GABADHA HABARGIDIR EE QARDHO LAGU QABAY

  Рет қаралды 19,747

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Пікірлер: 239
@johnosmaankhayrahmed1959
@johnosmaankhayrahmed1959 Ай бұрын
Caaliya qardho waad ka war heysaa Horta hantida isagaa lahaa markii hore wiilku wuxuuna sarifi jiray lacagta qaadadka Waxaa ku kulmay ninkaas 1,daadakii 2,lacagtii kaashka ahayd oo istaagtay Hantidiisii way kacday Kadib xoogaagii daadadka laga siiyey iyaduu u dhiibay mana badnayn 2000$bay ahayd kuna sii shaqaynaysay Ka dib ninkii wax la aantii iyo fekerkii iyo deymo lagu yeeshay wuxuu guursaday gabar kale Iyadiina way masayetay caruurtiina way la tagtay oo waxay la aaday baraxley Hadana sidaad sheegtay way wada joogaan Viva caaliya
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Maa shaa Allah wlhi rer abtigay waa dad gob ah soomali waa dadka kaliya ee Lagu dhex noolan Karo adoo soomaliya ama ajanabiya alle dahir ha Soo hanuuniyo dadka soomaaliyeed waa wiil Iyo abtigiis ❤❤❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Waxay leeyihiin bal maqla "Garyaqaan bey u egtahay kulahaa" Waa dad aan akhlaaq laheyn oo mooriyaan ah niman iyo naagaba, oo u heshiiyay dadka masaakiinta ta ah iyo qabaa'ilkooda😮
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 Ай бұрын
Waa ku sugtey caaliya
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Caliyo waaka herly alabta goldi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ iso fhiib Nairobi kkkk
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 Ай бұрын
Daahir waa nin jecel inuu dadka ceebeyo balayda af danyeera leh
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Maya maya hubso hadalka inta Aanad wax qorin iska hubi Hadalka gabudhu tidhi caaliya
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Ай бұрын
Daahir calasaw aduunku waxuu ugu necebyahy Mj 😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Wuu la dhimanayaa Naceybkiis MJ ilaah baa LaanSare ka dhigay
@samiraaden5951
@samiraaden5951 Ай бұрын
Kaligii maha social media igu horeysay inan ogodo soomaali Rerka siday u necebyihiin, walaahi Reerka waa umad jirta 24/7 waa laga laalada 😂
@bilan1674
@bilan1674 Ай бұрын
Been mahan, uf dheh balaayada afka foolxumada badan
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud Ай бұрын
Social media oo Dhani MJ baa la hadal Hayaa😅😅😅
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 Ай бұрын
Kuma necbe waxa umada ku heesan buu shegay ​@@Caaliyasharif
@HalimoJaamac
@HalimoJaamac Ай бұрын
Reer abtigey cismaan boqortooyo cid ma xumeeyaan I love reer abtigey ❤❤❤
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Ай бұрын
PUNTLAND CID WALBA KU NOOL DIGIL IYO MIRIF AYAA KA SHAQEYSTA OO KU NOOL JAREER AYAA JOOGA OO KA SHAQEYSTA HAWIYE JOOGA OO KA SHAQEYSTA REER XAMAR AYAA JOOGA OO KA SHAQEYSTA WAA DAD GOB AH OO LAGU DHEXNOOLAAN KARO HIRAAB GARGAARTE DAAMI WAA MIDGO ISKA ILAALIYA REER PUNTLAND WAA IDIN TAAGEERAA MAXAA YEELAY GOB AYAA TIHIIN
@malakaaay
@malakaaay Ай бұрын
inaadeer caaliya sharaf we you ❤❤❤❤ from harti SSC
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@masbalali7820
@masbalali7820 Ай бұрын
Quruxdada iyo kartidaadaan kayabanaa ileen waa naag Cusman maxamud ah 🎉🎉🎉❤❤❤
