Masha allah. Alle ha u barakeeyo. Guuleyso walaal.
@FLadeee4 жыл бұрын
Mansha allaah wallo allaah haku barakeyo
@naagnool81134 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeyo habo🔥❤💕
@kifaaxqaali61394 жыл бұрын
Maan,sha allha😍😍
@ruqiyoese95224 жыл бұрын
Maan sha allaah tabaaraka allaah ha kuu barakeeyo aamiin
@MohamedAli-bp1hu4 жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha ku barakeeyo eedo gacansiga
@samiahersi86444 жыл бұрын
Nasra manshaallah wll allah hakuu barakeeyo
@Tacaawun124 жыл бұрын
Masha allah allah ha u barakeeyo kanacsiga waxan kula talin lahaa dadka somaliyed ee dagan turkey-ga saan og nahay turkigu waa wadan qabow hilibka ari cadka xeydhiisa cholesterol badan ayaa ku jira balse idaha waa low cholesterol sida darteed hilibka idaha isticmaala ama iska yareeya hilibka ari cadka
@Stoover_capon4 жыл бұрын
masha allah tabarakallah allahuma baarik
@suleimangoox60754 жыл бұрын
Mabruuk Mabruuk Mabruuk.
@abshirmohamed35274 жыл бұрын
Mashaallah alaha business hau barakeeyo
@mahamoudradwan65234 жыл бұрын
Macha allah gabana somali allah kou bsrakeeyo amene amene
@nasramaxamed97084 жыл бұрын
Manshaallaah alle hakuu barakeyo
@farahmacalinadan66884 жыл бұрын
M.a Allh kubarakeya
@amaldiamond92784 жыл бұрын
Alah ku sharfo nasro wa ubahnen dukan Somali ledahay oo afkeyga somaliga yah adeganayo alxamduliah
@Its_faruq2234 жыл бұрын
Mansha Allah keep going indeer waa ku hanbalyenayaa
@mamacaasho63044 жыл бұрын
Wll alle hacaafiyi hooyi Inshaa alaah
@garyaqaanmediashow99644 жыл бұрын
War dadkan aan damerka lahen malinkasta halatagnin ganacsi wadankale kasameyay kalaya wadankina dhista
@shukriamoha32934 жыл бұрын
Masha allah
@xooshchannel29304 жыл бұрын
Shiikheena abu dalxa alle ha idin dhawro Ganacsi fican
@ruqiyaabdulqadir42614 жыл бұрын
Manashalah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@saleebanxussein90584 жыл бұрын
MashaAllah allah hku barkeyo
@saharamohamud84174 жыл бұрын
Mash Allah that is good
@emmetional78724 жыл бұрын
Wllo dadka shqa la antu hayso mashaqaalaysiisaan oo dalka turkıga joga dhalinyaro shqalan haysa jirta cidnana aan biilin🥺🥺🥺🥺
@kingjacob55424 жыл бұрын
Idahaa fiican ee cunaxaga cafimadka
@sahroa.bdiabdullah36034 жыл бұрын
Maash ahAll
@milyan_milyanweroow23174 жыл бұрын
Lk magaladee ayuu ku yalaa ama laga firay Ankra mise Istanbul xafadeese?
@wiilwaal18664 жыл бұрын
Somalidu way Falan tahay rag iyo dumarba Qurbay katimi Qurbo kale May wadankeda kafurato. Dal anay lahayn jeclaa somalidu
@waliabdi52684 жыл бұрын
Nabad galyo ma taalo
@wiilwaal18664 жыл бұрын
Nabad gelyada dadka sameysta
@amazinglady60124 жыл бұрын
Nabadgalyo laynine ma somaliyoo dhan gubanaysa nio
Aniga waxxandoonayaa in aan helo qof iikeena waxyaabaha aadiibisaan weey iqancisay.sideey igu soogari kartaa allaah taasi quruxda badan anoojoogo soomaaliya
@karinacwjacobs4 жыл бұрын
Soomaalida ma jeclo hilibka ariga kulahaa.....warkaas trum maa usoo sheegey.
@hamdahassan13604 жыл бұрын
Waan ka xumahay hilibka iduhu waa hilibka ugu fiican hilibka cas waxa isna aad u fiican hilib geela..
@umuxanaanchanal93154 жыл бұрын
Jazaakalaah walal iku iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo iku caawi subscr
@asiaabdikadir41524 жыл бұрын
Shaqo ma iga siin meeshan Hooyada quruxda badan ee furataay❤🤔
@hindajamac7844 жыл бұрын
wllo tukanku ma ankaru ku yaala mise Istanbul
@halimah71644 жыл бұрын
Somali wadan kale uu bay dhisaan joogana way dumiyaan waar Dadkani ma sixran yihiin
@munaahmed11214 жыл бұрын
Sax waye lkn wadan nabad ayaa la mal.gashan karaa shacabka Somalia mahin dad gacmaha is qabsan karo nabad inay radiyaan diyaar u ah
@abdialisidow52114 жыл бұрын
Sheekh waad qaldantey ama waad danbaawdey Rasuulka tujaar ma'aheyn balse umu khadiija tujaarad Bey ahayd.
@suleimangoox60754 жыл бұрын
Khadija (RA) ayuu rasuulku (NNKH) u shaqayn jirey waxayna ahayd ganacsade waxay u dhiibtey safarkii ganacsiga ahaa ee uu Shaam ku tegey wuxuuna ku soo noqday Makkah isaga oo faa'iido weyn soo hooyey.
@abdisalan52534 жыл бұрын
Maxaa mid hal kan ka tah riibtay xaflada furitaan ka muuqaty
@ahmedmaxamed53874 жыл бұрын
ogaysiis ogaysiis gaysiis markisu aflax Wuxuu dhamaan ogaysii nayaa dadka jecel barasha qur aabka kariimka iyo culuumta shareecada islaamka in loo furay markis lagu baranaayo dhamaan aas aaska diinta waxaana mariska wax ka baranaaya dadka yar iyo wayn cidkasta oo danaynaysa barashada qur aanka kariimka iyo dhamaan shareecada islaamka noocyadeeda kala duwan hadaba wixii faah faahina kala xidhiidh TEl: +97466812961
@faadumoabdi77854 жыл бұрын
Hadaa ka imaday xawalada taaj kaso horjedkeeda hhhhhh
@@colmlander3447 aboow wxn rabaa in aan afka Turkiga barto xoogayna waan Ka aqaan. Wxbarasho jaamacad ayaan rabaa in aan u I maado. Aboow fbgayga ma kuu soo diraa
@colmlander34474 жыл бұрын
@@Ayeeyo912 abaayo ma jooga turkiga ee waxaan ka hadlayey bariiska besmatiga wakhti aan deganaa truly yar oo holand ku taal oo turkidu ku bafnaayeen ayaan turkish shop ka iibsan jiray basmatiga
@rashkageelday95024 жыл бұрын
#farsowsa_Gym iyo gabadhan maxay isku yihiin way isku egyihiine
@saidmussa64614 жыл бұрын
Lacagta xagee KA keentey mida SOMALIA LAGA SOO dhacey SOMALI isdhaceysa qurbaha kubahaloobey/// hilbkani xagee kayimid//
@abdulhaq66434 жыл бұрын
Badeecadaha qimahooda ayaad ilawdey maamada
@adansantur46774 жыл бұрын
Ka hadli meeyno dadka wanagsan , waxaa jira dad Somali oo aad dhaqnxun , hada somalidu waxaay billaabeen sharmuuteeysi , in dumar la ga keeno Somalia oo LaGu iibiyo Turkiga iyo ku wa kale is koot jirkooda ka ganacsada.