Gabadhii Ardayada homeslesska laga dhigay & dadka uu jarmalka kasoo ceshanayo mdxweyhne Xasan sheekh

  Рет қаралды 20,524

Dulmi Diid Clips

Dulmi Diid Clips

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@dulmidiidclips
@dulmidiidclips Күн бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Күн бұрын
War tani dawlad maha illaahow u gargaar shacabka somaaliyeed meel Walba ay joogaan amiiin amiiin yaarabi
@sahruja5777
@sahruja5777 14 сағат бұрын
Waa dowladii ugu fiicneed ee nasoomarta
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 12 сағат бұрын
Dowlad wey tahay ee dadka iyaga Marki Europe tagaan yaa u fasaxay iney xaflad qabiil dhigtaan, dadka ayaa ka xun Hassan sheikh
@Michealfot
@Michealfot 12 сағат бұрын
Wey ku fiican tahay dadka dibada joogo In sidaan loo xanuunjiyo fidnada oo dhan waa iyaga
@Bilkayr-i9w
@Bilkayr-i9w Күн бұрын
Ilaahayoow dooladan mid kaqeeyr badan keen oo cadaalad leh. Ameen ameen yarabi. Walalayal uduceeya Somalia
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Күн бұрын
Xasan Sheekh waa ka daray markan. Ilaahay umada meel ha u dhaafiyo. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
@Michealfot
@Michealfot 12 сағат бұрын
Dowlad ugu fiicneed
@suleekho232
@suleekho232 14 сағат бұрын
Hassan Sheikh iyo caruurtisa ha ka dhargeen xaqa umada somaliyeed. Illahay sun ha uga dhigo. Hadan xaq ku leyahay dhulkaas oo xassan Shiikh haduu umada dulmiyay Allaha masiibo ha uga dhigo uu ku rog nadoh.
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 Күн бұрын
Sheekhow meshan dowlad ma jogto koox qoolaysata ah baa joogtaa oo waxba hambaynayn shacabka somaliyed allaha ugar gaaro🤲
@ashawooo
@ashawooo 5 сағат бұрын
Umadan dhiban illahaya baya leyihina raba ha uu gara waxa qalada kuwa lacagata hesata oo laga dumiya umada masakinta ah xaqa wuu soo baxaya inshallaha
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Күн бұрын
MOORYAAN IYO TUUGO WEEYAAN Adiga ma ahan ha dhihin dadkaan waxay u baahnaayeen in la siiyo meelo ay degaan oo kale Qabuuraha ma dhul dawladeed bay ahaayeen
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Күн бұрын
Xasan shiikh waa mooryaan weynaaday Aniga hada Jarmalka ayaan joogaa waana shaqaystaa bishii 2150 💶 ayaan qaataa Xasan shiikh muxuu iihaayaa hadii somalia nagula soo celiyo
@SuldaanTaagane
@SuldaanTaagane 14 сағат бұрын
Isku qarxi hadu ku siin wayo lacagtaad heli jirtay
@Michealfot
@Michealfot 12 сағат бұрын
​@@SuldaanTaagane😂😂ja se
@Michealfot
@Michealfot 12 сағат бұрын
Marki la idin qaabilney xaflado qabiil iyo duli ayaa dhax gasheen hassan ayaa la idinku soo salidey 😂😂
@ibadojama4506
@ibadojama4506 16 сағат бұрын
Subhana Allah .Soomalida madaxdeedo maba fahansana the meaning dowlad
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Күн бұрын
wadanka Dad waraaba ka daran ayaa madax ka ah illaahe hanaga hor dhaqajiyo kuwo wngsn Allha Nogu soo bedelo
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 Күн бұрын
Waxaa layiri duq miskiin ah ayaa qaraab doonatey intey maqneed ayaa buulkeeda laga dumiyey markey soo noqotey waxey aragtey buulkii oo ladumey waxey dhahdey Ilaaheyow aniga hadaan maqnaa adiga xageed jirtey ninkii dumiyey gurigiisa ayaa asna dumey واتقوا الظلم فان الظلم ظلمات يوم القيامة
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 Күн бұрын
Waa yaab wallee madaxweyne ku sheega dad aanu waxba siineyn ayuu leeyahay iisoo celiya😮
@Ibrahimxasanibrahimxassan
@Ibrahimxasanibrahimxassan 12 сағат бұрын
Dulmidiid.waadmahadsantahay.
@Abdulahi243
@Abdulahi243 Күн бұрын
XASAN SH. WAA JEEBKA II BUUXI AYAGANA MEESHEEY RABAAN HAKA BAXAAN AMA JARMAL JOOG AMA DEEGAAN DOWLADEED DAGANAAW.
@abuharuun-qy4yn
@abuharuun-qy4yn 8 сағат бұрын
اللهم انصر كل مستضيف في الدنيا آمين
@axmedcali9128
@axmedcali9128 11 сағат бұрын
Waa akhirusaban bal culimadan diintii kudawarsanaysa eega allahu akbar
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Күн бұрын
Subaxallaha dhulkan Waa Dhubanaane Ah 30 sano 20% Waa Dhul doolade 50 % Shaba lahaye 30% Askarta Somalia weyn Dagane Ku Wa Qaxinaaye ilmahooda Waa Ka Dhoofadeen waa Tuugo Maafiya h
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 Күн бұрын
Laa xawla walaa quwata ilaa billah Illahay baa awood badan mar walba dawlad dadkeeda u naxayso ma ahan midaan somaliya ka jirta Illahay dawlad dhaanta oo ka fiican ha inoo sahlo
@Farh940
@Farh940 11 сағат бұрын
Dowlad maha illhow naga soo gaar bal gabdhaas xagay seexanaysa ardayada doowlad maha tan xabaalhii bay fagteen meel lama dayn caruurti baa bilaa guri ah daka jarmalka jooga xaguu geen ciqubo kugu dhacday illhay idin soo qanay masaakinti bay ku ciyaartay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 23 сағат бұрын
wa maxay tahay dawlada dawlad wa shacabka ma ahan nin tuug ah o fadhiya villada hadhihina dawlada aya iskaleh dhulka shacabka aya leh qiil hasinina tuugtan
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 10 сағат бұрын
سبحان الله midmaqan maxaa lakajaraa kijoogay ayaa san logaloowaa alaha hanakaqabto asakaa kucilmileh😢😢😢😢
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@z-1il
@z-1il Күн бұрын
Subhanallah 😢
@xasanmaxamed3425
@xasanmaxamed3425 18 сағат бұрын
😭😭😭😭😭yaaa alllllh alow umadeena xaladooda bad baadi ma sidanbaa wlhi somalia meel la jooga maahan waayo anigaaba la ii ibsanayaaba bisinka
@sarahaden8314
@sarahaden8314 10 сағат бұрын
Shekh dulmi doon
@Emi92546
@Emi92546 12 сағат бұрын
Xassan shiiq haduu wax qabanayo waalidka imahoodii qasab ka looga qaatey ha la ii soo cesho ama dadka Kenya iyo yaman ku dayacan amaba xamar xeryaha qaxotiga ku jira muu wax u qabto, mey waxa u qaban maayo waayo waxuu ka helay ma jirto lakiin ku jarmalka dhibkaan aragney u soo marey buu lacag ka arkey allow imaanka hanaga qaadin
@maxamedisaakmaxedshidaay8436
@maxamedisaakmaxedshidaay8436 Күн бұрын
X shiip waakusaxayahay waayo ayigaa doortay
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 23 сағат бұрын
meshan ma QAZA Nintayahu miyu isu badalay xasan madharge
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii Күн бұрын
😌😌😌😌 😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@suadadude7926
@suadadude7926 Күн бұрын
Meeshaan dowlad kama jirto, ee ilahey hanaga qabto
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Күн бұрын
Sheekhow dadka soomaaliyeed naftooda waxaad muudaa in cuquubo hayso gaar ahaan dadka xamar degan ee hada guryohooda laga jabinayo waa tan kowaade dadkaani dad yey barakiciyeen ooy magaaladii ay qaarkood kudhasheen kaqaxiyeen hantidoodiina dhaceen qaarna laayeen qaarna qaxooti ilaa iyo hada xeyaha qaxootiga kunoolyihiin oo waa lagayaabaa in cuqubadaasi maanta dib 34 sano dib ugu soo noqotay tan labaad qabyaalad yaa inbadan oo kamidihi ku taageereen dawlada hadda saas u galeysa iyaga oo madaxweynihii kan kahoreeyey qabyaalad ku cayrinaya yey hub 8nta soo gurteen kasoo bax villada unukaa leh xamar ku yiraahdeen isaga oo waxbadan ugu naxariis iyo wax qabadba badnaa markaas yaa ilaahay ku ciqaabay Kay qabyaalada ugu hiiliyeen oo inta dib ugu soo jerstey dhulkii ay degrnaayeen ka gatey hooygoodiina ka burburiyey caruurtiina banaanka u dhigay waa arin inlagu cibro qaato u baahan oo lagu waansamo oo dadka soomaaliyeed ay gartaan in ay qabyaalada indhala,aanta lagu taageerayo siyaasiga tuuga ah ee kugu qabiilka ah ayna dib adiga kuugu soo noqon doonto dulmigina haraagee mar uun aad cawaaqibtiisa Lakshmi doontid 34 sano kahor wey ku raaxeysanayeen barakicintii,dhacii kufsigii iyo dilkii ay geysanayeen ilaa iyo hadana kama garaabin maanta yeyse meel aaney fileyn caruurtoodii iyo maatadoodii kaga timid
@Fast.money86
@Fast.money86 Күн бұрын
Sheekh maxamed gabadhaan gurigooda ma.ahan ee video ayey kudubeysey meesha anagaa joogno
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c Күн бұрын
Xasan Lacag buu ku qaatay in lasoo raafo oo lasoo cesho Hooyooyinkii Masaakiinta ahaa ee ay ku jiraan qaar dhul iyo Guryo usoo iibshay Tankale masaakiintii magafe soo maray oo saxaraha ku soo rafaaday buu xasan ka daba tahay Xaaraam
@NajmaMuhumed-p3v
@NajmaMuhumed-p3v Күн бұрын
Tan dowlad maahe waa lacag doon intii somali u xumeyd ii u iiman dacifsaneyd baa xil noo heysa
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 19 сағат бұрын
يا للألم الشديد، هذه آخر ماقامت به حكومة حسن شيخ من تدمير بيو الشعب الصومالي المتضرر والمنكوب ولن يكتفي هذا وسيفعل الكثير والكثير لكن لن يجدي لإدارته نفعا ولا حرمة وسوف يرون عواقب جرآئمهم بحول الله تعالي
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Күн бұрын
Waxaan xasuustaa dowlada 2017 anagoo ku jirno kamam ku yalo norweey in ey dhaheen nosoceliya somalida waxeyna ka qateen lacag kadib waxaa dhacay in shaciyadii naloo diday waxey nadhaheen waan idin celineynaa waxaan dhahnay see nocelisan wadankii nabad kama jirto 9:35 waxeey na dhahee waa nabad dowladina ayaa nosoo gudbisay walahi waxaan aheen dad mustaqbal higsanayay dhaalin yaro ah qalbigey najabiyeen dadkii qar badan ey xamar u celiyeen dadna jarmalkaa iyo yurubta kale ayeey ukala carareen marka dowlada wey taqanaa in ey lacg ku gadato shacabkeda kuwa dibada jogo kuwa dalka jogana guryaha ey ku dumiso walhi aqiro warbaa yalo ilahayoow ciil badanaa dhalinyaradaa jarmal jogto waan la murugonayaa waxaan leyahay walalayaal ilahey ayaa idinku filan anbo waxaan jogaa hada meel norwey ka fican marna haniyad jabina dadala ilaheyna kashada meelka qeyr badan ayaa jirto jarmal ninkastoow dadal
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 сағат бұрын
Waa istaahilaan somalida. Sidan diimuqraadiyada ayaa qabta. Shareecada islaamka waa diideen in la isku xukmiyo. Ka xaaxaabiya waa taas diimuqraadiyada xassan tuug
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 12 сағат бұрын
Sheekhow,, Wllhi. halka ficilkaan ka dhacaayo waxaa la yiraahdaa Somalia , Qowmka dhulkaan ku noolna badankood Banu Aadam ma aha ee waa Qowm ay hubanyihiin suuradda Banu Aadamka ; madax baynnu nahay ayay dhahayaan oo markey makroofan ku khudbaynaayaan kuwii arka waxay dhahayaan waa madax hoggaamiya waddan , laakin waddan iyo shacab ma hoggaamiyaan ee danohooda iyo lacag darteed ayay awood ugu takri falaayaan wax allaa wixii ay kaga heli karaan oo jeebkoodii ku ritaan .....Kuwaanu umadda Allah ka qabto halaag Allah ku rido , kuwo umaddaan u naxariistana Allah u keeno .
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Күн бұрын
Sh/ m. DD dowlad iskushega yashaan hungurilkee umaqdo bili adannimo umamuqatee ilaah. Umada masakinta alkahakaqabto
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Күн бұрын
Dawladaan dawlad fiicaan sow ma aha sheekh
@AxlaamAhmed-l9o
@AxlaamAhmed-l9o 16 сағат бұрын
Haa waa dowlad aad iyo aad uwanaagsan xaqeediina gudatay😂😂😂😂😂
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 10 сағат бұрын
allha hu akbar❤❤❤❤
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 Күн бұрын
سبحان الله عما يشركون لا حول ولا قوه الا بالله😢😢😢😢😢😢😢
@ibraahimxirane5282
@ibraahimxirane5282 15 сағат бұрын
Shiikhii xataa dhexdhexaadnimadii ayeey dhaafsiiyeen
@sahraabdi8280
@sahraabdi8280 Күн бұрын
Asc waxaa mas uul ka ah xildhibaanada doortay xasan illaahay iyaga ayuu kala xisaabtamaa
@bdimalik4010
@bdimalik4010 Күн бұрын
Madax weeyno ma ahan e umada Allh kaqabto
@Umuyaha6866
@Umuyaha6866 Күн бұрын
Very sad 😔.
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Күн бұрын
XUMAAN FAAFIYE DULLI ALLE KUBAD DAROOD HADUU AHAAN LAHAA WAAD FAANIN LAHEEYD WAALAGU FAHMEY XAMAR BILE MUXUU AHAAN JIREY YAASUIBIYEY IN KHABRIYADII LABURBURIYEY
@deeqshowtube
@deeqshowtube Күн бұрын
Qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto
@mfarah9231
@mfarah9231 20 сағат бұрын
waa kaas qabyaaladii oo qof ah lkn waxaad ogaani qofka aad sidaas u difaaceysid in uusan kuu naxeynin si waliba oo aad ugu difaaacdid qabyaalada oo maalintii ay musiibadaas kuu timaado baad ogaani waxa ay kuu tarty qabyaalada
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan Күн бұрын
Somaali maxamed bal eego ma saafirka somalia u fadhiya German aya warkisa qadana mise Dulmi diid oo naasan laah
@MascuudIsse-rw6td
@MascuudIsse-rw6td Күн бұрын
Wlahi ani waxaa ku noolahay guryaha la kacin rabo mar dhow aan dheeren 😢😢😢 cagaf cagaftana wayba soo gashe xaafadaheena laakin wali wax lama dumin
@mahamudsahal5969
@mahamudsahal5969 15 сағат бұрын
Sxb Madax markiihoraba jid Xaaraan ah Ku timid miyaad wanaag ka ?sugaysaa
@nurahmed8878
@nurahmed8878 11 сағат бұрын
Xasan shek walalow ilmahaga ka waran ayago dugsi ku maqan ayso noqdaan gurigodi oo la bab'yey
@deeroibrahim2709
@deeroibrahim2709 Күн бұрын
Somalia wax xaquuq ladhaho majiro
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
SOOMALIYEEY XASAN MISKAX DIISU MAFEYOW DAHAY WAXAN DHACAYA MA AHA NORMAL XASBUNALLAA
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 10 сағат бұрын
Xasan dhiiqo malha asiga madhalini ilmo ewalodhaley wayo hadi uyahay abe waxa dhaleya sidanmasameyen
@bellahaji9884
@bellahaji9884 13 сағат бұрын
Subxanallah
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 14 сағат бұрын
Ninkaan xasan sheekh waxaa ka baxsanaye qabuuradii 60 sano lagu duugaye dadkii iyo ciidamadi iyo sarakishii dalkan udhintay iyo shacabkii sidookale guryihi dowlada uu gatay oo dadkii shacabka uu kasaaray iyo inuu yurub intuu aaday uu ugu daba tagay hala isoo celiyo war ninkaan xasan abgaalow cid naga qabsato malaha miya inkaar baa kudhacde sixirkii imaaraatka indhaha looga soo dhuftay hada kahor miyaa haya oo quraanka saara ninkaas qalbi naxo mawa laha 😢😢
@MuhiimAhmed-v8c
@MuhiimAhmed-v8c Күн бұрын
Sheikh ma ogid miyaa naxariista iney ku danbeyso dadka qurbaha jjooga. Dadka Soomaaliye jooga badan kooda isuma naxaan oo qofba qofkuu ka awood badan yahay ayuu dulmiyaa dowlad iyo shacab waa isku mid dulmiga iskama qabtaan qabyaalad aysan waxba ka faa iidin bay isku gumaadaan oo isku laayaan. Dowlada maanta jirta waa mid hungury kaliya u muuqdo waayo waa dowlad musuqmaasuq ku timid.
@munahassan880
@munahassan880 Күн бұрын
Waxaa inlayswaydiiyo mudan xasan mala baaray caqligiisa markaad fiiriso sida uu udhaqmaayo waxaad moodaa dadka aqligooda uu gaaban yahay soomalida waxay moodaan qofka hadii uu waxbarashada heer kagaaro in uu wax hogaamin karo dad waxaa jira caqligooda uu yaryahay wax barashadana heer sare ka gaaray maamul marka layiraahdana aan waxar loo dirsanaynin soomaali dadkii aan waxaraha loo dirsanaynin ayaa maamula allaha noo gargaaro xasan wuxuu isku darsaday caqli gaabni iyo baahi ceeb kama xishooda qofka markuu damiir leeyahay ayuu xishoodaa dalka iyo dadkaba allaha badbaadiyo
@dulmidiidrunsheege2487
@dulmidiidrunsheege2487 11 сағат бұрын
Sheehan waa qoloma
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 20 сағат бұрын
Dhul an lahen waa anaa ka guurtaa dhulka ibso ama meshii ad degned aad
@FaizaMaxamed-r2l
@FaizaMaxamed-r2l Күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💔💔💔💔💔😢😢😢😢
@HassanMashine
@HassanMashine 15 сағат бұрын
Asc, wllyaal madahda wadanka in lacaayoo waa xaraam
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 Күн бұрын
39 ayaa korsada igu baxday halna kama fa idin saan farin usoqorayi wan dalay alle waxan kaga barina lacagtas iney sun kugu noqoto wllh wad iniyad jabisay
@cismaanguure927
@cismaanguure927 15 сағат бұрын
Waqtigii nabi maxamed scw uu diinta faafinayey waxa jiray munaafiqiin oo diidanaa nidaamka diinta islaamka ay dunida ku soo kordhinayso sidaa darteed ayay waxay nabiga ka dabasamaynjireen axaadiis been ah oo iyaga ay sameeyaan oo ka soo horjeedo nabiga marka maxay ku kaladuwanyihiin kuwa samaynaya sawirada photoshowga ah oo lagu suuraxumaynaya go'aanada xukunka ah ay maxkamad gaarto iyada oo dhulalka shacablahaa uga qaado kuwo kale oo ka haystay marka sidee shacabka loogu adeegaa haddii nin walbo oo wax laga haysto waxiisa loogu celiyo cadaaladu waa in shaqaysaa oo la iska daayaa beerjileeda dowladda danqaran siyaasadeeda way ka dhabaynaysaa qabiilna ma fiirinayso ogaada,
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Dadka Jarmalka Xassan Lacag ayuu ku raba
@AbuxamseIbro
@AbuxamseIbro Күн бұрын
Somalia has no government that considers citizen's well-being. Unfortunately, the people meant to stand against this barbaric behaviour of their leaders are not united. They value everything based on tribe.
@kiranpath7033
@kiranpath7033 14 сағат бұрын
Xasan sheekh qabyaalad ayuu ku yimid'. Now, pick up the piece
@Farh940
@Farh940 11 сағат бұрын
Bal dadka jarmaka muxu karabaa ma caydhuu rabaa in uu ku qaato macnha qaxooti baanu haynaa miyaa yaab aduunkoow naga caawiya
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z Күн бұрын
😱😱😱😱😱😱😱😱
@maxamadAhmed-c8z
@maxamadAhmed-c8z 3 сағат бұрын
Afkii baa juuqda gabay wax aan sheegno ma naqaan
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Күн бұрын
Kas madaxweyne lama dhihikaro 😅 ee wa xasid tug ah
@Mohap2188
@Mohap2188 Күн бұрын
Garguurte umada alaha dhaafsho
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Күн бұрын
MW sidaas ah ayaa rabo in lasii doorto oo madaxweeyne sii ahaado 😅😂
@mfarah9231
@mfarah9231 20 сағат бұрын
isla adiga lee dooran rabo kwrn hee waliboona adigoo dhahaayo isku reer baan nahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sahruja5777
@sahruja5777 14 сағат бұрын
Wadaad ciilan daawomaleh
@axmedcali9128
@axmedcali9128 11 сағат бұрын
Waxaa qaylinayaa waa daarood meel walba qoxootibay kuyihiin
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 Күн бұрын
Nin an taliin jiriin hadoo taliiyo nin an tagi jiriin baa taga
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 Күн бұрын
Sheikh dowladda waxs ka weyn qabiil xamar qabiil ku jitaa dowlada dhul ma bixiin karto cml xada waxa la qaxinoya habar gidir wana istahishaa balaayada dhibka badan muuriyaan waye ma dhulkooda u noqdeen dhulkas oromo iyo amhaaro soo galayan dhulkiisa dhista sida puntland cml
@MahadoYabarow
@MahadoYabarow 16 сағат бұрын
Watigii Gabodho Kufsadihiii Farmajo Qaladkisii kam Adan Haflinger Jirin oo Dadka dhamenjiray Dulmidoon oo Duliha aa tahay
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 7 сағат бұрын
Soomali nasiib keeda🥱🥱🥱🥱🥱🥱
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu Күн бұрын
Dowlad maha waa cadaw
@FarxiyoXuseen-xb2lh
@FarxiyoXuseen-xb2lh Күн бұрын
Dhul ka Doon la maahee waa tuugo ayadoo ladegan yahay baa ganac Sato qeb lacag tii laga qaadaa
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Күн бұрын
Kkkkkkl dawladaan sow dawlad fiican sow ma aha sheekh
@nabadawaanololgobanimosoma5457
@nabadawaanololgobanimosoma5457 10 сағат бұрын
Doowlaad nocan ayaaa loyaqanaa dowladaa dalkenaa wali ma araak dowlaad dadkeda uu arakto ibnu adaam
@ayanabdi77
@ayanabdi77 Күн бұрын
Yaab
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Күн бұрын
Waxaa hore loo yir calool dhergan calool baahan kama naxdo..
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Күн бұрын
Kuwo jarmal qaxooti ku ah oo xasan taageersan oo badan ayaan aqaanaa dhibkiisa halkan ayuu ku soo gaaray… farmaajo ma ogolaadeen in lasoo celiyo… qofkaaguu tuug ah taageeridiisa natiijo adiga ku qabsataa ayaa laga dhaxlaa kuwa xamar guryaha laga duminaayaa waxaa ka buuxa kuwii farmaajo villada kasoo bax lahaa
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Күн бұрын
madax weeynaha been haka sheegin duluyahoow been looe been loow dhaley ayaad tahey adaa sixun hunguriga uraadsada
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Күн бұрын
DARIODNIMA KAA HADALSNEYSA KANSARKA SOMALIYA AYAAD TIHIIN
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Күн бұрын
Adigaa kansarka soomaalida ah qabiil nacaybkii ku dilooday😮😮😮 daawadaada waa jahanama
@AxlaamAhmed-l9o
@AxlaamAhmed-l9o 16 сағат бұрын
Kuwa xamar uu ku dhibaatyno cidiisa ubadan annaga hadaan daarood nahy deeganadeena nabad ku joogna cidna naguma xadgudubto😏😂
@abdijaliilabdi7847
@abdijaliilabdi7847 Күн бұрын
madax weeynaha been haka sheegin duluyahoow been looe been loow dhaley ayaad tahey adaa sixun hunguriga uraadsada
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi Күн бұрын
Ilahay ka baqa qof wax uu sheeg laakin ha cayyin
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 32 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 10 МЛН
Ebya Gravity ne Sheebah bibi 😃👌
1:03:40
Kasuku Live
Рет қаралды 4,9 М.
DFS | KHILAAFKA XALKA LOO WAAYAY | DOORASHOOYINKA SL | ABIY
18:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,2 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН