hawd ka degan tahay Ayaad ku soo duushey,falastiin lug ha lagu tago,maxno la,Aan iyo xigmad daro Ayaa lagu madhaye jano Qasa Ayay taalaa (yaxya sinwaar)Allah haw naxariisto waxa dilay garabkiisii,geesinimo Ayuu ki dhintay maskaxdiisu waxay weydiinaysay dhimatay dadkaagii dhamaa yaa tol kuu Ah waxa tol u Ahayn inaga,w(walaahi marba heer bay joogtaaye,haday soomaalidu xad la leedahay inaan Qasa sidan niqoteen inaan Yaxya sinwaar dayac iyo shirqool khaliijku soo maleegay yuhuudi siisi na lagu yidhi fuli Haday halkaa Soomaali yi xad la yeelan lahayd falastiin,sidan wax may noadeen (Allah)Ayaan ka dhigin,waxaan ku gebagebaynayaa hadalkaya war dhimay dunidu Waa weerar,macno la,Aan Ayaynu isugu Dhanaaniye,falastiin ha loo lugeeyo,lug iyo farasba ha lagu galo taas Ayaa Sharaf Ah