GABADH" uu dhalay jaalle maxamed siyad bare oo ka hadashay waxay ku aragtay soamlida.

  Рет қаралды 39,201

DALROONE MEDIA GROUP

DALROONE MEDIA GROUP

Күн бұрын

Пікірлер: 172
@Ahlaam12Ahlaam12
@Ahlaam12Ahlaam12 7 ай бұрын
Deeqo ❤Maxamed ❤Siyad ❤Bare❤Aallaah u Naxaristo Aabe mcne Aallaah ku xfdo wll
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 7 ай бұрын
Saas bay udagan yahiin gabadhaha alayaaraxma jaale maxamed siyad anaa aqoon fiican u leh masha allah deeqo abaayo dhib ilaahay kuma duso amiin
@AbaganaYabaroow-nf4qk
@AbaganaYabaroow-nf4qk 7 ай бұрын
Asc.Maama. Aabe Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Allaha U Naxariisto
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 7 ай бұрын
Allah ha u naxaristo halyey Mohammed Siad Barre
@adenmoussa6705
@adenmoussa6705 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto Med Siyad Barreh
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 7 ай бұрын
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ xppti deeqo sami ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ❤ kuleyahay ❤❤❤❤❤❤ aqwani my love you 😍♥
@degan4
@degan4 7 ай бұрын
Allaah run badanaa walaasheen 😢😢😢😢😢
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 7 ай бұрын
Ilahay haw Naxariiste abe siyaad caruurtii uu soo koriyey baan ka mid aha gabadhani waa aabe siyad oo koobi
@zahraabukar8700
@zahraabukar8700 7 ай бұрын
Mashallah wa wallasha zahra ganey Allah ku xafido ❤
@ubahali2129
@ubahali2129 7 ай бұрын
Manshallh aaba sharaf leeh baa ku dhalay❤❤❤❤
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 8 ай бұрын
Mashaalaah wax muhiim ah ayey ka hadashay waa qof caqli iyo cilmi leh
@umxababa3545
@umxababa3545 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto aabahaa macaane
@mahamedahmed257
@mahamedahmed257 8 ай бұрын
Waxaan xasuustaa markii uu nadhi jirey waligaa ha illoowin ruuxii wax ku barey,allaha u naxariisto aabbe m.siyaad barre
@adnanmill1111
@adnanmill1111 7 ай бұрын
Aamiin yaa Rabi
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 7 ай бұрын
Xalaal ayaa lagu koriyey sharafleydan. Allah ha u naxaristo marxumka Mohammed Siad Barre
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 7 ай бұрын
Maashaa Allaah
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 8 ай бұрын
Mashaa Allah runtii waa experience aad u faaiido leh❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 7 ай бұрын
Geesigii Alla ha u naxariisto maxamed siyaad barre gabadhu uu dhalay waxay muda tahay amaan iyo ictiraaf gaara
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 7 ай бұрын
Sababta oo ah waa nonkii dal iyo dadba burburiyey maeka waad ku amaaneysaa because he's from your fucking qabiil, shame on you,
@DjamaOmar-ru8kw
@DjamaOmar-ru8kw 8 ай бұрын
Zahra med ziyaad miyaa??? Waan ku salaamey walashay. Hadal karka. Hadal cadaanka. Kadhaa dhicinta hadalka. Waxaan ka raacday AAbo Med Ziad B. Allah ha u naxariisto. Doctoray ZAHRA waad fixantahay. Fadhigan oo kale sii wad walaashay. Merci. Merci
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 7 ай бұрын
Maya waa deeqa maxamed siyaad
@sahraali6994
@sahraali6994 8 ай бұрын
She is beautiful and smart Mashallah, illahi xaunaharisto, Abee, Amiin ya Allah
@alihassanawil8789
@alihassanawil8789 7 ай бұрын
Alle haunaxariisto Awoowgayi maxamed siyaad bari iyo dhashis
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 8 ай бұрын
Waa kuwaa ilma maxamed siyad caadiga ah iyagoo xoolo dhac sidanin
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 8 ай бұрын
Quraanka waxa Allah noogu sheegayaa in 3 qof Lacnadda Allah ku dhacdo: 1) Kaafir 2) Daalim 3) Kaadib. Waxa ayaan darro ah, in maanta Somalida beentu Xalaal u noqotay oo cadho Allah ku dhacday meel walba adduunka. Kuwa qurbaha jooga, waxa loo bixiyey Been-lugo-leh. Ummad Islam ah maba aha. Magac been ah. Qabiil been ah. Dhalasho been ah. Waa lana soo dilay been ah. Wa la isoo kufsaday been ah. Waan bukaa been ah. Ma Shaqeeyn karo been ah. Lacag ma haysto beena ah. Cunto ma haysto beena ah. Carruurta aabahood nalama joogo been ah. Boy friend ayaa carruurta iga dhalay been ah. Ninkii waa isfurnay been ah. Subxan Allah. Waa baahanahay bakh'ti looma cuno! لَّعْنَتَ ٱللَّهِ عَلَى ٱلْكَٰذِبِينَ
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 8 ай бұрын
Illaahay ha u Naxariisto Geesigii ku Dhalay, Dale iyo Dad kama Danbeyn.Mahadsanid Walsall.
@SmileAli-xi2ml
@SmileAli-xi2ml 7 ай бұрын
Geesigii culumada cunay kkkkk
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 ай бұрын
@@SmileAli-xi2ml Kuwah matah jogah umah jedid miyah oo dal iyo dad bah cunay smileyoh
@SmileAli-xi2ml
@SmileAli-xi2ml 7 ай бұрын
@@حبيبهعلي-م4ف Haa Wan aragnaa dhurwaada maanta lkn ... hadey dhintaan allahu naxariisto ma oranayo wayo Wan ku dambawaa.,. Qabiil firin maayo e waxan ku qeymeynaa wuxuu ahaa...
@SmileAli-xi2ml
@SmileAli-xi2ml 7 ай бұрын
Siad nin fcn ma aheen xag diini ... Marka inta uduceyneysa Wan layaabanahay
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 8 ай бұрын
Somalinimo iyo wadaniyad Aabaheed ayaa ugu dambeeyay. Wuxuu ahaa geesigii ethiopia ka baqi jirtay Allow u naxariiso Maxamed siyaad barre
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Aabaheed bahal cunay dal io dad ayuu ahaa alle ha ku fageeyo naarte.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 8 ай бұрын
​​​@@faisalmohamedabdulla3600 Cali Mahdi (Qorigaygii Cadaay) dab-baalkaas BADDA AYUU SUN KU DAADIYAY. JAHANAMO ILAAH HAKU FOGEEYO. Ceeydiid (ninkii Waalnaa) ISAGA ADDUUNKA ayaa ILAAH ku CIQAABAY oo HALBOOWLAHA iyo XUBINTA TARANKA waxaa gooyay XABAD DHASHIIKE.
@sayidka6911
@sayidka6911 8 ай бұрын
Fulay ayuu ahaa dal & dadba cunay.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
@@MIDNIMOJANAQOOW Gaal difaace kii aayadaha quraanka beeniyay dalkaana hoog io halaag u horseeday.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 8 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 MD XASAN DALABEEY ee Keenyaatiga U RUKUUCAY, bal asna wax ku sheeg. Gaal mise? waa IGAAR DAMEER DHAANIYE ah oo dab-baal ah? HE IS A LOOTER!! Xurmadle SALAAD CALI JEELLE ayaa noo shegay CABDIRAXMAN CABDISHAKUUR soo ma ahan kii AXAADIISTA RASUULKA inkiray. La jiifiyaa ban-naan La joojiyaa ban-naan!! Dameeraaha aad ka dhuumateen, orod oo dhaansada!
@hayatsaid6064
@hayatsaid6064 7 ай бұрын
Abaayo nin rag oo soomaali ah waxa u dambeeyey Allah ha u naxariisto maxamed siyaad
@abdijama1300
@abdijama1300 7 ай бұрын
Bal soomaaliddu meesha ay marayso eega,taasi hooyo maaha waa daalimad waa in ilmahaa,laga wareejiyo masuuliyadiisa. Wallaahay waa naxdin aad u wayn.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 8 ай бұрын
Mashaallah 👏🏾
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 8 ай бұрын
Mansha Allah Jezkalahu kheyr Abayo guulayso
@AbdiAadanawfarax-ne1hg
@AbdiAadanawfarax-ne1hg 8 ай бұрын
Mncha allh
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 7 ай бұрын
Xaqiiq weeye waxa aad ka hadashey abaayo xafiduhullaah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 7 ай бұрын
Aabo siyaad midhihiisii
@Salamin77
@Salamin77 8 ай бұрын
Ilaahow kuu naxariiso Siyad Barre .Somali kama danbayn.
@Abdirshid-m4c
@Abdirshid-m4c 8 ай бұрын
ala hakusharfo ina madaxweyne
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Siyaad Barre waxaa laweydiiyey kuwa eryanaya cidda ay yihiin markaasuu yiri waa kuwii kacaanku koriyey oo aan baadiyaha iyo abaaraha ka badbaadinay oo koray.
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي 8 ай бұрын
😂😂😂 gabadhan aabehed allah ha u naxaristo adoonsi kama anan baxneen hadi aysan somali ku jiri lahayn majeerteen
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat 7 ай бұрын
waa runta dhaqankeen caadi maha xanunka wa qarsana
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 ай бұрын
Siyad bare marku tago carabaha laba lacagod ayaa lasiinayay midna isaga midna dawlada ayay ugu tala galeen. Wuxu samayn jiray lacagta isaga lasiiyo wuxu ku dari jiray lacagta dawlada isagu waxba kama qaadan jirin Suu ii sheegay sarkaal ka tirsan dawladii hore
@Raeeerwaamo1
@Raeeerwaamo1 7 ай бұрын
Maxaad gabadha u caayeeysaan soomaalida dad aqlaaqda ka dhuntey baa jira
@sharifmaxamed3649
@sharifmaxamed3649 8 ай бұрын
Abaha inoo shaqo jiraa macquul ah lkn waxa wanagsan markasta inad ka warqabto cunugada
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 7 ай бұрын
Hambalyo DEQA SALAN KAASH KA IYO LAABTA
@Dalroone2
@Dalroone2 7 ай бұрын
❤❤❤
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 8 ай бұрын
Maxaa wacey ..xasuus
@yusufal9239
@yusufal9239 8 ай бұрын
Halyay geesi ah oo wadani ah gabadhiisii, Soomaali Maxamed Siyaad Barre ka dambaysay ma jirto. I wish someone like him.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Dilaa dhiigayo cab oo diinta beeniyay ayuu ahaa
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 Dilaguh waa kan matah hestah oo hostah gashaday hasan shekh waanah mahad salaad mujrinkah ragih somaliyed kharaxyo kulayey ee rabigay hakah khabtoh isgah ujedah intah matah hartay eeragenah somaliyed hakhabto rabigay hakhabtoh mahad salad sherkisah iyo kharaxyadisabah amiin
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 8 ай бұрын
Coments markaad akhrido waxaad arki in Somalidu wax shaqsi la dhahaba aqoon. Bal foodleydaas ama Hoyadaas somaliyeed fiiri inta xukun somali ku wada jirtay oo khasaaro iyo faaiidoba 40 sano ka hor dumay dusha laga saaro yaab. Ilaahaybaa somali isoo dhaafiyay uf uf uf
@faridfarid6561
@faridfarid6561 7 ай бұрын
Waa dad falan oo waxma garato ah
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 ай бұрын
Dhagar qabe Hal yeyo badan sifool xun udilay ayaa dhalay
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 8 ай бұрын
Waxaan la yaabanahay dad badan oo Soomaali diid ah oo gabadhan muuqaalkeedu dhibayo, iyagoo leh Afweynaa dhalay! Afweyne wuu dhintay taariikhna wuu ka tagey, fadlan is weydii isaga kadib maxaad wanaaga oo ku soo kordhisey Soomaalida ?
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Afwayne io raadkisuba soomali waa necebnahay.
@abdifatahmoallin7929
@abdifatahmoallin7929 8 ай бұрын
Allaha unaxariisto libaaxii ku dhalay iyo haliyeeyadii Soomaaliyeed oo dhan. Niicda kuwa HAYA a waxaan leeyahay, Aabeheed wax dhaama hadaadan arag ilaa hada cudurka waa kuu kaligaa!
@XusenBirxanuuje
@XusenBirxanuuje 8 ай бұрын
Yaah
@adamabby2248
@adamabby2248 8 ай бұрын
Maskiin waa gabadh somaliyeed oo ixtiraam inaga mudan.Lkn may ahayn inay dad somaliyeed soo horistaagto oo u khudbeyso waayo aabsheed waa kii somalia dilay qaxooti ka dhigay 10 culimo ku dilay suratul nisa ma jirto xaraam markaa inay xishooto oo is qariso oo ka xishooto Siyad Bare baa i dhalay bay ahayd.
@umxababa3545
@umxababa3545 8 ай бұрын
Dabadiis maxaad hagaajiseen, qaxootinimada idi kaa u sabab ah
@adamabby2248
@adamabby2248 8 ай бұрын
@@umxababa3545 man ku fahmin Siyaad Barre dilaya ha u doodin ummada somaliyeed xasuuqay kii culimada toogtay diyaaraha ku duqeyey Hargeisa ee ku dhinteen 50000 kun qof allah yarxama.Muqdisho burburiyey isagas u ahaa sabab burburka Somaliya.Adiga waxa ka hadlinayaa xatooyada shacabka somalia aad ka dhacdeen baad weyday.Sorry
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 7 ай бұрын
​@@adamabby2248 War beenta iska daa Reer Siad Barre shillings xaaraan laguma xaman. Somalia waxa burburinayo Snm, Ssdf iyo USC etc 10 WADAad baad ka hadlaysa ee Immisa ayaad Lasanod ku dishay? Hadaad wax walba xaraashtay Oo weliga cadow u shaqayn jirtay ma adiga halyey Mohammed Siad Barre wax ka sheegi karaa? The war of zero cost Somali ilaa maalinti Saancaduhu yimid dhib Kama bixin. Somali iyadu isma disheen, laakiin waa laysku dilay. In 1977kii Guulihi Somali isku duubni ku gaadhay iyo dhamaan wixi raganimo isku duubni Africa ugu hiiliyey, ogaada rag ayey faraha kaga joogsanaysay. Jabhadihi Ssdf, Snm, USC etc rag ayaa inoo samayey inaga caqli badan. Waxa Ethiopia loo hiiliyey iyaga Oo aan xabad inagu ridin. Imminkana muddo kuwa tukada Sideena sida Emarates.ayaa loo wakiishay is daba raacinta burburinta Somaliyeed. Waxa laynagu isticmaalay kaartaha cusub Ee loo bixiyey The war of zero cost ama dagaalka aan centi ku bixin ee inagu laysku keen dhamanayey
@drmucaadmohamed2222
@drmucaadmohamed2222 7 ай бұрын
Ilmuhu waa inaga smart-sanyihin lkn waan ka qibrad badannahay waa hadal fiican
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 8 ай бұрын
gabadh somaliyed oo wanagsan lakiin dad uqdad hayso commentiga ku jira
@AbdiJama-y1e
@AbdiJama-y1e 8 ай бұрын
Qofka cuqdayeysan asagey quseysaa inantani waa wadanid ilhay maxamed siyaad Barre allha u naxariisto iyadana allaha xafido
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 8 ай бұрын
Alle haku shafro dr adiga iyo aaba haa alle waxuu ahaa halyey qaran.somali peresadent.moh siyad bare kama horeyn kamana danbeyn
@faysalmire7624
@faysalmire7624 8 ай бұрын
Deeqo Mohamed
@myyga261
@myyga261 8 ай бұрын
AABE siyaad ilaahay janadii fardoosa ha ka waraabiyo. Mooryaantiina iyo qarmuunkiina, muuse daanyeernimada, iyo dani buurane , xasan diifle wata calamada yar yar ee googaradaha u eg, soomaliyada dhaladkaa waxay inu ku ducaysay jahanamo inaad ku urtaan.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 8 ай бұрын
(ALLAHUMA AAMEEN)🤲
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Allaha naarta ku fogeeyo waa asbihii burburka io baaba' soomaliya.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 8 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600SIYAAD💕💕♥️🌹BARRE💕♥️🌹🌹♥️💕💕(RABBI) JANNATUL FIRDOUZ 🤲🤲🤲🤲haka waraabiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Maria28832
@Maria28832 8 ай бұрын
QANIIS FUTE DHIIBTE MORYAANKII DHIIGYACABKII DIKTATORKI BAABIYEY SOMALIA 21 SANO BAA QABIL KU TAAGEERI MUJAAHIDIINTA NAGA XOREYSAY JANO FARDAWSA ALLAAHA GEEYO GUUL
