Waa damiir xumada ina haysata ayaa ka mida qaracadaayar ee faqashtaa waa in la burburiyey
@BTSArmy-o4b2 ай бұрын
Adi aya faqasha oo siyaad barre aya dabada kaa wasii jiiree😂😂😂😂
@hodanabdi64972 ай бұрын
Gaajo intaa yarbaad. Rabtaan inaad kadhacdaan
@AyaanCisman-s7c2 ай бұрын
Waa halke no sheeg meherada
@abdiqadirbulale94262 ай бұрын
SAXIB horta hadad gabadhayar daba gashan horta ragba udhimanaya DHAHABSHIL HADILAGA XIRO CARO DHULBAHANTE AMA HARTI YAA KUDHIB QABA LASCANOD KUWI MADAFICDA LADHACAYA KU QAYILA WAR RAGHAYSKA MAGINE FIDNADA JOJI
@abdiqadirbulale94262 ай бұрын
Malgin
@AbshiroYaasiin2 ай бұрын
War magaaladaa ba adaye anagu gabar daaye rag baa nadhex jooga kumana safaadno doqonoow damiir laawe ragbaa u go i hadaa taabataan dhiigyacab qabrigii xasuuso soomaali laan kama jidhee
Ma gabadha is ruxaysa (Ilaahay ha asturee) mise gabadha asturan ee calankii Khaatumo State of Somalia huwan… Gabadha is ruxaysa, armay ka soo jeedaa gobalada Soomaaliyeed ee Saaxil ama Maroodijeex. Maxayse reer Khaatumo ku falayaan Hargeysa (meesha busaarad iyo boodh iskugu tagay), yagoo dhulka intaa la’eg Ilaahay siiyay. Haday dhul Soomaali doonayaana, haysata dhulka intaas la’eg. Cabaadaaye, war gabdhaha iskaga tag, oo afkaaga ka xiro…
@ifraaxmaxamed47172 ай бұрын
Maan dhariintii nii laascanod dumisay ayaanu idiin haynaa nacas ilmaha yar ee aad dhali karto ka dhamaw
@usern134-h4g2 ай бұрын
Ma habarawal tahay wll horta ?Gobolka Sool ayad utaqana ine leyihin ma dhulmahante kaliya?war gobolka sool wu weyn yahay hbjrclo ayana dagta dhulbahante lascanod iyo labo degmo yaryarunbey ku leyihin inta kale gobolka sool habarjeclo degta orod dhulkina so kala baro wll intana hadlin hays ceeben
Iska hadlow maad ku xisabtamin iidor ganacsatada ay ku haystan bosaso iyo Garowe, ma ogthy idorku inay xafladaha calankoda iney ku qatan dhulka harti siiba plnd magaloyinka waawen, Ader dadka haysku dirin idinkuba dhulka harti ganacsi wd ku ledihine,wlhi malintad qof harti ah ama darod wx yeshan ku xisabtama kuwa dhulka harti ama darod joga,heer wxd gadhen inad ku milantan xukumada plnd,bal eega iney idinka nasabsanyhn hartigu idinma faquqan somalinamo muslinnimo jirannimada aya ka go'an hartigu wxy ogyhn berito iney dhamani colada,Adigna waata sidan u hadlayo qofka dadk isku dira ilahy naarta ayu geeya Adiguna liketa aya kaa gashy .ilahy ka baq dadka haysku dirin ilahy ka bari risiq xalal ah.
@danabguuled54912 ай бұрын
Dumarka Somaliland dhiig ma leh dareen ma leh, damiirkoodi baa lumay. Way iyo way xagee dumar Somallind a aan Ka raadiyaa
@istaahilismail51172 ай бұрын
Waar adiga laftaadaa dib u gurtay oo wax kaa khaldanyihiin waayo ma aha inaad tiraahdo wax ha la soo weydiiyo ee waa in aad tiraahdo halkay taagantahay ku soo qaarajiya eeyada mujrimada ah ee gacmaha dhiigii ciidamadeena ku leh. Isaaq waa bilaa damiir.iyagaa isu xoog weyn waa dad sixran goor illaahay ka furaba sixirka. Illaahayow dalka iyo dadkaba hay.noo badbaadiyo Aamiin
@BTSArmy-o4b2 ай бұрын
Ani oo rer somaliland😂😂😂 ah rer abtigey ssc❤❤❤❤❤
@AyaanWaano2 ай бұрын
Waar so qabo dhilo waa dhilo khaniis xaarmajo
@amiira89022 ай бұрын
wy sax weye geeeeesi nolow sax 👍👍👍👍👍
@yusufhassan11752 ай бұрын
Waa carruur. Isaaq ayaa gobol kasta oo Somaliya ganacsi ku haysta. Haddii la ttabto hantida Somalida dhulka Isaaq ku leedahay, waxaa loo dhacayaa hantida Isaaq ku leeyahay gobollada Somaliyeed.
