Cabdlaahi ibnu Zubeyr 9 aad || Heshiiskii Xasan ibnu Cali iyo Mucaawiya ibnu Sufyaan (I.R.H)

  Рет қаралды 40,592

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Heshiiskii dhexmaray Xasan ibnu Cali Ilaahay raali haka ahaadee iyo Mucaawiya ibnu Abusufyaan (I.R.H) sidoo kalena waxay ka muqaalkani uu ka warramaya hordhicii dilkii Xuseen ibnu Cali ILaahay haka raali ahaadee..Waxa soo jeedinaya SH. Abdulaziz Mohamed Oogle

Пікірлер: 38
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 4 жыл бұрын
Jisakallahu kheyr sheikh aduun iyo akhiraba kheyr Allah haku siyo anagana Allah hanaga yelo maca nabiyina wasidiqina wa shuhada wa salixiin اللهم امين يارب العالمين
@omarnur5387
@omarnur5387 22 күн бұрын
Mashaalaah Allaha ku barakeeyo
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 2 жыл бұрын
Mansha allah wan lasocdaa cashar kastoo aad soo geliso macalin ama sheikh abdiaziz ogle , alle haku xafido.
@umuhamza1551
@umuhamza1551 3 ай бұрын
Jasaakalaah khayr abdicaziiz wax badan ayaan ka Faa,iiday Ilaahay haka abal mariyo
@abdimajidmohammed5146
@abdimajidmohammed5146 3 жыл бұрын
Sheikh Jazakallah Kh
@umumaida5085
@umumaida5085 7 жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu kheyr sheikh abdulaziiz illahey hakuxafido
@nasraabdi8099
@nasraabdi8099 7 жыл бұрын
maa sha Allah sheekh jazaakulaah kheyr.subxaana LLAAH
@amarre122
@amarre122 3 ай бұрын
Scw
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 7 жыл бұрын
A.s.c mashaa allah jasaa kumu allahu qeyr jasaa sheikh gaaldiid
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 5 жыл бұрын
Shukran Sheekh
@yoonisjeele3528
@yoonisjeele3528 7 жыл бұрын
Jazakaalhu kheyraa walaal
@bashiirfadumo-dp5qd
@bashiirfadumo-dp5qd Жыл бұрын
Masha allah jasakallahu kheyran qaybtee ayaa lamaraya bal xog iga siya wlalaya hada ayan kuso biry channelka
@siidaliahmed804
@siidaliahmed804 3 жыл бұрын
Masha Allah
@khadarahmed6923
@khadarahmed6923 6 жыл бұрын
Jazakalaahu Khair sheikh
@ubahhassan1344
@ubahhassan1344 7 жыл бұрын
jazaakalaahu khayran sheekh. Qofkasta oo arintan kamurugooda nafteyduna kow katahay waxaan kusamirsiinayaa in rabi cadaaladiisa lasoo joojin doono qaf wal oo wax dulmiyay.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
jazaakallaahu khayr yaa shaykh.
@horyalfuel3395
@horyalfuel3395 5 жыл бұрын
Jasakala khyr
@suleiozi7896
@suleiozi7896 4 жыл бұрын
Mnshalah
@suleiozi7896
@suleiozi7896 4 жыл бұрын
Mnshlah
@abdulahimuhamud6326
@abdulahimuhamud6326 7 жыл бұрын
masha Allah illahey qeer ha ku siiyo bro waan sugayey qeebtii 9 shukaran
@ikraamiman130
@ikraamiman130 7 жыл бұрын
jazaakallah kheyr
@saberfarax2458
@saberfarax2458 7 жыл бұрын
Asc allah ka jazai siyo wll aadna way ii anfacen casharada aad noo soo daysayi shukran wll
@nouradiin8pac361
@nouradiin8pac361 7 жыл бұрын
1 an ahay shukran wallo
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 7 жыл бұрын
MaashALlah, Ilaahay khayr haydin siiyo. JazakumALlah khayran.
@umuomeyr7655
@umuomeyr7655 7 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walalkay qeyr badan allaha kaa siiyo waan dhageystaan KZbin kaaga wax badane waan ka faaiiday janatul fardowsa allaha ku geeyo walalkay lkn magacaaga iisoo sheeg walaal marka aan duceynaayo si aan illaahey kugu baryo inuu illaahey ku xifdiyo aakhiro iyo aduunba inta aad nooshahay walalkay
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
gaaldiid gaaldiid mahadsind Maclin garabkaaaga alle ha galo
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
jazakallahu kheyr
@fatmascwm4056
@fatmascwm4056 6 жыл бұрын
sfjg fgjtwdg fhehwgva ynefrsfv fnts ndndvjrbkd fdhbjafffy(bv dbmfbdnfec rgjyfb
@abdiyare2191
@abdiyare2191 3 жыл бұрын
Asc wll yaadilay cabdulaahi bin zubayr
@kawsarabdi7760
@kawsarabdi7760 7 жыл бұрын
illaahay ayaa kala xisaab tami cubay dilaahi siyaad wayo isagaa kadan beeyay dilkii xuseen oo ahaa wiilkii rasuulku inan tiisu dhashay fadumo
@seehamali294
@seehamali294 7 жыл бұрын
sheik allah ka siyo ajar iyo xasand
@burkadiikoow8047
@burkadiikoow8047 7 жыл бұрын
jazaakallaah
@abdikadirmohamed2572
@abdikadirmohamed2572 3 жыл бұрын
Axsantu
@muhaajir5731
@muhaajir5731 7 жыл бұрын
Wlo tarikhda asxabiga khalid bin walid r.u mad so gelisid
@maxamedkhayr4469
@maxamedkhayr4469 7 жыл бұрын
Qaybtii 10 aad weli lama soo gelin miyaa bal xog iga siiya walalayaal
@mrsombsu7378
@mrsombsu7378 7 жыл бұрын
noo soo dadaji
@mrsombsu7378
@mrsombsu7378 7 жыл бұрын
xasan ibnu cali meeqo sano ayuu ka waynaa xuseen
@ahmediman5641
@ahmediman5641 7 жыл бұрын
Mr Sombsu hal sano ayey kala weynayen xasan iyo xusen
Dagaalkii ka dhex dhacay saxaabada maxaa sababay??
10:40
Ahlusunna Al-ashaacira
Рет қаралды 6 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Cabdlaahi ibnu Zubeyr 11|| Dhamaadka Silsilada Cabdilaahi Ibnu Zubeyr
1:01:15
Taariikhda Dawladii Cabaasiyiinta Qaybtii 1aad
17:05
Tayo-doon media
Рет қаралды 29 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:07
Cabdilaahi ibnu Zubeyr Qeybta 7 aad, soo ifbixii Khawaarijta 💥
1:13:15
CABDULLAHI BIN ZUBEYR: Darsigii 77aad : Dr. ALI MAHAMED SAALAH
55:07
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН