FUUSOOYINKA QARXA: MUXUU YAHAY HUBKA ADDUUNKA KA MAMNUUC AH EE SIR-AAIIL KU DUQEYNAYSO QASA?

  Рет қаралды 20,984

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 3 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الو كيل Yaarabi adiga kaliya ayaa awoodle ee midee quluubta muslimiin garabna sii walalah reerqasa yaa raxmaan unaxariisto caruurta iyo hooyooyinka waayeelka dhalinyarada dhamaan reerqasa yaa raxiim yuhuuda iyo cida garabka siinaysa kujabi awoodaada insha,alah
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 3 сағат бұрын
لا اله إلا الله لا اله الا الله لا حول ولا قوه الا بالله لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا في غزه فلسطين
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi Сағат бұрын
Ninkii kheyerkiis loo xiirow adna soo qoyso shekadan meel bey u socotaa shartooda allaha naga xijaab amin amin Amin yaa rabi
@Sonic-860
@Sonic-860 3 сағат бұрын
Subxanalaah allow adaa jiraa 😭😭😭
@roobocadeey688
@roobocadeey688 3 сағат бұрын
Allaa murugo badanaa Ilaahoow islaamka u gargaar😢😢😢
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y Сағат бұрын
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qahhaar yaa allaah yaa qayuum allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 сағат бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd Allaha u Gargaro shacabka falastin Qaazaa iyo Lubnan guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LuulAliWehelie
@LuulAliWehelie 2 сағат бұрын
Jisaalallahu kheyr mowliid iyo mascade mambooyinka alle waxan uga baryeynaa biyo Iney noqdaan insha allah kuwa mujaahidiintana dab iyo holac in alle ka dhigo burbur iyo halaag allaha ku rido guul muslimiinta dhamaan allow badbaadi qaza iyo jabaariya aamiin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 сағат бұрын
Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CabdisalaamFaarax-j3u
@CabdisalaamFaarax-j3u 2 сағат бұрын
Allah uu gargaaro dadka Falastiin iyo Xisbulah
@Saadaahmed-o2e
@Saadaahmed-o2e 3 сағат бұрын
ALLAH ha guboo Israel INSHA ALLAH
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 сағат бұрын
Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Bar Dam Bar Dam Rabiyoow Biyo ka Dhiig Awoodada Rabiyoow Rer Falastiin Rer Gaza Wa Leyskugu Taagay Munafaq oo Dhaan Alloow Adiga Ayaa u Cilmi 😢 u leh Awooda Rabiyoow 😢Ya Allah 🥲Ya Waduud😢
@apdilahimoha5492
@apdilahimoha5492 3 сағат бұрын
Islaam kalaba mahayne ilahow u gargaar reer philisten yaa rabi yaa rabi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Сағат бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 сағат бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 сағат бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@omarmohamud7330
@omarmohamud7330 3 сағат бұрын
Muslims inshallah way guleeysanaayaan
@CabdisalaamFaarax-j3u
@CabdisalaamFaarax-j3u 2 сағат бұрын
Asc HBN
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 3 сағат бұрын
Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamed.cade
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 3 сағат бұрын
HBN maanta waxa yuhuudii saraakiil badan lagaga laayay xaga Hisbulah taas oo guul wayn ah.
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 сағат бұрын
Hadaad maqasho wada hadal yuhuuda ayaan awoodeedii sii daciifaysaa
@XuseencabdiCabdullahi-j5z
@XuseencabdiCabdullahi-j5z 2 сағат бұрын
Inshaa alaah wee Guuleysanyaa falastiin
@sahrojama9515
@sahrojama9515 2 сағат бұрын
I love Maxamed’s Maxamud Cade an apologetic analyzes!
@CabdisalaamFaarax-j3u
@CabdisalaamFaarax-j3u 2 сағат бұрын
Allah uu gargaaro dadka Falastiin iyo Xisbulah
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 2 сағат бұрын
yuhudu wa damero damer kuna oda u xigta ayu ramsada marka gul darada ayay ayay ku qarinaysa in ay rayidka xasuuqdo😊
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn 3 сағат бұрын
Hbn online khayr sheeg
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Сағат бұрын
illaahoow ugargaar reer falastiin yaarabi nasrigaagii usoodaji yaarabi
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 сағат бұрын
Allow adigaa u maqan reer GAZA
@roobocadeey688
@roobocadeey688 3 сағат бұрын
waan maqlaa anigu si fcn
@seynabcali4205
@seynabcali4205 2 сағат бұрын
Yaa ka dhacsaa Ilaahey maahane Ilaahow yuhuuda ka aar wexey ku sameynayaan dad aan waxba galabsan
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Сағат бұрын
insha allaah waxba yeeli maayaan reer qasa iyagaa lagu celin doonaa ma qarxayaa insha allaah waa hubkii lagu laayn lahaa yuhuuda
@sahrojama9515
@sahrojama9515 2 сағат бұрын
Amin
@SaidaArab-w1d
@SaidaArab-w1d 3 сағат бұрын
Asc ilahey muslmka haugargaro
@indhobaaslejanal
@indhobaaslejanal 2 сағат бұрын
Guul hpn❤❤❤❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Сағат бұрын
Reer Qaza bomb nukliyeer mooyaane,waxaysan yuhuudu ku ridin maleh. Allah badbaadiyo reer Falastiin 🤲🏼🤲🏼😰💔 Muslimiin ka naxaysa oo usoo gurmanasa ma jirto
@raadirastaraadirasta
@raadirastaraadirasta 2 сағат бұрын
BAABA OODA AYAA SOO DHAW YUHUUDAAN CAQLIGA BADAN MIDOOWGA MUSLIMIINTA AYAA SOO IFAAYO INSHA ALLAAAH
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 сағат бұрын
Waxaa nasiib daro ah mareykan iyo Israel oo ubarerey xasuqa shacabka in adunka fiirsado waliba dalalka carabta ay iska amusanyihin ciidanka arabta maalin gelinked bey kuqabsan karaan Israel oo dhan haddy kudhaqaqaan lkn sida muqato dalkasta fadhigiisa. Ayay ugu tageysaa
@inamacalin1
@inamacalin1 2 сағат бұрын
Sida yahuuda ilahay ulacnaday allaha ulacnado carabta. Qaasatan wadamada Khalijka iyo masar iyo Jordan. Ilahayow midday kufiirsanayan Gaza tukaween kurid. Ciil aa wallahi dhuunta ilakalagoday.
@seynabcali4205
@seynabcali4205 2 сағат бұрын
Qawaaniin markaan maqlo waan xanaaqaa qawaaniinta eebe maahane
@AbdirahmanAden-ee8fk
@AbdirahmanAden-ee8fk 3 сағат бұрын
224 Weey dhimatay cadaladii waayo xasuuqa Qasa yaa looxukumidoonaa ????
@maxamuudmaxamed5909
@maxamuudmaxamed5909 2 сағат бұрын
Yahuuda alle hajabiyo
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 2 сағат бұрын
Foosto hub lagaa soo ridaa waxay cadaayn uu tahay in Israel 🇮🇱 hubki ka dhamaaday,, mida kale galaadu waxba inaama dhamaan lkn propaganda ayaay dheeryihiin dalalka muslimka ah,, reer galbeedku waa fakhri xata khayraad maleh ,, qof Europe iyo America jooga ayuunba ii fahmi kara,, dhulka soomalida ayaa dhaamaan qaraada Europe ka qanisan
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Сағат бұрын
Waan arkay taas💯
@MohamedHassan-zr7ne
@MohamedHassan-zr7ne 2 сағат бұрын
Qawaaniinta lasheegaa ciddii diciif ah ayey qabtaan okeliya wadan awoodleh xeerma qabto waa wax caddaalad aan ku dhisnayn
@Kedismedia
@Kedismedia 56 минут бұрын
Sharci celinaa maleh Israel marka carabta maxaa u diidan in ay hub iyo lacag siyaan ururka difaacanaa dalkoda
@AbiibIbraahin
@AbiibIbraahin 2 сағат бұрын
ilahy haka badbadiyo walahi xanunbadan iyo baba lagu dawanayo ilahy kama qarsona rabii haka dulqado cidii uma maqna ceelna umaqodna ax yarabi ilahow adiga manta difacikara abodna ule yarabi
@hegesaleh6394
@hegesaleh6394 2 сағат бұрын
Majirto qatama matuw hama cad aalahuokubar
@Liidibeacg65
@Liidibeacg65 39 минут бұрын
aduunka maanta xoog ayaa ka jiraa ee sharci kama jiro dhulkasana maalin cad ayaa dadkisa la leeynaya cid wax u qabanaysa jirin
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb Сағат бұрын
Ilaahow u gargaar falastiin Ilaahow cadowga deg deg u qabo dulmigooda waa batey
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 3 сағат бұрын
Shacabaka.falastiin.75.sano..xasuuq.qafaalasho.iyo.cago.jugleen.waxaasoodhan.israail.maysamaseen.hadii.carabta.u.hiililahaan.
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 3 сағат бұрын
Carab xagey joogta dad dhintay baa meesha joogaye ayagaaba wada ololaha ugu ween ee reer GAZA logaso bara kicin lahaa dhulkooda loonaso dajin lahaa SAXARAHA SINAY waxana dhismaha anaa bixinaa dhahay EMIRATADKA marka noloshii ayayba u diidanyihiine maxay caawiyaan
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Сағат бұрын
Wax Carab la dhaho maanta ma jirto. Markan Carab maqlo dhiigaa igu kaca uf. Kooxaha sadexda X- ah hala tageero iyaga dagaal ku jiree..
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Сағат бұрын
@@Abdikahinshukri-gx2cb Kuwa shahiidey ee reer Qaza baa ka magac dheer oo ka sharaf badan💯🇵🇸🤲🏼
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Сағат бұрын
Ninkaan wax ma baran miyaa qanuunka caalamiga kulahaa 😮
@AbiibIbraahin
@AbiibIbraahin 2 сағат бұрын
xanunbadana yarabii
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 сағат бұрын
Aduunyada.kala.danbay Iyo.xaquuq.isaan.la.dhawro Ma.jirto
@Maxamuudcarabb
@Maxamuudcarabb 3 сағат бұрын
Aad luguma maq lo
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 2 сағат бұрын
yuhud way walatay
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 2 сағат бұрын
Cajiib calamad wax malareban
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Сағат бұрын
Israel waa fuley ulo badan madana fuusto miyay mareeysaa
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 2 сағат бұрын
israiil awoday ku fanaysay ma fosto ayay ku danbaysay
@HodanaMaxamed
@HodanaMaxamed 2 сағат бұрын
Way dhamaty Israël iyo xolafada wayo sihday iskaga cabinha ayku cadnaya
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 123 МЛН
Wait for it 😂
00:32
ILYA BORZOV
Рет қаралды 4,2 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2 МЛН
STRIKES ON THE ISRAELI F-35 BASE: THE RESULT
15:33
ATE CHUET
Рет қаралды 736 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20