DegDeg Deegano itoobiya Kaqabsatay Somalia Colaada Somaliland Lascanod

  Рет қаралды 15,522

MADAL FURAN

MADAL FURAN

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Long live somalilabd and ethopia from Djibouti❤❤❤🇮🇷❤️❣️🇪🇹🇩🇯🇪🇹🇮🇷🇪🇹🇩🇯❣️❤️🇮🇷🇪🇹🇩🇯❣️🇮🇷🇪🇹🇩🇯❣️❤️🇮🇷🇪🇹🇩🇯❣️🇮🇷
@Hooda36
@Hooda36 Ай бұрын
Madal furan geesiqaran noloow guul iyo goba nimo Soomaaliland❤ 🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
isaaq pawer
@godfaysaladen1803
@godfaysaladen1803 Ай бұрын
Issakh power power ❤❤❤
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha inaga qabto cadowga qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
@SamsamAli-f8l
@SamsamAli-f8l Ай бұрын
😢😢😢😢 ❤❤❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Ай бұрын
guul qaranka soomaaliland
@AaminaAhmed-k2w
@AaminaAhmed-k2w Ай бұрын
Guul somaliln❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
GUUL WALALAHA ETHIOPIA 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹. REMEMBER 1988KII
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
Guul Somaliland
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Waa waaxa somaliya daa kuudafada nooga maar mii laadahay
@dulmar9139
@dulmar9139 Ай бұрын
Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚🇪🇹👍👍👍💪💪💪💪💪💪
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax Ай бұрын
Good
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
Subxanallah ❤😮
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Ай бұрын
odaygan m hassan sheekh diimo badana waxan ku talilaha in caafimadqabkisa la baadho
@zahrabulale375
@zahrabulale375 Ай бұрын
Mansha allah mansha allah ilaahay ha ka Qabto isha cadowoga
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 Ай бұрын
Guuuuuuul Somaliland ❤️
@ilyaascumar634
@ilyaascumar634 Ай бұрын
Asc madal furan wlhi arinkaasi waa run
@MADAL-FURAN
@MADAL-FURAN Ай бұрын
Wcs bro
@AnsarA.Sherif
@AnsarA.Sherif Ай бұрын
Somali waa reer soomaliland
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi Ай бұрын
Madal Furan geesi geesi dhalay wlhi
@Farahjama-r3d
@Farahjama-r3d Ай бұрын
God bless you
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
MADAL FURAN RAGEEDII
@shaaibamir5604
@shaaibamir5604 Ай бұрын
Horta rer konfurka inta itobiyanku dhaleen iyo ugandisku intee badan
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Ай бұрын
REER SOMALILAND MARIIXAAN IYO DAAROOD MARKHAATI UGAMA BAAHNA MAANTA REER SOMALILAND WAA DAD DHULKOODII DHISTEY MAANTA BEESHA CAALAMKA AYNU WAX LA QABSANEYNAA LAAKIIN SOMALI IYO XASADKEEDA MAR HORE AYANU KA TASHANEY MAXAA YAALO MUQDISHO IYO TUULADA GAROOWE OO AAN XAASID KA AHAYN MEESHIINA JOOGA ANAGU SOMALI WAA DHAAFNEY
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Ай бұрын
bal eeg somaliya waxa amnigeeda suga ajaanib dadki dalka u dhashay waxa kaga qiimo badan dad aan dalka udhalan markasu hassan sheekh ku mashqulay somaliland oo wax qabsatay wllhi waa cajiib
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Isaaq nimo snm snm ❤❤❤❤❤
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
Waanu ka Arsan bi'idni Allah Dugaagta zoomalia. Insha Allah
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Abiiga raaba Etiopienka waayo 1988 waaxan jiirey 6 waan xaasuusta waaxa kaasta somali Etiopienka kaa jeeceelhay maalinkan gaalay xaad kaa itobiya ayay naaga haadhay diiyaaradi iyo kaari saan gaadhuudhigu waadey qaaxan maalinki gaallay baan weeli ugu maaqanay dhuul sheeye
@odanabounaga1390
@odanabounaga1390 Ай бұрын
MADAL FURAN Geesi Qaran aad ayaan ula socdaa channelka somalilan Guul iyo Gobanimo
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Isaaq snma viiva somaliland viiva isaaq snm viiva snm viiva somaliland Sam is not easy isaaq nimo is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed Ай бұрын
Fiira gara somaliya xoriyad kamey qadan Talyaniga. Magaca UN ee ay kushaqeysato waa kii somalilan
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
inagaa markaste waxay a xaq u lahayn siina xirsi iyo intii la shaqaysay ayaa imikanainaguso celiyay oo hawadii iyo ku meel gaadhkiiba ka saaray ilaahay dulee
@Omar-e7b
@Omar-e7b Ай бұрын
Map kan talyanigaa sameyay waa xadki talyaaniga, markey qabsadeen itoobiya iyo somaliya. Waxyar kadibna waqooyiga soomaaliya ayeey kudarsadeen.
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Ай бұрын
horta somali waxa halka dhigay waa xaasinimo waayo iyaga oo qaniya ayey dawaarsadan waxana sabbaab u ah xaasidnimada dhex taala
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak Ай бұрын
😂😂😂😂❤❤🎉🎉😊😊
@AhmedNour-ie3mb
@AhmedNour-ie3mb Ай бұрын
Sxb kadaa sidaa ha inakalaqaadin waxanahay dir daar odna wnwasnaa
@CabdikhaalaqcabdilaahiKaahin
@CabdikhaalaqcabdilaahiKaahin Ай бұрын
Asc xadka soomaliled iyo etoobiya wuu calaamaday sanyahay lasoco sxb
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
Wadani dalkaaga u shaqee
