Gaariye

  Рет қаралды 78,137

Abdiweli Elmi

Abdiweli Elmi

9 жыл бұрын

Gaariye

Пікірлер: 51
@MrDrezzy007
@MrDrezzy007 7 жыл бұрын
waxaad ka garanysaa inuu cabqari yahay maskaxdiisa boqol fikradood kusoo wada dhacayaan mar kaliya masena doonaya inaanay ku seegin markasu hadalka dadajinayaa oo xamaasad darteed kolba hore iyo dib usoo fadhisanayaa. eebe naxriisti jano haka waraabiyo halyeyga M.X.DH Gaarriye.
@munaquruux6394
@munaquruux6394 6 жыл бұрын
Awale Drezzy xigmad ayuu la istagi layahay way gubaysa cajiib wlhi🤔🤔🤔🤔🤔
@zakarieshiekhfarah1817
@zakarieshiekhfarah1817 6 жыл бұрын
Gaariye nabigaagii mohamed ahaa allaha ku tuso danbigaagina allha dhafo allaha ku naxariisto Aabihii soomaaliyeed nin roon ma raago
@badrirashiid4366
@badrirashiid4366 3 жыл бұрын
s.c.w
@mursalkaranle1095
@mursalkaranle1095 9 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah. Allow inta wanaagsan uu sameeyay u kumanaan laablaab oo Jannadaada Xisaab la'aan gee. Inta xumaan ah uu sameeyeyna Naxariistaada ugu cafi, oo ka wada dhaaf.
@xadiisismail4776
@xadiisismail4776 7 жыл бұрын
Raboow kuu naxariiso Abwaan Gaariye Rabow .aamiin
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Macallin gaariye rabi haw naxariisto aamiin
@faleebofaleebo3780
@faleebofaleebo3780 6 жыл бұрын
Aamiin iloohoow qabrigiisa uwaasicih naxariistaada gaarna raxmaanoow siih aamiin aamiin❤
@nimcohusenapdi2370
@nimcohusenapdi2370 11 ай бұрын
Allah yaraxma
@samsamaden9590
@samsamaden9590 7 жыл бұрын
amiiiin amiiiin alle ha naxriisto marxuunka alle janatu fardowsa haka warabiyo
@xulkacaashaqa9032
@xulkacaashaqa9032 8 жыл бұрын
Aloow kuu naxariiso naciimiyoku gee janadii fardoowza Aamiin Aamiin Aamiin
@mubarig.abdigulleid6383
@mubarig.abdigulleid6383 6 жыл бұрын
Alle janadiisa hakugu casuumo denbigaagana ha dhaafo Aaamiin aaamiin
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 7 жыл бұрын
Allah haw naxariisto abwaan gaariye Allah godka u nuur
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 жыл бұрын
Xigmad dhimatay naxariis waasaca rabi ha siiyo abwaan gaariye
@hal-abuurxikmaawi9152
@hal-abuurxikmaawi9152 7 жыл бұрын
mcln alaw kuunaxa riiso ilaahaw qabriga unuuri mcln Max'ed Xaashi dhamac gaariye
@nuurahmednuur8529
@nuurahmednuur8529 10 ай бұрын
Alle ha uu naxaristo
@mohamedhanad4137
@mohamedhanad4137 6 жыл бұрын
Allow ku naxariiso Abwaan gariye janno fardowsa kaa waraabiyo
@harirahmed2414
@harirahmed2414 6 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto isaga iyo wixii kalee Muslim ahba aamiin
@ahmedshakiepofficoel4161
@ahmedshakiepofficoel4161 3 жыл бұрын
Nimaan la daynay ayuu ahaa alla aqli badnaaye alle haku waasicyo qabriga ax😭😭😭😭😭
@AbdirahmaanIsmaaciil-zi2hi
@AbdirahmaanIsmaaciil-zi2hi Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@mustafeceeryaan7346
@mustafeceeryaan7346 6 жыл бұрын
alle.haw.naxariiso.abwaankii.weynaa.maxamed.xaashi.dhamac.gaariye.abwaan.qaran
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 8 жыл бұрын
ilaahow qabriga u nuuri faylasuuf gaariye
@rahmadahir5821
@rahmadahir5821 7 жыл бұрын
illahay ha unaxariista
@fowsiyahandulle9145
@fowsiyahandulle9145 7 жыл бұрын
ilahay naxaristi jano fardawsa ha kaa warabiyo amiiin
@engmustapheahmed5977
@engmustapheahmed5977 3 жыл бұрын
Alle haw u naxariisto marxuun gaariye
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 Ай бұрын
❤❤❤❤Ahn
@jibrellbinujibrell6897
@jibrellbinujibrell6897 4 жыл бұрын
ILAAHAW Naxariistii Janno Ka Waraabi.
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 Жыл бұрын
Af soconaya ayaa go ay 😭
@dhagocade647
@dhagocade647 5 жыл бұрын
Aamiin
@abdirashidmohamed1016
@abdirashidmohamed1016 4 жыл бұрын
Alle naxariistii janno haka waraabiyo.
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
ilaahow qabrigiisa u nuuri yaa rabbi dembigiisii u dhaaf
@abdikanimullo6427
@abdikanimullo6427 2 жыл бұрын
waa cabqari ilaahay hibo usiiyay meelaha loo maro maanka bina aadamka isla markaana kuqanacsan shaqadiisa macalinimo oo wuxuu isticmaalayaa awoodiisa iyo kartidiisaba si uu ugudbiyo aragtidiisa
@siciidismaacil8954
@siciidismaacil8954 8 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto abwaaan gaariye
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 жыл бұрын
Raxmatah calyka bal Qiyaas Waxad modaa inuu kun qalbi xabaarsan yahay!!! Philosophy buu Ahaa Afsomaliga dusha uubaan ka socanaa waa kawaa Ragii u dhaadhacey ee meel dheer ugu tagey allow kuu naxariiso
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
Markan laha british somaliland kuwa la baxay waa indhihi somalida si somali indhaha looga tuurana waa in reer waqooyi la xanuujiya; waa sababta doyaaradaha cadaanku wadey loogu xasuuqey kii dileyna u jilba jabsatey aqoonsina ka raadineysa!! hargeysaay hoygi halyeeyada iyo hanadaddey hadmaad hanadnimada hoos u foorarta ka bixi doonta?!!
@moztapheabdalah6269
@moztapheabdalah6269 6 жыл бұрын
alle haw naxariizto abwaan gaariye
@Hooyo6570
@Hooyo6570 Жыл бұрын
Like 👍 inta 2023
@hiboabdirahman7937
@hiboabdirahman7937 6 жыл бұрын
Ilahaay haku naxatisto amiin yaa allha
@axmedhusein5722
@axmedhusein5722 3 жыл бұрын
Alle hkuu nxariisto
@axdiqoordheere1026
@axdiqoordheere1026 8 жыл бұрын
ilaahay ha u naxaristo aamiin aamiin yaa Allah
@crisaaqjaamac552
@crisaaqjaamac552 5 жыл бұрын
axdi qoor dheere Hcufigigigogogogogo
@nasrasaciid7467
@nasrasaciid7467 4 жыл бұрын
Eebbow u naxariiso
@ibraahimmaxamed9392
@ibraahimmaxamed9392 6 жыл бұрын
allow ku naxariiso
@mostafheahmed138
@mostafheahmed138 7 жыл бұрын
Gaarriye
@kacumreewaalidkaa590
@kacumreewaalidkaa590 Жыл бұрын
allow unaxriiso
@mohameddube6923
@mohameddube6923 8 жыл бұрын
allow ku naxariso amiin
@abdallaali8054
@abdallaali8054 6 жыл бұрын
allahyaraxma
@slntvnews7147
@slntvnews7147 6 жыл бұрын
Ilhay hownaxriisto
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 640 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Deeleeey
24:01
Salma Abdisamed
Рет қаралды 386 М.
Ujeeddooyinka Curinta Maansada iyo Macallin Gaariye, Abijaan 1995
18:06
Barnaamijka Xulashada Kaydka By Kuraase HCTV
37:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 229 М.
Abwaan Gaariye AUN oo Idaajaa U Jawaabaya - Maansadii Deeleey.
24:01
Macallin Gaariye iyo Hummaagyada Kinaayada iyo Xuska, 1995  Abijaan
32:47
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 537 М.
Gaariye1
1:27:55
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 211 М.
Maansadii:- ERGO.// Abwaan Gaariye.
25:26
Hal Abuur channel
Рет қаралды 124 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН