Wax ka yar 1 dollar ayuu ka sameeyey 45 gaadhi, mudo 5 sanno gudaheed

  Рет қаралды 92,906

MM Somali TV

MM Somali TV

Жыл бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 119
@horumarsamee9963
@horumarsamee9963 Жыл бұрын
Wan dadaalaya anigo ah hoyo da,a yar waxan bilabay ganacsi online ah ima shaqayn waxan bilabay product saliid ah wali cagihisa kuman istagin wayo maalin galin bu tabanaya ilahay ban talo sarte iso duceya
@dhacdooyinka-dunida537
@dhacdooyinka-dunida537 23 күн бұрын
Mashaallah horumar wacan ❤🎉wlashey
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Somali small business entrepreneurs taagera meel walba aduunka, brilliant minds always succeed 💪
@waleedabdi2174
@waleedabdi2174 Жыл бұрын
Smart guy mashaallh markaad ilahay talo saaratid kalsooni isku qabtid waad gaadhaysa 👏🏼
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Masha allaah tabarikalaah illaahay ha ku barakeeyo bisnaskaaga Taajir caana oo layaano oo loo ayo noqo illaahay idinki aamiin aamiin yaa allaah 🙏
@Warac_media12
@Warac_media12 Жыл бұрын
Mashaalh ilaahay ha ubarakeeyo gancsigiisaa anguna ilaahaya kuwao fikrad cusub la yimada hanaga dhigo
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
Mashallah, keep going and stay honest and halal . The youth need supoort and inspirational stories like this
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Ninkaan waxa u muuqda nin karti badan anaaba mooda inuu iga hadlaayo form 3 markup yidhi 😀 Guuleyso zhp😍
@amuun6656
@amuun6656 Жыл бұрын
Ilaahayoow ubarakee masha allaah qof kastoo hami lehna ilaahayoow hamigiisa urumee oo garabkiisana gal yaa allaah
@hipabdikadir7070
@hipabdikadir7070 Жыл бұрын
ماشاء لله ماشاء الله تبارك الله تبارك مبروك ألف مبروك ألف مبروك ألف مبروك ❤❤❤❤❤
@rahmayussuf3473
@rahmayussuf3473 Жыл бұрын
Mansha Allah mamulka modern multi services aad iyo aad bad u mahadsantahay so dhowayntaada iyo sida wanaagsan old noogu hagarbaxday thanks best night in hargaysa
@ridwanmahamed8266
@ridwanmahamed8266 Жыл бұрын
Msha allah zxp khalid keep going 🙏
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah, Alle ha kuu barakeeyo
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 10 ай бұрын
Masha Allah tawarakallah alle Haku barakeyo oo Haku xifdiyo waad dadaashay Allah barik.
@iloveyouallah2381
@iloveyouallah2381 Жыл бұрын
Masha allah alle haw barakeyo aamiin Anana hana siiyo aamiin
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Manzha Allah 🙌legend khalid
@salmaansanka8461
@salmaansanka8461 Жыл бұрын
Masha Allah wll Allah ha ku dhowro hana kuu barakeeyo ganacsigaaga iyo shirkadaada
@cabdirlahiabdirahman6027
@cabdirlahiabdirahman6027 Жыл бұрын
Maasha allah ilaahay ha barakeeyo
@user-zn4yg3vo8x
@user-zn4yg3vo8x Жыл бұрын
mashallah keep up the good work bro
@mcschannel9912
@mcschannel9912 Жыл бұрын
Halkaa go'aan adeygiisa ayaa iga muuqda commitment
@MaxamedGurayMC
@MaxamedGurayMC Жыл бұрын
Masha allh alle haku barakeeyo wll hormarkad gaadhay
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 Жыл бұрын
Masha allah wll alle haw barakeeyo ganacsigiisa iyo kartidiisaba 🎉
@najomuqaal
@najomuqaal Жыл бұрын
Masha allah waan jeclay dadka hormar nolosha jecel gulayso zhp🎉
@gudonguleid8460
@gudonguleid8460 10 күн бұрын
Mashaallah illhy haw barakeeyo
@MaxamedXasan-eb9mh
@MaxamedXasan-eb9mh Жыл бұрын
Masha allaah alle ha u barakeeyo
@BukhariJamac
@BukhariJamac Жыл бұрын
Mashllh khalid ilahay ha u barakeeyo😊
@bashiirsalaad7709
@bashiirsalaad7709 Жыл бұрын
Masha Allaah Ganacsigaaga Allaha kuu barakeeyo walaal
@ayanothman4963
@ayanothman4963 Жыл бұрын
Masha'Allaah Allaah Yabaarik
@xaajiguledguled7969
@xaajiguledguled7969 Жыл бұрын
Illahey ha ku barakeeyo walaal
@ayshahassan1649
@ayshahassan1649 Жыл бұрын
Masha allah allah haa ku barakeyo wll amiin 🤲🏽
@Sayidmosafir
@Sayidmosafir Жыл бұрын
Mansha Allah sxb, guuleyso
@shuwaykarcade
@shuwaykarcade Жыл бұрын
M.a keep going bro
@HoodoMaxamed-sx7np
@HoodoMaxamed-sx7np 6 ай бұрын
Mnsh allh mnsh allh ale ha ku barkeeyo
@iidxasan5453
@iidxasan5453 21 күн бұрын
Msha Allah alle haku barakeyo aaaamiin aamiiin
@shabeelweheshade4297
@shabeelweheshade4297 Жыл бұрын
Maasha allaah khaalidoow sxbkaa cabdrisaaq xaguu ka dhacay
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Mansha allah waa ganacsi guulaystay runtii
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Maashaa allah
@faisamuse2499
@faisamuse2499 Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@maxamedabdirashid4959
@maxamedabdirashid4959 Жыл бұрын
Mocha Allah tabaaraka Allah wllkey Allah ku asturo
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын
Masha allah
@versal6927
@versal6927 Жыл бұрын
Masha aallah tabarkallah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Жыл бұрын
💝🌴 ماشاء الله 🍀 تبارك الرحمن عليك 🌴💝
@mustafemohamed1760
@mustafemohamed1760 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakallah
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Жыл бұрын
Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato
@ahmedmahamud7272
@ahmedmahamud7272 Жыл бұрын
Maa shaa alaah ilaahow u siyaadi🎉
@nuuraabdulaahi6104
@nuuraabdulaahi6104 Жыл бұрын
Mansha allaha wll kgalid❤
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Mashaa allah
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 Жыл бұрын
masha allah waa wiil ku dayasho muddan walaahi
@cabdiraxmaanaxmed2105
@cabdiraxmaanaxmed2105 Жыл бұрын
Mansha allah 🎉
@abdifatah1994
@abdifatah1994 Жыл бұрын
Masha Allaah ❤
@asmaburale4828
@asmaburale4828 Жыл бұрын
Masha alaaah wll khalid cabdi badal hore u soco waxaad tahay tusaale nool
@ckcaanka
@ckcaanka Жыл бұрын
msha allh😊 0:21
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo dheh ku dayashu mudan yahay
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 2 ай бұрын
Nasha allah kheer baraka
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Masha allh ilaahay haku. Barakeeyo ganacsiga aamiin waxay tusale u tahay kuwa kumanaan dollar ku tahriiba ee qasara hadana in dalkeenu buuxo oo u rabo kali fikrad iyo dadaal❤❤❤
@khadrajaamac7388
@khadrajaamac7388 Жыл бұрын
M.allah hawl aaf u fcn hirgasheyna
@caaqilmohamud6395
@caaqilmohamud6395 Жыл бұрын
Mansha allah
@hafadhemanqurux6359
@hafadhemanqurux6359 11 ай бұрын
Mansh allah ❤
@cadarus75
@cadarus75 Жыл бұрын
NIN ILAAHAY LA JIRO CIDNO HOR ISTAAGI KARTA MAJIRTO
@Hayad73
@Hayad73 Жыл бұрын
mansh allah
@MowliidMouse-zh7un
@MowliidMouse-zh7un 3 ай бұрын
Maasha Allaah
@kinsixasan-bd7ik
@kinsixasan-bd7ik Жыл бұрын
Manshallh
@nasirhurun3520
@nasirhurun3520 Жыл бұрын
Maansha alaah
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah
@sabriinhassan6961
@sabriinhassan6961 Жыл бұрын
Mashallah ❤
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 Жыл бұрын
maansha Allaah. dedaal midho dhalay iyo riyo rumowday
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 Жыл бұрын
Masha allh hambalyo
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Жыл бұрын
Maansha Allah qofkii dadaala ee ilaahay talo saarta waa guulaysanayaa khaalidoow sxb Good luck
@Hasnktal
@Hasnktal Жыл бұрын
Mashallah
@cabdilahiaar7732
@cabdilahiaar7732 2 ай бұрын
Daara salaam baa usoo dhiibtay wanii dheh 5years iyo 45 card suura gal maaha lagama faa iidaba waa raad kulayl Daarasam bank
@dayibxasan
@dayibxasan Жыл бұрын
Waa faaiidooyinka bangiyada maalgalinta ay sameyaan
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 11 ай бұрын
Wow
@muslim1692
@muslim1692 Жыл бұрын
kearning how rest but is not how Quit
@suhaybcabdi786
@suhaybcabdi786 Жыл бұрын
😮😮wan garanay markii gadhiga ka liya wadanjiray
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 Жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo ganacsigaaga dadaalaa waa guulaystaa keep going bro
@justnow7263
@justnow7263 Жыл бұрын
😮😮😮😮 asal
@Musa_issa
@Musa_issa Жыл бұрын
Ganacsigu wuu duceysan yahay
@maxamedcabdibucul7593
@maxamedcabdibucul7593 3 ай бұрын
M.a
@rashidmohamed8605
@rashidmohamed8605 Жыл бұрын
Dadbaa iyagoo 20000 haysta tahriibaya miyay waalan yihiin
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Caqli bysan hyn
@maxamedcilmi7934
@maxamedcilmi7934 11 ай бұрын
War mesha wxpa ma yaalan gamacsiguna cid ku gacan qabata ayad u bahantahy. Annaga 2k haysana hadana ka baxayna! Hada fikrd hayso ila so wadag
@baahiye2479
@baahiye2479 11 ай бұрын
@@maxamedcilmi7934 2k kumuu dhahin zxb 20kun ayu kudhahy
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 10 ай бұрын
​@@maxamedcilmi7934Ana fikrada haye mays kaashana pro madaama ood kharash hayso
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 8 ай бұрын
Waxaa sheegee sax maaha Aniga hada hooyo hal cunug oo 3bil hesato anoo ah aaa lacag 1000 $ deensade shaqaa kubilaabay waa dukaan yar anaa gado una adeego alx hada meel fiican ooo iimaraaa ee fadhiga kakac
@jeesto1226
@jeesto1226 Жыл бұрын
Dhaqaaq,bay guuli ka dhalataa
@maxamedxudeefa5729
@maxamedxudeefa5729 4 ай бұрын
من جد وجد
@nasirhurun3520
@nasirhurun3520 Жыл бұрын
Waxaan fahmi waayey . 1 Adeeg soo dejin ah 2 Adeeg iibinta ah Ma baabuurta ayay soo Iibiyaan soo dejiyaan
@abdirizack4993
@abdirizack4993 10 ай бұрын
Good work but do you assist others how you were assisted
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 Жыл бұрын
ragganimo waa tan. dadkena iska fadhfahiya waa yaab!
@efootball24magic
@efootball24magic Жыл бұрын
Waxa indhaha la iska marin karin nolshan aynu ku noolnahy ilaa ad rafado o balamo beena iyo caqabada joogta ad mrto inana wxba dhayel lgu helyn
@axmedcali3951
@axmedcali3951 Жыл бұрын
Marka hore haddii qofku xaga rabbi soo maro waxa Ka soo hadhay waa laguu amrayaa. Taa ha moogaan.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
@@axmedcali3951 mashllh
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 Жыл бұрын
​@@axmedcali3951mashallaah ❤
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
KZbin business ba🤔
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
DHALINYARADA REER MUQDISHO SIDAAS OO KALE IN LOO SAMEEYO AYAA FIICAN OO QABIILKA IYO EEXDA LAGA DAAYO. HAL REER INUU IS MAALGELIYO MAFIICNA
@AbdulahiAbdikariinTakar
@AbdulahiAbdikariinTakar Жыл бұрын
Muqdisho meel gawaari lagu wadankaro ma tahay wllo, sow jidadkii ma xirna
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
Aniga shirkadaydii way kacday 😢😢😢
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Dee ha quusan wali waad nooshey qaladadkaa sameysey ka faaiidsop wax cusub abuur ama waxii qaldanaa sax
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 Жыл бұрын
MID KASTA MARKAY U KALA KACDO AYUU ODHANAYA O.5 ban ku bilabay
@boqoradakaran-cv4dw
@boqoradakaran-cv4dw Жыл бұрын
Habartiina u shegeysiin wax kayar 1$ uu gancsi ku bilaaway wx yaa u shekeesin
@akdream5313
@akdream5313 Жыл бұрын
weriya cunsuri ah, Soomaali ma waqooyi keliyabaa .!? Wariye Qabiil
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
Adaa qabyaalad ka buuxda oon arkine sawka ila jabuuti jigjiga somalida keniya boosaso intaba tagay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
​@ibnu jamhuur In uu nin isaaqa yahay oo kaliya ayuu Ka gubanayaa waa dadka Somali qabiilkoodaa kaliya uyaqaan waana dadka Somali oo dhami eeday
@onelove7853
@onelove7853 Жыл бұрын
Kkkkkkk ilaa baydhabo ninka tagay miyaa cunsuri ah
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
Haa
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Жыл бұрын
@@jamhuur wan arkay wllo waligay kuma arag waliba isago siyaasad iyo wabyalad ku dhex jira wa in somali iskugu mid tahay oo quruxda so gudbiye qabyalad ba Ina washe alle haynaga daweeyo
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 Жыл бұрын
I want to ask Harre why you don’t say the young man is Somali or if you believe Somaliland why yo didn’t say it I am so disappointed with you peace and love ❤🇸🇴❤️
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali Жыл бұрын
Been badnaa wax kayar 1$ kulahaa
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 Жыл бұрын
Ka yari been badanaa waan aragnaa inay been cad tahaye bismilaah anagaa baan kusoo daalnay anagoo shaqayna welibee
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
M.a dheh Niow 😅 Aw bariyow
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Way dhici kartaa zxb dadku iskumid maaha xaga fikradaha iyo qaabkay u shaqeyan
@abdikanikayse5312
@abdikanikayse5312 Жыл бұрын
@@baahiye2479 xayaysiin buu wadaa sxp
@mubaarikjamac7520
@mubaarikjamac7520 Жыл бұрын
Waa been cadiya
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Жыл бұрын
M.a Dheh niow😊
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 Жыл бұрын
indr haka xumaan hadday wax kuu hagaagi waayeen haka daalin dadkana maansha allaah u dheh
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 64 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 46 МЛН
Entrepreneurship - Hal'abuur Ganacsi | Qeybta 1aad
7:11
Skilful Academy
Рет қаралды 13 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 88 М.
100 DOLLAR 4 QAAB U MAALGASHO - 4 WAYS TO INVEST 100 DOLLAR
10:18
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 75 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 118 М.
Shaqayso ama Shaqo Abuuro|| Jamaludiin Cawke
1:06:14
Risala Media
Рет қаралды 80 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17