Daawo Mucjisdii la tusay Sixiroolihii Toobada Keenay [Abdulaziz Oogle]

  Рет қаралды 100,318

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

7 жыл бұрын

Halkan ka daawo muuqaalka Daawuud oo ka warramaya Qisadiisa: • Video
Muuqaalkan waxa soo jeedinaya Sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle. Wuxuu muuqaalkan ka warramayaa qisadii Sixiroolihii toobada keenay, iyo wixii la tusay ee mucjiso. Sidoo kale muuqaalkani wuxuu dadka uga digayaa inay iska ilaaliyaan Sixiroolayaasha iyo Faaliyayaasha, maxaa yeelay sixirku waa gaalnimo.

Пікірлер: 148
@huurshowchanel3222
@huurshowchanel3222 6 жыл бұрын
Maashaa'allah shiiqoow diinta toosan ee allah kuu saqiray allah hakugu xafido hana kugu nooleeyo hana kugu oofsado hana kugu soo bixiyo hana kuugu naxariisto inshaa'allah allah hakugu abaalmariyo qeyr
@mahadcupra5913
@mahadcupra5913 4 жыл бұрын
Subxaana laah allah ayaa qofkuu doono soo hanuu, niyo allow umadaada kuwa xumanta sameeya soo hanuuni aamin yaa rabi
@lknl41
@lknl41 7 жыл бұрын
Jazakumu Allahu khayran Sheikh. walaal ma noo turjumi kartaa kii Suudaanka ahaa ee asna toobad keenay حامد آدم barakAllahu fiikum
@farhiyamohamed7099
@farhiyamohamed7099 7 жыл бұрын
mashalah shiq Jazakalahu qeyra
@aymancadey8612
@aymancadey8612 6 жыл бұрын
Subxanalh allh ka magan gal nay shekh masha allh jasakallah qeer
@jamilamuse5393
@jamilamuse5393 7 жыл бұрын
Subxanalah Alle ayaan ka magangalnay Aad baad ugu Mahadsanthy sheekh qisada aad nala wadaagtay Jazakalahu khery
@khanzamohamed5997
@khanzamohamed5997 7 жыл бұрын
Jzk khair. Allaha kuxigdiyo.
@sacdiyacabdiziz8206
@sacdiyacabdiziz8206 7 жыл бұрын
mashalah caawa barnamijki larabey ad ka so hada shay shekh jasakumulah qer wa xi shar alah ka bad badiyo
@caishacuud2049
@caishacuud2049 7 жыл бұрын
sheikh Allah hakuxifdiyo jasakalhh sheikhunaa cilmigana Allah hakubarakeyo
@umumaida5085
@umumaida5085 7 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh gaaldiid
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 жыл бұрын
subxaana aĺlaah ilaahey ayaan ka magan galnay sheydaan iyo xulafadiisa rabiyow ina hanuuni
@MariamAli-zn7jh
@MariamAli-zn7jh 6 жыл бұрын
Maasha allahu ilaahay danbigaaga hore iyo kadanbeba hadhaafo shiikh
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
subxanallah Allah ayeeynu kamagan gaalnay waaxas iyo wax lamiida subxanallah shukran gaaldiidow
@KINGILZYS
@KINGILZYS 6 жыл бұрын
husein abdirahman
@usaamekamas5469
@usaamekamas5469 6 жыл бұрын
ilaahay khayr haku siiyo iyo wax aad ku farxdid yarabi sii wax uu ku farxo amiin
@xamdiqueen6884
@xamdiqueen6884 6 жыл бұрын
jasaka allahu kheyr shiiqeena qaaliga ah alle haku xifdiyo aduunyada aakhirana janatul firdows hakugu waariyo
@ugbaad30ibraahim39
@ugbaad30ibraahim39 7 жыл бұрын
Masha Allah sheekh yar o nuuraya
@munaabdi2168
@munaabdi2168 7 жыл бұрын
Manshalh sheekh 😊😊😊
@munaabdi2168
@munaabdi2168 7 жыл бұрын
Sheekh fidyoydada SAN kaso dhig dawasho
@ummumustaf3857
@ummumustaf3857 7 жыл бұрын
Muna Abdi asc
@nemojama1412
@nemojama1412 6 жыл бұрын
Mansha allah
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
zubxaanallaah malikal quduus allaahu naga yeelo allaah banu ka magan galnay wal ciyaadu billaah zallaamaad min kuli aafaad. wallee kaso kaĺe anaga aragne
@user-pi6mx6fu2x
@user-pi6mx6fu2x 7 жыл бұрын
Mansha ALLAAH JAZAAKA LAAH SHIIKH ILAAHAY haku xafido
@omarhussein1069
@omarhussein1069 6 жыл бұрын
Jazaakumalaahu qeer illaahay hakuxifidoyo
@sadiaahmed1318
@sadiaahmed1318 6 жыл бұрын
Mashaa alaah waa markii labaad aan dhageysto qisadaan jazaaka alaah kheeyran sheikh 👍🙏
@drsalah323
@drsalah323 7 жыл бұрын
Allah haku Abaal mariyo. Allah hana xafido
@SomCooking
@SomCooking 7 жыл бұрын
Allah ka magan galnay subxana allah
@abdallaabadullahi7331
@abdallaabadullahi7331 7 жыл бұрын
subxanallah subxanallah illahow adigan kaa Megen galnay acudu billahi laa xawla wala quwata ilaa billah subxanallah
@nimcaabdi595
@nimcaabdi595 7 жыл бұрын
allahu akbar allow dariiqa toosan nagu hanuuni bio
@shariifomohamed3161
@shariifomohamed3161 6 жыл бұрын
masha allah jazakalaah sheikh
@Waris668
@Waris668 6 жыл бұрын
subxaanaLLAAH Allaha Naga hayo sixiroolayaasha
@raxmaxasanbariyadwalidalan1825
@raxmaxasanbariyadwalidalan1825 7 жыл бұрын
Allah haku barkeyo walalkay Abdicaziz Allah haku xiftiyo ajar iyo xasandna hakasiyo wangada noso gudbiso
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 жыл бұрын
jazakallahu khyraa sheikh runtii qisooyinka waa cibro qaadasho Allah xaqa hanagu sugo dhamaanteen
@goldengirl9972
@goldengirl9972 7 жыл бұрын
Amiira Aar ameen ameen
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 4 жыл бұрын
Ameen
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
jazaakallaahu khayr yaa shaykh
@JABARI1
@JABARI1 7 жыл бұрын
Masha'allah jzklq sheikh waa qiso cajiiba
@munajama9547
@munajama9547 7 жыл бұрын
Maaanshalah wlaal jazkalah qayaran
@f.n6491
@f.n6491 7 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallah qeyr sheekh
@farxaanjabane4908
@farxaanjabane4908 5 жыл бұрын
mansha allah illahow adaan ka magan galnay shayaadiinta iyo sixiroolayaasha
@omarnuh
@omarnuh 6 жыл бұрын
Mansha Allah: Allaw hana Hoojin Aakhiruu Wareer jiraaye. Waxa Liibaanay Ruuxa Kitaabkiisa Suuban Midigta laga siiyo. •Allah Yadhawilak Cumrak Sheikhuna A.aziz B.Ogle. 15:03pm.tue.03apr.2018.nl.
@user-pp7nv8ow5q
@user-pp7nv8ow5q 7 жыл бұрын
maashalllah akhii allah haku barkeeyo
@sahrocabdicaarane4853
@sahrocabdicaarane4853 7 жыл бұрын
subxaan.allaah alle ayaan ka magangalay sheikh jazaaka.allaah kheer
@markmajid5137
@markmajid5137 6 жыл бұрын
Manshallah you have more knowledge ilah hakudayo siyadiyo
@guzelneha4987
@guzelneha4987 5 жыл бұрын
Amen
@abdirashidrabiile4367
@abdirashidrabiile4367 6 жыл бұрын
msha allh sxp khyr Allah hku siiyo
@aazizajuuke7867
@aazizajuuke7867 7 жыл бұрын
Wc ws wr wb samigeegi. Shiiqeegi. Jzk allah akhi
@mahad977
@mahad977 7 жыл бұрын
Sheikh JazakaAllah
@sahrahusseinahmed3688
@sahrahusseinahmed3688 6 жыл бұрын
جزاك الله خيراً
@ahmedkorio5948
@ahmedkorio5948 7 жыл бұрын
Maasha Allah jazaaka Allah sheekh
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
wallaaahi waa qiso cajiiba inta halowsan eeboow soo hanuuno
@umuamiir2888
@umuamiir2888 6 жыл бұрын
Jazakallah khyr shekh
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
sheekh jazkalaa khayer rabi ha ku xafido amiin
@markmajid5137
@markmajid5137 6 жыл бұрын
Galdid galdid thanks man
@marainid7626
@marainid7626 4 жыл бұрын
Jazaakumullaahuqeyran shiiq abdulaziz
@mohamedfarhan7302
@mohamedfarhan7302 7 жыл бұрын
masha allah
@haykalhassan2623
@haykalhassan2623 7 жыл бұрын
jazakalah khayr sheekh
@munajama9547
@munajama9547 7 жыл бұрын
Aaamin aamin aamin waa qiso cajibah jazkalah qayaran
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 6 жыл бұрын
Jazakallah sheikh
@drsalah323
@drsalah323 7 жыл бұрын
masha Allah.
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
ilahay ayaa ka magan galnay
@deeqaabdulle9115
@deeqaabdulle9115 7 жыл бұрын
Subxaallaah yaaa rabi Ayaan kamegalnay
@suadbashir6056
@suadbashir6056 7 жыл бұрын
جزاك الله
@asmasheikh8072
@asmasheikh8072 7 жыл бұрын
sh allaha yaxfaduka masha allah
@bulshokaabmedia2658
@bulshokaabmedia2658 7 жыл бұрын
Waaa qiso Cajiib xaqiiqdii
@hanihudaaa8635
@hanihudaaa8635 7 жыл бұрын
yaa rahiiim ninkii buu soohanuuniyey rabigay rahman
@akmoha9255
@akmoha9255 7 жыл бұрын
masha Allah
@sasaasuusu3650
@sasaasuusu3650 7 жыл бұрын
mahadsanid wll jasakal allahu khayran
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 Жыл бұрын
Are you still there
@akfamily7916
@akfamily7916 Жыл бұрын
ma Shaa Allaah tabaaraka allaah
@sahrorage3058
@sahrorage3058 4 жыл бұрын
allahu akbar allahu akbar allahu akbar laa illaha ila allahu jazakallah qeeyr jazaa
@akfamily7916
@akfamily7916 Жыл бұрын
illaahay haku xafido
@bedrafarah9830
@bedrafarah9830 7 жыл бұрын
mash Allah Thank you
@mustafeabdi1780
@mustafeabdi1780 7 жыл бұрын
msha alla
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
Masha Allah
@somalisomalia8508
@somalisomalia8508 5 жыл бұрын
masha allh shiiq
@ummumohamedsweeties3875
@ummumohamedsweeties3875 7 жыл бұрын
Subxanaallah allaan ka magan galnay Falalka fosha xun
@hasinohusen7515
@hasinohusen7515 7 жыл бұрын
Inaalillah wa inaa ileyhi raajicuun
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
msha allllah baarakalllah
@hawoadan5987
@hawoadan5987 6 жыл бұрын
Subxan Allah
@indhataajir9932
@indhataajir9932 7 жыл бұрын
Ilaahy Hakaa ajar siiyo wlle
@gouledjeelal8561
@gouledjeelal8561 7 жыл бұрын
Alahu Akbar
@umuafnaan8756
@umuafnaan8756 7 жыл бұрын
wll ma ina sheekh mustafaa tahay wll adoo raaliah
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
kkkkk waa runo wey isku eegyihiin muuqaalka iyo akhlaaqda iyo qaabka tabinta ilaahay labadoodaba ha barakeeye aamiin.
@cabdizaki1487
@cabdizaki1487 6 жыл бұрын
Mazha allah
@cabdilaahihariir1471
@cabdilaahihariir1471 7 жыл бұрын
subxaannallaah subxaannallaah
@dulmidiidandaynaba3277
@dulmidiidandaynaba3277 7 жыл бұрын
illaah aan kamegen galnay subxaana laah
@hawaabdirahman3465
@hawaabdirahman3465 4 жыл бұрын
Subahallah inshallah 🤗☝️
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 7 жыл бұрын
inaalilaahi wa inaali raajicuun
@iskufilanshigdaahir1153
@iskufilanshigdaahir1153 7 жыл бұрын
subxaanallaah walciyaadun billaah
@abdirasakosman7283
@abdirasakosman7283 7 жыл бұрын
sheekh maxan ku qora youtubka si aan daa,ud muqalkisa u arko jazakallahu khayra
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 7 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/e5vUh4mon9itjLc
@yuusufmohamud5269
@yuusufmohamud5269 7 жыл бұрын
gaaldiid gaaldiid
@hasinohusen7515
@hasinohusen7515 7 жыл бұрын
gaaldiid gaaldiid
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 жыл бұрын
asc walaal gaaldiidow maad noo turjumtiid adoo mahadsan shukran aboowe
@sadiaahmed1318
@sadiaahmed1318 6 жыл бұрын
Subxaanalaah Allahuma najinaa 😢
@agassihersi962
@agassihersi962 4 жыл бұрын
Mashallah
@idilcadey5652
@idilcadey5652 7 жыл бұрын
mashallah
@hasinohusen7515
@hasinohusen7515 7 жыл бұрын
Allahu akhibar
@Lulu-114
@Lulu-114 5 жыл бұрын
Subhanallah illaahey nama tuso
@hawakarshe7976
@hawakarshe7976 7 жыл бұрын
aamiin aamiin
@deqoasc6093
@deqoasc6093 7 жыл бұрын
subxanallha
@hibaaqmohamed1903
@hibaaqmohamed1903 7 жыл бұрын
subxanalaha ilahayban ka magan galay
@daadirabdiabdi4821
@daadirabdiabdi4821 7 жыл бұрын
Subxanalah
@halimomohamed3533
@halimomohamed3533 6 жыл бұрын
Walciyaadubilaah
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 7 жыл бұрын
acuudu billaah wal ciyaadu billaah waxaa allaah naga qabo
@fooziyoshariif2236
@fooziyoshariif2236 7 жыл бұрын
subaxaanallah
@PrincessIndho-nf7oh
@PrincessIndho-nf7oh 7 ай бұрын
Illhy ban ka magan galnay
@abuubakarmohamedmedia8391
@abuubakarmohamedmedia8391 6 жыл бұрын
Allah uAkbar
@asmasheikh8072
@asmasheikh8072 7 жыл бұрын
ya sh sh mustafe maxad isku tihiin hadalka iyo sida dacwada aad u gudeneysiin aya is leh
@mahadcupra5913
@mahadcupra5913 4 жыл бұрын
Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah
@muhanadbukhari4094
@muhanadbukhari4094 7 жыл бұрын
سبحا ن الله
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
juhalo aan diinta aqoon waaye oo diselike saaraaya allow xaqqa hana daboolin aamiin
@mohamedmohamud4517
@mohamedmohamud4517 4 жыл бұрын
Aslaamu calaykum
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
Aamiin
@hasinohusen7515
@hasinohusen7515 7 жыл бұрын
Subxaanallah
@nacumiahmed8161
@nacumiahmed8161 6 жыл бұрын
Subxaana allha 😢
Cajiib! Maxaa kala qabsaday Libaaxyada iyo Saxaabadii Rasuulka (scw)?
15:24
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН
Ninkii Aduunka ugu Bakhiilsanaa!! Xumaanta Bakhaylnimada
21:27
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 39 М.
Abdulaziz Oogle oo god madaw ku riday Shaniya iyo Shino Gabow.
18:23
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 221 М.
Saxaabigii ka yaabiyey Boqorkii Roomaanka
13:59
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 62 М.
SIXIROOLE WEYN OO SIRTAAN MUSLIMIINTA KA SHEEGTAY!
11:35
Dulmi Diid
Рет қаралды 86 М.
Qisada Ya'juuj iyo Ma'juuj (Yuug iyo Yamaayuug)
18:08
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 193 М.
Qisadii Saxaabigii Milyaneerka ahaa [Cabdiraxmaan ibnu Cawf]
44:14
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 77 М.
Qisooyin ay ku dheehantahay xikmad iyo qosol.
16:56
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 71 М.