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 Ilahaay ha unaxaristo siyad waxuuh kabaxay xamar oo dhisan oo biyih iyo nalkibah shekheynayen Markah maxah kadabeyey inah siyaad barah Waxa kadabeyey shacabkih oo khabil laguh xasukhay Iyo dalkih oo labecinayo oo lagatay dhulkih dowladah lahed eey kadhisnan jiran warshadah sidah tih kokoladah iyo tih canah iyo tih bastadah iyo rih korantadah kuligod xasan shekh dukha minishibiyo hestah bah wadah beciyey Hatah meydey gueyih eydagan jiran shakhalah ka shanjiray bangigah dhaxah ooy dagan jiran Markah xasan shekh iyo nimankah lashekheyah waa xalufiyan casimadih muqdisho kulih nah waa wadah gadan dolarkinah jabkey kushubtan Markah dowladah xasan shekh waxeey nokhdan kharan babiyey somaliya oo magacedih ku ciyaran Markah wabey ahed hadih lakoh khof somalia ah loh istagijiray oo lashafijiray oo lasodhaweyjiray lakin hadah waa lagah carayah waxanah lomaleynayah inuuh wadoh kharax sidas bey nokhodan dadkah dibadah kunol oo malin kastah lacayayo magacih somaliya oo layahay waa dilayal kuligod Markah haweyah magacih iyo dad nimadih somaliya dhulkey kujiidan oo aduunkih bah lagah nacay dadkah somaliyad Markah ilahaay sharaf tan aduunkah kulahen hanosoceshoh iyo karamadih dhuntabah rabigey hanosogeliyo amiin
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm 8 ай бұрын
INTII UU MAQNAA SIYAAD MAXAA QABSATAY TURKIYOW IDIFAAC IGA CELI ETHIOPIAN KKKKK ISKA AMUS OO HAHADLIN😂
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 8 ай бұрын
Dhagar qabe maslax Ina afwayne aljaziea waan dhiigii waan kasoomatajin dhiigii
@maxamuudhorri9351
@maxamuudhorri9351 8 ай бұрын
waxan ujeeda ragso cayaya gabadhan gabdha markay madax weyne isusharax waxad tiraahdan manoqon kartid xata hadu aaba heed madaxwe sonoqday maxaytay sabaabta ad ucayasan gabadha yar❤❤❤❤
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 8 ай бұрын
Ilmaa igu istaagtay markan arkay dhashii aabe siyaas alow kuu naxariiso😢
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 8 ай бұрын
Waa ninkii Dal iyo dadkaa rafaadieya ee Qoxontii UU badelaa 35 years Somalia kalee diirayaa Fursadakasta ka soo xidhaya So Dalkii sidee Muuse bixii dadka UU walqaayoo lamiidibuu ahee
@cismaanaxmed4854
@cismaanaxmed4854 7 ай бұрын
Qof maskax badan
@bacarjenuur5162
@bacarjenuur5162 8 ай бұрын
Waxaan doonayayaa siyaad inaan siyaaro udhigo ilaa hay hawn
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
Allah ka cabso, Suuratu Nisaa ninkii Beeniyay hadii aad sidaa imaam uga dhigato ogoow Culimadii iyo umadii Soomaaliyeed uu laayay inaad Raali ka ahayd ayaad qiranaysaa !
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 8 ай бұрын
​@@marftoons524935 sano kuwa is dilaya maxey beeniyeen?
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 7 ай бұрын
Dalka Reer Mohammed Siad Barre halagu celiyo oo halagu eego ama Golihi Sare ee Kacaanka caruurtoodi ha loo dhiibo.
@abdirahmanahmed6176
@abdirahmanahmed6176 7 ай бұрын
Danbi abahaa galay ayaya somaliya u burburty rali galin waydiista umadii somaliyeed ee abahaaa wax ka tirsanysay
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 8 ай бұрын
Kkkk tani matii Cabdiqays sheeggi jireybaa, Kuwaasba maanta Ummadda Soomaaliyeed nooga sheekaynaya. Waxan waa laysku fahmay ee Buurta la fuula arintiina.
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 8 ай бұрын
Allya cisak and allya Raxma Aabe Siyaad
@MakoFarax
@MakoFarax 8 ай бұрын
HADII AY CUQUBO LAGALAY CIDI UDHIMANAYSO KUWANI AYAA UDHIMANLAHAA MUXUU ABAHAA DAD XAQDARO KU DILAY WA CILMIYADA ILAHAY
@Fahiimahindaleyla4kulmiye
@Fahiimahindaleyla4kulmiye 7 ай бұрын
Afweeyne bare ilaahay cadaabta ha ku fogeeyo aamiin yaa rabi
@muhubourur4608
@muhubourur4608 7 ай бұрын
Casi wadan baa tahay jisaaka Alaah
@AliAbokor-k4p
@AliAbokor-k4p 8 ай бұрын
Aabbeheed qabiiliiste ayuu ahaa dad badan laayay
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 8 ай бұрын
RAga iyo dumarku waa simanyihi abaaha ma dhihin kkkkkkkkk
@umsaad9390
@umsaad9390 8 ай бұрын
Subxaanalah thulum badanaa oo been badanaa ilahay kabqa abeheed markuu madaxwanaha ahaa dad jiraan ahayn hadana holes baanahay lil asaf
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 8 ай бұрын
Runta miyaa diidee waa ujeedaa caruurta soomaaliyeed sida loo aruursado hadaa jeceshahey caruurta soomaaliyeed iney gaalada qaadato allaha naga kaa xijaabo xasbunallaahu wanicmal wakiil
@sayidka6911
@sayidka6911 8 ай бұрын
Hantidii ummadda ee uu aabahaa kuu dhacay ma iska soo celisay, intaadan dad wax u sheegin.
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 8 ай бұрын
Allaha u naxariisrto Siyaad Barre aan ku baro, wakhtigii waxaa dadka loo diidi jirey xatooyo, musuq, xataa waxa jirtey nabad, waxbarasho iyo caafimad, kuwa hadda dalka haya ayaa musuq iyo dacaayad wada ee soo baro inta aanad caafifad ku qaadin.wbt
@sayidka6911
@sayidka6911 8 ай бұрын
@@hawamohamed5502 iiga sheekeyn meysid wixii aan goobjooga u ahaa, nidaam ka musuqmaasuq badan kii ina siyaad somaliya iyo bariga africa ba sooma marin, Ilma maxamed siyaad kan ugu dhulka yar boqolaal boosas iyo guryo ayuu kulahaa xamar iyo afgioye inta u dhaxeysa, iska daa ilmihiisee qabiilkiisa askariga 3 xidiglaha ah guri dabaq ah baa loo dhisi jiray, 20 boosna waa lasiin jiray, ee diga ayey cadiifadi ku heysaaye taariikhda ma qaldi kartid iyo wixii aan u joognay.
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 ай бұрын
Kuwan matah ceyayah soyaad waa kuwih bililikhadah iyo duganimadah lagusokoriy oo muryan an xishuneynin ah, Markah dadkih dhashey siyaad barah markuh kunkah hayey iyo karor bah dhashey oo kusobararay oo waxa kusobartay dowladih kacaankah waa dad xishodah oo sharaf todah dhortah hadabey nolyihin Intih dhimatay nah rabigay h u naxaristo amiin Markah kuwan matah jogah wiil iyo gabarbah waxeey kuh kiran colad iyo dagal oo lamabarin tarbiyad oo waa shabab wadah xanagsan oo ceytamah oon cisen khofkah ka weyn oo sharaftih iyo cisidibah kadhamatay oo markey hadlayan cayduh ka sohoraysih Markah dad waa dadkih horah oo cisidah iyo sharaf laha oo ka xishon jiray ceydah oo ixtiramijiray dadkah ka wah weyn Markah rabigay hanosoh celiyo birih samadkih horah amiin yah alaaaaaaaaaaah
@sayidka6911
@sayidka6911 7 ай бұрын
@@hawamohamed5502 ina siyaad musuqmaasuq isagaaba keenay isaga iska daaye qabiilkiisii ayuu hantidii qaranka oo dhan u dhacay, madaxtooyada askari aan qabiilkiisa aheyn ma gali karin, qof kasta oo hanti leh oo isaaq ah ama hawiye waa lagala wareegi jiray, ee koleey ama cadiifad baa ku heysa ama taariikh qaldan baa laguu sheegee waayajooga wareyso. Dalkaan ninkii hurburiyay ee dadka soomaaliyeed is nacsiiyay inaad amaantaa waa kuu garasho xumo.
@sayidka6911
@sayidka6911 7 ай бұрын
@@حبيبهعلي-م4ف maxaad qortay horta, fiyoobi majirtaa? Dad miyaa waxaan soo qoray mise baranbaro!!!
@abdallagodane473
@abdallagodane473 8 ай бұрын
Ma adigii dhibta keenay soomali haysta maanta oo aabaha u ahaa ayaad hada ka waramayaa dhibta somali haysta nasiib daro
@jamalanbar5528
@jamalanbar5528 8 ай бұрын
Caruurti Afweene xaarweene oo xaraan ku soo kortay baa Wali nool. QASHIN FAWQ QASHIN.
@rahmanaden433
@rahmanaden433 8 ай бұрын
Adigaa ictiraaf lafta nagaa u raadsaday maheleysid quuuuuuq
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 8 ай бұрын
Ina afweyne aabbaahaa ayaa somali halkaa dhigay ha hadlin doqoneey
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 8 ай бұрын
Qoyskeedu maxay kibir kusuuuween dad aan waxba galabsan
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
Kuwa kuu Nacamlayn waa Faqashtii Dadka Aabahaa la Gumaadi jirtay !!! Aaway Culimadii Suurau Nisaa Darteed uu u laayay iyo Malaayiinyiitii ka danbaysay ?Hooyo Aabahaa dhibaato baday Ayaad wax ka sheegi ???
@AliAbokor-k4p
@AliAbokor-k4p 8 ай бұрын
Aabbeheed sidii mingiste yeelay ee la yidhi ka bax waddanka si uu u badbaado wuu yaaley laakiin siyaad barre markii loo soo jeediyey in uu waddanka ka baxo si uu u badbaado wuu diiday sidii ayuu waddankii ku baaba'ay
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Dilaa arxan daran ayuu ahaa.
@zahrasaed148
@zahrasaed148 8 ай бұрын
Waa waxa looga qaadayo caruurtii waxay kadhigteen mushar . Weydayaceen lacag owgeed maoga iney kareebayaan caruurta kheyrkooda ah oo waxay kadhigeen disable hunguri awgeed. Alhamdulilaah majirto been iyo khiyaamo ayey iskaga wada dayanayaan.
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 8 ай бұрын
Afwayne wiilashiisa kibir ayay kuxasuuqeen 46 qof iyakoon wax ba.galabsan xeebta aljaziea
@flykidddd1235
@flykidddd1235 8 ай бұрын
That’s not true. It was fiction.
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 8 ай бұрын
Xaraan inaa kusoo kortay wee kaa muuqataa
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 8 ай бұрын
ETHIOPIA ayaa kaxanaaqo maxamed siyad barre adigu ma oromo ayad tahay afka somaliga hadad baratay kama dhigna inad somali tahay
@mahadshire1019
@mahadshire1019 7 ай бұрын
Adaa hooyadaa xaaraan lagu wasay yibiryahow xabashida amxaarada kasoo jeeda. Halyeygii Africa allah u naxaristee ayaa dhalay. Adiguse garac amxaareed ayaad tahay.
@MohamadYaree
@MohamadYaree 8 ай бұрын
Tii Layidhi aaba afka Naga xiray ee da'ba Hanaga xirin
@safia6698
@safia6698 7 ай бұрын
Maxay isu qariin wayday wabay isiidata magacii siyaad bare
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 8 ай бұрын
Tan waraane ayaa dhalay godob toodu wallee kun sannadood mahadho tuu gaystay aabeheed
@khalidahmed799
@khalidahmed799 8 ай бұрын
Kii ku dhalay ayaa somali roogay markaso dhaxal kaga tagay inaad qaxoontii dibada ku noqodo
@sidimani
@sidimani 8 ай бұрын
Siyad bare & abi lahab miya rabtan ina tirahdan ilahey rali haka wada noqdo??!! Dhibatey ka hadle abahed aya dadaki & dunyadi ayu dhibateye!
@najmanajma6752
@najmanajma6752 8 ай бұрын
Muuse biixi iyo abaalahab waa walaalo
@SmileAli-xi2ml
@SmileAli-xi2ml 7 ай бұрын
Wax badan baa kaa qaldan adiga naftaada
@saalaxdheere457
@saalaxdheere457 8 ай бұрын
mujrimkii afweyne ayaa sabab u ah hooyooyiinka dhibaatooyiinka ku haysta qurbaha.Adiga waad xishoon lahayd hadaad in leedahay damiir.
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 8 ай бұрын
Waa dadki uu abaha adunka ku firdhiyay
@isseyare837
@isseyare837 8 ай бұрын
Cuqdad u dhimo Ilaahay janadiisu wa ka XAARAAN QOF CUQDdeysan
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Sax oo burbur io dhib noo horseeday.
@88mahamed
@88mahamed 7 ай бұрын
Hantida umada aad ka dhacden soo celi aabaha afweeyne
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 8 ай бұрын
Tan aabe madhalin balse bahal ayaa dhalay
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 8 ай бұрын
Gabadhan waxa dhalay dhagar qabe halyeeya badan tiir kutoog Tay aan wax ba.galab san
@sumrom4818
@sumrom4818 8 ай бұрын
Iskaga fogow media
@safia6698
@safia6698 7 ай бұрын
Awaay xolihii umaada ka cuneen millions dheerin bay ahayeen wixi o lacaga miyeey dhamatay ilayn xaraan bay ahyd 😂😂😂
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 7 ай бұрын
Naga aaammmmuuuus
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 8 ай бұрын
TAAGE SOMALI IYO HOORKI KUU DHAALY BAA WASSE ABAHI WAASI ABAHYE DIILYE CAADABA TAA UUHOOSYSE LAA IDINKUU GUURE ARGINA LAA WAA UUF INAAFWEYN BAA ISOO HOORTAGAN😮😮😮😮😮😮😮😮
@safia6698
@safia6698 7 ай бұрын
Naagtan wa in maxkabad la so saaro wixi u abeehed gaystay laga gooyo wasakhada dhiigyo caab ba dhalaay faqash may ka hadasho wixi u abeheed diilay dhiig islam babay ku so kortay cajuusada
@haboon180
@haboon180 8 ай бұрын
Abaha Afweyne ayaa u sobab ah. Afweyne ka hor somali qaxootiye ma jirin. Dad ayey ahaayeen, Afweyne ayaa xayawan ka dhigay. Faqash u waran.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Indeed
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 8 ай бұрын
Ina Abaarso.
@safia6698
@safia6698 7 ай бұрын
@@Madaxey-r2f faqash dhigyo caab
@ibrahimgas885
@ibrahimgas885 8 ай бұрын
laakin dumar wax baratay ma ahan kamana faaiidaysan 21 sanadood oo aabaheed talinayay wa masiibo ku habsatay dowladii hore hogamiyayashedi waxayna manta tahay (assistant nursery care homes) runti wa shaqo niyad xun sababto ah waxad ku dhex jirta dad xanunsan
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 8 ай бұрын
XAARAAN KU KOROOY
@kisima5420
@kisima5420 8 ай бұрын
Hadii xaaran abaheed kaga wado wa nasiib daro iyo caqli yaraan ku haysata Tusaale iyada kaga filan qof shaqeyneeso waaye hadii wax abaheed dhacay sacadan ma shaqeesen laheen oo xolihii abaheed dhacay ayey ku raxeesan laheed
@marftoons5249
@marftoons5249 8 ай бұрын
Soomaali waa umushii 40-ka ku iloowday xanuunkii Soo maray ee Odayga u dhigatay 😂😂😂 Yaa dhalay Tan nasoo hor istaagtay ??? 2 Milyan oo Soomaali ah ninkii Cunay ayaa dhalay, isku xishoo, Qoxootigan Aabahaa ayaa Sababay Dambi kasta oo dibada ka dhaca kala badh Aabahaa ayaa iska leh sidii Qaabiil ee hana soo hor istaagin please !!!
@hamzeahmed3305
@hamzeahmed3305 8 ай бұрын
Afkii weynaa way leedahay horta...
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,6 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
This is what Moroccans of Israel say about Morocco!
4:37
Yona Elfassi
Рет қаралды 126 М.
Heritage stories: Jews of the Middle East - Morocco
5:28
i24NEWS English
Рет қаралды 13 М.
Dilkii Shalay Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa ?
57:41
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
0:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,4 МЛН
神奇女侠他们跳的什么舞 #二次元 #小丑#shorts
0:17
疯狂的小丑
Рет қаралды 5 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
0:25
Celine Dept
Рет қаралды 19 МЛН
😳 КИТАЙЦЫ ВПЕРВЫЕ УВИДЕЛИ РУССКУЮ #настя
0:33
Настя, это где?
Рет қаралды 1,6 МЛН
Это было очень близко...
0:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
神奇女侠他们跳的什么舞 #二次元 #小丑#shorts
0:17
疯狂的小丑
Рет қаралды 5 МЛН