@nafisowarsame9188
@nafisowarsame9188 Ай бұрын
Wlhy wan aqaana raxmo abgaal waa madaxda qardhod wan ku salaamayaa ina adeer mcn❤❤❤❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Habo Raxmo waad taqaan sow ma aha mashallah ♥️
@nafisowarsame9188
@nafisowarsame9188 Ай бұрын
@@Caaliyasharif haa si fiican qof reer qordhod ah oon raxmo aqoon ma jiro ban filayaa caaliyooy
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Anigaaba reer Qardhod ah RAXMO ABGAALEY waa poqorad dad qiimi leh ayey dhashay Gabadhan guri udhisa ilmihiini haysaa daaahir 4k uaruuriyay iyada shaqeysaneyser guri udhisa CAALIYA MASNTA WAA ADUUN EE FROM QARDHO CADEEY CAALIYA ❤❤❤​@@Caaliyasharif
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Abaayo anigaba reer Qardhood ahay MAAMO RAXMO WAA POQORAD CAAN AH❤❤❤
@Mohamed-m2b8y
@Mohamed-m2b8y Ай бұрын
ASC caaliya waan ku salaamay gabadh wanaagsan baad tahaye allah haku xafido social media fitnadiisana allah hakaa badbaadiyo
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Amiin walaal mahadsanid dhamaanteenva❤
@balkisindho7093
@balkisindho7093 Ай бұрын
Habo wa oga ina tahey karti badan runta cadeysa naag mohomud saleban ba kartida leh ماشاء الله ❤
@RaA-l6e
@RaA-l6e Ай бұрын
Caaliyo gabadhu ma oran.bahdir rooble baa i xumeeyey waxey ka.eed sheegatey sodohdeen oo bahdhulbahante ah iyo dumaashiyaasheed oo ninka labah ah bahdirrooble wey amaantey wliba dumaashiyaasheeda aan islaantu dhalin aad u amaantey marka gabadhaasi nin keeda arintiisa uun bey qarisey
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Laakiin waxay tiri waa ley abuse gareeyay waana beenteed oo meesha Maseyr baa ka keenay 20 sano ayayna deganeyd
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Ай бұрын
Soomali qabiil baa jaha wareeriyey. Ilahyoow Soomali qabiil iyo qudhunkaan qalbigooda katir tir. Majeerteen, mareexaan iyo dhamaan daarood weyn oodhan maxkamada daahir dabayste been iyo waxaan jirin bay ka sheegaan. Qaali guuleeyo. Soomali ilahyoow heshiis waadha dhexdjig adiga raxmaan ehe.😢😢😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 Ай бұрын
Scw scw scw 🕋♥️
@sharafmali8868
@sharafmali8868 Ай бұрын
Viva cismaan Mohamud bahdir Reer ayeydey Maashallah ❤❤
@Dagan721
@Dagan721 Ай бұрын
Caliya qurux nolow sacadan laga bilabo Habar yartaa ban ahay Dahir Calasow waa tuug umada dhibay
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 Ай бұрын
War dadka wa afowen maskin xoga gabadha qafif ii stress aya haya. Abayo halo kalmeyo. Waa hooyo caliyow u kac
@ShukriYusuf-y5e
@ShukriYusuf-y5e Ай бұрын
Maamo khayr allaah ku siiyee jirkaada asturo waana iga talo wanaag iga ah
@Najax-n1o
@Najax-n1o Ай бұрын
Reerka qaba waxba kama shega lkn sey shegta sodohohdeed baa xumeysay iyo gabdhaha ninka ladhashay wana aqaan gabadhan waa nag dadnima leh cisman maxamuud waa gob qardhana waa guri boqortooyo cinnamon laguma dhibateyo
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Sodohda aboor baa wax ka waayay waaya hore ayay dhimatay AHN
@Kjdjdhdhfgdhdh
@Kjdjdhdhfgdhdh Ай бұрын
😂​@@Caaliyasharif
@fxcooking9677
@fxcooking9677 Ай бұрын
Adiga difaac masamaysatay qofkaan hebel calasow hadaa wax kasheegtid sixir iyo jin buu adeeg sadaa marka aad soo galayso quraan soo akhriso
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
Thanks caaliyaa Waxa jiclahay markey waxa no fahfaahineso 🫡👍🏽👍🏽👍🏽 … bcoz it’s so complicated ma fahhmo wallhi
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 Ай бұрын
Waa garac mj inkiray adduunkuu ugu neceb yahay Russia ayaa wax hallysay haddii ladhaho waa mj ayuu oranayaa😮
@Dagan721
@Dagan721 Ай бұрын
Abgal lalushka ma dhibaan Xassan Sheekh Dahir Calasow war uma haayo i afgaro amaba aan ku caayo waye Somali hadii la yiraah Darood Majerten Marexan baa igu ilbaxsan lala nolankaraa Hawiye na Abgal inta kale Somali Raali ahada balse lala manolan karo
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
😂😂😂uuuuuu aaaaaaa uuuuuu aaaaaaa
@Daud-h6p
@Daud-h6p Ай бұрын
Muqdisho waa caasimad. Ee meeshaas ku caawiya
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Ай бұрын
Daahir daba ka riixayay mj ku xumayn. Xaal qaata reer abti. anoo xuman La rabin gabadhaa.
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Ай бұрын
ASC CABAYADA MASHA ALLAH ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Thank you carfoon🥰
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 Ай бұрын
sister we love ❤️ judge daahir and his court and we love you too ❤
@hodonhassan7575
@hodonhassan7575 Ай бұрын
What do you mean
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 Ай бұрын
Caliyoy gacmahaga jeclahay masha alh 😂❤
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
maasha allaah dheh
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 Ай бұрын
@@casalasal6466 indhaha si fican ukala qaad
@ladanabdi6847
@ladanabdi6847 Ай бұрын
Caaliya Dhib'Badanidaa😂🤭 Maxaa Tiri ( CABDI GAAB ) Gooni Usii'Ugaarsanaa Aa😂🤣🤭?❔️ 👨‍⚖️'Maxkamada Waligaay Ma'👀'Fiirsan Hada Waxii Ka'Dambeeyo Aan'👂👂'Dhageeysi & 👀'Fiirsi isugu Daraa🤭🙊 👋MJ. 👋🆎️gaal. 👋SaleeyMaan.
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Gacmaha quruuxda badan nooqari iyo cabaaryaha qoorta❤❤❤❤
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 Ай бұрын
Aamiin kuligin ilhy ha no baarekyo❤
@anabbashir2678
@anabbashir2678 Ай бұрын
Caaliyo Dalaq dam waxaa keenay markii u horeysay Ridwaan Isaaq. Kadib ayaa Dahir Calaso keenay.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Daahir Calaw ayaa TikTok keenay ninkii iyo naagtiiba iyo weliba Codkii oo duuban
@MariamOmarHaji-kn1cn
@MariamOmarHaji-kn1cn Ай бұрын
Anagana Waa uu mahad clineynaa. Geesi nimada Kugu taageerna Iyo qof Kasta Inaat si xaq ah Ooga hadasho guul Iyo gobnimo
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Boqorada barasho wanaagsan ❤❤❤
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa Ай бұрын
Xaasha caaliya been laguma yaqaan marmarbay yara taraartaa Calashaan tuuba raac. Sida kaleha noolaato caaliya
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
@Kadaneey waa ku salaamay sxb waayadaan User baad la baxdayoo waan ku waayay😅😅
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
Jooji xumaanta aad taageerto. Ma Adiga ayaa qaadaaya danbigooday kuwa Dadka dulmiya oo dhibka ku haya Waa doqonimo cad in qof qabiil lagu taageero ama lagu xumeeyo
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
DAAHIR DAMEER U SHEEG INTAAS ISAGAA XUMAAN OO DHAN AABAHEED AHE
@User-s5z2t
@User-s5z2t Ай бұрын
@@Caaliyasharif Caaliyow aniga cid uma adeego. Maskaxdayda waxaan u ahay xor dadkuna aad ayey Iiga nabad galaan daahir ma aqaan wuxuu Shaqaysto allah ayuu la hortegaayaa laakiin marka laga reebo cudurka Dad badan qabaan reer hebel Daahir bulshada. Wax buu taraa shar iyo Khayr ba waa leeyahay adiga Waxaad la soo fadhidaa aniga reer hebel ma Khaldano marka waxaa muuqatay Kuwa aad difaacayso in ay noqdeen. Dadka ugu ceeb badan oo aad wax udulmiya Oo intaa. Meel walba Ceebtoodu iyo dulmigoodu ayaan No all some people marka aakhiradaa ilaasho
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 Ай бұрын
Caaliyo abaayo waan ku salaamay quruxeey ina adeer❤
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 Ай бұрын
Waaaw❤❤❤❤anigu🎉waxan jecelahay❤ hadalkaga draama kamadhamato😍😍salangobeed❤❤❤❤❤
@johnosmaankhayrahmed1959
@johnosmaankhayrahmed1959 Ай бұрын
Viva caaliya
@miimisahal2304
@miimisahal2304 Ай бұрын
Ma qiyaas xumi ina cisman maxamud tahay horaan uqiyaasay ma hawl yari From naag jarjarka ah oo qardho kaasoo salaamaysa inaa gob tihiinna qirsan
@FaThaNurdiin
@FaThaNurdiin Ай бұрын
Ok
@HodanEgeh
@HodanEgeh Ай бұрын
Aaaaaaaamiiiiiiiin
@fartuunhassan6528
@fartuunhassan6528 Ай бұрын
Ikacay dhiigaa ikacay, maalin dhaweyd maxkamada dahir calasow dadkey caawisaa laheydaa.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Ha i nabin! Weligey ma dhihin! Daahir Waa Mooriyaan dadka wixii uu uu aruuriya dhaca. dad gaar ah ayuu wuxuu rabo siiyaa
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Ай бұрын
Caliya ❤ boqortooyo mash Allah
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 Ай бұрын
asc caaliya waanu kusugayney maadama aad tahaya reer qardho runwaatana
@qarandoonyusuf1668
@qarandoonyusuf1668 Ай бұрын
ASALAMU CALEYKUM Walaasheen Hore U Soco XIJAABKA INOO ADKEEY INSHA ALLAH..
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 Ай бұрын
Walaal gabadhi réer qardhoo dhan ma ka sheeganin sodehdeed bay ka sheegatay warkeeda dib u dhegeyso
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Yaa ka maqashay reer Qardhood dhan bey cayday???
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Ай бұрын
Mansha allah caliyah manta in la iska kaadawado yaa ku wacantahay ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Inader 🎉🎉🎉🎉🎉
@ZamzamAxmed-l5d
@ZamzamAxmed-l5d Ай бұрын
Kkk Maamo Caaliya Daahir yaa khayr ka sugaya 😂😂😂😂😂😂
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Ай бұрын
Qoftan maser kuhayo wad muuqmuqta‘’( MAXA KU DAAREY NINKADA HOOSTA MA GASHIDO, danbi weyn a ku so do peasa raadis ad ku jirta dadan, asaga xooga was ka yaryahay mashing??? Mida kale. Wax lee maalinkasta ad dad ka sheegta waxna maso. Siyadis , xita peasa bila ajar keen ituso taabsi, dade ku dhagan tahay, ( Fiiri bal hada asaga maku EEDAYNEEN wa qabiiliste Maxad hada ka sheejaynaysa ruufanimo iyo dadan ! Goormad waxna ka toobi eedooy , ( SORY SIS I NI
@fardusali2771
@fardusali2771 Ай бұрын
CALiya xbbtiMJ reer kuxiga ee uu karbasho, waa Al ISaqiya. Marka xbbti quruxey halka gadal ugu labo.
