Furinku ma ceeb baa? Sharci Miya in la sheego mise qofku waa fake hadu qariyo?

  Рет қаралды 6,357

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@awilali6102
@awilali6102 4 күн бұрын
Mahadsanid wllo kaydkaaga maantu waa horumarkaage bari
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 күн бұрын
Aad iyo aad waa runtaa walal masha Allah mahmah run oo aad uu qiimo badan, thanks walal always ❤️❤️❤️
@UmuHamza-12
@UmuHamza-12 7 күн бұрын
Ma sha Allah, well said 😊
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 күн бұрын
Thanks habibti❤️❤️
@Roro__ruun
@Roro__ruun 8 күн бұрын
Nadia muuqalada kale inoo badi somalida warkooda macno ma leh
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@Roro__ruun Insha Allah habibti wayahay, thanks ❤️❤️
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 9 күн бұрын
MashAllah Ilahey ayaa hadalka kubaray Xamda dadka maqimeyn
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@Maria-wb7lj thanks habibti Allah ha ku sharfo❤️❤️
@HAAMPE19
@HAAMPE19 5 күн бұрын
Ameen baayo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 4 күн бұрын
@@HAAMPE19 Thanka macanto❤️❤️❤️
@MawadoDaaud
@MawadoDaaud 7 күн бұрын
Abaayo Wallahi aniga waa. Ku taageeraa waana iskaa jeclahay xabiibti mana aqaan qabiilkaaga soomaalinimo bis cadey
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 күн бұрын
@MawadoDaaud waa ogahay macanto idinka dad ficaan tihiin, dadka inaga badan waa sameyan ceebna ma ahaa dhaqankena qabil ku dhisan Allah ha inaga najeeyo inta xun. Waa mahadsan tahay habibti ❤️❤️❤️
@AsmaomarAbdillahi
@AsmaomarAbdillahi 9 күн бұрын
Mansha Allah Wllo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@AsmaomarAbdillahi thanks habibti❤️❤️
@UmzakiUm
@UmzakiUm 9 күн бұрын
maasha allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@UmzakiUm shukran love❤️❤️
@ashaoali8020
@ashaoali8020 8 күн бұрын
My fast day aan channel kaada arkay.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@ashaoali8020 soo dhowow habibti qaali. Thanks Asha ❤️❤️❤️
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 8 күн бұрын
Masha Allah wa firsanena sokali aniga hada arkay oo kugu sobire qof sidanokala radinjiray nosobadi
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@sucdihussein7427 soo dhowow habibti sucdi, Insha Allah macanto. Thanks ❤️❤️❤️
@fadumomohamed636
@fadumomohamed636 7 күн бұрын
Qabiila laikuma dawada
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 күн бұрын
@@fadumomohamed636 macanto inta badan Haa lakiin Masha Allah dadku isku mid ma Haa. It’s just wax dhaqankena ka mida oo a ceeb ahayn weeye dhiib a ku jirin. Thanks qaali❤️❤️
@salmacadey7548
@salmacadey7548 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 5 күн бұрын
Thanks habibti❤️❤️❤️
@hudarahma2465
@hudarahma2465 8 күн бұрын
Gabdhas waay islawayintahy kibirba kamuqda inay dumarka kasaraysay modaa😮😅
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@hudarahma2465 macanto ceeb waaye taasi qof qof ka waynu ma jiiro, Allah ha ina hadeeyo. Thanks ❤️❤️❤️
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp 8 күн бұрын
Wa run weyka sareysa waliba adey kaa sareysa maxa kudiidey idigu inaad sareyso
@IstahilAdan-vz2nd
@IstahilAdan-vz2nd 8 күн бұрын
Koley haday run tahay waxtigedi ay shegi lahayd may garin qof walba healing process ayu maraa kabacdi sharegaraynaya
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
khashab ma ahaa inay shegto macanto, u right. Thanks ❤️❤️
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 7 күн бұрын
Qaali like ta ayn ku bilaabaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 күн бұрын
Masha Allah thanks habibti in badan❤️❤️❤️
@malyunmowlid7138
@malyunmowlid7138 9 күн бұрын
Excellent siz,thats how somalis are
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@malyunmowlid7138 thanks qaali❤️❤️❤️
@umua3483
@umua3483 8 күн бұрын
Dadka an firsado uma firsado inan iskuqabil nahay qofki an kahelo oo aan wax kafaidayo ayan daawada sida adiga ookale qoftan xamdi ah maba daawado inta badan waxy udhaqanta sidi in ay dadka wax dhertahay waxn ka arka inay tahay ignorant person
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@umua3483 masha Allah macanto, qabil waxba inama tarayi qof kan wax ka faidayno oo ka Helena mühim ah. Thanks qaali❤️❤️
@nimoige
@nimoige 8 күн бұрын
Waxay xamdi kudhaqmayso xeerka mediaha maha marna noloshaydan idintusaya marna wan idinka qarsanaya Furunke ayay ceeb modaysa malaha😂😂
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
@@nimoige Allah been ha uga dhiigo, Furin family Muslim ma rabno ee, hadi calaf dhamadayna ceeb ma aahaa Allah qadaray. Thanks qaali❤️❤️
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 күн бұрын
Somalida dhib badanaa hada gabadha ninkeeda inay soo fadhiisiso maad rabtaan. Ader mar wada hala daaayo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 күн бұрын
Maya walal ma rabno, it’s just falanqo, marwda cidina ma haysato❤️
SAFAR SALAAMA - PART 1
4:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 42 М.
Sidee Nolosheyda u Badashay Tasbiixda Iyo Sababta Ka Danbeesay…..
23:13
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 27 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 14 МЛН
5 rules/steps oo ka cawinaya marka GOAlS sameysanayso. #goalsetting
16:17
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Рет қаралды 675
Marki Ugu Horeesay Ee La isuuxiyay…. || My Endoscopy Experience
15:55
Season kasta dharkoda,,Wax yar oo faido leh baa dhama dhaar badan #intentionalliving
10:09
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Рет қаралды 457
WAX BADAN WAAN QARIYAY RUNTA MANTA WAA MALINTAN HADLI LAHAY 🖐🏽
13:31
Dhiirigelin, 3 Rules marka DAYN Bixinayso oo ku cawimaya Insha Allah. #moneymindset
18:28
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Рет қаралды 1 М.
Dhiirigelin December ma isu diyarina 2025 Insha Allah? Yes, we can,, KAKAC FADHIGA
8:04
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Рет қаралды 1,3 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 27 МЛН