Gaalnimo Kawayn Oo Wadaad Soomaaliyeed Uu Ku Hadlo Ma Arkin || Sh. Xassaan Abu Salmaan

  Рет қаралды 45,398

Daarul Xadiith

Daarul Xadiith

Күн бұрын

BOOQO #Daarulxadiith​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

Пікірлер: 70
@xaaliimasaallix4720
@xaaliimasaallix4720 2 жыл бұрын
جزالك الله خير اكثر الله من امثالك وثبتك علي الحق
@sacdiyaintaqeyrkajecelwall4156
@sacdiyaintaqeyrkajecelwall4156 3 жыл бұрын
Masha Allah Jasakallhu Qeyraa Abti Xasaan Allaah Haku Xifdiyo Sidaad Xaqa inoogu Cadey Oo Ugu dhabar Adegtay Wado Dadbadan Eey Awodi Wayeen iney Xaqa ku Cadeyan Eyna Kadorteen iney Calmani Udaba dhaqan Allah hakugu Sugo wadada Aad Kutagan tahy Wllhi Xaq Ayad Ku taagantahy
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wll, Aamiin Ya Rabbal Caalamiin
@mohamedsheikh9418
@mohamedsheikh9418 3 жыл бұрын
Walle sheekhan xaqa wa cadeeyey Allah na wu baray sida xaqa loo cadeeyo.. جزاك الله خيرا اخي العزيز واجزل ثوابك في هذه الكلمة ونفعنا بها وعصمنا جميعا من الضلال والزيغ...
@Abdallaroyal
@Abdallaroyal 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🎗🎗 Subescribe isaar
@mohamedsheikh9418
@mohamedsheikh9418 3 жыл бұрын
الله أكبر ولله الحمد. Guul sh xasaan
@cabdiraxamaanxasanfaara431
@cabdiraxamaanxasanfaara431 7 ай бұрын
Masha allaah shekh xassaan alaah kuhifdiyo walaahi alaah dartiis ayaan kuu jeclaxay
@nidaamudiin5474
@nidaamudiin5474 2 жыл бұрын
allaha barakeeyo sh xasaan jazaakalaahulkhayraa
@crizaaqciise975
@crizaaqciise975 3 жыл бұрын
Masha allah shekha alla ha barakeeyo cimrigiisa alla ha uwaasiciyo cadawgana haka qabto
@imamushafici209
@imamushafici209 3 жыл бұрын
Illahii noo bixiyey sh.Hassaan ayaaa mahad leh
@Abdallaroyal
@Abdallaroyal 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🎗🎗 Subescribe isaar
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Haa wlhi la'antiis dasturka caadi baa u maleen lahaa wlhi
@mariaissa7703
@mariaissa7703 3 жыл бұрын
Naxariista wadaadkan iyo kheyr Miiridda Khaaliska ah ee ku jirta waa Waxa uu Allah ku karaameeyey inuu noqdo Aabaha Towxiidka ee carab iyo cajamba!! Allahu Akbar! Weli wuxuu la danqanayaa; oo uu diiddanyahay inuu Wadaad uu horraanba Gaal ka aaminsanaa (waana Gaal wadaadkuye) inuu Gaalnimada ku dhinto!! Miyeysan sifadaasu ahayn sifadii Nabi Muxammad CSW , ee ummaddan loo soo diray, ee Gaalada har iyo habeen ugu baaqayey inay Tawxiidka qaataan , gaalnimadana iskaga tagaan. Markii midkood uu soo islaamana Farxaayey, markuu Ogaado sakaraatkooda ee ay nafta ka bixi rabtana Guryahooda ugu tagi jirey, oo Tawxiidka u laqini jirey?! Sida Adeerkii Abuu Daalib iyo Yarkii Yahuudku uu dhaley ?! Kana murgi jirey in ummaddiisu gaalowdo ama ay naar gasho?! Balse Qowmka aan maanta la noolnahay waa qowm Alle meel uwado, Sheydaanna Hoggaanka uhayo, oo Aan marna arki karin Ruux daacada Runlowna ah, balse taasi wxba yeeli meyso Ruuxa Xaqa Kutaagan dadkana ugu yeeraya, Rabbigii Xaggiisana ka hannuunsan! Wxn leenahay Xaqa Alle ayaa muukin doona Xaq-doonkana Allaa u hiilin doona, ninkii doonayow Raac , kaan dooneynoow ka tag! Allihii wadaadkan barakeysan ee la mahdiyey Howshiisa noo bixiyey aya Ammaan ideelkeed usugnaatay! Wallahi hadduusan isagu ahaan lahayn, maanta mooryaan Diimeedka Sida Doorshaanka Bakhtiga wareejinaya ayaan Gaalnimada la wadaagi lahayn! Innagoo Caammo ah ayuu indhaha noo furay , nakala baray maxaa xun maxaa fcn, maxaa mcn maxaa Qaraar, maxaa Alle looga fogaadaa maxaase Allah loogu dhowaadaa! جزاك الله عنا وعن المسلمين خير الجزاء! والحمدلله أولًا وآخرًا!
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 3 жыл бұрын
Sheekh Xassan Daaahir Aweys حفظه اللّه ورعاه وفك اسره ayaa ymarkuu maqlay mid Cabdi Xirsi la yidhaah oo daarood ah oo Farmaajo iyo dawladnimada cabsan oo ayna waxababa kamaqnayn, waxuu dhahay hadal macnihiisu noocan ahaa ***labadan reer wey iskusoo jabeen, markaan Cali Wajiis keenay bey kan keeneen** lkn sheekh Xassaan حفظه اللّه ورعاه وجزاه اللّه خيرا Abu Salman waxuu sheegay in kan Hawiye uuba kan Ogaadeeni faro dheeryahay. Isreebreebkii qabaailada Soomaalida ee xaga diinta halkaas buu marayaa, Feynalka iyada waxaa fadhiyaan umalayn labadii nin ee foolfooshaxumaa ee maqal iyo muuqba u liitay ee yidhi ***diin aa, Marabno anagu diin iyo kuwii naga waaweynaa ee naga caqliga badnaaba diin wey katageen** Ilaahayow subxaanak labadaasi hadayna kuusoo noqon carabka kasoo rid.
@Xaq-raace
@Xaq-raace 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ونفع بك الاسلام والمسلمين.
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Sheikh xasaan waa igaar geesi ah oo xaqqa sheego haba qaraaraadee
@abdiali2478
@abdiali2478 3 жыл бұрын
Sheikh Asc aniga wax baan dooran jiray cilmi diin uma laheeyn. But maanta wixi ka dan beeya masa meeyn doono because wax cad ayaad ii sheegtay waloow aan qurbaha ku noolahay .ilaahay haku xafido ani igu ma ogid wax walba on ilaahay raali ka aheeyn inaan taageero
@Abdallaroyal
@Abdallaroyal 3 жыл бұрын
Wallal qaali 🎗🎗 Subescribe isaar
@mumtaazali3921
@mumtaazali3921 3 жыл бұрын
Masha allah sheekhanaa Allaha ku xifdiyo
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Жыл бұрын
Noolow xassaan Xussein Abu Salman
@nastehateeste4076
@nastehateeste4076 2 жыл бұрын
M.a sheekheena allaah haxifdiyo aamiin
@haashimthaahir3505
@haashimthaahir3505 3 жыл бұрын
masha allah sheikh hassaan waxan rajeyn malin inaan kamid noqdaa xertaada insha allah xafidahullaah
@nadiirjabuuti8064
@nadiirjabuuti8064 3 жыл бұрын
Allaha iino kaa xafido waqti dhawna alle nokama qaado ilaahay dartii baan ku jclahay
@abdullahimohamed3324
@abdullahimohamed3324 3 жыл бұрын
mashaAllah sheekhuna💖😍
@imamushafici209
@imamushafici209 3 жыл бұрын
Bal firi suu noo kala bixinaya maqsuudkiisa waa inuu dadka ku xira illlah
@imamushafici209
@imamushafici209 3 жыл бұрын
Umul iyo shibili ayaa dadka leexsan lahaa allahu akbar'
@maxamed8830
@maxamed8830 2 жыл бұрын
caleyhi salaati wasalaaam❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓❤💚💚💚💙💜💔💓💚💙❣❣💞💞💝💖💕💕💔💓💓💘👍👍👍👍👍👍
@edenhazard5463
@edenhazard5463 3 жыл бұрын
Nin baa laga sheegay gartaydu markay cadahay waan goosan aqaan Gartaydu markay cadahay Anaa giftintaw hayoo Marnaba aan gees marayn Ilaah baa igu galaday Gaf kana magan uga ahoo Giraantan ragii nabaday Ragii gaalada fatwada Jawr kiyo eex ugu gasimay Maantay guuldaradi hayaan Gacmaha baqti kula jiraan Garooma cidlaa jafaan Go, doonka ragii nabaday Ragii gaal iyo islaam Naflaha nagu soo gafaray Dhalaan aan gaamurine Garaad kooduba bilaan Ragii goob walbaba kayiri Nabsigi galabtuu hayaa Haday garan garinayaan Doorshaanka sidiis gurtaan Baqtiga goobaynayaan Gaalnimadaa muqadasiyo Xilxaad bay gasiimayaan Indheer garadkii garamay Guunida ninka dhaamiyow Adiga yey kuu go, ne Waqay ani hay galadin Guunida ninka buuxiyow Gadeedii baan arkaa Gar eexeed ruuxa naqa Durbuu mireheed gurtaa Jihaadka ragii gawaray Gawaray ee goor xun tagay Haday mireheeda guran Go, aan koo dii xumaa Hadaa gabal baas u dhacay War kayga gunaanad kiis Wadaadada gees markaa Ragaa gaalada fatwada Guntiga uga soofuree Dulmiga garab taaganee Baqtiga ku gadaamanee Door shaanka sidiis gurtee Ganaha kubalaariyee Hadeer gay lamahayee Goob baas wada dhoobanow Gartaydii waan naqsaday Rabina waa igu galaday Go, aan kaan kudhiiranaa Mahada guushana rabaan Goortii walba ugu hayaa Idina baqtigaa galbiya
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 3 жыл бұрын
Allaa ilehe ninkii umal ahaa waxbaa kudhacay Meel adagbaad gaarsiisey, Isagaa lagawaayay warkasoohar cilmaaniga
@cabdisalaamxasan767
@cabdisalaamxasan767 3 жыл бұрын
xaqad caday say ilhy haku dayo sheekh hassaan ameen
@virgilvandijk3885
@virgilvandijk3885 2 жыл бұрын
Waa run
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 3 жыл бұрын
Takfiirnimadisi uu xassan dahir aways kushegaye unbu sii cadeystay xassan wa jahil caalim ismoday wuxusan garaney ayu dax dabasha wa nin acrabi ah roba inu mas alo walba kahadlo . Asagona fahansaneyn ama mustawexena aan lahayn . Intas oo dhan waxa kadaran benta ayu cadeystay benta ayaba kaladarane tan culumada islam iyo ahlu cilmiga u kaso gurinayo ayu cadeystay . Hada wadadkan u heysto u heysto hadalka u ku hadlay iyo kan asaga u shegayo ismaleh been cad ayu kaso guriye markaso hadana ku galeysiinaya. In nimankajiro aan fowdo lagubadalin walow yanad raali ka ahanin waxa qabo xita sh ibnu taymiya . Lakin wadadka musan dhihin rali ayan kanahay diin islamna marabno sidu xassan hadalka u dhigay ilah ugamusan baqin . Xada kahor aya alshabab intey codki sh sharif cabdinur so jarjaren aya waxay dhehen wu ino fatwoday. Hada waxan ogaday aqwasha culumada ama dadka kaso horjedo in lugu ben aburto ninka lagaso garay wa xassan qiyamana asaga kajawabi dono sunadas xun ee u jideye
@unitedsomalimediausm7111
@unitedsomalimediausm7111 3 жыл бұрын
Xasaan shaqadiisu waxay noqotay in qof lagaalaysiiyo un!!! Ilahay ka cabso oo dadka ha marin haabin intaad isleedahay rag iska dhici !! Rag iska dhici iyo Rabbi ka cabso meel mawada galaan
@mohamedcirro912
@mohamedcirro912 3 жыл бұрын
Dadku inta ay isla socdaan oo ay isku diin yihiin waa laysku wadaa haddiise iyagu is diideen adeer waa lakala wadaa. Waxa uu ka hadlay shiiquna waa intaa.
@daarulyaqiin2033
@daarulyaqiin2033 3 жыл бұрын
hhh sideedaba soomaalidu wxi cad way ka xanaaqdaa lkn sheekhu runtuuu kuu shhegay
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Hadal badan daa mise Quran ka xukunkiia mise dastur
@gureey3185
@gureey3185 3 жыл бұрын
Xasad ibliis baa naar kugalay ee umal yaan laxasdin sh/c/nuur ayaa kadardaarmay in diinta laga barto
@user-ux7fk9sc9c
@user-ux7fk9sc9c 3 жыл бұрын
Umal waxbaa ku dhacey indhuhuu se iska ridayey
@najmaabdi9341
@najmaabdi9341 3 жыл бұрын
Sh umal wa caalimka soomaaliyeed wax ba afka hakutaakin. Nin kasareya
@Cuqeeli
@Cuqeeli 3 жыл бұрын
ثبته علي الحق اسال ان يفضح امل وشبلي ومن علي اشكالهم. اSheekh Xasaan U malyn maayo Somali la cilimj ihi in uu Somali ka dhashay. Chanelkiisa af carabiga la socida telegramka kuwii af carabiga u dhashay ayuu bada laqsiiay. Ilaahay ha xafido isaga iyo sheekh cabdulqadir muumuu iyo sheekh Mustafa cali canood.
@user-xw9hr6kh3c
@user-xw9hr6kh3c 3 жыл бұрын
Sxbow chenelkisa iisheeg
@user-bw9oe4fw5o
@user-bw9oe4fw5o 3 жыл бұрын
بداية السبيل
@khalidhusein8410
@khalidhusein8410 3 жыл бұрын
Asc Sheekhow hadaad dadka kheyr sheegayso quraan iyo xadiis usheeg hadaad labadaa dhaafayso khud badaadu adaa ehelu biddica mlinta qiyaamahana wlgu weydiin
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Wuu daliishta ee faahfaahintu badiyaa maadama eey dadku carabiga aad u fahmeen
@ahmedfarah6760
@ahmedfarah6760 3 жыл бұрын
Keligii sheekh wadaad un buu haystaa cajiib
@mohamedsheikh9418
@mohamedsheikh9418 3 жыл бұрын
Umal allaha so hanuuniyo
@moenlighted7681
@moenlighted7681 3 жыл бұрын
xasaan oo calanka soomaaliyeed taageeray qabana inaan loo dilin qofka siyaasad uu ku biiray yirina ictisaam baan isku dhawnahay asagoo horay u sheegay in mabaadida ictisaam qofkii ku qanca inuu gaal yahay ururkuna gaal yahay maadaama qawaaniin ay ku shaqeeyaan.
@user-jv4mj1zc7o
@user-jv4mj1zc7o 3 жыл бұрын
Xassaanow ina adeeroow gaalnimadaan aad galka kalabaxday kajooji waad ogtahayoo umaddaani waa muslimiin ee dhax dhaxeyso
@fesalsadad7924
@fesalsadad7924 2 жыл бұрын
Ninkani diinta ma wuxuu kusoo kordhiyey in culumada la canbareyo oo uu kabxaarle ladhex galo. Infa goori goortahay hala iska qabto.
@youngboy5293
@youngboy5293 3 жыл бұрын
Xasan daahir aweys iyo ninkaan waa takfiiriyiin
@mohammedyonis2581
@mohammedyonis2581 3 жыл бұрын
Argument bad sheegtay in ay takfir yihiin lkn sababta ay ku noqdeen ba laga raba! Adiga oo diliishanaya kitaabka alle iyo sunnadi nebbiga!
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 2 жыл бұрын
Sheikha uu hesto waake tolow
@khalidhusein8410
@khalidhusein8410 3 жыл бұрын
Wadaadow dadka aad gaalaysiinaysaa wa muslimiin diintii ina cabdi wahaab ayaad wadaa lkn nebigaagii muxamad ( scw)ullaabo sunadiisii iyadaad kubd bdy saaye
@rampatuga5390
@rampatuga5390 2 жыл бұрын
Nabiga ma dastuurka ayuu wax ku xukumi jiray
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 3 жыл бұрын
Umal oo gaalnimo lagu xukumay
@CabdiqadarAxmadGarane
@CabdiqadarAxmadGarane 3 жыл бұрын
Maya,saasma,aha
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Ninkan markasta oo arko waxbuu gaalaysiinayaa See camal wax kale kama hadlo miyaa wax nolol iyo noolaasho ah majirto miyaa adgtaada dil iyo gaalaysiin mooyee cajiib cajiib
@mohamedcirro912
@mohamedcirro912 3 жыл бұрын
Diintu waa toosnaan wanaag dadkii diidana waa laga digaa haddey rabaan culimo ha'ahaadaane
@mohamedmusse941
@mohamedmusse941 3 жыл бұрын
Aqoonta diinta ku jari ninka
@mohamedmusse941
@mohamedmusse941 3 жыл бұрын
Takfiira wayaa qadiima
@yeshuasage3724
@yeshuasage3724 2 жыл бұрын
Hadii quranka cizza lugu helo gaaladu may marilahaayeen meesha ay joogaan muslimintuna muntakisiin may noqonlahaayeen
@mohazat5009
@mohazat5009 Жыл бұрын
Waxa aad ku hadashay wax lagu gaalobi ee markaa iska jir
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
Adaaaba gaal ah maba aaminsani inaad muslim tahay Sidaada darteed adiga & umul Waxaad tihiin 2 gaal ala u toobad keena
@abuubakar2646
@abuubakar2646 3 жыл бұрын
Subhanallah if your non- muslim ok but if your muslim then you knowledge is very narrow about islam & muslims (thanks)
@abuubakar2646
@abuubakar2646 3 жыл бұрын
Plz nambarkaaga aboowe
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 3 жыл бұрын
Hami.... Takfiir dhirfan uma xumid... Idinko maanta hal wax oo kuwa aad gaalaysinaysan aad ogaduwantihin I usan jirin baad malin iyo habeen kuwardineysan hebelaa gaal ah... Car halso helo wax koxda qardha fadhido auy uga duwanyihin shacabka ay ku gaalnima xukmiyeen
Baarlamanaatka & Sharciga Wuxuu Kaqabo~Sh. Xassaan Xuseen
32:18
Daarul Xadiith
Рет қаралды 41 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Su'aal  Iyo Jawaab~ Sh Xassaan
26:17
Qalaafe Media
Рет қаралды 39 М.
Waraysi Kulul SH.Xasaan Xuseen laqaaday Arima Badan Cadeeyay
19:56
Gaalada Ila Iminkan Sirta Somaalia Wey Qarinaayan Maso Saaran Sh Xassaan Abu Salmaan
17:13
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 97 М.
DAGAALKII QABOOBAA MIYUU SOO LAABTAY
1:09:53
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 47 М.
(Cubaydullaah)Diin Laawihii Aadka Udhibay Asxaabta (RC)
12:48
Daarul Xadiith
Рет қаралды 44 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 82 М.
Su'aalo Muhiim Ah ll Sh. Xassaan Xuseen Abu Salmaan
16:38
Daarul Xadiith
Рет қаралды 81 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН