ssc ssc ssc ssc ssc harti darrrrrrrrrrrrrrrrod hanolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hirabmimiHii-nl1ui3 күн бұрын
Somali Bari, Konfur, Waqoyi iyo Galbeedba uu midowba cadowgeena oo jajusnimada iska dhaya SALLI ALA RASUL
@idirisabdi25153 күн бұрын
Oo.mx.naga.galay.daarod.ciise.haraaco.dhulbahante
@baadodhugad41573 күн бұрын
Allaw kala jooji dhiig sokeeye marabno
@saynab75033 күн бұрын
waxa aad sheegtay odayada kama maqlin oohiilo ah balse way u dhowaan digniinahaas
@A.J68393 күн бұрын
😂😂😂😂 sidaa aad adigu rabtiid war haa inogaadhigin somali galbeed somali odhaan ayaa deegan mel reer gar ah deegantahay mahin.
@AhmedHasan-e2c3 күн бұрын
😂😂😂 Ethiopian-ka iyagu ha iska xoreeyaan. ina cagjar maaha miyaa kii muuse biixi ku soo dhoweeyey Jigjiga.
@abyanfaraxamaxamed79003 күн бұрын
Yaa Fahmay kkkkkkk
@IsmaciilcRaxmaan-z5e3 күн бұрын
istaq furulaah waar umada beentaada kadaa ma qeykaad kawaramey saa Alaah ka baqa
@MustafeQorane-i7hКүн бұрын
Kaadib
@XabiboCali-d1e3 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk mmariyey ku tagan ssc
@idirisabdi25153 күн бұрын
Beentii.ugu.darnayd.abid.ayuu.sheegaya
@MohamedJama-c2t3 күн бұрын
Suldaan ka tiifii warka waxaad u geftey waxgaradka absame ee kahadlay dagaalka isaaq iyo dhilbahante udjaxeeya waxgaradku dhexdhaadin nabadgelyo iyo dhexdhexaadin bay kahadleene ciday u gefeen kama maqal codkii aad dadka maqashiisay
@hudaibrahim91113 күн бұрын
War qofkani waa beentii oo qof ah oo inaso horfadhiya waanu jeclayn in aykubaqaan dagal oo ay kajawaban dulmiga idoor mayse dhicin
@shipseaa33713 күн бұрын
Sultaaka tv been ta yareeya ileen dayn maysaane
@Hoodo-t1b3 күн бұрын
Ssc waa somaliland 😂
@hassanbuni17253 күн бұрын
Ilaa gorilugud la dumiyo oo dhulka lala simo dagalku ma istagayo oo ogaden dagalka soo galo oo kibirka laga biiyo argagixisada idoorka ee dhulkina jooga lagu kari layahay
@XuseenNuur-y5o3 күн бұрын
Been tiiam ugu badnayd abid ee aan maqlo
@Onceuponatime-f7h3 күн бұрын
Inaga oo u jeedna ayuu been war inooga dhigay. Ninkan yaan la dhegeysan
@hudaibrahim91113 күн бұрын
Xasbun alaah wanicmal wakiil war qofku beenbadanaa odayaashii absame ee nabada kubaaqay ayuu ubedelay dagal
@apdiaziizpaazhe29913 күн бұрын
been badana kan war ilaahay ka yaab qabri iyo qiyaamo ayaa ka dambeeya ay risiq xumo ku qaadin iskana daa isku dirka somaali galbeed baa tidhi waan galayna sifiican bay uhadlen ma dadkay cunaan
@Deeqo-x8u3 күн бұрын
war been badana kan odayaasha haday dagaalka geli waayaan anaga dhalinyarada absame kuumade ayaa diyaar ah