GAAJO BU IGU DILAY DAHAB ISO XAD BU IYIDHI, SIXIROLE BUSKUD WA IGU SHAQAYSAN JIRAY CEEB 2SANO KADIB

  Рет қаралды 20,943

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

17 күн бұрын

Пікірлер: 123
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 15 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
naagtan iyadaa waalan adeer wixii kudhacayba waa sax
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 15 күн бұрын
GABDHAHOW HADAAD ARAGTAAN NIN WAALIDKAA IYO EHELKIIN ISKU DAYA IN UU IDIN KA GOOYO, WAA FATAAL RABA IN UU QOL IDINKU XIDHO. XITAA HADAY DIIDO WAA U DILIKARAA. KA TAXADERA SHIRQOOLKAAS DHAGARAYSAN.
@MsKeyf
@MsKeyf 15 күн бұрын
Abdifitaah indr wax isku lahar mantay waa aduuun❤
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 15 күн бұрын
Dahabka inoso xad kulahaa Acuudubillah wuxu dhaqan xuma 😂😂😂😂😂
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o 15 күн бұрын
Asc boodhariga caasha waa runtaa ilaahey amarkiis bukut ma daawan jirin bal waa arkay isagoo dad ku dhagan maanta beertii uu abuurtay buu cunaayaa
@Roteyaani
@Roteyaani 14 күн бұрын
Naag kastaaba intey waxay rabto samayso iney dhahdo waa sixranaa waa wax laga xishoodo 😢
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 15 күн бұрын
Bisinka SubxanaAllah sixir waa wax aad u xun Alle Swt ban kamagan galney dad badan aya isticmala.
@MsKeyf
@MsKeyf 15 күн бұрын
Mahmed buskud❤❤❤❤❤ xafidu laaah habo❤❤❤❤❤
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 15 күн бұрын
Alle maxafido Tuuga
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 15 күн бұрын
Xafudulah maxatiri Alle Swt dadka oga xishood ya gabadhaska si jeelisiyey? Ma anaga xilihis gube hiilo uma baahna adiga la midba tahay
@hamdiabdullahi3855
@hamdiabdullahi3855 15 күн бұрын
Subxaan Allaah Ilaahayow xaqa nagu suug 😢
@user-pu5iu2zf3o
@user-pu5iu2zf3o 15 күн бұрын
Abdixfitax boodharigaa cashaqaa hbo hooray usoco inshaaalah wikayo❤
@deqoharuun1559
@deqoharuun1559 15 күн бұрын
Abdifatah ana qisadisa dhabta ku haye ila so xiriir bilaahi
@adanzakaria4016
@adanzakaria4016 15 күн бұрын
Subxanalaah illaahow naxafid
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 15 күн бұрын
Waatay laheed maxamed waa inan wanaagsan ka xaxabiydee maxay nogu oyneysaa
@ubahguled5047
@ubahguled5047 15 күн бұрын
Abdifatah walaalow kuwa badan baa sidaas sameeya isaga kili maaha
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Naag fiican hadey caruurteedii hore aaway
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 15 күн бұрын
SubxaanAllah
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 13 күн бұрын
Reerahaa uu ninkaan kadhashay buskud laleeyahay firkooda iyo faracooda lamaguursado ileen waa sidii israaiilbay dumarka uladhaqmaan walaashay igayarbay rafaadiyeen ilmahoodana kunshilin masiiyaan
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 15 күн бұрын
GABDHA GAAJO RAFAAD IYO DHIB LOGESTAY OO GAROOB AH AYAAN RABAA INAA GURSADO SI WANAGS BDN USAMEYO KADIBNA IIQAADATO INAA JANO ADUUN AHAY
@lail111
@lail111 15 күн бұрын
Red flag.
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 15 күн бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ I know adiga iyo walalkey yasin Haley inaad morhore ka haadleen waa sax waalhi waxad shegeysen waakas allxmduliilh allxmduliilh
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 15 күн бұрын
Allah yaa dadkaan u kala garqaadin war danbiga Iyo minkarka Iska daaya Oo illahay umadiisa u nabadgaliya 😊
@xaawo1
@xaawo1 15 күн бұрын
Walaahi waagii baan sheegay iveey sixrantahay m buskud waa tuug asn ilaah aqoonin
@user-re2iv3pz6b
@user-re2iv3pz6b 14 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@agray244
@agray244 14 күн бұрын
Ninka ma cuqdad horaad uqabtay boodhari laguma fogaado qofka
@da8660
@da8660 15 күн бұрын
Waxba ma sirxanee waa laba ciyaala suuq
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Mooryaan reer jabuuti
@fadumoadam3100
@fadumoadam3100 12 күн бұрын
Wiilka yarka ah macaluul baa kamuuqata gabadha iyo wiikaba gaajuu ku dilay
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 15 күн бұрын
Boodhari waa iga qosliyey😅😅😅😅😅😅😅maxaad tiri naa dhakhtar kuuma dirin e meeday katiinadii
@sadam1318
@sadam1318 15 күн бұрын
waa mooriyaan baahane
@ahmeds6878
@ahmeds6878 12 күн бұрын
Buskud wuxuu soo hadlay maanta video ga boodhari waa 3 days kahor 😂😂😂
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Jaajiyahow
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 15 күн бұрын
Omushaqysto. Xayawanku
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 15 күн бұрын
WAA INAA GUMEED 😂😂😂😂😂
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 13 күн бұрын
Niinka soo xad kulaha😂😂😂😂😂
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 13 күн бұрын
Maxamed buskud nabsi aya kudhacay.waxaa kudhacay nabsigi xasaska isqaba kasheegijiray.intu halkaasi so istaago ayu hadalo labolabo ah lasoshirtagijiray.waxaa kamida hadaladisa.maxaa kajira in ay hebel iyo heblaayo kalatageen iyo wax an waxba kaqusayn
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 15 күн бұрын
Sixir wuxu silciya qofki salaada shanta waqti iyo ilaahay ka fogaada Lakin arintan waxay u baahan tahay baaritan dhab ah
@AmenaAs
@AmenaAs 12 күн бұрын
Waa yaaab haday runtahay😅😅
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 15 күн бұрын
Subxanallh Subxanallh
@user-js1of9cz3o
@user-js1of9cz3o 15 күн бұрын
Buskud markaad maqashaan waasha ilaah ka baqa subxaana laah xishooda
@nasrahussein9180
@nasrahussein9180 15 күн бұрын
Wanxasusta labasano kahorkahadasheyi
@iman1527
@iman1527 15 күн бұрын
Qooq is not easy 😂😂
@agray244
@agray244 14 күн бұрын
Inay aad ujeceshahay buu arkay ninkastana wuu samayn lahaa haday arkaan naagtu inay aad ujeceshahay
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅 Qataaruuuuuuu Bisinka
@agray244
@agray244 14 күн бұрын
Miyaad dhex taagnayd Allah kabaq boodhari
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 12 күн бұрын
Ex's dahab kasoo xadaa
@agray244
@agray244 14 күн бұрын
Cayda mafiicna inay run sheegayso maxaad maxaad ka ogtahay
@mariamyusuf6438
@mariamyusuf6438 15 күн бұрын
Ayadaa iskukeentay oo caruurteed xoortay ee ka gurato! Laba xaaraan ku heshiisay xalaal kumaheshiiyaan!
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 15 күн бұрын
NINKANI WAA FATAAL AH KUWA NAAGAHA MADAXA KA QABSADA KA BACDANA GUMEYTA OO HADAY DOONAAN RAG KA GADA. WAA FATAAL KUNOOL NAAGTII USOO GACAN GASHA. BADANKA WAXAY DOONTAAN GABDHAHA MASAAKIINTA AH.
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Adiyo yaasiin baa ah alangumees
@agray244
@agray244 14 күн бұрын
Naagta jacayl baa hayay sixir majirin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 күн бұрын
naagtan iyadaba jiriya
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 15 күн бұрын
Bodhariyaw iyadatiri dahab ayan kaso xad
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Xaaraamiyaal
@user-jj7sc7xk7r
@user-jj7sc7xk7r 14 күн бұрын
Sorry 💔😭
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 15 күн бұрын
Bismilah gabadhan iyo ninkeeda ka dhexbaxa bal dulmigan arkaa war iskadaaya umadan kaladhexba balaayo mida faafeysaan gabadha iyo ninkeeda adinku gurigooda kumaadna dhex jirine😅😢
@lail111
@lail111 15 күн бұрын
Iyaga dibada is kenay.
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Alay lahee idinkaa gun ah
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 15 күн бұрын
Dumarka KZbin kuma wacna gurigooda fiican
@salwegooday3424
@salwegooday3424 13 күн бұрын
Adigu.hadal.badantahay Gabadha.udah HAdalka
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Maafiya ah
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Ibliisad weeye
@halimohassan4428
@halimohassan4428 15 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Akhas
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 15 күн бұрын
QOFTAN AMEYBA FIYOBEEN
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 12 күн бұрын
Jacel baa sixir baa kadaran
@Roteyaani
@Roteyaani 14 күн бұрын
ma Naagtii 10 sano gaalka la nooleyd, ee somali oo dhan wada caayi jirtey baa mise waa tukale?? kacsigii baa kasoo kala yaraadey😂😂😂😂 guskii hore ayeey u xiistey 😢😢
@abdifarah5875
@abdifarah5875 13 күн бұрын
Bro what goes around comes around,/ayada ayado ka qabo side yey snap chat yan ka bartay yey tiri maxa u geeyey inay rag kale Kala sheekaysato on social media’ in way she deserves it, .( SHIBIRBA SHINBIRKISA YU LA DUULA NO HARD FEELINGS MATE)
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 15 күн бұрын
War Allah ka baqa
@anabfarah2327
@anabfarah2327 15 күн бұрын
War allaha ka baq gabar iyadoo la qabo oo waliba laba ciyaal ah wadato ma dhilaa maxamed buskut walaahi waa ragrag dhalay oo walibo labo ciyaal ah dhalay geesi geesi dhalay waa uu qooq jabieye
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 12 күн бұрын
Bisinka
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 15 күн бұрын
Qaxba walba markii ay raacdo inan gumeed oo ay soo taabato halkii laga kari waayey ayeey yidhaahdaan sixir ayaa lagu haystay. Iyadoo nin qabo ayeey nin kale raacday. Hadalkeeda inuu sax yahay maxaa lagu cadeynayaa? Naagahan warkooda mala aamini karaa?
@IbrahimMaxamuud-ip2jt
@IbrahimMaxamuud-ip2jt 15 күн бұрын
Maxa uga hadli la dihiin dagaalka siti waa adinka soomaaliya kumashquulsane
@lail111
@lail111 15 күн бұрын
Tii wax walba qasto ha tidhado waa lee falay🙄🙄
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 15 күн бұрын
Waa yaab gabadhii hore xaqeeda ayaa haysta maxamed beejo subxaanallah
@ibtijah2747
@ibtijah2747 15 күн бұрын
50 GR IT'S ABOUT $ 4000 INTEY KU GEYNE WAR HALA SHAQEYO
@sadam1318
@sadam1318 15 күн бұрын
nin baahan ayaa helay bisinka
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 15 күн бұрын
Cadaaladu maaha in hal dhinac la dhagaysto. Arimaha qoyska culumada iyo qoyskooda ayaa larabaa inay xaliyaan. Aayado quraan ah ayaa kusoo dagay saxaabo la rumaystay oo layiri ha rumaysanina iska hubiya. War ALLE ka cansada like iyo share doonayaal
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Wasaq rerbaadiyo
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Gis
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 15 күн бұрын
Sandkaan dumarkii Raggii weey ku sirmeen.
@FarhiaIsmail-js8bh
@FarhiaIsmail-js8bh 14 күн бұрын
Kkkkkkkk
@ikranabib7919
@ikranabib7919 13 күн бұрын
Boodheri ma dhag qudhaad wax ku maqashaa know you they say every story has two sides 😅😅 wax hubso
@qayeyqayey9156
@qayeyqayey9156 15 күн бұрын
War beenta iska daa illaah ka cabso. Iyada ayaa tidhi dahab ayaan soo xadi kadibna tigidh baan ku goosan.
