Qoftaan hani ah ninka ay sheegeso waa aniha pinch kujira next 2 month lol😮
@Mucyadiinbaana2 күн бұрын
Gabarey illaahey ka baq haddii aad uur lee dahay weyba ka sii daran tahay ilmaha uurka ku jira waxey ku roontahay in ciyaalkaas aabahood ayey ku fiican yahay hadder ayey dambi ku jirtaa naagta goortii la furo oo weliba hal dalaaq iyo laba dalqadoodba lagu furo uma banaana iney shukaansato waaba wax weyne xitaa haddii ay la hadasho wiil kale Aakhiro waxbaa sugaayo tan kale waxey tiri ninka hadduu i furo illaa aan aniga raali ka ahay maahine rajactu wax ka socda majiro taasna been bey ku sheegtay marka naagtuwaa su,aale ma iyadaa laqabay mise iyadaa wax qabtay haddey jawaabtu tahay iyadaa la qabay rajactudana waa sida loo qabay oo kale diinta islaamkuna waxey ku fareysaa markaad naagta furtaan guryihiina haka bixinina intaas waxaa laga leeyahay ujeedo oo aydinaan garan karin sababtoo ah waxaa laga yaabaa in illaahey bogooda burcad isugu mariyo oo sidaas ku midoobaan looma baahna xitaa markaas wax rajactu la yiraahdo markaas haddey isu tagaan taas ayaa rajactu lamida mahadsanidiin