Video gan Dhamayso Oo Fogeeya Share Iyo Like Badan Saara Mahadsanid
@AbdiHakim-o5i Жыл бұрын
Mr. Murqaaan
@AhmedAbouAboubaker Жыл бұрын
Haye aboo
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Jaahil baadtahay. You are propagating the words of enemy. Wasaq maangaap like all isaaq youtubers
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Qofka Munaafaqu ahi meelna ma gaadho mana afkaxo . Sir maqabe Allah ayaa u sahan ah. Somaliland ilaahay ayaa la jirey Lana jiro doona Insha Allah. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤
@Gmaaad Жыл бұрын
Dad baa xaqooda udiidan tahay markasa munaafaqad kahadleysaa munaafaq adeerka Musa ah dadka iskudira xaqoodana udiidan ee samaroon xaqooda u ogalaada hadi kale xabad baa idinka saarayan sida dhulbahanta okale😅😅😅😅😅😅😅
@Cabdiqani-k5b Жыл бұрын
@@Gmaaad dabcan hadii qofka xaqiisa la siin waayo inuu wuxuu leeyahay qaato ayuu xaq u leeyahay taasna shakk maaha caqliguna waa keenayaa khaastan marka aynu eego somaliland waana ku waafaqsanahay . Laakkn waxaan ogahah in in badan ay jeceshahay inay burburto somaliland xaasidnimo iyo cadaawad ay katahay darteed . Kuwaas Alle sharka ay nala rabaan ayaga haku celiyo iyo dhibkooda . Ama dadka dadka halkaa wada dagan waxaan u rajaynayaa inay is waafaqaan kuna heshiiyaan arimahooda inshallah
@mrbaashebaashe1493 Жыл бұрын
Ood kaa fog kuma dhaxan tirto horaa loo yiri. Axmed Ismaaciil waa madaxwaynaha soo socda ee Somaliland. Koonfur na wuu soo taabtay oo nin u socda maaha. Lkn hadduu isku bedelo abaanduule qabiil Somaliland waxba kama noqonayo waayo cod buu rabaa, koonfur na hadalkeeda daa
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@Gmaaad Samaroon u daaya degaankooda waa qabiil idinla siman
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@mrbaashebaashe1493 Isaaq deegaankiisa ah qaado
@cadomedia Жыл бұрын
Ninka qurbaha waxan ka wadaa waa isaga somaliland dhowr iyo labatan sano ayuu dagaal media ah kula jiray markii somalia 🇸🇴 dabada ka soo lasgtay ee ay tidhi horta yaad thy adigu ayuu somaliland ku soo cararey isagoo leh waan gefey ee iga raali noqda mantana waa kaa wuxuu wado la wada arkayo dalkii somaliland waxa babinaya odey dhaqameed iyo urur siyaasaded
@funnymemesyouknow942 Жыл бұрын
ma sax baa in habar jeclo. masiirka somaliland jihayso..
@nasragulled2811 Жыл бұрын
Qabiil Qabiil Uma taliyo Somaliland la wada leeyahay ama la kala leeyahay
@cadomedia Жыл бұрын
@@nasragulled2811 qabiilka loo taliyaa waa kee shalay dahir riyaale markuu ahaa madaxweynaha ma qabiil buu ahaa sow mdweyne somaliland muu ahayn adeer munaafaq nimada umada ka daaya adiga hadii aan su'aal ku weydiyo ma aragtay qax iyo dhibaato iyo dagaal balaayo looma yeedhee illaahay ha inaga hayee
@saynebxasan9049 Жыл бұрын
Odayan walaahay wa sunta harga dadkay kicinayaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maan_koriye Жыл бұрын
Wax lagu kacaba ma yalan sawta lagu kala tagay s land hady kacan iyo hadayna kicinba tan wa lagu kala tagay
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Sheekadaadu waa nin raga meeluu Ka taagay ayuu nacas fuqweyna nin waliba gurigiisa ha qaado
Prof.Ahmed Ismail ma Reer awdalo qudha codka rabtaan mise Somaliland oo dhan gobalkasta markaa dee xisbi Beel qudha ama gobal qudha kutiirsani meela ma gaadhee? Doodina Hilaac ahaan waxka bedela.
Idoor Caqligooda waa Dil iyo hanjabaad balse waa la isula soo galay ee waxaad haysaan keena diyaar ayaa loo yahay
@museadan9335 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 illaahay ba wax dila ee hadan ku idhi samatarow dadka ha isku dirin meelkae baad ku nooshe maxan ku hanjabay ! Samaroon waxan u aqaan dad aanu walaalo nahay soomaalina iska xigno. What u talking about!!!
Wll hadii nirigtu na dhaanto maxaa kaa galay ma adigaa nirgaha kaa dhalaynaa. Dad kulamida ka nirgaha ku tilmaayay iyo adiga soo qaadanay iyo nirgaha aqligooda ha la isku tijaabiyo midkiina aqlibadan. Waxan aad dadkani ka rabtaan lama fahmi karo dhulka iyaga leh waana la iniga saari, xoog sida Sool
@Qasaayecableoffic Жыл бұрын
@@omaali2898nag foqol nag war intan rabay wan bahashu way gadhay tolkay muanfaqadi iyo dindabyadi ad nala daba socoten wan fahmen hada idink diradu idin haysa wax idinka maqan mà jiro kibir ba idin bùx dhafiyey doqonta ninka u tudha waxay ka jeceshay ka dila xafajoy xasuq isku diyaray langab laba qof tihin inta waxa lays leyahay waxan ishdou yanay idin qabinan gacantina ka lexiya idinku nic bad mel walba la tagantin hadase idinka iyo hoyadinba dhalfo laydin dh3x dhigayay si diyar garoba jilicsanyey
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Illahay ha inasiiyo nabad gelyo iyo is afgarasho Somaliland waa lagu soo duuley Illahay ha innoosahlo insha Allah guul jamhuriyada qarank Somaliland guul gobanimo ❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Dilka iyo daadufeynta Lagu hayey Samaroon 33da sano Dulmigu maalin ayuu oofta Ka dilaaci
@waabarimedia435 Жыл бұрын
Waar somaliland baa waxkaa dhigtee umada ka fadhiiso somalia waa tii ku nacdaye
@haboonadan Жыл бұрын
Walahay tasan been ahayn.
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Dareemka Isaaq waakii uu ku hadlay Ku Jare EE orod dhageyso
@haboonadan Жыл бұрын
@@batulasmail8261hhhhhh. Reer awdal ayaaga ugu badna in ay dadkan iyo dalkan ay mamulan oo ay madaxwayne ka noqdan. Marka xishooda. Ahmed Ismail Samatar. Somaliland ayaa wax ka dhigtay. Dad hortii wakuwi Reer Somalia iska soo eryaay. Thanks
@GaraadBadann Жыл бұрын
somaliya waadigi joogee maxaa kaa keenay
@aadualeh4692 Жыл бұрын
Dadka Ilahay meel ku wada abuuray ee walalaha ah xumaan hakala dhex dhigin fidnayahowqabyalada qaawan ku qudbadaynaya sidaas madaxxlaguma noqdo
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Sodon iyo sadex sano ayaa Qabyaalad lagu laynayey Samaroon
@HibaaqMohamed-wv5dh2 ай бұрын
Aamin wlhy in waxala islaa fahama miihima
@hodanabdi6497 Жыл бұрын
Gudabiirsi waxay Rabaan in latirtiro wayna istaahilaan sidii 92 inlakibirjabiyo waa lamahuraan Runtii Reer maxaa idinkaqmqan qudhunyohow xasiidii baad karaysateene
@june6206 Жыл бұрын
Adi Maxa kaga maqan 😅😅😅dee ma dhulkooda ayad la leedihin xasid wakaa Daria kiina ad wax ugu quudhi Ladin waxa ka maqan inay iyagu is xukuman oon qabiil qabiil xukumin
@sadikmoho3890 Жыл бұрын
Anagu lafaha masoo saarano
@aminaali5816 Жыл бұрын
Waxani ma xildhibaan kusheegbaa walee doqon baatahay kii walaa ina abiib wuukadaranyahay
@HibaaqMohamed-wv5dh2 ай бұрын
Wr waanu yaabanahy dadkuu masidan bay ahaayen ceeb 🎉😢 ina khaliif ayaan layaba nayne waxaba wanay fahameen😢🎉
Somalida midoday wa kuma?😂😂 ma tuuloyinka dhul isaaq oon ba midnimo ka imaan kara siday 1960 Bis lascnod aya waax somalia wuu faidilahyd
@dAhmed-us6fy Жыл бұрын
Aqooneey ba, waar barafasoorkii ma qabiil buu futafageliyey?
@mohamud12adam50 Жыл бұрын
Hahhsshsh idinku MA quraan baad dhigtaan
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
odaygan goorma ayaan sheegay wuxu u yimi inu somaliland isku diro car watee cod naga hel sidi hawiye hadaanaan ku badin waad arki doontaa boorame wixi ku racaya ha ku raaco waxba nagama gelin war wadankan isaaq baaleh cirka u baxa sow maydan diidin wadankan cirka soo gujiyaa
@june6206 Жыл бұрын
Oohinta 😮😮😮
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
@@june6206 huwaney meel walba dhakh soo dheh faqashyy
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Allah ayaa inanga filan dhagartiisa
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Adeer nin walba xiniinyihiisa ha fuulo wax laan la yiraahdo ma jirto
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@fahiimae7336 Samaroon miyaa kugu haysto Hargeysa,Burco iyo Barbara gurigiina ha idin qaado joojiya duliga
@hodanmowliid9741 Жыл бұрын
Waamaxa xaqa idinka maqan
@AbdiHakim-o5i Жыл бұрын
Caqli xumo waa taaaaaaaaaaaaaaaas
@Aden-ej3ep Жыл бұрын
Wa,qabili,samaron
@museadan9335 Жыл бұрын
INA SAMARAROW IMIKA MA WAXAAD LEEDAHAY DHULBAHANTE BAANU RAACAYNA . YA IDINKA HORTAAGAN
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Maxay u raaci halkoogo ayey Soomaali weyn ooga mid noqon oo saamigooda Ku heli oo cidna aan fileynin oo si xoriyad ay ku noolaan
@museadan9335 Жыл бұрын
@@batulasmail8261 soomaaliwaynta aad shagaysa halkay ku nooshahay?? Xoriyada aad shaygayso yaa ka qaaday?
@mohamud12adam50 Жыл бұрын
Dhulkooda ayaa iska leh. Ciiday wax LA qaybsanyan. Somalia
@FaisaAbdi-d8u Жыл бұрын
Ninka professor ka sheganaya hala iska qabto wuxuu rabaa only kursiga so rerer somaliland watch this guy ninkani wuxuu arkay dhibaatada manta tal Guul somaliland
@june6206 Жыл бұрын
Dhulka kuis a ayuu ka hadlaya maha isaqland
@Alif-fj6wr Жыл бұрын
Sinantada ninkii diido.Sareyntiisa diida rer Owdal salan sare ❤❤❤❤❤
@umalkhymohamed7492 Жыл бұрын
Waamaxaye waaxan uu laa yimiid maa daalku waax uu taraya mise samaroon buu kicinaya yaabaye ee ninkan ina dowdare buu laa shaqeeya walaahi waa qaaran dumiise siiden maa madex baa laagu nooqda yaab😏😏😏
@june6206 Жыл бұрын
Qaran kee 😂😂😂 dadku wa qabiilo
@umalkhymohamed7492 Жыл бұрын
Dee waayahaye ee samaroon oo keeliya kursiga haa saro waan arkeyne ee 😂😂 kaan tuug weeyan ilaahaye baa qashifaaye huuno somaliland guule
@umalkhymohamed7492 Жыл бұрын
Niinkan ilaahaye baa fashilinaya isaaq waa dacaad walaahi provosor xaale qaado waata manta allah fashiliyeey qabileyste googoay oo isku diraya anu gortan arkaye maa dhawayne marki xarood soo dulaaye ee uu dawanayeey ayan daremaye inu ina dowdare laa soo galaaye sheer oo waxan laa oga inne somaliland laa dumiyo 😏😏 somaliland waa allah waaten weehele maa doono ilaahaye cadowgan ino tashadey haa inaga qaabto ada cadile ah ee
@cawocalicawodheman4938 Жыл бұрын
Prafasorka dabuu oogayaa
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
Isaaq waaxan odhan laha dadki shalay idin tashaday idnku wada duulay baad saamaxden soo dhowyasen koolkoolisen u dhibteen wasiiradii qaliga aha kii gashandhiga wasiirki debada wasiirkiii cafimadka wasiirki beeraha wasiikii wargaginta kii goolaha waakiilada guurtida ku xigeenka dadkan waad u sed burseen siyasdana wada ka dhacsan taihiin oo inad qof aan ku jecleay koolkoolinaysay ayaa kuwagii qaden aderyaal ilahay hada taqnaa diraar noqda somali wa idin heshiisee wanagiinay dooneen inay wada muudsadane waxa ka maqan lama oga bal samroon maxa ka maqan wa tuulada loo sed buriyee madaxwayne ku xigen iyo madawayneba soo maray wasiiradaa qaaligana soo maray waxan ka maqan noo sheega ibnu adam ladnaanta ma xejiyo ma maqsheen somalida ladnaanta ma xejiso diyaar noqda idinku idhi cadow bay idinku tahay somalida gebigeedba hurdada ka kacaa
@june6206 Жыл бұрын
Halkan wax u dhafeen yase isaq wax u dhimay dawlad dii siyad majeerten hawiye isaq inta a wey is dagal een oohinta isaq wado ma reer ba ku duulay hadana boorama 700 buu muuse ku diley manta samaroon godob dhulbahante ayey ja galeien ku suilen iyagoo qabiil snm ah u hiilinaya lkn cid cid soo dhaweysey ma jirto wala kala ad kan waayey dawladii soomali ya wey duntey reer waqoo qabiil ba raba inuu qabiilo kale u raliyo qoralar kaga wan akhriyi kari wayey beenta laydin ku soo gurey guryihiina la jooga snm cidna duulan kuma ahee oohinta joojiya
@june6206 Жыл бұрын
Na itoobiya aynu ku biiri cid cadow idinku ihi ma jirto qabiil bad tahay Illhay ba dhul kugu beeray dadkuu wa da qabiilo wanad mahad santahay intad qirtey in dawlad isaq leeyahay tihiine dee dadku tu ay leeyihin bay raban ma dhaxal abihiin leeyahay bad dadka sii seen waloo sad buriyey ku te wada qado awdal state magaca qaran ka soomaliya ku filan waxba ma rabno dawlad runta aya ku filan not qabiil
@Qasaayecableoffic Жыл бұрын
@@june6206hoyada aniga was langabow awdal state shagaysa xagay ku tal bal mel ad gar u dagtan no sheg ma jirto online bad dhul ku radsanaysa in badan waa laydhin dhowrayeu balse manta waxa la gadhay wakhtiga ducufda gudabur gamta lo jogsan laha xafajoy iyado cidi idin dilin bad iska oyi jirten hadan tus idin wasayna tolkayn waxan leyahay gudaburta hala layo wlhi banay abal layahy koga yar iyo koga wryn cunfi iyo cuqdad ba ka buxda dadka yan laso dhawYsan hana la yaso dhagta fhiga halo daro
@zamzamwarsame7932 Жыл бұрын
Sidra siraadey inader waa run walahi abwaan dheegba wuxu yidhi ninkii xooliyo maal wixii uu lahaa maalin laga xoogay siday inala rabaan wa inaynu cagahooda hoostagno taasina wa habeenkii xalay ahayee tagay, ta kale waca layidhi gada buursi had ba halkay dabayshu kaa xigto ayuu dhuusada kala mara wa dad 30% an ka badnayn population Somaliland wayna og yihin ishay iska ridayaane . Cajiib bal waxad ka fikirtaa isaaq uun maxa tusay ee meelkasta loo ga leeyy isaqb a halkan cararay ,wu dhistay, wu cunay ,wu cabay walahi horumarbay sameeyeen. Bal xaabadan inadaba yaacaysa eega bini aadamku nabada iyo nimcada ilaahay siiyey wuu ku kibraa isaaq haduu budhcad dagaal dayday ah yahay walaahi inaanay fadhiisteen ee ilahay SW wuu ogyy qalbiyadeena, tusaale qofka iskuulka ugu sareeya ardayda kale way neceb yihin sabbto ah wuu dadaaley inaguna waa intaynu somlida kale dheernay marka inaynu cadow yeelano wa sune sida laysu difaacan RABBI ba ina baray wana imtixaan. Waxan odhan laha somalida isaaqa daba gura ee raadkooda ku dayda dhinaca wanagsan wad mahadsantihin kuwa xiqdiga iyo duligu ka buuxow abti aduunka micno kuma lihid wajibkayguna waa inan ashahaada loox kuugu dhigo haydinku taagnaato cawaamintu jawaab uma qalman cos maba Murti karno.
@NimcoNuura-cx5pw Жыл бұрын
Aduunyo!!!!!!
@faisakhalil1663 Жыл бұрын
Sidaan madax weyne Kuma noqo eysid 😅😅😅😅and
@braziliano12 Жыл бұрын
Ama adoo kala tashanaya meeshan masiir awdal yaala hadii aad wax walba qaadato laga yeeli maayo samaroon iyo isaaq la kala noqonaya shekeeyinki hore waan diidnay somaliland profka qofka mid la aqoon ah kuma jiro anaga kuwa aan waxba kala ogyn noo keenaysa ma ciro buurta fuulay oo aan waxba kala aqoon baan kaa yeelna iyo faysal waraabe waalan kaa yeeli mayno hortada ayaad arki awdal oo maamul ah axmed samatarna madaxwayne ka yahay idoortaay kala baxaya hadad diido sanaantayda adiguna sareen maysid
Somaliland siyaasadeeda maanta Gadabuursi ayaad ka dooratay. Waad fadhilantay. Qabyaaladdii aad odhan jirtay way uraysaa maanta adiga ayaan shaadhkeedii oo uraya gashaday. You have portrayed your true colour. I am proud Isaaq and I will not vote for you. Small number of Gadabuursi will not help you win. Ciise community are Somalilanders, they are not your pets Mr. Ignorant.
@Borama1960 Жыл бұрын
He has zero hope if he continues this path. We see him with wide eyes and wider ears.
@qosolkiiaduunkafar8581 Жыл бұрын
Nio goaba lacagta borama la galiyay burcay ku wacnayde burco no hurumar
@abobasement346 Жыл бұрын
Awdal state of somalia 🇸🇴 is nex
@medabdi6912 Жыл бұрын
HUUNNO HA WAALIN ADIGA DALKAN ARRINIYO ADDUUN UBAD MIDNA KAAMA YAALLO, BERRI DHIB INTAAD GALISAAN AYAYDIN ISKA TAGI INTIINA CIDLA JOOGTA AHI, ANNAGU ISGUBA ANNANA AAN BAXSANNO INIGA DIIDNAY, QURBA JOOG QABYAALADIYO QUDHUN KEENE, (CUDURKIINA HANA QABADSIININA)!!!.
@aadualeh4692 Жыл бұрын
Barasafoor axmed samatar waadigii xamar ku soo hungoobaye ma soomalilan inaad isku dirto oo aad xumaan ka shaqayso ayaad Doonaysaa inaad khasab iyo xumaan kursi ku fuusho maya taasi saxib♥️🇹🇯💚
Waxaa la yidhi (geed yahow ma sidaan ku moodey mise sidaad noqotey wuxuu noqdey waxba yahay) kolkaa axmed si nacasnimo leh ayuu iskugu kaajey markii horeba muu aheyn shaqsi miisaan leh waayo bulshoweynta boorame ee nabada ku nool balaayo ugumuu baaqeyn waayo nabadi hadaaney jirin cibaado iyi nololiba ma jireyso bulsho weynta booramana magacooda kuma hadli karo
@husseinaffey1780 Жыл бұрын
What a shame so called professor, making political arguments on clannish based talking point. He suppose to bring all Somaliland people together instead of talking clan based childish arguments. Shame on the so called Professor, leave Somalilanders alone and go back to where you came from.
@HiboHoussenАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminahyusuf4959 Жыл бұрын
صبحان الله! Odaygani waa munaafaq! Muqdisha one vote ama one person yaa u fooday. 8 years yay somaliland xukumayeen....imikana waa madax ku xigeen.
HALKAAS AYUU MUUSE GAADHSIIYAY SOMALILAND DADKII DADKA KA XIGSANAAYAYOOW KA XAAB XAABIYA
@AxmedAadan-rb2jy2 ай бұрын
Loading....awDaaL state wllhi billahi i.a😂🔥🇸🇴🇬🇹
@omarjama7627 Жыл бұрын
Odaygii sowkan ay ka hoortay ! Aqoontii ma reer bay isku badashay! Intaaa inuu dhamaan u haystay!
@Qarandhise Жыл бұрын
Qoloada samaroon miya xaqir ciise mise way ilawsanyihin
@jibrilawed4586 Жыл бұрын
Waa naagtii Maandeeq hotel lahayd
@HamzeMed-py6up Жыл бұрын
Horta dhul aya wax laku qaybsada ee lakee daaqta adero xebaha somaliland ciise iyo isaaq aya daga samaron naa waa oridarood
@june6206 Жыл бұрын
Ciise xeeb ma laha geerisa buu ka daga isaq na xeebha maba dagee dhulkooda ku filan ciise sii bad isla haydeene 😅😅😅ma idinkiiba shweganaya
@cabdicismaanjaamac137 Жыл бұрын
Goutka awdal state samarooniya
@abdullahroubleh6059Ай бұрын
Jaanis ayuu helay maanta professor ku. Wuu cuqdadaysanyahay. Eebe Caafimaad ha siiyo. Aamiin Yaa la xoraynayaa. MA madaxweyne Riyaale???? Yaa laga xoraynayaa???
@NimcoNuura-cx5pw Жыл бұрын
Somali Xayawaan
@1lookmanlook Жыл бұрын
🟢⚪️🔴
@bisiqsarman5132 Жыл бұрын
Professor samatar waan - nin Reyo isaganool. Shacabka Samaroon intee Sano - bay Kusiijirayaan riyo aan wax sal iyo raad lahayn. Bisiq Sarmaan
@abdiabukar379 Жыл бұрын
Qaranka qarankaa Qaranka 😂
@khadraadan5961Ай бұрын
Imikuunbay dhasheen weli waa caruur
@waayeelcumar5546 Жыл бұрын
Ma ogtihiin qaar dalka idinka tacab badanaa inay idinka idin horaysiiyeen oo codka idin siiyeen laba goor intay kuwooddii qadiyeen. Walina aanay somaliland waxay galiyaan mooyee waxba kaga soo noqon. Waar iska badheedha ragu badheedhaya waxan aad ku meeraysanaysaan iskadayoo.
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
reer somaliland ilahay baan idinku dhaarshee kaasa doonayay inu ina maamuulo salamad alla ilahay jecela Somaliland muxu beelayo ka qabta muxu ka hor jooga cadow is qarinayayay odaygan hortaa weligin eeray diiniyan ma ka maqashen ma aragtene isago nebiga ku saliyay scw ma aragten isago ayaad qurana shegya ina samter laleyaaay anigu ma arkin isoo shega hada aragten
@june6206 Жыл бұрын
Muuse ehlu mar oo Nabiga CSWS le mad areg tey idinka idin ma xukuma yee dadkiisu xukumi doona snm tii boorama dadka ku laysay muuse Aya watey nin an Sina o hadii kale Ana ray da u rashan le maxad ka rabteen is fajita qabiil qabiil xukuma ya dib danbe uma dhacayso ta ku biyo caba
@tjam6568 Жыл бұрын
@sidrasirad9474, Why not. At least Prof. Samatar is an educated individual and will bring more progress to his people unlike Muse Murderer - Mr. mental case.
@Qasaayecableoffic Жыл бұрын
@@june6206intan ku xukumo ayan waliba ku wasay maxad samay karaysa langabow ma dhulbahantad isku haysta wlhi in maydkagu uri dona hadad nicda ad wada jojin waydan dowrkan manta somaliland si jogi maysan halkad tagi lahayden si diyarsada nadalyow nadalku dhalay
@haboon180 Жыл бұрын
SSC waxay ku soo ururtay degmada Lascanod. Awadal haka dhigina degmada Borama. Sool, Sanaag iyo Awdal waa sheekadii faqashta. Isha Borama waa ilawdeen, waa halka ay ku taal jamacada Hargeysa. Duriyadu ma dabargu- in, faqashse waa dhimayay. Waxa ay ilatahay in jin durban itiin tumayo.
@abdiali319 Жыл бұрын
Qadab waxba ku heli maysaan.
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
wadan kiinibaa joogtaane xagee usucotaan war Yaa Allah garanayo
Walee samaroon gabadh kun halaad iyo la badanba waan ka bixin lahaa
@RaxmaYusuf-t3n2 ай бұрын
Kan ada wax weydinaysaa waa kii dilay walaalihii qandaraaskii lagu diliy calibagaase iyo intii la socotay
@RaxmaYusuf-t3n2 ай бұрын
Sooraaca samaroonk iyo maxad case ayaa laayey calibagaase iyo intii la socotay dhagar qabe waxba ha weydiin waa ay ciyaya
@elmimusa3630 Жыл бұрын
Second class citizen hadad tihiin madax wayne ku xigeen aan lagu tartamin la idinma siiyeen Xisbi reer lee yahayna meel gaadhi maayo
@sayidnuur6957 Жыл бұрын
SOOMAALIWEYNE BAA SOO DHOW AMA SOOMALIYA AYAA QAARADA KA BIXI MARKAA SOOMAALIYEE KA FAKIRA . SOOMAALIDU WAXAY KU MAAH MAAHDEE GOD HA QODIN HADII AAD QODIDNA HA SEE DHEEREEN INAAD KU DHACDAA CAQLI GAL AH MARKAA KA FAKIRA
@Xabiibatullaah100 Жыл бұрын
Tariikhdaada waa la yaqaanaa Hal qof baa kaa taageeray koonfur mantana waxad is tidhi isaaq uu liicay liicina mayno
@maryanabdi4200 Жыл бұрын
Awdal ha ku meereysane Sonaliland oo dhan hadaad wax ka dooneyso waa in aad Qabyaalada iska deysaa , waxaada tahay Professor ee ka fogoow Qabyaalada hadii kale dadka ka hor dhaqaaq oo America danbi la'aan iskaga joog cimri baad tahee
@jamacxirsi8598 Жыл бұрын
Mahalk 6 codlagaasiitey ayaad rabtaa Hahhhjja😅
@BadehAbdoulkaader-jf2yq Жыл бұрын
Big Samaron ama gardabuusi
@SafawaanKayseАй бұрын
وSa
@baredahir5347 Жыл бұрын
Samaroon waa dad wanaagsane halay daayo
@Qarandhise Жыл бұрын
Isaaqow tala inla gudboona
@warfaageeddi3128 Жыл бұрын
Doorashada waa inaa cod lagu kala badiyaa oo halkaa ina samatar wuu ku saxsanyahay.
@CmadoobeCumaryaasiin Жыл бұрын
Laa hidoorland marabno
@matan1952 Жыл бұрын
prof. ma aha kan ee dadka ha lugeyn. Samaroon ha ka xuroobaan dulliga and ku jirtaan.
@siyaad16 Жыл бұрын
Somaliya hadey dowladeda xoogeysato wan huba iney somaliland jireynin marka somaliland waxey ku soconkartaa ayado boqortoyada isaaq sinaan ogolaato xalku waakaas
@HiboMoumin-x6e Жыл бұрын
Gun iyo gobanimo walaalayal
@cawilgeelle3746Ай бұрын
😢samaroon.mareerka haday hadlaan xariga lagu qanciyaa
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Milil guudka lagama dhayo Dilka iyo daadufeynta 33 sano ayey soo socotay Isaaq sinaan ha ka sugina sameyskoodaba ma aha
@naeemayusuf6464 Жыл бұрын
Waxaan u hanwaynaa Mr samatar laakiin wuxuu yahaybuu cadeeyey waarniman yahow siidaaya samaroon borama waxay u qoyso arintani waa foolxumo waligeed somaliyi kama ilbaxdo qabiil