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل Ай бұрын
Mj baa Qaba iyaduna waa garyaqaan hadee waa garti in uu sooban dhigo gabdhaa miskiintaa mj iyo maxamud saleban midna waxkama sheegin. Habadha mj ha hagaajo
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 Ай бұрын
mansha'llah ❤❤❤❤❤❤
@AhmedAli-mt3lr
@AhmedAli-mt3lr Ай бұрын
Caaliya waxaan u malayn jiray inay tahay cad cad
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
😂😂😂 Somali oo dhan cad cad ey noqdeen plus ➕ Filter 😂😅😂
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Daahir calasow wa qabyaladiiste
@ayaanomar-jl8uu
@ayaanomar-jl8uu Ай бұрын
Ala caaliyo run badanaa uhiili waaridka
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
Maxakamad inoo fur ana aan detective iyo kuwa dhaha waa runteed kuu noqdee 😂😂😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Waa inaan Tiktok imaadaa😅😅
@_Khaalid
@_Khaalid Ай бұрын
@@Caaliyasharif 🤣🤣🤣 Isoo qabo aan file ka kuu uruuriyee hhhh
@fadumojama22
@fadumojama22 Ай бұрын
Masha Allah
@XaawoMaalin-j8f
@XaawoMaalin-j8f Ай бұрын
Meeshaasbaad kakulaatey miyaa
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 Ай бұрын
Naa Saleebaan ma matasho, iyada iyo Daahiro calasey cidna ma matalaan, sasna Reer waxba uguma dhimi karto
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
Waa gartay! Oo accent geeda maba aha hawiyee🤔 Qardgo miyeey kukortay? Hebel calasoow isaga iyo somaliland is bedbedel badanaa 😊sowtey boqorka hebel samaale isku noqdeen goormeey kala baxeen? Hargeeysa asagoo lagusoo dhoweyay baa iigu wardambeeysay😊
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Ай бұрын
Somaliland waxaa la yiri car imow😅 ninka hablaha caaya nooma imaan karo bey dheheen Reer Hargeysa
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
@@Caaliyasharif Baga! Hala rooreey run moodeen reer muqdisho😂 hebel samaale markuu shaqeeyn waayey ayaa lakala daneystay iga dheh. Maxkamado lafurto, oromo loo qeyla dhaansado! You name it😂
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Kkkk war moog tahay wey u dhaarten intusan dhihin waan tagaa o dagaalka Ssc aanu dhicin markii MSS WORL hargaysa laaga soo celiyay xanaa1ay gabdhaha isaaquu sixun ucaayay ku qor you tube Waad yaabi muu tagin lafihiisu ubaqday
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
@@SagalMohaned shib iska dheh😂war moog tii udarneyd bn ahay reer baadye ah 😂 waxaa iscaaynaaya wakhtiba mageliyo wllhi. Soo ma daalaan umada😂😂
@QaniYusuf
@QaniYusuf Ай бұрын
Abaayo mcn mel kasta dulmi wu jiraa dumarkana wa lagu dhibaateya inantan maxa ka oohiyey hadeney abuse weyn la kulmin. Wll caliya yaney qabiil ku qadin ee xaqa ka hadal .
@anabgelle8723
@anabgelle8723 Ай бұрын
Malaga gabarbay kakufsadeen
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
😂mj oil 🛢 😂
@rahomohamed957
@rahomohamed957 Ай бұрын
Qabayalad aya kamuqta naya
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Ай бұрын
caliya reer abtiga miyad u danbi galaysa qof xuun iyo qof wanagsan qabil kasta waa leeyahaye siide waax u wada iil yaar ayaa laa galaya akhiiro qabil maale og sonow
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli Ай бұрын
Reer abtigaa armaad naar ugashaa
@Osob_5
@Osob_5 Ай бұрын
Haii adiga Alle kuu gargaarey miskiinta
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e Ай бұрын
Caliyo allah kabso ismaqariso daruuf ismaqariiso
@norajabril7955
@norajabril7955 Ай бұрын
Ciirtaa jug leh waan ku salaamay xabibty ❤
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi Ай бұрын
Caaliya laayga waan saaray tuugsi lee iga dheh😂❤❤
@aminasaharo
@aminasaharo Ай бұрын
qeyta qabayalada miya ku xanuntey dahir waa cawiyaha dumarka edo dahir waa halayey cudadad ku hayso wad udhimankarta lee abagal anaga ah mudulod anaga ah anagana qirayno dahir waxu uqabta dumarka somaliyeyd
@anabfarah2327
@anabfarah2327 Ай бұрын
Waxaad tahay garyaqaan booska daahir calasow noo soo fadhiiso aan dacwada kuu soo gudbino
@anabgelle8723
@anabgelle8723 Ай бұрын
Agiga gabadha wax hakasheegin
@khadiijasahal6792
@khadiijasahal6792 Ай бұрын
Ala caaliya shariifeey maxaad caqli badantahay waad fahantey waxa meesha ka kkkkkkkk❤❤❤❤
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 Ай бұрын
You got sister❤❤
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli Ай бұрын
Gabadha ha la. Caawiyo
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 Ай бұрын
Waa runta lkn ninkan waa jahil uraya o xalal lagu dhalin mrka MJ wey faraxumeyn runti
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Ай бұрын
Masha alaah
@rahmaabdi5814
@rahmaabdi5814 Ай бұрын
Run badan gabadhan
@AbdulkadirHirsiAli
@AbdulkadirHirsiAli Ай бұрын
Gabadhaan hala caawiyo. Gabadhaan reer keeda ayay faanineyso. Iska ilaawa
@AhmedIbrahim-2110
@AhmedIbrahim-2110 Ай бұрын
WAa calaan dahir culusow hááaaaaaaaah😂
@dirie1000
@dirie1000 Ай бұрын
dadkii Somaliyeed si aaney ummadaha kale u jabin ayey u jabeen yaab !!!! qof la 'amino Somaliya kuma harin ayaan u maleynayaa !!!! inta dibadda joogtana waan aragnaa yaab!!!! anigu yaabey !!!!! Caliyo waan ku salaamay walaashey .
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Ай бұрын
Dahir calasow hal qabiil ayu fiira gaar u Leeyahay. Caawin ma aha.meesha ee no akhlaaq
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Walal ado rali ah qorta qarso
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 Ай бұрын
We believe you ,quite girl
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Ай бұрын
Balo ku ciyaadhay ma magaladi qardho baa maanta laga soo hadley 😂
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Kkkkk Anigaa degan walhy qof gaajeysan haday arkaan order koofur ah waxay hayaan siiyaan walhy Aniga waxaan ahay mj kaso jeeda kismaayo walhy dhaqan macaan leyihiin viva qardho qabowey
@balkisindho7093
@balkisindho7093 Ай бұрын
Habo mahadsnid sida runta dadka ugu shegtey hbiryrtey oo maskina iyo hibryarahey be tiri wa idulmiyen
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Ай бұрын
RERKA EY SHEEGEYSO MA RER MUSE MATAAN
@munamohamed2972
@munamohamed2972 Ай бұрын
Horta Aliya KZbinr ba tahay yan laga dareemin kuleelka qabyalada inu ku qaday waxba ha xagxagan dahir calasow idinlama dhaqmin gabadha qabten ba dhib idinka sheegatay waxaa jiro gabdho badan kusoo sameysen iyada uguma horeyn gabar dhib idinka sheegata wax jiro gabar walbo shisheya guursatan sida bad u bahdishan usoo dhibaateysan heer ay nafteda idinkala soo caroorta meeqo gabar aqaano ila bosaaso kaso baxsado soo dhibateysen hada tahin mj gun an guur galin ba tahin gabdhaha idin dhaxay wax wng iidnka sheegay ma arg aad bad qabyalad ugu dheereysan waxba haka kuluulsn waxay gabadhan sheegeysay waa wxa adiga hada kusoo kululeeyo ka muuqdo wax xuman ad u geeysaten bey sheegtaye kasoo garbaxo gabadha hantida ka dhacdeen usoo celsha wax owlad lo dhalo lo dhaxo ma tahiin adigii media ugu jiray ba sida u hadlayo oo cadaalad iyo damqasho dumarnimo laga sugaaye kuwa kalena maxaa laga filan karaa an af dalableh ahay!!!
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 Ай бұрын
Inaad hadasho waa kugu ceeb gabadha ninkeeda ayaa masuuka ah idinku ma is waydiisay wixii aad biliqaysateen oo hanti ahayd
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Waxaasoo dhan haso qorin o dhiig la aan ha isku riding Gabadhaan waa Madhibaan la dhahay Kaso dhagayso maxkamada calasow waxay dhahday ninkaga ada sixray owaalay lagu dhahay Sidaa awgeed waxay sameysay maxaa kataqaana teda kale ilmaheda aderadood familiar qabiilka aha ayaa ubalan qaaday inay dollar siinayaan Qaar waliba AMERICA JOOGA MJ HADAN NAHAY CADOW BADAN LENAHAY HAKUGU TAAGNATO DAAHIR O IIMAAN LA AYAA UTUBA RAACAYA MJ CIIL UDHINTA UF WALA YAQANA DADKA XAASASKA GUBA AMA CUNA AMA DHACA NAAG IYADO MADHIBAN LA SHARFAY OMASEYRTAY
@munasudi3392
@munasudi3392 Ай бұрын
@@saynabsaciid7449ilaa 1960 canshuurtii umada adinkaa bililiqystay
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Dadka Daahir u taga waa ka naxaa waa meel dadka magacooda lagu tuugsado.
@nuragure2954
@nuragure2954 Ай бұрын
manshaallah caaliyo ❤🎉
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Somalida dhibkoodu waa waxba ha sheegin qofkii la dulmiyo waa inuu hadlaa runtana sheegaa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
CAALIYA 😂 WAA NOC LAGU TUUGSADO OOHINTEDA KA FAHMEY INEY SI WAXYIHIN LKN HA ISKA ARUURSADO LACAGTA ISTAHIL GAABE ISKADAYA
@mrsgalkacyo4415
@mrsgalkacyo4415 Ай бұрын
Maya Dahir afka ka bixi benlayahy
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 Ай бұрын
Haha😂 ishaa katuurtay. Sacadka arimahooda hoos hoos ayuu u dhameeyaa😂 dahar waa balaayo qarsoon
@saidaahmed2361
@saidaahmed2361 Ай бұрын
Walee caaliya shariif been ms aadan sheegin
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Amiiiiiiiiiin ya rabbi
@faisahuseen2674
@faisahuseen2674 Ай бұрын
Sax
@SamiiroMaxamed-kc6gu
@SamiiroMaxamed-kc6gu Ай бұрын
Sawir yahay gabadha daa adinkay idiin dulowdaye
@foziaosman503
@foziaosman503 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Uuuuuu aaaaaaa uuuuuu aaaaaaa 😂😂😂😂😂😂
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 15 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 145 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 24 МЛН
GABADHA SHIIKHAAL IYO NINKEEDII HORE EE MAJEERTEEN #ARIMAHABULSHADA
14:49
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 16 М.
SIR NAGEED | FULL MOVIE 2 BY SAGAL SOMALI
42:27
Family Sagal Channel
Рет қаралды 19 М.
subaxaAllah war gabdhah yaryar  ha la badbadiyo
5:46
Aliya Home 🏡
Рет қаралды 632
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Laacibkii Horseed  ee Turkiga ahaa 🇹🇷 | Qeybta 1-aad
22:41
Shaakir Maxamed
Рет қаралды 26 М.
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 15 МЛН