@SaedoMoha2 ай бұрын
Ina gumeed gabdhuhu way inagdhexeeyaan hayskudirin
@MariamaMohamoud2 ай бұрын
Waat ka master santah ee ka hara gawadh
@Araweelo742 ай бұрын
Soo sheg tilmaam tukaankaa loogu tegiyeé please
@cabdikeniisman69642 ай бұрын
Soomaaliland way u dhaltay reer isaaaqow dheh soomaalilanta iska daa yooo
@shadiaali27502 ай бұрын
Hablihii hargeisa maye naa fadhiha k kaca oo soo qabta waa in dukankeeda balaaha wax ka yacaan oo la garaaco
@art_lto24502 ай бұрын
SOMALILAND ❤
@usern134-h4g2 ай бұрын
Gobolka sool habarjeclo waxay ka degta caynaba,waridaad,buqdhargeyn, oog,.....iyo dhulkalkalo badan marka falestininta haynaga siinin gobolkena
@alijeer89612 ай бұрын
Caynaba waa dhul dhulbahante goortii aandoono aan la wareegi Karo dhoohane isaaqow
@usern134-h4g2 ай бұрын
@@alijeer8961 miskin yadalas gorma lehedena ala mxa riyonaysan
@usern134-h4g2 ай бұрын
@alijeer8961 mxd boqol sano la oyi ina bah Qandhiceley kalay meshad sheganeysin de lascanod iyo buhodleba anaka iskaleh socodkga kadherenesa wlhi
@Suad-w8b2 ай бұрын
Waxaa idiinkal daadiiyeey garaan maayo reer soomaaliland
Car car taabta kuwa garowe jig jiga kismayo iyo dhul D5 jooga ayaa laga jarayaa doofaar waa naag rag iyo rabiba leh
@queency79432 ай бұрын
Waa noocii ciidanka qaranka xiniiyaha ka jarayey mid la cafin karo maaha waa in baadhitaan lagu sameeyo hadii cadayn lagu Helo waa in la xidho wlhi isaaqu waa dhoohan yihiin
@maryanmohamed80132 ай бұрын
Have kkkk dee dil hadad ku buranaysa qurux badan ssc guul
@hindanur53102 ай бұрын
ganacsigu qabil ma laha imisa bosaso ka ganacsata isaq
@MohamedElmi-m1z2 ай бұрын
Hada mawaxaa nookeentahay gabar war imisa isaaq ah ayaa jooga gobolda somali kale nin inaa keentaa ka fiicneed kkk war qamri ayuu soo cabay walaahi gabar ayuu nookeenay
Gabadh Laascaanood ha loo tarxiilo weliba si sharaf leh ayada iyo hantideedaba koley abti ayaa loo yahay. Gabadhaas tolkeed ha soo raacdo.
@xamdiislam95512 ай бұрын
Cuqdada laaneey pointing weli miyaadan wadaa baahi uma Qabno Qabno dhulkiina idinka haydinka filnaado idinka kagawa ku wataaye uf Cadawgu SSC ha jabo😂😂😂
@hirsifow21832 ай бұрын
Hooyadaa ayaa argagaxiso ah ina moorgaan
@AxmedAxmed1234-ru6ot2 ай бұрын
soolna waxad leedahay wa cadiw hadana waxad ledahay wa domaliland sool bal adigu is waa faji arimahaa nin yohow waxa ku haya waa caadifad qabiil waa xanuun sorry goojacade Brother waa cadho caqaar ka kacday ee wax kale kuma hayaan saaxiib iskana hubi gabadhaa malaa wa gabadh isaaqa hayku dilin ama inakoore ayaa adeer u ah wasiirka biyaha somaliland
@hiboxasan74182 ай бұрын
Waa naagihii raga dhaawac tirayay waa in la mustasfuriya
@haliabdirahman62282 ай бұрын
Somaliland dadkooduba garoobe baa business uga furan yahay
@maxamedcqaadir87872 ай бұрын
Dad goba ayaa laba ganacsadaa iskadhaaf sun ba kunoqonne image umafiirsano naagaha huwanta ah waalagabuuxaa magaalada waxase maleegaan was eeyo sun boogie bay kunoqon
@maryanmohamed80132 ай бұрын
Ha ha warya adna diric soxiro
@nimojirde82522 ай бұрын
Daaroodbey da ada u dhaqeysaa we iska saara qumayada haddad ey Soomaaliland la shaqeyneyn Isla saara
@nasriina66172 ай бұрын
Kkkkk isaaqlan cadho iyo cuqdad
@AhmedWairah2 ай бұрын
Malaa yartani cargeysa ma joogto.
@Banuhashim2372 ай бұрын
HA ILAAWIN MEHERADA VIDEO KA SOO DUUB OO SOO DHIG.
@hamdajama38092 ай бұрын
War nacasyow inanta iska daa hargaysana kama xigtida isla yaab qof wayn aya tahaye aderka waydi cidankiyo dad lalaayo taag tagan xage ku aragtay asa xabad ku bilabay 1 hore hgaysina wa casimad ma ha tulo 2qof kunoolyihiin😂
@AhmedIbrahim-fl1fc2 ай бұрын
500 qof. Ayaa kaa xidhan ma adaa. Ku dhaca. Oromo
@Suad-w8b2 ай бұрын
Yutubleeyda reer soomaaliland soo gudbiya huuwano dhan waxii ad ogaatan
@محمودمحمود-خ1ز2ح2 ай бұрын
I can't understand who's mistake is this? This is a redculs