13 kii wiil ee nabi yacquub ma wiilkisii yaahudaa kaliyaa kaso farcameen dhamaan yahuudu.?
@Rghtman308 Жыл бұрын
May lkn magaciusa ayay qaateen
@Daarulsacaadah Жыл бұрын
12✔ 13❌
@McM-iz7sd Жыл бұрын
Subxaanallllaaaah
@AsiyaHusen-l1c Жыл бұрын
Shiikh yuhuuda quraanka lagu sheegay ee reer bani israel waa kuwee ma kuwa hada falastiiniyiinta laynaya baa mise waa kuwo kale ? Qudus iyo falastiin asalkeeda yaa lahaa ma yuhuud mise carab ?
@yusufabdi3855 Жыл бұрын
Caraba deqanayt markii hore Yahuuda Alle ayaa ku dhahay Gala ee Alle danbi dhaaf waydiista . Ka dib way diideen Markaasa laga xarimayba Totaly inay soo Galaanba . Xiligii Hitler Yurub kulaaynaayay ayaa shir la iskugu imaaday layiri Meeshaas Aan iska dijino Najaastooda is ka fogayno Saasa xoog ugu gabsadeen
@aminaidris426 Жыл бұрын
Yahuud iyo reer banii Israel waa isku mid waayo Israel waxaa la oran jirya nebi Yacquub marka waxeey ka farcameen 12 kii wiil nebi yacquub uu dhalay
@abdiwalixajiraabi31585 ай бұрын
Dhulka qaza qudus waxaa iska leh falastiin
@zainababdi781 Жыл бұрын
Waxaan la yaabay kuwo madaw ah oo u dagaalamaya oo ciidankiisa ku Jira miyaanay igayn inay aaminsanyihiin inay habaar ka dhasheen
@KayarIsmail Жыл бұрын
Sheikh somalida iyo yahuda way is shabahan e maxa isku galay iyaga quranka badala somalidu
@ayubnasir3788 Жыл бұрын
I got a question? The Israel people say that Allah has written Al aqsa for us and it’s in the Quran so how about that ,Al aqsa is very important to Muslims .