Guul Gobanimo Qarankaa Somaliland MBC 5 years mar kale ✌️
@BahdonKadiribahdon2 сағат бұрын
Guuuuuuuuuuuuuullll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HassanWarsame-bk3sv2 сағат бұрын
Gull muse bixii abdi xildiid next president off somalillad
@aminamusa5517Сағат бұрын
Insha allaah kulmiye iyo muse ayaa badindoona
@CabdirisaaqCali-t3iСағат бұрын
ALLA.HA KU CIZEEYO MR IBRAHIM CAYDIID SIDA DAACAD NIMADA AH EE AAD SHACABKA UGU BAYAAMIYASAY TABCADA UU LAMAAGANYAHAY XIQDIGA WADANI
@aminamusa5517Сағат бұрын
Guul ibrahimow alla ha ku gargaaro
@Degmociise123Сағат бұрын
Ilaahayow isku jebi inta calankaa Tawxiidka leh ku soo Duushay yaahuuuu 🫨
@f.warsame10692 сағат бұрын
Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲💚💚🤍❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🎉🎉🎉‼️
@HassanWarsame-bk3sv2 сағат бұрын
Dagakuu waa somalillad iyoo somalia
@haweyaabdi8809Сағат бұрын
Inshaallah somaliland weey ka guuleysan cadowga kusoo duuley debed io gudoba muuse io kulmiye weey soo bixii
@RasheedKhalif2 сағат бұрын
Walaal walahay nimaka sheegta dugida hj waxaa kamih ah nin familgaag waxaay la shaqeeyan huwanta lascaanood oo aay xirir toosa leeyihin nimakan ma aqoonsan wax somaliland layirahdo nimankaa cadawga la shaqeeya shacabka halaga wacyigeliyo waxaa cadawgu umaalgashada si dalka loo burburiyo loo somaliland oo jilbaha dhulka loogu dhuftay inaay maamulka fashilmada ee xamar loo hoos geeyo shacabow dalkeen u hiili oo dooro muuse si cadawga somaliland u jabo
@AbdishakurAli-i6xСағат бұрын
War waxaan aan layno gaar ahaan habarjeclada wayba qabsadeen waa in xilal dhaqameedkan laga qaado qaar kale laga barbarsameeto
@nimcoawil-gr3mkСағат бұрын
BUL SHADA INTAALEEG EE TAAGEERA SOOMALLND EE RABANA AQOONSI SIDII LOO HELI LAHAA LAAKIIN. DAD KII TIRADA YARAA EE KA HORJEEDAY AYAA. QABBYAALADAYNAYA. SI REERKOODA AYKU HOOSGABAFAAN LAAKIIN. HADII REER KOODU OGYAHAY. INAY KHIYAAMO WADAAN WADANI. WALAAHINAANAY. HABEEN KALIYA RAACEEN
@AHMEDIbrahim-jb5ywСағат бұрын
This is the best congrulation for Donald Trump's presidential victory
@maryamdirie6842Сағат бұрын
Reer Somalilandow oxoga lacaag ah oo dhamanaysa haku dorsanina nabadina iyo dalkiina leyno wixi ku dhafa so noqosha malee oo qadaadweyne aya Hargeisa kugu xakumi donta
@dualehissak153621 минут бұрын
🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@AbdishakurAli-i6xСағат бұрын
Muuse markuu soo noqdo ha furo jeelal lagu jidlo ururka al ictisaam
Ururka ictiisam waa ururkii itxaad waxa laga asaasaya laascoonoda waxan madax uu ah reer konfur iyi walib dadka degan jigjiga waxan leeyahiin dad baddan oo leh magac iyo dhaqale .
@jamuuriyadasomalilandhanoo45912 сағат бұрын
WUU MADAHSAN YAHAY GUDOMIYAHAGA URURKA CAALAMIGA AH EE(SUTI GAASHAAN) KANA DAALI MAYNO INAANU DALKAYAGA GUDAHA IYO DIBADABA KA DIFAACNO.
@maryamdirie6842Сағат бұрын
Raaga ictissamka wax yar baa idin hadhee shandadaha si diyarsada…. Inti an dhimaan amba an baxsan jeelka liinta ayad ku caabi dontaan
@khadradahir-d2jСағат бұрын
Ibraahinaw waa runtaaye dawladu way gaabinaysaaye Halafurto akoonada oo dadka lashaqaynaaya ee isxilqaamay qaranimada awgeed ha loo dhiibo kharash ilan xaqbay u leeyihiine
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4ncСағат бұрын
Huwan dhirbaaxo kulul baa ku dhacday oo aan usii qorshaysnayn that's why buu u hakaday dagaalkoodii ee waxay ku talo galeen in ay ilaa inta doorashada wadaan
@Degmociise12358 минут бұрын
😂😂😂 oo dadku haday already Codeeyeen ma aaminayaan Hadii ay geli waayeen wadani sidee ayay lacag u bixinayaan 😂😂
@RoblehGuelleh-g2dСағат бұрын
Éthiopia waxba ku mahayqo idaa buurburtay
@maryamdirie6842Сағат бұрын
😂😂😂 Ethiopia maha Somalia oo iskada dhulkee ibsanaysa qaburaha