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Markaad adigu dadkii koofur galbeed ee soomaliyeed masaari yuhuuda oo aan islaamka u nixin iyo etopian Tidhi isku dila baay iyo bakool Miyaanad adigu sabab u noqon In ay taageeraan etopia
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
XASAN SHEEKH WUU FASHILMAY OO ETHIOPIA GUDAHA SOOMALIYA WAY KAGA BADISAY ARIMAHII DEBEDANA WAY KAGA BADIYEEN XATAA ARIMAHII LAQARSAN JIRAY AYUU MIIDHYAHA KASHEEGAYA ETHIOPIA IYO SOOMALIYA XUDUUD MALAHA KULAHA DOQON
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
WALAAHI INAANAD BEEN KASHEEGIN WAA LAYNA ISTICMALAY 1977 KII DAGAALKII AYNU ETHIOPIA LAGALNAY
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Ай бұрын
lkiin somalinimadii waa laygu xasuuqay maxa soomaalinimo layu hiilin waayey sheekadasi waa khiyaamo soomaalinimo kkkk
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Somalinimo waa arin wanaagsan laakiinse somalidu kuma dhaqmaan qabiil bay kuu shaqaystaan
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Iska celiyay axmaaro Somalia mo qashinka kasoo qaata waanu tuuray itoobia xad bas noo dhexeeya
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Runsheeg badthy xaqiqda ayaa lagu yimadaa Wlee Ethiopia iyaaba ilaalisa maamulka fashilmy Wlee dhagartii slnd Vila wardhiglay uwaday iyagaa Ayaa dib loogu ceyey Wlee
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
War qofuahow iska aamus. Dhulbahante evver kaadhigay Markaasaad xuduud kahadlin.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
DAMIIRKA FUTADA ISKA GELI
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Ай бұрын
Deriska waa la ixtiraama lalama coloobo.
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
5 abiiyadaya baa 1 kaa so nooqoday o weeliba dhaawaca weeliba shantaba hooyaday waa laallhedi laa dhaashay o isku hooyo isku aboo ahaayen laagama heelayo guuri somali kofuur hooyo 5 wiil laagu diileey 1977
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q Ай бұрын
SOMaliland oo isir Somali let baa tangerine doonaa Ethiopia ee kan hadleyoow ee Dowland Hassan Sheikh ka midoow, kaleeyoow adigu Somalinimada cid hadii and siin kartid, ama ka qaadi kartid? Somaliland wa ka qaad?
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Geeeeesi buuuuufi faqasha xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 Ай бұрын
Allahyacisak wllo afku kuma go o dagaalka ay somalia shegayso 77 kii ragii Ethiopia ciqaabay wa reer shekh isaxaaq mantana somalia waxa dusha iyo gudahaba ka haysata wa Ethiopia hayska celiyan haday hore isaga celin jireen
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
yocsda waxanu la leeenahay wa wa Somalia xuduudena way calamad san tahay xuduudaha aduunka la mid tahay iayga maalin dhalasho maba laha xuduudana malaha u n loo dhiibay baa weli gacanta ku haya
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
MAXANU KAA HEELYE RAAGYGE IYO XOGAYGE 11SANO KAA DEEBNE ANAGE BAA LANA BABASHYE SOMALIA WAXABA ISKUMA NAAHYN
@HalimaM-b4q
@HalimaM-b4q Ай бұрын
Reer Sheih Isxaaq Ilaahey un been u garnaqsan doonaan beceeka ay Somali oo dhan u qabaan. Waxa se nasiib wanaag ah in dib dambe aaney Somalia u hiilin doonin, hadii ay Somalida kale wax iska celin karaan waa loo joogaa?
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
oo waxaa ku jira odayo waaween😅😅😅😅 soomaali koonfur waa jaah wareer
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
isaaq saraakiishoodii iyo hantidoodii ayaa lagu tirtirayay si ku talo gal ah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
MA ogtahim ragaa dagalkaa galay imuu isaaaq ahaa mase og tahiin ragii galay dagaalka kuwii ugu qaalisana ina la soo ururiyaay 45 samtoo ugu qaalisan inta xamar la geyaay la tooogtay taas baan la yabay geesiyadii isaaqa ee galay dagalkii marki dagalka dhamaday buuuu layay siyad bare isagoo ka baqyaayay inay geesinimada isaga kula soo jeestan pfsu ,strrcsms suss do essmshdsm ihs djrrlrurru idswooom wsy ks shrrkrrusm
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea Ай бұрын
Kani maaha SIYAASI,xabaal lagugu rid wadanki Somalia waa faashil, hadalka UU shegayo NIN khabir ah o Somali ah ayaa lo shegaa,ama lama shego
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Xaasid shut up masntana kala baxnee iska celi
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Ай бұрын
Gunuunuc waxaa itopiya u naage
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929 Ай бұрын
adaban Lagu aqosanany maxa xadkenayn
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Ай бұрын
Hh
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 23 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 74 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 119 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,9 МЛН
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
Maxaa kala Qabsaday Suldaan Cade-gude & Suldaan Saleebaan?
9:36
Dhamays Media Production
Рет қаралды 6 М.
DegDeg Xogta Geerida Cabdi Madoobe Taliyahii Huwanta Buuhoodle
10:42
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 23 МЛН