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 15 күн бұрын
😆😆😁😁😃😃😀😀😀😀😀😀
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Stuped
@mkhalif6834
@mkhalif6834 15 күн бұрын
Gabadha waxay u egtahay qof maskaxda laga dhaawacay- ma gaajaa ma sixir baa ?
@abobasement346
@abobasement346 15 күн бұрын
Nagtah I yadah bah walan markay gursatay ina gumed dhaqan xun somalidah bah kah daran markay nocas yutubarka ah dhegaysanayah maxamed buskud ina gumed ina gumed dhalay
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Tuugo
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 15 күн бұрын
Subuxaan Allaah kan ceebetiisa banaakaya keenetaya😉
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Boodhari Darby jiif
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Adiga iyo adigaba isku type
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 15 күн бұрын
ً
@HawoAdan-b3r
@HawoAdan-b3r 15 күн бұрын
Akhiro war baa yaal Adiga akhiradada illaasho why qof u siisay. Aakhiradada in sixray adiga ma ku markhanti furay. Say markii alle hortiisa lajoogo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 15 күн бұрын
Buskut waa bitaac fuluus wuxuu ugaarsaday miskiinad aan faraheeda kala aqoon hadana ilmaha uu kala haray ayuu lacag dawlada kaga raadsanayaa wixiisu waa $$$$$$$$$$$$$😂
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 8 күн бұрын
Is tupid us thole shamuuto beenlaay
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 15 күн бұрын
Amey beentahay oo ay lacag ku raadsaneysaa bal hubiya adigase kkkkmeeyey M/W firdhiye sowkan leydin khiyaaneyey 😂😂😂 sheeg dee hartipawer warka keen
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 15 күн бұрын
Oromadii miyaa miyaa
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 14 күн бұрын
Ma yee dhulbahante jaamac garaad bitte
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 10 күн бұрын
Maxaa iga dhigey dhalad HP aan ahay weli iskadhal from Eyl to x.jajab cargaro cIda degta deg.x.jajab kkkkkkkk laaska kuma dhalan waanse dheweeyey cidii kolba ceynka aheyde hadaad tahay weeye adigana kulama hadlayo channel aa rukuntey iiga bax hawada aan ku duulaye ninka leh soo daa warkiisa.
@muslimohh1001
@muslimohh1001 15 күн бұрын
Dulay bad tahay ee orado shaqo yelo
@Ayan1984-t1l
@Ayan1984-t1l 11 күн бұрын
Eeegeey 😂😂😂. Buskut botty basto wa xoolo
@abdifarah5875
@abdifarah5875 13 күн бұрын
Caruurrta waxa iska leh ninka ay kasoo dhuumatay marqati maysan jirin qof masuula dhiibay ma jirto ayda ma oga sida loo guursadsy wan ku meher xaday lamana furin war kan wa waxuush waxuush dhalay ninkan evil ka ah wa in DNA) lasoo basro wa Amxaar Amxaar dhalay in karan xaasid ah
@waberihassan7867
@waberihassan7867 15 күн бұрын
Nin maha ninka marwadeyda oo uur ii leeh wlh cuntada ayan fadhiga kuu sinaya buskut uu kibray guuri udgone iyo cunto macaan iyo nadafad buskudow hada hal bashal iyo pasto suugo biyo leeh isku cun dhibta ta oo dhan ayey munira ka hayey bakheel gacan adag aya tahay
@aimanslime4064
@aimanslime4064 15 күн бұрын
Mohamed buskut wa ciyal suk
@bachebachir8655
@bachebachir8655 15 күн бұрын
Mohamed biskus wa nin gayra masula
BAAHI AYUU IGU DILAY XASKI MOHAMED BUSKUD REACTION BUUQIISA WATA
10:46
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 63 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
QISO XANUUN BADAN &HOOYO SOOMAALIYEED FARXADNA KUSOO DHAMAATAY
19:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
BUSKUDOW LABEEBOW ANIGA MAKA AYAA HOY II AH ADIGANA PARIS
10:30
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 17 М.
Kufsi Kooxeedkii Qorshaysnaa Ee Safi Sheikh Caamir Cumar, Qaybtii 1-aad
39:30
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 144 М.
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 6 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
0:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
The FAST and FURIOUS Table Hack 😱
0:29
LosWagners ENG
Рет қаралды 19 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН