Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Magaalada Kampaala Ee Caasimada Dalka Uganda

  Рет қаралды 103,134

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Magaalada Kampaala Ee Caasimada Dalka Uganda

Пікірлер: 126
@nimcoaden579
@nimcoaden579 7 жыл бұрын
Soomalida meel kasta ey tagaan wey dhisaan wey Camiraan wadankodana wey burburiyaan waa yaab Wallhi
@maxamed9673
@maxamed9673 5 жыл бұрын
Nimco Aden waxaan nahay dad jecel in ay la noolaadan dadyowga kale xagga aan dalkeena weyn dayacnay
@wiilshidan6404
@wiilshidan6404 5 жыл бұрын
Somali caqli leh majoogan wadenkeeni
@safiomar6903
@safiomar6903 5 жыл бұрын
Waa laga soo sixrey wadankooda illaaha jooga
@yaraakkayaar4906
@yaraakkayaar4906 5 жыл бұрын
Maya dadkaan waa dadkii rabay in ay wadankooda dhistaan, laakiin aan fursad nabad am nidaam ka helin wadanka.. is deji walal.. wadanka nabad markay ku soo laabato inshaAllah waat arkaysaa somalida firfircoon si deg deg in ay u dhisaan wadanka
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Kamapla wan Soo socdaa from Canada 🇨🇦🇨🇦
@kalilrage8873
@kalilrage8873 5 жыл бұрын
Maxay meel kasta oo Somalidu degantahay ay u tahay meelaha ugu foosha xun waddan walba?
@naagtiihashaninheshay1272
@naagtiihashaninheshay1272 5 жыл бұрын
Wa su'aal iswaydiin mudan ?
@manhalcadeymanhalcadey8254
@manhalcadeymanhalcadey8254 5 жыл бұрын
Lacagta bay baqaylayaan mahane waydagi karan meshay raban anaga xafad qurxana kadaganayn Kampala
@abdifitahabdullahi7572
@abdifitahabdullahi7572 5 жыл бұрын
aduunka kanplaan ogu necbahay 4 sanaan ku noola hada markaan xasuusto inaan matagaa i qabaneesa nacalaa ku dhalay, meel tuug badan, ciid madow ah, dad soomli ah oo xanuun san ay buuxan. qofka kanpla jooga lama cadaabayo. ayadaa cadaab ah
@Rama____1
@Rama____1 5 жыл бұрын
Abowe wlhi waa kula dareemi karaa dhibkaas saas ey thyna waa u xiisay wlhi
@abdifitahabdullahi7572
@abdifitahabdullahi7572 5 жыл бұрын
aniga uma xiisin walh
@seytuunabdi9624
@seytuunabdi9624 5 жыл бұрын
@@abdifitahabdullahi7572 anigana add ban ugahelay wausogurirabaaaaa
@realwarya8215
@realwarya8215 5 жыл бұрын
wllhy waan kula Qaba mesha aduunka melka xun abiidkay kuma Nolan ilahi ika kenayba umahad naqa marwalba
@quruxsanquruxsaninaahmed7055
@quruxsanquruxsaninaahmed7055 5 жыл бұрын
@@seytuunabdi9624 ha isku so aadin waa iga talo
@ikarade3274
@ikarade3274 5 жыл бұрын
Haddaad ila qabto in Qabyaaladda quran tahay like ii saar thx.
@mulkiahmed1979
@mulkiahmed1979 4 жыл бұрын
Iska tir hadeey run tahay inta aragtay wlhi danbi ayaa kugu socdo
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
Anigu 24 wadan oo aan africa ku jirin ayaan marey wadan walbana somali wanku arkaayey lkn wadan aanan islahayn somali ayaa ku nool ayaan arkay somali dagan ana waan yaabeyba waaana wadanka maxcico oo ah wadanka aduunka ugu Gangska badan
@updxlimmuktar9377
@updxlimmuktar9377 5 жыл бұрын
Qapilk melwlp wey gadsiyen...qof wlpna wuogathy iney somalitha qabileysata yhn...ceb caleyk
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Waxaad tidhi ganacsidiyo iyo hoteelo u fiirso hadalkaaga hoteeladu ganacsi maaha miyaa
@khalidnuuradiin8559
@khalidnuuradiin8559 6 жыл бұрын
Yool iyo mustaf ahaa dadkaan
@KEYFLIPKeykeyFlip
@KEYFLIPKeykeyFlip 5 жыл бұрын
shiiqul balad walbaxar Sxp Yool Facebook geesa ma haysa
@farxiyaahmed7116
@farxiyaahmed7116 5 жыл бұрын
Ilaahey amarkii anigu ina safro kaligey ama wadan ado wan necbhy wadankeyga joga alx wx ku bartay kana shaqeysytaa 🙏🙏 marka wadankagii hooyo ka tagtid dhib aya la kulmeysaa mar waliba wxn arkay dadkeygii oo wdmada aduunka ku dhibtoonaya ad ban uga nxa wan ka calool xumada wayo dhibka wllkey ama walashey somali so garaayo ana wu i taabanaya alla wxn ka baryaya in wadankeena nbd inooga dhigo
@zakariyemaxamed9757
@zakariyemaxamed9757 Жыл бұрын
24saacba soomaliya dhibka kadhacaa kamadhaco wadanadan aykunoolyihiin
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Somalida meel waliba ay tagaan qabiil ma daynayaan 😭😭😭😭😭
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 жыл бұрын
Hallow qoxootiga cusub 1991 Qoxootigi USC corsada u dirtay baan ahaa 😄boda is byccale baskiil weeye motada wa biki biki shyyyt hawiye xita luqada ma barankaran ilaa qaraxaa ka shaqayasane hhh😄
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Dalta kisenya waan u xiisay wlhi xaafad shidan iga dheh bakaaro 2
@mamaasmaadan9498
@mamaasmaadan9498 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer meel loo xiisa badan balaayo haa dagto hada wayba yara dhisen somalidu hada lkn meel maha
@adammohamed1514
@adammohamed1514 5 жыл бұрын
Brother biyaheedii la iska karkarinaayay aan u xiisay😂😂😂 lkn what ablut Baakuli
@lilomar7903
@lilomar7903 5 жыл бұрын
Somalida waxan dhihilaha wadan islamed ayaa jogtiin qabiil waa xunyahay wlh 🇸🇴❤️👍🏼
@nadiranalka7443
@nadiranalka7443 5 жыл бұрын
Kasanga kabalagala ggaba nsambiya xafadahas tag nagada meelahan
@Hardyironman
@Hardyironman 5 жыл бұрын
aad iyo aad
@safaanasafaana5211
@safaanasafaana5211 4 жыл бұрын
Reer kampala salaaman 👏🙌
@kowsarblack8010
@kowsarblack8010 6 жыл бұрын
Nice🍂🍂😍😍
@mrali3601
@mrali3601 5 жыл бұрын
Aduunka sharci iyo nidaam lo simanyahay ba lagu horumaray oo lagu dhaqma lakiin inagu qurun iyo qabiil aan dhamanayn iyo waxyaabo casri jaahili carabti ino keentay ka ilbaxday baynu wadna
@caluush1432
@caluush1432 5 жыл бұрын
Kasanga uxisay tllhi😂👌
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Жыл бұрын
Kasanga Am Back
@ramiarte8380
@ramiarte8380 5 жыл бұрын
Ma waxana kampala casimad u ah Alla tola ay
@amranhappy8077
@amranhappy8077 2 жыл бұрын
Haa😂😂😂
@drkhaire1787
@drkhaire1787 5 жыл бұрын
Keseyni, hass and delt wlhi xussu bdan u leeyhy re kampala aad ayaan inkugu xiisay
@Aahil229
@Aahil229 7 жыл бұрын
I remember Kisanya xasus 😥😍
@drgarad
@drgarad 2 жыл бұрын
Maka dhoofte hadda?
@lulahmed9046
@lulahmed9046 5 жыл бұрын
kasaye andaganaa jirey waa mal amana masha allah from holan
@joharasamatar1161
@joharasamatar1161 5 жыл бұрын
qabiil isku dila jareerkana somalinimo ha idinku dilo🤨war busses saara ku celiya somalia wadankoodi qabiil ku dumiyene
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 5 жыл бұрын
sas waye sxb
@mohammedaamin9857
@mohammedaamin9857 5 жыл бұрын
Mansha Allah Sarkalkas waah mubadin Africa sax Ah dadka ajanabiga ah inaga naxaya inagana waden keeni afaro qabil u burburinay hada wadamDa kale eeh ku noolnahay la tagaynaah qabil was arin ma aaho dadkaygoow dib isku gu noqono adkeena dhisano AllAh inta ka baqno orad iyo Qoxotinimk ka ku jiri karneeh for real 😩💆🙏
@anabhersi591
@anabhersi591 3 жыл бұрын
Dhalin yarada mesha mekucusubyihiin bodhad 2kun homeydana waa 1shilin marka waxaaqalisan bodhada
@yahdinadal1829
@yahdinadal1829 3 жыл бұрын
Haa lkn boda dhakhso bay kugu geen busku wakhti buu qadanaya huno.
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 жыл бұрын
Jacaylka iyo kampala waan isla helay nolal aan soo qaatay bay ahayd sido kale aqoon ayaan ka bartay aad aan ugu anfacay
@yuusufhassan8869
@yuusufhassan8869 5 жыл бұрын
Kampala waalosoo xiisaaa bwoy laam oo idin salama dhamantiin reer kampala
@xaashirismaciil9820
@xaashirismaciil9820 5 жыл бұрын
dadkii sanka weyna baa wllhy idin caqli dhaama ama idin dhaaf oo dalkoodii dhistay wllhy bilaahay aduunka somalida ugu caqli xun ama aduunka dadka xuni majiro
@casiocurious8744
@casiocurious8744 5 жыл бұрын
Adiga ka koo ah, dadka sanka weyn maxaa u yaseysaa ?
@abdisalammoalimsaid4562
@abdisalammoalimsaid4562 5 жыл бұрын
Kampala wllhi waa meel sheeko dheer ayee rabtaa
@princesssuma4466
@princesssuma4466 5 жыл бұрын
Kampala muqdisho 2 kisenya 😂😂😍wlhi aad uqosle boodho
@saciidsancademedia1594
@saciidsancademedia1594 5 жыл бұрын
Yool iyo mustafa rag culus
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 Жыл бұрын
dalta 2Bakaaro
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
You guys are the best somali decoumentry makers I have seen so far even better the old school harari , I still harrari but u are better. I am decoumentry junkie mostly western decoumentrues thks jiilka cusub
@aarlion8718
@aarlion8718 4 жыл бұрын
Runtii Kampala waa meel kusoo qaatay halsano oo xusuus ku leh nolasheyda. Aniga waan u xiisay waan tagayaa markale insha allah
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
📺📺
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 5 жыл бұрын
Jiijiile wad mahasantahay Walsall.
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Somaali waa dad iyagu isku xaasid ah wlh wariyahaan ma c/salaan hereri baa taloow loo soo diray xaasid xaasid isku daysho damac malaha walh
@herkukushanow9143
@herkukushanow9143 5 жыл бұрын
Warbahinta somalida maxay ogashekeyan casimadaha wadamada qalaad war dalkena ayaa idinkaga bahan si aad calamka ka aminsan fikrada xun in aad tustaan oo bilicdisa baahisaan
@abdirazaksenior5999
@abdirazaksenior5999 5 жыл бұрын
Kkk kulAhaa singal mother baan ahay hadana caruur baan korsada what is wrong
@deeqoxazaazi3011
@deeqoxazaazi3011 6 жыл бұрын
Waaaaaw Mansha allah
@deeqoxazaazi3011
@deeqoxazaazi3011 6 жыл бұрын
Kisenye waaa meel jirto somalida dagaaan xasuus 😍😍
@cabdicasiis3074
@cabdicasiis3074 3 жыл бұрын
Beenbadanaa 2 kun maa haldoolar eh wey ka yartahay halki doolar waa 3 kun & 600 shilin
@abdirahmanahmed1421
@abdirahmanahmed1421 Жыл бұрын
Wakhtiga ayaa kala duwan sarifka ayaaa wakhtiga halkaa marayay
@salaatmoalim3600
@salaatmoalim3600 5 жыл бұрын
Meshan wxaa uga jea wilka aa btiga u ahay mustaf iyo sxbkisa yool big respect guyz
@quruxsanquruxsaninaahmed7055
@quruxsanquruxsaninaahmed7055 5 жыл бұрын
Kampla ilaah ano nabad ha iga wado meel loo xiiso maahe waxan la yabanahay dadka dhahayo waan uxiisay aab layaabanahay
@mamaasmaadan9498
@mamaasmaadan9498 6 жыл бұрын
Ala necbiyaa kisenya iyo ugandaba
@mtnkbb9482
@mtnkbb9482 6 жыл бұрын
Maxaa u dhecebtahay
@libanali5629
@libanali5629 5 жыл бұрын
mama asma adan 😂😂 anaga imika ku jirna 6days banaan uma bixin naceyb awgeed
@jihanmm7569
@jihanmm7569 5 жыл бұрын
mama asma adan marka kunola kisenye anba adban unecbananjira lakin hada wan uxiisay markan kasotagay ban qimaha kampala ogaday .
@mamaadna6715
@mamaadna6715 5 жыл бұрын
Wlhi nabad iyo xuriyad baan ku qabnaa alxamdul laah
@theosantana7750
@theosantana7750 5 жыл бұрын
@@mamaadna6715 asc walal hadaan imaan rabaa.. inan ku nolado. Maxaa igu la talineysa??? Mahadsanid
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 5 жыл бұрын
wlhi anaa marqaati ka ah soomaalida in ay Uganda nabad ku heysato markii loo fiiriyo kenya
@saciidsancademedia1594
@saciidsancademedia1594 5 жыл бұрын
Beerta xafadeyda agteda ahaa
@shantaaymedia3273
@shantaaymedia3273 5 жыл бұрын
maat wadan kiina sidaas u dhisataan jaahiliin yahay
@caishaabdiaziz9827
@caishaabdiaziz9827 5 жыл бұрын
Wll wadanki inta joogta allaha ku amaansado qaxooti inaa noqono angaa iskukeenay dhibmaleh waakabexeenaa insha allah
@naciimoabdinor9641
@naciimoabdinor9641 6 жыл бұрын
Dad lawada Yamato hadlaya
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Ninkan sedex laha ahi waa soomaali dhiig soomaaliyeed buu leeyahay waa soomaali dhab ah
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 5 жыл бұрын
Somali ayagoo qaxooti ah qabiil iyo qurunkiisa iskama daayaan aqas
@bakarymum3165
@bakarymum3165 4 жыл бұрын
Kampala kisenyi alamxan uxisay meel shidan Iga dheh
@abdullahiomar4398
@abdullahiomar4398 5 жыл бұрын
The police man is respective man From somalia
@mohamedsomali1924
@mohamedsomali1924 5 жыл бұрын
qabiilkaaga hadaa rabto inaa barato kamapala uganda ugu imoow
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 5 жыл бұрын
Somali meel walbay jogaan ma qabiil ayey isku hystaan
@karaama1320
@karaama1320 2 жыл бұрын
02/12/2021 I am in uganda
@xasanyaanyo3327
@xasanyaanyo3327 4 жыл бұрын
Wa Mel qabiil loga dhaqmo intaas aya ku nacay
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 жыл бұрын
Kkk @ 9.52 adiga hada yaa kula socday?😅
@mankajama4677
@mankajama4677 5 жыл бұрын
kapalaga meeshaa igu kaalaya somali maxamed halahoo qdhata aya lagu qaabilayaa
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 5 жыл бұрын
Dhiiqo ayey ahaan jirtay meeshas 2003 ilaa 2009 kisenyi
@D-j46
@D-j46 5 жыл бұрын
Kaas yuu gudoomiye u yahay waligayba ma arkine
@hanaqadhorumarka1411
@hanaqadhorumarka1411 5 жыл бұрын
Wa libax sarkaalku dhibka somali haysata ayuu abaarey
@yahyelaki7273
@yahyelaki7273 5 жыл бұрын
i will nevet forget kissenyi wllhi i will remember kissenyi
@king-poppyofficial3248
@king-poppyofficial3248 5 жыл бұрын
Wayo mustafa io yool maxaa idiin xosay
@allymohamed762
@allymohamed762 5 жыл бұрын
Waz here 2008 kisenya
@halyeydulmidiid3014
@halyeydulmidiid3014 6 жыл бұрын
Meshan waaaan tagay waaan ka helay meshan
@seytuunabdi9624
@seytuunabdi9624 5 жыл бұрын
I really want stay kampala
@salmamohamud6987
@salmamohamud6987 5 жыл бұрын
Mama Qaali masha Allah....
@sahraosman9587
@sahraosman9587 Жыл бұрын
Masallah 🥰
@lulahmed9046
@lulahmed9046 5 жыл бұрын
kanbalada waa daganajiray waa amaan masha alah
@rooza114
@rooza114 5 жыл бұрын
Qabiiiil aaa 😳😳😳
@ahmedhaadi9139
@ahmedhaadi9139 5 жыл бұрын
meeshan baaba ah ma kambala kambala meelba maha
@hibohassan8939
@hibohassan8939 5 жыл бұрын
Ugandana miyay joogaan
@tezmagaming5345
@tezmagaming5345 5 жыл бұрын
Yol io mustaf boodho
@mohamedmohamud7182
@mohamedmohamud7182 5 жыл бұрын
wooow
@umucimraan8444
@umucimraan8444 5 жыл бұрын
Alla maxaa u xiiisay i miss so much wlhi kambala the one and only city
@fuckhaters9978
@fuckhaters9978 5 жыл бұрын
Maxaa naag kuwsay kisenya waan kacsada markan maqlo
@ramiarte8380
@ramiarte8380 5 жыл бұрын
Wax naga dhaxeyo malhn kuwan ee hanagu so qabn
@mamaasmaadan9498
@mamaasmaadan9498 6 жыл бұрын
Ugandisku wa dad xun wa dad cunsuriyiin khaasatan qabiilka kampala u badan madaxweynaha musoveni iyo dawlada unbaa fiican dowlada lkn ugandisku wa cawaan nijaasta indhaha hadadeey ku saraanba alshabab ayay magac kaaga dhigi
@qurbawigareerqurac4080
@qurbawigareerqurac4080 5 жыл бұрын
Waxan ku noolaa mudo manan ku arag cunsurinimo. Manan dareemin in aan ku noolahay wadan shisheeye waa wadan aad u wanagsan dhanka dowlada iyo dhanka shacabkaba
@nimcoabdullahi9276
@nimcoabdullahi9276 5 жыл бұрын
meshaan waa nacay wlhi illahey mar ha iga wado anigoo nabada
@mohamedadan4974
@mohamedadan4974 5 жыл бұрын
mama asma adan asc waa runtaa 8 sano ayaan ku noolaa markasta qabow baa layga daweyn jirey hadii aan suuqa tago waxay odhan jireen shabaab ma qarax baad wadaa wlo waa duul cunsuriyada ku fogaadey ilaahey meel dhaanta ha idiinka wado asc
@midnimochannel3665
@midnimochannel3665 5 жыл бұрын
Waa sax wll
@mohamedadan4974
@mohamedadan4974 5 жыл бұрын
Yas Gasovna ilaah hableheena uma kaso because 100/60 waa gaalo
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Waa ogaadeen ninkani sadex xidigle
@jacelowyare
@jacelowyare 5 жыл бұрын
ogaden english ku hadlayo walige ma maqlin lkn bentis waye qabiil iskuma dagaalan dadka jogo ugandha 2 qof isku qabila xita majogto benta askariga layaabe ileen ogaden uu aha
@Khaatumo411
@Khaatumo411 4 жыл бұрын
Abdihaye Hansshi Tutsi weeye
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 906
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 53 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 118 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 136 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 208 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 62 М.
Guri,Barwaaqo Riwaayad Hinaasa Caan Caan Dhalay Qosolka Aduunka 2019
41:56
"odey 60 jir  ah oo markab uu laha ku dagay bada"
29:55
SAAB TV
Рет қаралды 71 М.
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 73 М.
Kaftanka Siyaasadda 193 oo aad u xiiso badan todobaadkani
29:00
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 62 М.
Where Are Laid Off Tech Employees Going? | CNBC Marathon
41:28
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 53 МЛН