No video

Gabadheyda siday udhimatay xaqiiqda Dhabta ah iyo wixii Dhacay ma nala sumeeyey ?! aniga & xaaskayga

  Рет қаралды 123,763

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Gabadheyda siday udhimatay xaqiiqda Dhabta ah iyo wixii Dhacay ma nala sumeeyey ?! aniga & xaaskayga

Пікірлер: 600
@mudanmohamed
@mudanmohamed Жыл бұрын
Saqiir Allaha idiinka dhigo Sheeikh aniga 4 ayaa ii saqiiray alx weliba anoo in cabaar ah koriyey hal maalin illaahey iga ceshtay aad ayey u xanuun badantahay marka weliba xooga koriso udgoonkooda aad aragto misna hal mar weydo hadana illahey ayaan ku kalsoonaadey kuna kalsoonahay weli alx kuwa kale isku nuug nuug ah ayuu Sabrkiii igu abaal mariyey Imtixaanki aan soo mareyna Alle ayaan ka magan galaya inuuna mar dambe i tusin idanka ILLAAHEY kuwii islaamko dhan mahadiyaan Allaha ka dhigo kuwan hayo Anigana Alle ayaan ku mahadinaya🤲🤲
@Umuafnaan1
@Umuafnaan1 Жыл бұрын
Amiin abaayo
@saynab2031
@saynab2031 Жыл бұрын
Abaayo illahày kuwii akhro aad janada Ku aragto hagaga dhigo
@halimaibrahim9274
@halimaibrahim9274 Жыл бұрын
Ilahay saqirkini aqiro ha idinkaga dhigo
@mudanmohamed
@mudanmohamed Жыл бұрын
@@saynab2031 Allahuma Aamiin abaayo mcn
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 Жыл бұрын
Saqiir aa qiro alh kaaka dhigo abyo ma xanuun ayey udhinteyn
@muminoabdullahi
@muminoabdullahi Жыл бұрын
Alhamdulillah, sheikh adi iyo reerka samirka iyo iman ka Allah haidin siyadiya amiin ya Allah. Tankale rabi haka ajar siya burarujinta iyo xasuusinta Allah iyo qiyosinka ad nala wadagte,, Amiin. Adban ugu bahna burarujinta madana dharw jeer ilma igaso dilmen ugu dambeyna falobian tubes ka both laiga sare. Wa alhamdulillah. Wuxu Allah kena lama qadi waynaya ee Rabi qalbiga hano qaboojiya, amiin.
@Haa-s7q
@Haa-s7q Жыл бұрын
Aniga 2 wiil isku xikto ayaa xiliga foosho iga dhinteen calosha iyago meyad ayey dhashen waxaa igu xigay gabar 2022 dhamadkeda wey dhalan weysay waa leyagu qalay 2 bari bes ayey noleed anigoo xiiso uu qabo oo leh alxmdulilaah nasiib ayaan durba u baxshay lkn alxmdulilaah rabi ayaa iga jecladay oo wey ii saqiiratay marka sabra oo ajar xusaabsada rabi ha adinkaga dhigo midii idin shafeecda badal ka kheyar badan Allah ha idinku badalo inshaallah
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Жыл бұрын
Badal qeer qawa Walal isku nuug
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Ilaahey Bedel qeyr leh ha ku siiyo
@nimcoahmedmohamed9511
@nimcoahmedmohamed9511 Жыл бұрын
Bedel khayr qaba alle ha kuugu bedelo kuwo diinta hiiliya oo nabiciise miciisa noqda oo dijaajal acwar iyo wuxuu wato la dagaalama alle ha ku siiyo aduun iyo aakhirana kuu hiiliya ha kaaga dhigo allaahuma aamiin 🤲🤲
@sahruujamktr3987
@sahruujamktr3987 Жыл бұрын
Ilaah sabrkaada badel lheyrqaba hakuugu siiyo aamiin
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Жыл бұрын
Ilaahay waxaan kaaga baryay 5 wiil iyo 5 gabar ilaahay haku siiyo iyo caafimaad iyo cibaado suuban iyo cumri dheer adiga iyo xaaskaaga sabar iyo imaan ilaahay haidin siiyo caaska qalbigeeda ilaahay hau qawoojiyo umushana ilaahay si fudud ha aga soo bixiyo anigana iisoo duceey sheeqoow 1sano iyo 6 bilood ayaan xanuun lajiifaa isbitaal waan daalay hadaad muqdisho ila joogi laheyd quraan ayaa isaari laheyd alxamdulilah cala kul xaal❤
@najmafashiondresses5992
@najmafashiondresses5992 Жыл бұрын
Caafimaad taam ah allaha kusiiyo.abaayo😊
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Жыл бұрын
أللهم امين يارب العالمين 🤲شكرا
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 Жыл бұрын
Caafimad Allaha ku siiyo abaayo saliga nabiga scw laasimo iyo sutatul bakhara
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Abyo hal mid same saliga nabiga scw waliba sali cala ibrahimiyada afka ku hay
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
​@@Fatma_932abaayo iso boqo
@ummubilan2886
@ummubilan2886 Жыл бұрын
Aniga sidasoo kale gabar Yaa igaxanuunsatay saasoo kale Ugu daalay anii hooyadeey dhawr malinaa isbitaal lajoogay ilmihi kale igarafaden wan kasoo baxay hadana xanuunkiyaa Ku sooniqday Habeenkiyaa ilaaheey baryay alaw isbitalki Kuma noqon karee nolol hadaad uqortay caafimaad iisii hadiinkalena hadii kalena ufududeeey Alxmdu lillaaah gabadhaydas ilaaheey ii caafiyay hadeer waa lex jir alxamdulillaaah
@LadanAbdi-lv7qs
@LadanAbdi-lv7qs Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@Cr.istianoro
@Cr.istianoro Жыл бұрын
Cafimd dima dhmnten ilhy hnsiyo
@swq6247
@swq6247 Жыл бұрын
Sax sax sax isbatalada waa mujrimiin waawan oo ilaahay kafurtay ee nooshaafi dadkeena saqir iyo kabiirba ilaahayoow noooshaafi aamiin aamiin yarabi calamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumaisse7283
@fadumaisse7283 2 күн бұрын
Asc wallal ilaahay samir ha idinka siiya anaga dhan dil baan kuxukumanahay oo waad ogtahay marka ilaahay bedelkeeda ha idin siiya aamiin
@riyaanMuhamed-ih3fz
@riyaanMuhamed-ih3fz Жыл бұрын
ان لله ما أخذ وله ما أعظى وكل شيى عنده بأجل مسمى فالتصبر والتحتسب 😢
@hafsayasin6860
@hafsayasin6860 Жыл бұрын
Subhana’Allah shiekh, you are amazing. adiga iyo xaaskaa Alle ha idin barakeeyo, samir badan iyo eman Alle ha idin siiyo. Wallahi waan murugooday waxaana lamurugooday sida wanaagsan oo aad usamirteen. isha iyo xumaanta Alle ha idinka qabto. subhana’Allah
@sawdadahir5432
@sawdadahir5432 Жыл бұрын
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتصبرو ولتحتسبو
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Pls alle❤dartiis❤igu soboqo❤❤
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@aishachannel4805
@aishachannel4805 Жыл бұрын
Shiekh adiga iyo hooyada qalbiga allah idin qabojiyo gabadhinana saqiir akhiro biidnilah Kariim
@habonali9734
@habonali9734 Жыл бұрын
Abaayo iso boqo
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 Жыл бұрын
Aniga walashey mcn curadeda oo tuban sano jir aah aya gari nagamaray 22 July 2023 waliwa ayada o dugsi Quranka katimid kitaba kana wadato alxamdu llilah allah aya kaney balse wa xanon qalbiga noqawoje yarabi
@rodaahmed21
@rodaahmed21 Жыл бұрын
Siqiir xalaal ah oo idiin anfacda noloosha danbe Allah haydiinka dhiigo allahuma amiin
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Waa idin salaamaya aduga xaaskaga sabar iyo iiman iyo badal kheyr qabo saalixa aamiin
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 Жыл бұрын
Alxamdullillah insha allah beddel kheyr Badan allah ha idinku bedelo gabadhaas yarna waqtigeedii ayaa intaas ku ekaa qalbiga allah ha idiin qaboojiyo
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf 6 ай бұрын
Aaax waxan Monday xaaskagi wan naxay alle wallo shafecal walidayn alle hakaga dhigo inalilaahi waina ilayhi rajicuun
@indhouroon6769
@indhouroon6769 11 ай бұрын
Ilahay saqirkina aqiro ha idinkaga dhigo badal ka qeyr badan Alle ha idin siyo laba matano Ilahay ha idinku irsaqo Amin Yabi amin sheikh inoso gali ayadaha fosha anka faideyte sida an ugu faiday foshaydi hore hadana kuwa cusub so gali Ilahay haku barakeye
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n Жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajacuun alaha ilaahey samir iyo iimaan alaha idinka siiyo wax qayr qabana alaha idiinku badalo
@adonti-alle4634
@adonti-alle4634 Жыл бұрын
Saqiir akhiro alle haidinka dhigo Sheikh . Wan idinla daremaya xanunka. Mardhow Aya ilmo yar iga dhintay waa xanun walhi. Badal khayr qabo alle hanasiyo.
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Жыл бұрын
Sheikh Allah Idin Kaga Dhigo Saqiirtii Aakhiro Idin Shafeeco Qaado !! Badal Kheyr Qabana Allah Idin Siiyo/ Ameen🤲🤲🤲🤲
@FatmaFatma-lq8qk
@FatmaFatma-lq8qk Жыл бұрын
Sabar iyo iman Allah kaa siyo Saqiir aqiro Allah kagadigo sheikh
@shukriali3911
@shukriali3911 Жыл бұрын
Shekh Badbaado waa kusalamay Gabadha Yar Saqiir Aqiro Allaha idinka dhinka dhigo Ameen Yaa Rabbi
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 Жыл бұрын
😢 I'm sorry to hear that Sheekh samir iyo imaan Allah haydinku arsuqo adiga iyo qoys kagaba
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Alaha saqiirkii aakhiro ka idiinka dhigo😢😢samar iyo iiman ha idinka siiyo aamiin
@loloali8678
@loloali8678 Жыл бұрын
ياشيخ الله يصبركم عظم الله أجركم الله يجعله من عصافير الجنة أن شاءالله تستقبلكم في الجنة
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 Жыл бұрын
Asc Sheikh Badbaado . Ilahay samir iyo iimaan ha inaga Siiyo Gabadheen geeriyotay aad baan uga xumahay .badal khayr badan .in sha Allah.
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Alle❤dartis❤igu soboqo❤
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 Жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxriisto janatul firdowsa haka waraabiyo
@AmiishHasan-hj1hn
@AmiishHasan-hj1hn 11 ай бұрын
Samir iyo imaan my sheikheyga cabdulahi saqiir akhiro Allah hadin kaga dhigo insha Allah adiga my duma fowsiyaa cadey bedel kheer qabo insha Allah
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Жыл бұрын
Inshaa Allah khader Allah. Ku sahlo other baby inshaa Allah twice i wish you inshaa Allah
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 Жыл бұрын
Inna Lillahi wa inna Ileyhi Raajicuun Allah Saqiir Aakhiro wll ha idiinka dhigo Allah Xaaskaaga qalbiga ha u qaboojiyo, Allahuma Ameen
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Sheekh waxwalbo waa qadarta soomaalina umaleyn maayo iney ilmo isku cowrinaayaan maansha allah taasaanba qani kunahoo cidwalbo 10 cunug ayaa ujoogto
@sadocooking5689
@sadocooking5689 Жыл бұрын
Allah waxaan iniikabaryayaa sheikh badal khyre qaba walahay waxaa tahay qof iiman badan alle ha unaxariisto baby yada
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Жыл бұрын
Waxaan ku rajeenyaa khayer inshaa Allah
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
SALALLAAHU CALEEYHI WASALIM…… Inaa lillaahi wa Inaa illeyhi raajicuun ALLOOW SAQIIR AAQIRO KAAGA DHIG ALLAAHUMA AAMIIN
@muntazhenna1746
@muntazhenna1746 Жыл бұрын
Allaaah swt badal khayr qaba haydin dabo mariyo wll aniga ilmahaygii curad ayaa iga siqiiray dhawaan xanuunkeeda aniga dareemaya allaaah swt badal khayr qaba haysiiyo
@ubahismaciilcalicaabi9359
@ubahismaciilcalicaabi9359 Жыл бұрын
Qalbiga ilaahey haidin qaboojiyo cawil kheyqaba allaah haidin kubedelo aamiin yaarabi
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 Жыл бұрын
Maasha alaah saqiir aaqiro allaha idinkaga dhigo
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Allah saqir akhiro ha idinka dhigo mansh allah samirka wa khayr
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w Жыл бұрын
Allah shafeeco aaqira Allah ha iddinka dhigo Aamin ya rabi maa sha Allah سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Жыл бұрын
Waxaan kugu duceenyaa in ilaah ku siiyo olaade saalax ah. Inshaa Allah waxaan kaaga baryaa inuu Allah. Ku siiyo caafimaad team.ah Allah. Ku siiyo. Amiine amiine
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Alle❤dartis❤igu❤soboqo❤
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Жыл бұрын
Inshaa Allah mum ha is baanto inshaa Allah
@halimahashin3720
@halimahashin3720 Жыл бұрын
Inna Lillahi wa inna Lillahi Raajicuun Shiikh Samir iyo iimaan Saadaq ah Allaha idin kasiiyo saqiir khayaamo idiin shafeeco Allah heykaga dhigo.allaha ha idiin siiyo badel qeyr qaba Shiikh adiga,xaaskaadaba qalbiga allaha idiin qaboojiyo 💕
@SalmaAhmed-og9ec
@SalmaAhmed-og9ec Жыл бұрын
Walaal alha unaxariisto siqiirkaaga aa qor alaha kala dhigo walaal qof waxaa tahay qadarta ale yaqaano bedalkeda oo badan alaha kusiiyo amiin
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 Жыл бұрын
Al xmd ilahay aya inaga aqbalay du cadini akhiro iyo aduunyaba wa la bahanyahe mid ka akhayr badan ilahay ha inigu badalo wllo adi fosiyaba ilahay qalbi ha iniga maydho amiin amiin
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
@dhayiba5423
@dhayiba5423 Жыл бұрын
cajiib Wlhi Aniga Wiil aya iga saqiiray 😢wana kusabray 5 and half months rabbi swt waxa uu igu cawaday wiilkale Alhamdulillah
@user-wl2el8xl9j
@user-wl2el8xl9j Жыл бұрын
Saqiir aakhiro allaah idinkagadhigo samir iyo iimaan allaah idinkasiyo bedel kheer badan allaah idin kasiiyo adiga iyo xaaskaa
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Alle❤dartis❤igu❤soboqo❤
@nasronuur7921
@nasronuur7921 Жыл бұрын
Samir iimaan saadaqa allaha inika siiyo wll qalbigana allaha nii qaboojiyo
@bakarcade6368
@bakarcade6368 Жыл бұрын
saqiir aaqiro hakaga dhigo tii idiin shafeecdo allah ha idinkagadhigo badalqerqabo alla ha idninsiiyo
@thegoats274
@thegoats274 Жыл бұрын
Ilaaheey saqiir aakhiro ha idiinka dhigo kuwakale oo qeeyr qabo ha idiinku badalo insha alaah mansha alaah waad samirteen
@fardawsam816
@fardawsam816 Жыл бұрын
Saqiir aakhiro Alle haydiinka dhigo bedel khayr qabana haydin siiyo shekh.
@amiirh1iphone599
@amiirh1iphone599 Жыл бұрын
Asc sheikh saqiirka aaqira allaha idiinka dhigo Insha allaah janada ayey idinku soo dhaweyni Abaayo allaha kucaafiyo adna samir jamiila allaha idinsiiyo ❤
@umuraashidhassan6973
@umuraashidhassan6973 Жыл бұрын
INAALILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN. WALAL SABAR IYO IMAN ALLAHA IDINSIIYO.
@hanadomar879
@hanadomar879 Жыл бұрын
Sh Allah ha unaxriisto gabadhada janatul furdowsa allah hageeyo sabar iyo imaan Allah hadiinka siiyo
@nastexoabduqadir311
@nastexoabduqadir311 Жыл бұрын
Illahey saqir aaqiro ha idinkagag dhigo wlhi waa runta il wey jirtaa anigoo sadax sano wax dhalin ayaa wiil dhalay wuu iga saqiray sabarkeyga ilahey isla markiba bad qeyr qabo allah i siiyay gabar baa hada ii joogto 5 jiro iso duceya inu sabarkeyga ubad qeyr qabo oo kale igu siiyo
@drsrose-nq3yt
@drsrose-nq3yt Жыл бұрын
Aaaxx 😢qalpiga ixanuunay aleh qalpiga haydin qaboojiyo sheekh😢😢
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 Жыл бұрын
Walahi wn yawe markan arke wan naxay wu dhinte markan maqle subxanallah allah kama baqayan miyA markey sas dhahayan allah
@zakiiya-xc3xf
@zakiiya-xc3xf Жыл бұрын
Scw scw scw masha allaah🥰😍😍😍😊🙂
@suadoahmed977
@suadoahmed977 Жыл бұрын
Saqiir aaqiro alaah kaaga dhigo shiiqanaa adi iyo elfis
@Maryammahamedahmed1532
@Maryammahamedahmed1532 Жыл бұрын
amin sheekh rabi haydin kadhigo tii janada idiin jiida
@saidohaji4800
@saidohaji4800 Жыл бұрын
Walaal badbaado ilaahay qalbigiina hadiin dejiyo badal khayr qabana haydin siiyo adiga iyo abaayo elfisba inta hada idiin joogtana hadiin xafido way xanuun badan tahay ilmo kaa saqiiray aniga 2 wiil baa ii saqiiray ilaahay aakhiro kuwii janada inoogu adeega ha nooga dhigo anaga iyo intii islaama oo ilmahoodu saqiireenba aamiin aamiin.
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Barakalahu fikum shoukran sheekh badbaado
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 Жыл бұрын
MaashaAllah
@cabdullhinuur8906
@cabdullhinuur8906 Жыл бұрын
My shiqa saas waye walo wada socda yar iyo waynaba wxa laga naxaba mahan shiqa qalbiga Allha idin dajiyo
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 Жыл бұрын
Shiikh waan ku salaamay alle hakuguu bedelo ilmo khyr qaba aduun iyo aakhirana ku anfaca kiiaakhira ku shafeeca qaada hakaaga dhigo
@amaalmohamud6639
@amaalmohamud6639 Жыл бұрын
Allxamdu laaha Washugrililaah
@necterine6635
@necterine6635 Жыл бұрын
Asc samiirjamiill Ishalaha sheekh badbaado
@marwodumar
@marwodumar Жыл бұрын
Assalamu caleykum walaalah Somaliyad wa 8na barya ee subscrber iku caawiya jzk kheyr❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto waa saqiir aaqiro wax denbi ah ma leh idinkana alle qalbiga ha idiin qaboojiyo dadku wey malo iyo denbi badan yihiine
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 Жыл бұрын
Samir iyo Iman ha idiinka siiyo aamiin
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 Жыл бұрын
Asc. Illaah saqiir Aaqiro ha’idiinka dhigo. Aniga anoo ah 16jir ah ayaan meel cidlo ku dhaley daawana ma jirin ALLXAMDULLILAAHI Rabil Caalamiin.
@ismacilwarsame7965
@ismacilwarsame7965 Жыл бұрын
Masha allah allaha shiikh Badbaado adiga iyo xaasakaga labo qof oo wanaagsan baad tihiin allaha idin sugo sabar iyo iiman allaha idin ka siiyo
@Zaka_swe
@Zaka_swe Жыл бұрын
Asc saqiir aqiro allaha idinka dhigo waa runta ilweey jirta allaha naga badbaadiyo wiilbaa waa iga xanuunsaday waxaan galay dhaqtar 20 ayan kula jiray wiilkii oo iireeystay ayaa waxaa nasoboqday nin qarabada ah wuxuu dhahay ilmaha qurxoon waxaa fiican inuu kuu saqiiro wilkii isla markii wuxuu galay koomo habeenkiine wuu dhintay saqiir aaqiro allaha iigadhigo aamiin yaa rabi
@Zamupodcast
@Zamupodcast Жыл бұрын
Subxanallah maxuu ka helayaa markuu dhinto ilmaha yar. Ilahay saqir aqiro ha kaga dhigo. 😢
@abdijama4021
@abdijama4021 Жыл бұрын
INAALILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN SAMIR IYO IIMAN ALLAHA KAASIIYO WALALOW
@CafiifoCafiifo
@CafiifoCafiifo Жыл бұрын
Saqiirka allah unaxariisan ruux kaaben badan majiro museelimatu kadaab wllkiisow Allen usoo noqo
@casalasal6466
@casalasal6466 Жыл бұрын
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUN ALLAHA U NAXARIISTO SAQIIRKII AAKHIRO ALLAHA IDIINKA DHIGO SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA IDINKA SIIYO HOOYADANA QALBIGA ALLAHA U QABOOJIYO
@XalimaAbdi-st6tr
@XalimaAbdi-st6tr Жыл бұрын
@mudan mohamed Aamiin abyo saqir aqiro allaha noga dhig
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab Жыл бұрын
Sh Samir iyo iimaan.
@wllcabdulahi4919
@wllcabdulahi4919 Жыл бұрын
Saqiir aakhiro Allah ha idinka dhigo walal qalbigana Allah ha idiin qaboojiyo walalo aan jecelnahay ayaa tihiin bedal kheyr qabo Allah ha idin siiyo kuwa kalana Allah ha xafido
@fardowsaegal5870
@fardowsaegal5870 Жыл бұрын
Asc Shekh ilaahay sabar haidinka siiyo il jini iyo mid insi haidinka haayo aamiin
@naimaabdisaid4845
@naimaabdisaid4845 Жыл бұрын
Sheikh saqir aakhiro allah idin ka dhigo samir jamila allah idin ka siiyo
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Inaa ilaah wa ina ileyhi raajucuun Allah ha u naxariisto samir iyo iimaan walalayaal😢😢😢😢😢😢
@qadiijomohammed6039
@qadiijomohammed6039 Жыл бұрын
Bedel kheyr qaba allaha idin siiyo waa kusiqeertay qalbigina Allaha idin qabojiy
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Жыл бұрын
Inaalilhi wainaa ilahi rajucun ilahey samir iyo imaan hakaa siyo gabdha yar ookaa dhimty
@simanxarago4530
@simanxarago4530 Жыл бұрын
Shafeec aaqiro allaha idinkaga dhigo qalbiga allaha idiin qaboojiyo bedelkeeda oo qeyr leh allaha idin siiyo Anigoo yar ayaan wiil ku curtay 5bil ayan heestay waa ii saqiiray alx ilaa hada ilmo kale ilaahey ima siin lkn weli waa yarahay allaha ayaan ka sugayaa waxan alle ugu mahad celiyaa inoo wiil la.aan i dhigin oo ii hibeeyay saqiir aaqiro marka ilaahey ayaa mahada leh
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Waan ka xumahay gabadha yar ee kaa dhimatay, waxaan kuu rajeynayaa adkaysi iyo inaad ka gudubto marxalada xanuunka badan ee aad weyso qof aad jeceshahay. Nolosha ayaaba sidan ah waa halgan waqti murugo iyo waqti farxad
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Alle❤dartis❤igu soboqo
@zinabosman6543
@zinabosman6543 Жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بمقدار
@jadiidomar8068
@jadiidomar8068 Жыл бұрын
ونعم بالله
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 Жыл бұрын
Bismillah il waligeed haysata akhiro oo janatul firdaws ay gacho ayaa uuga khairbadan❤ Allah Samir iyo imaan saadiqa inika siiyay ayaa mahadaa lee Allah ha idiin saaidiyo Iimaanka Amiin
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 Жыл бұрын
Pls isoboqo❤❤❤
@user-rs4nw8bc1o
@user-rs4nw8bc1o Жыл бұрын
Shafeecu walidiin allaha idinka dhiga walalayaal
@bintoadan612
@bintoadan612 Жыл бұрын
Amiina amiina my ahalla gives you another one very soon inshallah
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 Жыл бұрын
maansha Allaah Illaahay ha ku xifdiyo adiga iyo reerkaagaba amiin amiin
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын
Saqiir akhira allaha idinkaga dhigo
@hooyoqaali9073
@hooyoqaali9073 Жыл бұрын
Ilaahay samir iyo. Iimaan. Allaha. Kaasiiyo. Badel qeyrqabana Allaah idinkasiiyo Aamiin Aamiin. Yaarabi
@qureshfarah865
@qureshfarah865 Жыл бұрын
Saqiir aakharo Inshaa Allah idinka na samir jamiil ah
@abdijama7395
@abdijama7395 Жыл бұрын
Alhamdulillah
@user-nc9tl3lo5w
@user-nc9tl3lo5w Жыл бұрын
Sabar Saadiq Allah haidhsiyo.Qadirka Allah wainlaqata.Insha Allah.Qalbiga Allah haidhngaboojiyo,badal kheyr qaabo Allah haidhinsiyo.Ameen.
@user-on6wk2ix4n
@user-on6wk2ix4n Жыл бұрын
SaQiir aaqiro ilaahey hakaga dhigo
DNA | MRI SCAN  | RAFAADKA RAAXAA KA DANBAYSA  WOOW!
31:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 148 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 13 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Muxuu Xasan la marooradillaacay?!
10:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 27 М.
jaamac yare oo khayaano kusameeyey halada culumada  ''''' abuu mucab assuumaali
14:27
أهل الحديثAHLULXADIIS
Рет қаралды 1,7 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 13 МЛН