Gabadha soomaliyeed ee ugu lacgta badan Uganda | Sheekada Guusha Aaamina Xirsi

  Рет қаралды 63,322

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 181
@cabdallacaraaleaadan5323
@cabdallacaraaleaadan5323 2 жыл бұрын
Lacag samee Ma Xumo Dhaqaale Samee Ama Hasameen Faqiir Ahow Ama Taajir Wll iyo Wlshy Ma Ogtahy In Aduunka Uu yahy Maalmo Kooban Aadna Ka Tagayso Adgoo Ka Wata Maro Yaroo Cad 😢😢 Wll Waqtigaaga Kafaidayso,Ooga Faaideyso Wax Ku Anfacaya Aakhiro io Aduunyo. Wabilahi Towfiiq
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 2 жыл бұрын
Falsafada ha qalad fahmine labada ushaqyso wllo hda ta akhiro uun shaqysato mxd ku noolan
@craxmanmaxamed4101
@craxmanmaxamed4101 2 жыл бұрын
Lkn sxb laguma dhihin ha sameyn lacag wayo lacagta markad dhimto kadib bay kuu noqon kartA sadaqa jaariyah
@ozakediamond2670
@ozakediamond2670 2 жыл бұрын
Aduunyada hdad ka tageysid intad ku noshahy sharaf iyo nolol wangzan ku noolow illhay wuxu qur'aanka ku leeyahy "وابتغ ما أتاك الله الدار الآخرة ولا تنص نصيبك من الدنيا ha ilaawin nasiibkaga addunyada marka illahow shaqaysan maaye xoolo isii ma soconayso.
@ZuhaipEprahimi
@ZuhaipEprahimi 2 жыл бұрын
Waxa ugu weyn ee Bili'aadanka gaadhsiiya in la adoonsado waa Faqriga diintu Macha alah waa Nazteexo laguma odhan aakhiro uun u shaqayso oo masaajid ku Jir ee wax aad ku noolaatana shaqaysaa lagu yidhi qofka maanta ilahay hanti siiyey wuu kaa nasiib fcn yahay aduunyo io aakhiraba coz isagu sadaqo io masaajiduu dhisi karaa plz labada daaaroodba ha ka quusan mid walpa u shaqayso shaqaa sharaf le 🙏🏻❤
@drabduqaadir7260
@drabduqaadir7260 2 жыл бұрын
Wa runta aaqiro aya ahay meesha saxda laakin wll ha ilowin aduunka wa beerta aaqiro hadana hanti shaqeysan mxa qabsan karta ileen calol baahan wa mid lagu amro wixi lagu shubo mida kle Nabigeega CSW wuxu ku duceysan jiray alow waxa ka magan gala gaalnimo iyo faqri “ naftada haku qancin aaqiro ileen taajir iyo maskin wexe ay qabten aya ka horeyo hada heysato 10,000$ oo bil wlabo sadaqeyso 100$ miya aaqiro wax weyn ku aheyn
@macruf
@macruf 2 жыл бұрын
Subxanallah 99jeer Alxamdulillah 99jeer Allahu akbar 99jeer La,illaaha illaallaah 99jeer Aqri walal maalintaada Allaah kuu nuuriyo
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Ustaad soo badi muuqaalada Guulaha dadka Somaliyeed Waa Codsi
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
Markii wadankena loo eego kalinta 3aad bay ku jirta Gabdhaan 2 nin unba ka sareysa, Kalinta 3aad inay noqoto Haweney ka somali ahaan wa wax lagu farxo uganda ay u noqoty qofka 1aad. Masha''Allah tabarakAllah Aamina Xirsi Allah ubarakeeyo Ganacsigeeda Waynu kufaneynaa in aan heesno haweeneydaas hor muud iyo tusale u thy Hablaha Afrika Gaar ahaan Somlida🇸🇴
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
@@abdihashi6225 Somliland haday kasoo jeedo maxa u diidaya in aan ku faano ma yuhuud ba mise?? Jug jug meeshaada joog weyan hadalkaagu
@ibtihajomar7443
@ibtihajomar7443 2 жыл бұрын
Maryam wa runta Abayo Kudaysho naga mudan tahay mama Amina xirsi❤ Allah ubarakeyo Ganacsigeeda💫
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 жыл бұрын
@@ibtihajomar7443 Amen❤
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 2 жыл бұрын
@@Maryan_idil you right xabibti somali waan isnahay isguna faanaynaa . Wiligeedba meel heblaayo ha la yidhaa. Adoo kale alow noo badi.
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 2 жыл бұрын
Maalintii iigu horaysay ee aan Uganda imaado waa sheekadii iigu horaysay ee aan maqlo 💙
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 2 жыл бұрын
Beenaale Gabadh soomaaliyeed maaaha waa gabadh somalilander ah Oo somaliland kasoojeedda
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 2 жыл бұрын
Waa gabadh soomaaliyeed iyaa tidhi sidaa miyaad qasbaysaa
@a.majiidmohamed267
@a.majiidmohamed267 2 жыл бұрын
C.raxmaan wllo waxad soo badisaa muuqaalada ka hadlaya guusha iyo horumarka .....zxp keep Going
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 2 жыл бұрын
Magacagu waa cabdiraxman cumar Halkanina waa wabari media Itaas waan ka helaa wllo
@Halgan-Media
@Halgan-Media 2 жыл бұрын
Noloshu waa hirdan iyo dagaal ka dhabee riya kasta oo maankaaga ka guuxaysa 🥰🥰
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 2 жыл бұрын
Amina sidoo kalena Waa saamilayda sarsare ee Telesom Iyo hormuud waana millonerada haysatta hanti gaadhaya 200m$
@gedyhildid193
@gedyhildid193 2 жыл бұрын
Somaliland dheh somaliya iskuma jirto
@Ismailainashe
@Ismailainashe 2 жыл бұрын
Illeen dhulkeenu ilaa Uganda wuu daadsan yahay ilaahow na midee 🥺I am so sad 😞lkn in ay dhulkeeda ka samayso mashruucyadan baa ka sii fiican waxay waxtaraysaa African gaalo agteena waxba kama aha qoftaasi waa muwaadin Uganda 🇺🇬 ah I don't care she is not somali
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 9 ай бұрын
Adiga maad samaysid iyada halkasay fursad ka heshe
@yousephc1673
@yousephc1673 2 жыл бұрын
Walal waxaan donayey inaad kahadasho scholarship brunnie
@addname4952
@addname4952 2 жыл бұрын
Maamo markuu ruuxu noqdo mid magac iyo maal leh cadaw badan ba samaysma ilaahay aya wax ilaaliya waxaase ila saxsan inaad markasta taxadarto oo ilaalo samaysatid madama dal shisheeye joogtid.
@duale4234
@duale4234 2 жыл бұрын
Gabadhaasi waxa farxad ah inay thy maamo soomaliyeed, weliba somaliland Marka Somalida lasii kala sheego farxad bay inoo thy ALLE ha Ubarakeeyo Hantida wxanay, mudantay Ku dayasho Macne, u qorshe la socdo ayey guul ku gaadhay what A Nice and Heroine women #Aamina Edo wxn Rabi Kaaga Rajayeneyna Wanaag iyo Caafimaad mgcayaga kor baad uqaaday.
@sakariyemaxamed419
@sakariyemaxamed419 2 жыл бұрын
Laandhere isaaq ah wlipa habar yonis 🤣
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 2 жыл бұрын
Maxay ugu taalaa somali waa islaan ugandes qabaane hantideedana ayagaa haystee.
@jccmahdaristudio4797
@jccmahdaristudio4797 2 жыл бұрын
Ustaad waxaan kaa sugaynaa minxadii ama scholarship kii Turkey ga ee sandka
@ayuubmuriidi2523
@ayuubmuriidi2523 2 жыл бұрын
Aniga dhiiri gilin buuxdo ayaan ka qaty naag uurqaadayso hada lacag sameynayso waa wax kartida dhaafsan hambllyo edo mcn 😍🥰
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
Waa vabadha u dhalatay somalilaand
@sahalsalaan77
@sahalsalaan77 2 жыл бұрын
Waa ree somaliland
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 2 жыл бұрын
Dadka dhalinyarada ee Hormar dhaqaale sameeyey soo badi caalamka meeshay doonaan Ha joogane
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Woow 🥰boqorada ganacsiga bariga africa 👸🏻❤️🙏
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
WaaW Afrika ✔ Afrikaan Afrikaanka Afrikaanta
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Uganda markaan tagay waxay ahayd gabadh kliya ee dadka somaliyeed ay kuso hirtan
@usamebayle.3985
@usamebayle.3985 2 жыл бұрын
Masha'allaah Ilaahay Hakuu Barakeeyo Hantidada Maaamo. Waxaad Tahay Qof Kudayasho mudan.
@ahmednouh3057
@ahmednouh3057 2 жыл бұрын
Waa gabadh isaaq ah❤️
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Waa Gabar soomaaliyeed makugu filaan weyday hhhhhhhh
@ahmednouh3057
@ahmednouh3057 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 somali majirte nin walba waa qabiil
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@ahmednouh3057 Isaaq waa reer, soomaali baa ka weyn, soomaali af bey leedahay dhul bey leedahay lkn isaaq waa Qoys ka tirsan soomaali, midda kale wlle kuwa aan isaaq ahayn oo Uganda jooga baa aamino ka hanti badan soda Mandella Group haddana labaduba waa dad soomaaliyeed waa in aan intaas niyadda ku haysid!
@ahmednouh3057
@ahmednouh3057 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 somali uganda joga oo aamina ka lacg badn majiro
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@ahmednouh3057 Wuu jiraa adaan aqoon cumar mandella baa ka hanti badan Warshadda Burka uganda dhan soo saarta buu leeyahay City oil shidaalka uganda dhan baa u soo daga City tyres taayarada uganda oo dhan buu warshadeeyaa 100 mashruuc ka badan buu leeyahay, aniga kula hadlaya hadda uganda baan ku sugnahay kampala, dhalinyarada shirkadihiisa bey u shaqa tagaan islaanta aamina ah waxa ay leedahay haddii laysku daro 150malyan kama badna isaga 1 bilyan buu haysta, Uganda ninka ugu hantida badan weeye!
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Mom Aamina❤️
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 2 жыл бұрын
Second view
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Wlhi ugaandhaysku dad wacan weeye sababto ah qof ajaaniba somali sidaa ugama dhex shaqaysan kareen ,hanti diisana kumaa aminen
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 2 жыл бұрын
Masha allah
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 жыл бұрын
Masha allh eedo amina waxay jabisey darbiyo badan waan qof dadashey inkasto an jecal in ay maalkeda somaliland uso wareejiso
@jesshalan6325
@jesshalan6325 2 жыл бұрын
Abdirahman Waabri inan ka Cod ka Dahabi Gaale
@ilyaasabdi7077
@ilyaasabdi7077 2 жыл бұрын
Qebta labad ayan ka sugena sxb dagalko saxabada
@abdiwahaabmohame315
@abdiwahaabmohame315 2 жыл бұрын
Mansha alaha Walal ma tarmind ituu muuqaalka intuu socdey ee noosoobadi qisooyinka guulaha mahadsanid
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 2 жыл бұрын
MASHAALLAH ♥️🌹♥️ lovely and beautiful Rich sister May Allah bless you dear sister Ameen YaaRab 🤲
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Yugaandha ✔ Hambalyo Aamina Xirsi. .Sabool-Hantiile.
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 жыл бұрын
M.a waa hooyo firfircoon Allaha Noo xafido ❤
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 5 ай бұрын
❤Eedaday Amiina Hirsi Mooge Eedo Qali Waliga Guulayso❤
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
ahaanshuhu waa wax wayne Noda kuwo Raaca Wadiiqada walaal aamino Hirsi
@somalilanddhulkayga8491
@somalilanddhulkayga8491 2 жыл бұрын
woow gabafha millionnerada ah waa isaaq geesiyadiii hapar yoniz
@mohamedfarax7400
@mohamedfarax7400 2 жыл бұрын
0gow,marka,hore,amina,hersi,waxay,shirko,la,tahay,museveni,ogow,sidaa
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 2 жыл бұрын
Thanks for your encouragement 🙏 to somali girls 👧
@barkhadlemaxamuud7870
@barkhadlemaxamuud7870 2 жыл бұрын
Koofur Bada shiinaha
@maxameddeeq4037
@maxameddeeq4037 2 жыл бұрын
Dunida waxa loo sheegey Soomaaliya gabdheda shaqo be u diida balse runta weey ka fog thy gabdhena shaqada waa lagu qasbaa
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 2 жыл бұрын
Man sha Allaah Allaha u xifdiyo mama Aamino
@alimohamed9107
@alimohamed9107 2 жыл бұрын
No doubt she is the richest somali person so everand she self made richest person in Somalia something to be proud of as Somali person forget about dahabshiil or hormood those guys bit too dodgy how they made money
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 2 жыл бұрын
Masha allaha wa qof karti leh
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 2 жыл бұрын
Aamina xirsi waa gabadh soomaaliyeed kuna faanto dhamaan ummada soomaaliyeed meelkastay joogto Haday tahay somaliland Haday tahay djabuti Haday tahay somalia Haday tahay dds Haday tahay NFD Amina hirsi halka ay kaso jeedo asal ahaan waa soomaaliyad reer somaliland ah.
@kamaalcade4225
@kamaalcade4225 2 жыл бұрын
waa million neerad. waa dadka uu la tashado muusafiini walee isaaqa waa ilbax ninka ugu taajirsan jabuuti waa ibraahin dheere waa jibriil obokar. waliba ibaraahin dheere waa bilyaneer east africa
@nadaraysaed6001
@nadaraysaed6001 2 жыл бұрын
Shirkadahaa iyo qandarasyadaa inay somaliya uga shaqaysataa larabay maamadu bisinkee maxay dalalkale kadoone
@libanabdirahmanabdilahi7276
@libanabdirahmanabdilahi7276 2 жыл бұрын
Waa gabadh isaaq ah
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 2 жыл бұрын
Isaaq✊
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 2 жыл бұрын
Qabyaalada nagala tag nio
@OpulentMindCrafts
@OpulentMindCrafts 2 жыл бұрын
Okay isaq waa somali, somali is enough
@maryamomaxamuud7696
@maryamomaxamuud7696 2 жыл бұрын
Qabilka Nevada 😡
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
@@maryamomaxamuud7696 wa gabadha Re Somaliland ah
@kamaalcade4225
@kamaalcade4225 2 жыл бұрын
waa gabadh isaaqa oo sacad muusa oo reer soomaalilandna viva beesha suugaan yahanadaa. tijaartaa .
@mileogaming4559
@mileogaming4559 2 жыл бұрын
Wadenkeeda ayaa ubaahan maalgalinta meshaa ay kamaalgaliso wadamo shisheeye
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 2 жыл бұрын
Amina xirsi Naag somaliyad assal ah weliba Isaaq Hyonisa
@galeyrahmed8839
@galeyrahmed8839 2 жыл бұрын
Dhibka Somalida Haysata ayaa ah Inay Maalgashadan Dalal shisheeye Dalkeena Maanta Meelo badan Ayaa Nabad ah In La maalgashado Dalkaaga ayaa wanaagsan
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 2 жыл бұрын
Mansha allsh allaha ubarakeeyo hantideeda maama soomaliyed balse wadankeeda soomaliya shaqo abuur maka sameysay wali umada tabaaleysan ee abaaraha daashadeen wax ma ku tartay hadey maya tahay allaha garansiiyo.
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 2 жыл бұрын
Magacbaa iskugu keen yaala soomaali laakiin gabadh soomalilander ah waana gabadh isaaqa ah dhiigu biyo maaha sidaa daraadeed waa gabadh soomaali ah ahna s,land ahna isaaq
@califarax7887
@califarax7887 2 жыл бұрын
Qeyti labad xuniyn kasugeyna
@cabdiqanicali1981
@cabdiqanicali1981 2 жыл бұрын
Aamina xirsi mooge Alle haku xafido eedo
@hamzikhamzik2199
@hamzikhamzik2199 2 жыл бұрын
Umada beenta ka dhaf amino lacag ficn wa hesta lkn maha qofta ugu lacagta badan uganda
@user-hf7wr3oh8g
@user-hf7wr3oh8g 2 жыл бұрын
somalia may ka dhisto shirkado waa ayada wadamada 😜😜shiyeye
@raadgoob2934
@raadgoob2934 2 жыл бұрын
Ninkan aad Baan u necbahay duntii wixiisuba been bay u badan yihiin Sababta oo ah xaqiiqada ayuu ka gabadaa
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Aamina Don't forget home,
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walal🙏. Insha Allah DARUL AKHIRAH waxuu idin so gudbinaya Muxadaro diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin.🌍🔑
@Hamseomane
@Hamseomane 2 жыл бұрын
Lacgtan may wadankeeda ku maal galiso
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 2 жыл бұрын
Maaasha allah hooyadaas waxay jabisay Score runtii in lagu xuso mudan . Dal shisheeye ayay ka noqotay qofka labaad ee dalkaas ugu hantida iyo maalka aduunyo badan iyada oo waliba dumar ah.
@cumarmaxamuud882
@cumarmaxamuud882 2 жыл бұрын
Thanks my prother
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Mw yugandha baa sheerkuleh warshadaheda
@abdiallah614
@abdiallah614 2 жыл бұрын
She is not somali she is isaaq Gang bro inaad cadeyso ayay ahayd
@hamsecabdi93
@hamsecabdi93 2 жыл бұрын
Amuus Jaahil yahow qabilku biyo dhigay dadka wad kalidataye ha hadlin 😕 isaaqu ma yuhudba mise waa somali
@abdiallah614
@abdiallah614 2 жыл бұрын
@@hamsecabdi93 isaaq waa ina binu Israel nabi yacquub calayhi salam ayaan ku abtirsana somali ma nihin qasab miyaa
@phantom8880
@phantom8880 2 жыл бұрын
Abdirahman waaberi ❤
@muhubojama1231
@muhubojama1231 2 жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah sister ♥❤ 🙏 💖❤ 💕♥♥❤ 💖 ❤ ♥❤ aamino xirsi
@mukhtarcawaale4641
@mukhtarcawaale4641 2 жыл бұрын
Axmeb Gacb
@engahmeddaahir9713
@engahmeddaahir9713 2 жыл бұрын
1
@mahamedahmed4481
@mahamedahmed4481 2 жыл бұрын
Waa Raadinaaye Muuqaalkan M.a
@cabdiwahab239
@cabdiwahab239 2 жыл бұрын
Habar yar ii tahay gabadha
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Subhaan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LINKS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIST
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@mohamedabdihassan1435
@mohamedabdihassan1435 2 жыл бұрын
Tani soomaali maaha
@maxamedbashir6506
@maxamedbashir6506 2 жыл бұрын
M.a🇸🇴
@hkayir916
@hkayir916 2 жыл бұрын
Amina xirsi is the richest women in Africa masha Allah and even though she was born in kenya .. she is a somalilander we the people of Republic of somaliland are proud of her 👏
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 2 жыл бұрын
Ok
@iamk3977
@iamk3977 2 жыл бұрын
She’s Isaaq 👸
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 2 жыл бұрын
Mansha allah
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 2 жыл бұрын
Amina Hirsi Mooge waa naag reer Somaliland💚🤍❤ ah oo Isaaq Habaryoonis ah Qadaadweyneey qabrigiina wasee
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 2 жыл бұрын
Adr dadka somaliyeed waa mid ee hana kala qoqobin Somaliland soomalibey wax kutahey adr
@Abdirahman-ty6ku
@Abdirahman-ty6ku 2 жыл бұрын
@@shariifmedia3307 adeer caqligii waxaad kagatimud meel aan ogahaye orod suuliga tag haduu xaar kuhayo, hadalku yaanu sida xaarka kuu qabane caqliga soomari FG. Adeer Somali waxba iskuma aha tuugta ayaa dadka somali nimada kubaadhata adeer wake up Adeer
@cabdixakiinyuusuf2980
@cabdixakiinyuusuf2980 2 жыл бұрын
Waa gabdh isaaq ah
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 жыл бұрын
Waa qoloma
@kzfamilychanell7280
@kzfamilychanell7280 2 жыл бұрын
Yoweri museveni shame on you Dhaqaalaha wadankiisaba islaan somalia Lafdhabar u ah warxishoo niyohow
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Mashallh money is a power
@dembeledembele3155
@dembeledembele3155 2 жыл бұрын
Plz sxp kaso hadal SAYGIN YALCIN guushisa🙏
@drabduqaadir7260
@drabduqaadir7260 2 жыл бұрын
Wllo inoga so samee qisada guusha Edmund Hillary & Shirkada Coca cola
@cabdalabashiir7000
@cabdalabashiir7000 2 жыл бұрын
Alla Ku barakeeyo wllkei💖
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 2 жыл бұрын
Cabdiraxmanow taariikhda imaan cabdimajiid somali supermodel nala wadaag plz
@mohaade7622
@mohaade7622 2 жыл бұрын
Keep going
@fuaadmahamud317
@fuaadmahamud317 2 жыл бұрын
Mansha Allah waa barnaamij wanag San
@abdirahman11dahir9
@abdirahman11dahir9 2 жыл бұрын
Waa habarteya thanks bro
@khaalidakaadir395
@khaalidakaadir395 2 жыл бұрын
Soo badi wll adoo raaliya🙏
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
30 Sano iyagoon gaarin ayay xaqiijiyeen guulo waaweyn!
9:04
Waaberi Media
Рет қаралды 69 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 38 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 73 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 232 М.
Yaa ku noolaa dhulka dadka kahor! Maxaase ku dhacay?
13:11
Waaberi Media
Рет қаралды 84 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН