Maryan waxaan tijaabiyay anigu cuntadii an kadaba cabi jiray biyaha inan joojiyo marku igu kacsan yahay labjeexa wana kafiicnaday oo wuu iga istaagaa markaba
@hibogeedi8498 Жыл бұрын
Guuleyso aduun iyo akhiro amiin
@rahmanuur51919 ай бұрын
Mahadsanid walla qaali ❤❤❤
@zahrazuhuur90028 ай бұрын
Thanks my sister
@AmatuAllah2 Жыл бұрын
Asc sis SLE lupus qaba maxa igu caawin karta dawooyin wa qaata sideeffekt leh ?
@SafwanNolosheydii6 ай бұрын
Wll aniga waxa ikacsan caloosha daaco badan iyo mar marka qaar dibiryo waxana leygu dhahy dhiga berkaada sareeya taas ma keeneysaa
@goljannobanka557010 ай бұрын
Maansha alaah ❤❤❤❤❤
@Mushti-q4z Жыл бұрын
Asc Dr ilahay khayr hakusiiyo aad Ayaan Kula socdaa waxaad tahay dhakhtarka aniga igu haboon waxaan jeclahay in aan Kula hadlo si gaar lkn wali ma helin fursad waxaan xanuunsayaa 12 sano 3 xanuun Ayaan dhibanahay caloosha migraine iyo lafo xanuun pls kayga caawin kartaa sii aan Kula soo xiriiro Mahadsanid
@shamsocabdulahi6383 Жыл бұрын
Asc maryaneeykahadal kaalsiyoom
@SumayaAdan-q2f11 ай бұрын
Habo gas iyo bacteria iyo macaan waan qaba
@hibogeedi8498 Жыл бұрын
Wcs
@ifrahsaid8574 Жыл бұрын
Asc wll maryam anigu aad bn ula dhibanahay oo mar walba wa igu kacsanyhy imika dhuunta ad i xanunsaysa xata kaninka gaaska markan qaato wan si jiranaya i tali wll Jazaka allaah
@HonMustafe11 ай бұрын
Sidee noqotay wllo aniga kula mid ah hada
@IlyaazAbdirahman9 ай бұрын
Calalinta ma adhi baan nahay sheeko galada naga daa