Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan

  Рет қаралды 292,427

Abwaan Gaaroodi

Abwaan Gaaroodi

2 жыл бұрын

Silsiladi Siinleey ku caanbaxday ee uu bilaabilay abwaan Hadraawi ee ugu cajiibsanayd silsiladaha somaaliyeed oo dhan. ka bogasho wacan

Пікірлер: 61
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 9 ай бұрын
LIBAAX YAADI SOMALILAND ALLOW IDIN NAXARIISO AQIIRO IYO ADUUNBA XIIMDA WAA REEBTEN IYO XAAQIIQADA .🥰🥰🥰💚🖤❤💋🤖💚🖤❤💋💋💥💥💫💫💞💞💞❣💯 FROM DJIBOUTI
@moktarcade7192
@moktarcade7192 4 күн бұрын
Cabid qaysbay uga baxen filinkan dheerba 😂
@cabdirashitmaxamedadm1627
@cabdirashitmaxamedadm1627 Жыл бұрын
masha allah silsiladan Aad ayey u xikmadeysantahy
@alinosman1614
@alinosman1614 4 ай бұрын
😊
@BashiirDaahir-ki9jt
@BashiirDaahir-ki9jt 2 ай бұрын
10:00 ​@@alinosman1614😢😮😢😢😮😮😮😮😢6
@mubaarigsiciid747
@mubaarigsiciid747 4 ай бұрын
Waa baraarug wanaagsan
@abdirisaksuleiman3334
@abdirisaksuleiman3334 Жыл бұрын
waa sifiican
@alimoussa9849
@alimoussa9849 10 ай бұрын
Abwanada somali
@user-eb2ti7up1h
@user-eb2ti7up1h 8 ай бұрын
Illahaye haa uu naxaaristo abawaan hadrawi
@yasinosman1864
@yasinosman1864 Жыл бұрын
Hestii
@fathumomataan4814
@fathumomataan4814 Жыл бұрын
Waaw❤😢😮😊
@maxamedcabdi9654
@maxamedcabdi9654 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@alimohamed2281
@alimohamed2281 6 ай бұрын
Allah Akbar Ale haunaxriisto Dhamantood
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 Жыл бұрын
Somali xigmada ugu kaalay😊
@user-pt6ep1ex3s
@user-pt6ep1ex3s 5 ай бұрын
Soomaliland dhe walaal 😂😂
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 21 күн бұрын
M.a
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 6 ай бұрын
Dhammantood waa reer Somaliland
@dariknour6051
@dariknour6051 5 ай бұрын
Orod dee aduu kadhig 😄
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed 2 ай бұрын
Lama kala laha abwaanada way inaga dhaxeeyaaan is daji
@drdadaa
@drdadaa 5 ай бұрын
allow jannada kwrbi
@Waxkasta
@Waxkasta 4 ай бұрын
Waa aqoon aan weli dib cidi u eegin oo meel na la dhigin si hagaagsan oo dadku arki karaan oo jiilal ka soo socdaa u bartaan. Goobaha waxbarashada na waa in lagu dhigaaa
@user-yg4bf8vp8j
@user-yg4bf8vp8j 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-nf9vx3nm4w
@user-nf9vx3nm4w 9 ай бұрын
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 6 ай бұрын
Siinley
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ragaan wa ragii heesaha xaaji afqalooc mooyee waana sababta ujeedo iyo madax iyo mijo midna maleh
@Waxkasta
@Waxkasta 5 ай бұрын
Ma yagaan uheedo iyo madax lahayn? Halkee ka eegtay? Waa ujeedo dheer tahay oo murtiyaysan tahay weli ba. Bal soo noqo isla eeg neee
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 5 ай бұрын
@@Waxkasta sxb waxaa dhagaysataa waraysiga cabdi qays jabuuti uga waramay silsiladaan asagaa curiyey wax ujeedo ahna kama lahayn buu yiri waligaa maaragtay wax ujeedo la’aan ah ku bilaabatay oo maanso lugu sheegayo??
@netcoburco8808
@netcoburco8808 6 ай бұрын
❤🎉🎉🎉🎉
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Niman marqaamay iyo falaadkood dheh . Aqoon iyo afgarad niman macalimiin ah baasameeyey haduu hadraawi sheegtay siciid saalax baanoool
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 6 ай бұрын
😂😂 alle haku caafiyo wll wax kle ku odhanmaynee😂😂 wan ku arkaa xanuunkii izaaqa la odhan jiray ee aan dawada layn ayaa ku haya 😢😂 alle ayuunban kuu baryeynaa wax kle ma lahee😂
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 6 ай бұрын
@@sakariyeabdi9046 isaaq na muxuu ahaa kkkk lafta nagaa miyaa ka wadaa??
@maxamedcaddow3336
@maxamedcaddow3336 6 ай бұрын
Saaxiib dagdaga dhaaf, riwaayadda waxaa wadda sameeyay afar abwaan oo Kala ah: hadraawi, siciid saalax, muuse cabdi cilmi iyo gaariye. Adoo siciid saalax weyneynaayo inaad hadraawi ku xadgudubtaa siciid saalax ayaaba ku dacweeyn lahaa haduu ku arki lahaa. Raggaas dhammaantood ixtiraam ayeey naga mudanyihiin, oo ayaga ayaaba iska keen xiggo, ileen isku hibbo ayeey ahaayeene.
@Waxkasta
@Waxkasta 5 ай бұрын
@@mahaddirirgeesood9556war heesta waa sida ay tahay shaacir na waa soo tifaf tiray
@Kingston12370
@Kingston12370 3 ай бұрын
Isaga hadeer buug Ka qoray sow maaha hadraawi wuu alifay uun
@cabdicasisducaqabe7542
@cabdicasisducaqabe7542 6 ай бұрын
😢😢🎉
@soomarsiinay9644
@soomarsiinay9644 11 ай бұрын
waaw❤❤❤❤❤
@user-io1kl7os2u
@user-io1kl7os2u Жыл бұрын
❤❤❤❤❤silsiladi siinleyi ❤❤❤❤❤❤❤ gabayi G SOOL SSC
@maaxdyonis9605
@maaxdyonis9605 11 ай бұрын
Somaliland United 🎉🎉🎉🎉
@Waxkasta
@Waxkasta 5 ай бұрын
Somalilanders weeye ba dadkan heesayaa
@Kingston12370
@Kingston12370 3 ай бұрын
​@@Waxkastasiciid salax iyo afqaloocba waa warsngli reer sanag ah
@hormoodkasoomalida9210
@hormoodkasoomalida9210 8 ай бұрын
Gaaariye meee
@riishap52
@riishap52 2 жыл бұрын
Ximad Aya ku dhan silsilada Siinleey
@cabdilaahiaxmed8957
@cabdilaahiaxmed8957 Жыл бұрын
Cabd
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 6 ай бұрын
Yusuf waa nin faqasha ah sugantana wuu qaliciya
@abwaangaaroodi7968
@abwaangaaroodi7968 6 ай бұрын
Mahad sanid
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 4 ай бұрын
😢😮😂❤
@Kingston12370
@Kingston12370 3 ай бұрын
Wxa meesha mrsyaba sow faqash maaha afarta issaqa unn ha eegin
@JaamacdeeqCawil-cr3uw
@JaamacdeeqCawil-cr3uw 8 ай бұрын
Alxamdulilah
@user-nb1ft8op7p
@user-nb1ft8op7p Жыл бұрын
Ujeedooy badan
@haykalinaabdilaahi5101
@haykalinaabdilaahi5101 10 ай бұрын
Hhhh
@fathumomataan4814
@fathumomataan4814 Жыл бұрын
Hader. Alh weenxrsoo🦁🌹⚘️🌺
@Crisaq-nw6qh
@Crisaq-nw6qh Жыл бұрын
Alaween nxasriisbad❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@Crisaq-nw6qh
@Crisaq-nw6qh Жыл бұрын
Sild ssiledake😢❤😂🎉
@soomarsiinay9644
@soomarsiinay9644 11 ай бұрын
alaha bakar❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂
@calinaasir-xq9wf
@calinaasir-xq9wf Жыл бұрын
L
@fathumomataan4814
@fathumomataan4814 Жыл бұрын
😂❤
@Waxkasta
@Waxkasta 5 ай бұрын
@@fathumomataan4814maaha. Waa W 😅
@user-sr4fw1po1b
@user-sr4fw1po1b Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
ADUUN IQATAL || Sheeko_IDAAJAA
43:07
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 48 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 636 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 541 М.
Maansada Daba huwan (Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame - Hadraawi)
51:53
The Academy for Peace and Development
Рет қаралды 78 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН