Gabadhii Jacaylka Kaga Baxday Ayuu Soo Kaxeyey Markii Ninkii Soo Furay Qiso Yaab Ah

  Рет қаралды 109,166

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Пікірлер: 561
@udgoonbeautyofficial7162
@udgoonbeautyofficial7162 4 жыл бұрын
Alle haysku kiin so dhaweeyo wllhi wn ka murugoday inta iga danbaysa like isaar
@maqbuulaahmed3120
@maqbuulaahmed3120 4 жыл бұрын
Markaan maqlo qof jacayl lasoodhibtooday Ama Qalbi laga jabayo wlhi iska ooya Anoo dareenkayga xakamayn karin😭😭😭😭
@owjamaowtahir9488
@owjamaowtahir9488 4 жыл бұрын
Jclku wlhy wuuu dhib badan yahay
@فاطمهعبدالله-ن7و
@فاطمهعبدالله-ن7و 4 жыл бұрын
Haa jaceylka walahi wadhib badan yahay qofki somarey ayaa fahami kara💔💔💔💔
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 4 жыл бұрын
Anigu jacaylkaba waaanu kala meeraysana waaYO WAAAN IS OGOO HADII SIDII AAN RABAY AAANEY WAX U DHICIN WAAN OGAY INAY WAX YEELO WAYNI ISO GAADHAYSO
@suleimanosman7113
@suleimanosman7113 3 жыл бұрын
wll anigu lugahaygii ayaan u waayin gaaray mid caqli gurane, godka allaha ku cadaabee wallow aanay dumarku isku jirine kuwo waayo arag ah oo dhiig lihi ku jiraan.
@yusufyare4205
@yusufyare4205 4 жыл бұрын
Jaceyl waa ka iLahay iyo intu kugu waajibiya inaad jaceylato ka mida Nabi Muxamed (scw scw) 🥰
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hamseabdiali5045
@hamseabdiali5045 4 жыл бұрын
Scw💯🥰
@juweeriyahaybe1065
@juweeriyahaybe1065 4 жыл бұрын
Scwscw
@shaaficimohamudmohamed4452
@shaaficimohamudmohamed4452 4 жыл бұрын
Scw
@shaaficimohamudmohamed4452
@shaaficimohamudmohamed4452 4 жыл бұрын
Saw scw scw scw
@queenlanzonia8038
@queenlanzonia8038 4 жыл бұрын
Plz inta ila qiirootay like share intaba hailadhafin axbaabiii
@mounibmed4471
@mounibmed4471 4 жыл бұрын
Ok
@siciidismaaciil8311
@siciidismaaciil8311 4 жыл бұрын
med qiirooday wlae
@hodanjiciir5463
@hodanjiciir5463 4 жыл бұрын
Jacaylow maxad dhibkentay 3 sano. Habena murugan. Kunolay habena farxad. Waa walahi
@ayaanosman2632
@ayaanosman2632 4 жыл бұрын
@@siciidismaaciil8311 lkkljmkp
@ayaanosman2632
@ayaanosman2632 4 жыл бұрын
@@siciidismaaciil8311 aa
@saynabfaysal3161
@saynabfaysal3161 4 жыл бұрын
Waa qisada aniga iyo Jacylkyga na dhex marty Walhy axmed wllo Waan Isu eegnahy Xaga qisada wllo lkn Aniga taldaydu waxa weeye is guursada Ale haydin garab galee inshaalh
@xamsejiir5137
@xamsejiir5137 4 жыл бұрын
Xamsexikmaawi760@gmail.com Email :- halkan iigu reeb
@inaelminourriyaale5765
@inaelminourriyaale5765 4 жыл бұрын
Wll ma guursty markaa adigu
@ayaannasab5905
@ayaannasab5905 4 жыл бұрын
Asc Asxaabta Dayax films
@inaelminourriyaale5765
@inaelminourriyaale5765 4 жыл бұрын
Cws wllo
@ccsiisfaarax3481
@ccsiisfaarax3481 2 жыл бұрын
Asc wllshay khayr baan kuurajayna yaa
@hamdaofficial9419
@hamdaofficial9419 4 жыл бұрын
Ano zoman oo izka niyad zan oooyay wlhi lkn alle ha uzahlo Wiilkaa😥😥😭😭😭😭😭
@ccsiisfaarax3481
@ccsiisfaarax3481 2 жыл бұрын
Asc wll waxad tahay qalbi Lov illahay khar hakusiiyo
@noonecares6018
@noonecares6018 4 жыл бұрын
Nimanka rer somalilnd inay romantic yihin waxaad ka grnysaa qisooyinkooda dhabta ah war rer somalilndw Waan idinku hystaaye mid iska so dhexsaara🤣🤣🤣
@ahmedmohmed4660
@ahmedmohmed4660 4 жыл бұрын
Kkkkk
@alib3114
@alib3114 4 жыл бұрын
Somali waa isku mid
@bushracadey425
@bushracadey425 4 жыл бұрын
Precious Heart 😂😂
@noonecares6018
@noonecares6018 4 жыл бұрын
Charlie Charlie isku mid maaha yaa yidhi kkkkkk midalbaad rer somalilnd anu la hdlyaaa
@ahmedmohmed4660
@ahmedmohmed4660 4 жыл бұрын
@@noonecares6018 kkkk
@Amshayy1234
@Amshayy1234 4 жыл бұрын
Is quraan saara insha alal isna guursada sida ugu dhaqso badan ilahay haisku kiin calfo guri qeyr qabo insha alah
@nasramuse905
@nasramuse905 4 жыл бұрын
This show is soo perfect for you abdirahman, the way u connect with other ppl emotionally is soo rare Mashallah
@amransuper431
@amransuper431 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk Jacel gacan ku rimis ah.oo coronvirus ah
@amransuper431
@amransuper431 4 жыл бұрын
Ader shekada hadad subinasaa ee benta jooji.
@amransuper431
@amransuper431 4 жыл бұрын
Jaceelow xaal qaado kkkkk soo baro jecwlka
@anfacabdidhegchannel7278
@anfacabdidhegchannel7278 4 жыл бұрын
Waa qisada midka daranba anaa haya dayaxow waa dhibato jaceylka leswayo ax ax ax igadaa in Alle isku guuleyo ban ugu duceynayaa
@maxamedaamiin2142
@maxamedaamiin2142 4 жыл бұрын
magacaygu waa amin Abdi wllkay waxaan odhan lahaa waxkasta waa qoraal alle haydinka dhigo kuwi kudanbeya qos xalal ah iskuna dhala ubad dadkoda iyo dintodaba anfaca waa wakhti ramadane alle inti dhibane jacayla alle hawgu badalo mid khayr qabta amase khayr qaba oo naftisa ka jecel intii aan is fahmina uu alle dhaxdoda isfahan ka dhex dHaliyo uguna badalo qos xalal ah alahuma Amin
@aliza292
@aliza292 4 жыл бұрын
Aamiin 🤲🤲
@eecx1543
@eecx1543 4 жыл бұрын
Aamin
@pulshaawiking1001
@pulshaawiking1001 4 жыл бұрын
Kkkkk🚸🚸🚸🚸🚸
@ahmedyaska9220
@ahmedyaska9220 4 жыл бұрын
Jacaylku waa shay jiraH Blse waxà war warka kaa biinaya Ciibadada alleH Hadaaad saalada ilahay gasho AlleH ayaa kaa dul qaada Markasta haday dhib kastaa kugu dhacdoH alleH uun caabud
@kifaahbeautychannel2728
@kifaahbeautychannel2728 4 жыл бұрын
Wllhi waa arina xanuubadan .cbdixman susheegay waye wllo Dee gabdha guuraka hayesho hadaya yeeliwaydo isk dhafa calafkeda haradasato .guul baan urajaynyaha.insha allh
@ahmedzih
@ahmedzih 4 жыл бұрын
Qofka tanoo kale ku dhacday ayuunbaa dareemi kara Ax waan qiirooday way igu dhacday tanoo kale wll laftayda 😟😟
@fardowsatiinaa9506
@fardowsatiinaa9506 4 жыл бұрын
Sido kale dhibka wuu badanyahay
@xamdasharaf982
@xamdasharaf982 4 жыл бұрын
Ramadaan kariim Walal ku sali Nabigeena muxamed scw scw scw
@masriaali984
@masriaali984 4 жыл бұрын
Scw
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 жыл бұрын
Wiilasha iyaga dhabdhaha khiyaama badanaaa💯 Gabadhahana waa Qaar💯
@rooblemaxamed7121
@rooblemaxamed7121 4 жыл бұрын
Axmed zhp waanku zalamay Kolay waa dumare udulqaado Inzha allh inaad midowdaan Idiin rajaynaya💟💕💞💞💞💞💞💞
@updihwalli.azk3r522
@updihwalli.azk3r522 4 жыл бұрын
waLli zhp0 qlih 💯💯💯jeclaHay dayax show mar KazTa ku tageeTa
@ayaannagopaad8689
@ayaannagopaad8689 4 жыл бұрын
Apdy raxmaan DaYax keep Going Brother 🥰
@ilhannoor6573
@ilhannoor6573 3 жыл бұрын
Abyo iyo aboowe isoo duceeya inoowsan jaceelkan lagaa wadaa qeeylyo inoowsan iguu dhiciin wayo adkeeysi malihi 😭😭
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 3 жыл бұрын
Haa wlhi 🥺
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Walal is quraan saara ka dibna is guur sada insha allah
@nuurasaleeban6194
@nuurasaleeban6194 4 жыл бұрын
Sheekadinu way dheerthay lkn anigu kaliya aadban idinku soo ducaynayaa Alleh haysku kinso dhaweeyo wllahayba tihiin rabi haydin xiftiyo😘😘
@nimcocabdi4987
@nimcocabdi4987 4 жыл бұрын
Qadaar Rapiih lama pajiiye lakiin inder inanta uu zamiir inta nin nimada
@Fitaaxyare1Fitaaxyar
@Fitaaxyare1Fitaaxyar 4 жыл бұрын
Ahmadoow walaale runtii, qisadaada waxeey aad oogu dhowdahay mideeda. Laakin jaceelka waa kalsooni mar hadeey kalsoonida dhamaato faaido malahan. Aniga ahaanteyda waxaan Ku dhihi lahaa gawarkale wanaagsan guurso, Insha Allah waad iska ilooweysa
@aliza292
@aliza292 4 жыл бұрын
Ax yaa jacayl😭😭😭 gulaysta wllo oo nolol dhisa❤❤
@munacabdi8787
@munacabdi8787 4 жыл бұрын
Wiilasha reer sheikh isxaaq waa wada jaceel talow hal mid ma ka raadsadaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
muna cabdi Ma’aragrata Adna😅
@munacabdi8787
@munacabdi8787 4 жыл бұрын
@@proudcitizen4883 aad iyo aad one day waa inan somaliland soo booqdaa isha allh
@apdikariimmohamoudapdirahm36
@apdikariimmohamoudapdirahm36 4 жыл бұрын
Qusuusi iyo Gobtiibanu Nahee Noo Kaalay Muna😅
@emailmail9566
@emailmail9566 4 жыл бұрын
Xaqiq sanadkan dacad nimada way dhamaty aniguba ruux aan 4sano la socday aan aminay raga ka dortay naftayda aan u hibeyay rux aan isga ahyn inu jiraba ma modayn lkn wuu qiyamay isago gursaday buu hadana xirir kayga waday aniguna dacad ban u haysta is kasto labo gobol Kala jognay hadana dacad nimadyda ku ogaday malinta ogaday Mel adunka aan ka joga Ayan garan waye wllh xanunka qalbiyan iso gadhay 😭😭 inkasto hda u daremay qaladku iga galay cafisna iga dalbaday wllh Wan cafin la ahay wllh ila aan ka arko nafsigayga isago Lalita malinta unba ladaya Wana sugaya malinta insha allh 🤲
@abdullahijimaleahmed8659
@abdullahijimaleahmed8659 4 жыл бұрын
Email Mail waxa kuhabon inad iska cafiso cafiska Ayaaa wanagasn wll mcn
@emailmail9566
@emailmail9566 4 жыл бұрын
@@abdullahijimaleahmed8659 wll mcn way ficned lkn xanunka niyad jabku imariya dhawayn her waxan maraya hadi lay dhaha wu silcaya aanba unaxayn bila naxarisbu iga dhigay wase adun iyo qof walba Marki
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 4 жыл бұрын
Email mail Wll iska cafi si ilaahay kaaga maydho xanuunka aad soo martay una ilawdo hadaad cafisid waxba uma ogaanaysid noloshiisa qofkaa adiguna nolol ka qurux badan insh allah 🥰
@abdisamadmaaro7675
@abdisamadmaaro7675 4 жыл бұрын
Wlaalo iska cafi qaladku wuu dhacaa waa bila aadne wixina way tageen dup looma soo celin karo
@will_soomali2308
@will_soomali2308 4 жыл бұрын
Wli khiyaamo weyn ku dhacey Wiilkasi lkn wlo haduu ku khiyaamey ilahey adi ku hadh Iska caffi wloh adiga insh alah Badel kheyr qaba ha kusiiyo Aniga waxa zhpnahye Slovakia u dhalatey wan is jachy ilaa markii school yaraa shp aheyn iminka weynen dad iska dooraneyey wli ad jchy lkn isku dhaqan manih hadana anigoo isku dheqen diin aheyn wan tix galiyaa waayo wakhti bdn wada qadaneyn markaa insh alah nolosha wan ku muddobeyna ❤😣
@saaramahamud4983
@saaramahamud4983 4 жыл бұрын
Wall isguursadah waayo jacaylka iyo raxmadubah jacaylka kadib ayay bilaamataah inshaa allaaah waadnah ismahmi doon taan
@abdimajedniman7525
@abdimajedniman7525 4 жыл бұрын
Illahay sxb ha qaboojiyo gabadha
@alib3114
@alib3114 4 жыл бұрын
Abdirahman Dayax film keep going bro
@kowsarkowsarnuursiciid7123
@kowsarkowsarnuursiciid7123 4 жыл бұрын
ilhay ha iskin fahn diyo kuwe guulaystana alle ha idinka dhigo wll
@AhmedAli-np4my
@AhmedAli-np4my 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Talo:- Mobileka waxad u samesata shay yar ood dusha ka saarto si aadan ugu daalin hayntiisa
@fadumoahmed6412
@fadumoahmed6412 4 жыл бұрын
TAXADAR waa run qof naxaris badan batahy wllo❤️
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
Magacaba ka garo🙏
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 3 жыл бұрын
Kkkk😂😂😂 Wan Qironayey powe Qosol baad igu badashay
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 жыл бұрын
Keep going team Dayax films like saar subscribe ka na haka reebin
@Faizaelmi1
@Faizaelmi1 4 жыл бұрын
Clafku waa cajiib yaan lalayabin ee wllo mcn inantu lahadal oo wax usheeg qurana isku aqrista oo guur islameel dhiga kheyrka allaha idin waafajiyo😥🤲❤❤❤
@sammie1163
@sammie1163 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@gddvbngfhj70
@gddvbngfhj70 4 жыл бұрын
Wlhi wan oga arinka axmed wllky wlhi wanku fan axmed
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 4 жыл бұрын
Wahan ku latalin lahaa quraan haa isku akhri yaan waxa dhici kaarta inay iil ku dhacday labadan qof marka way bogsan inshallah
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 4 жыл бұрын
Ilh haku dhwroo wll
@suleimansaeid872
@suleimansaeid872 4 жыл бұрын
Waxaad sameysaa fadlan meheri Inanta hadeydiidana wadaad ugeeg Quraan saar
@raxiimaismaaciil2717
@raxiimaismaaciil2717 4 жыл бұрын
Wallhi wayab e allah haku saqiro wall
@saamiyaaxmed5234
@saamiyaaxmed5234 4 жыл бұрын
qiiso xanuun badan wlhi jacaylka calafka ka wayn calaf waa cajib waa caleemo dada wado waxan idin odhan lah jacaylka dhabeeya si aad noolal faraxad leh u qaadatan
@sammie1163
@sammie1163 3 жыл бұрын
Walaahi lama wada helo qof dhab kuu jecel.
@anifaahmed6683
@anifaahmed6683 4 жыл бұрын
😥Xaqiiq jecel nocaas wuu jiraa lakiin bal quran isa saara dulqadkana badiyo pro gurso gabadha waxa lagayaba jecel un in ay ku dhacyaaa waxan♥️ Allaha isku keen calafo pro🤲
@khatrahaji7351
@khatrahaji7351 4 жыл бұрын
Harta wa masha allah mar hadaa wada jogtaan lkn ma kala marantaan ee isga so afjara arintan hada waxa tiin waayo arag isna dajiya wllo wa iga talo
@zhaadiyoquen4223
@zhaadiyoquen4223 4 жыл бұрын
Qalbigu mar hadu jabo ma noqdo sadisa runti wlhy 😭💔😭😭😭😭😭😭😭💔
@baarliinjaamac3280
@baarliinjaamac3280 4 жыл бұрын
Asaxaabta dayax films waan idin salaamay
@zadomohamed9488
@zadomohamed9488 4 жыл бұрын
Kolay kaama tagteen wll arinba jira wll ee laabdiinu intad tashatan izguurzada
@amiiraqali4618
@amiiraqali4618 4 жыл бұрын
Dee wllo gabdha dabiiba noi wxbaa hysdeee
@xananmasha5511
@xananmasha5511 4 жыл бұрын
sax sax wllo axmad wan ka xumahay xanunka ku sogaray
@libaaxoinahlibaaxsuldan715
@libaaxoinahlibaaxsuldan715 4 жыл бұрын
Wll waxan kugula talin laha Haday ayadu qaldantay ama calaf ku ka adegay inad ka dapa Qaldamin adigu Eead wanaga ka racdo Aragtida an idinka arko Midkina midka kale kama marmayo zababto ay tahay wad izku dhacdan hadana wad hazhizan Dhawr zano ayad kala maqanatan hadana wad wada hadazhan Marka halka waxa idinka odhan laha izkama marmayzan ee ka dhapeya nolozhina oo iz gurzada marka wuu izka imanaya iz fahanku 🙏🙏💏❤ inzha Allah nolol cuzup oo lapadina
@anisomurzal6104
@anisomurzal6104 2 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan wlhi qalpi jab ah
@cabdilahifuufaa8543
@cabdilahifuufaa8543 4 жыл бұрын
Masha allah aroos lagal gabadh wll wan ku rac sanahy
@marwaanlyrics2050
@marwaanlyrics2050 4 жыл бұрын
Ma iLa AragtaY QisadaN Iyo Qisadii Lugooyo Haween inaY Isku EegyihiiN ㋛︎
@laylamoustaphe7069
@laylamoustaphe7069 4 жыл бұрын
Haaa wlhi wll
@aniisaabdullahi1359
@aniisaabdullahi1359 3 жыл бұрын
Asc wll qaliya hore usocan kuleyahy haka dalin qisoyinkan xafida laah Ayan ku leyahy
@khadracali8099
@khadracali8099 4 жыл бұрын
Qiso xanuna badan wleh wll is gurzada
@dassnagdem7614
@dassnagdem7614 4 жыл бұрын
Wll fadlan daar alle like iyo subscribe iigu saat tkx ❤️
@pulshaawiking1001
@pulshaawiking1001 4 жыл бұрын
Magacaygu waa jama husein waxan leeyahay zhp waxaaa ilaahay ayaaa qoray midlamidaan kurajaynayaaa zhp insha allh tabarakala
@Fadxaomar
@Fadxaomar 4 жыл бұрын
Ax yaa jacal allah ha isku kiin keeno arinka dhamaysata
@cadeysagal1993
@cadeysagal1993 4 жыл бұрын
Ilahy haysukin sakhire wll waxan kugulatalin laha inad isku samirtan wayo inbadan ayad somadarafaden inbadana wadisbaraten wayo qofka hadad isdabecad fahantan waa qali waxan idin rajaynaya inad midowdan wayo wadisfahmidontan wll
@abdiwalidheere145
@abdiwalidheere145 3 жыл бұрын
waalhi waan kaxumahay wilkan dhibka ku dhacay jaceyl xal qado 💔
@Zaara656
@Zaara656 4 жыл бұрын
Ax wllhi waan ilmeeyay 😢😢
@faatinqali6492
@faatinqali6492 4 жыл бұрын
Ax ax wllhi wan ilmeyey 😭😭
@yartasamahajecelabid4921
@yartasamahajecelabid4921 4 жыл бұрын
Ax ax sooriy jacayl calaf baan unacay
@saynabjama5714
@saynabjama5714 4 жыл бұрын
Alle ha kugu guuleyo wll waad u samirty
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Filinkii Lugooyo Haween ayuba Ixusuusiyey Wallahay Qisadani
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 4 жыл бұрын
Barnamijkan intu soconayay wxn ka dhex baadhayay mid igu yidhi waan ku dhimanayaa bal habena kaso hadlo oo u ka sheekeeyo jacaylku ii qabay se walay ka tahay malahan 😂
@abwaansharmaarkeciroowe1531
@abwaansharmaarkeciroowe1531 4 жыл бұрын
Xaasid😂
@KOKO_BULLEE
@KOKO_BULLEE 4 жыл бұрын
😁😁😁
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 4 жыл бұрын
Hhh mrkaa miyad ku jartayna..aad istiri bal suu yahay ogoow...
@Ladyofminister
@Ladyofminister 4 жыл бұрын
Hahha amuusan kupa jcleen🤣🤣
@adeshlovemama9551
@adeshlovemama9551 3 жыл бұрын
Diyar ahay gorme kaso hadla
@zamzamomar4543
@zamzamomar4543 4 жыл бұрын
Jeceelka dhabta madhamaado ee inaanta hasabarto adna wllo isdaji
@mowliidxuseen8044
@mowliidxuseen8044 3 жыл бұрын
Walahi waan dhawahay waan kugu janalkaaga ayaan dhagaystaa
@abdinouromer122
@abdinouromer122 4 жыл бұрын
Reer garowe wa dab jacaylada ayay dhacan rag raga 🤗🤗
@bushracadey425
@bushracadey425 4 жыл бұрын
wll isdaji ada nin raga allha kadhige jecelkga waye isgursada waxkasta weyiska dhamanayo inasha allh
@drsanabyassein6009
@drsanabyassein6009 Жыл бұрын
Dhalinyarada waxan kula talinayaa iyo umada muslimiinta ah ba yar iyo weyn hadii aad werwer dareentaan ama qof jacayl kaaga baxay ha ahaato ama imtixaan kaloo aduun ha ahaatee xaga rabi u carara oo xadhiga Allaah swt xoojiya
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Waxay sameysay khiyaano jacayl ilahay mid ku jecel adna aad jeceshay haku siiyo
@zonaabdalla5120
@zonaabdalla5120 4 жыл бұрын
wl ahmed angu fikirkyga hdan ka hadlo labo qof o bananka isku fahmi wayay guriga ay dhistaan iskuma fahmayan mrka ila ad is fahantin o qlbiginu sidi hore io dacadnimadi u kuso noqdo guur io guri ha galina wayo rerki la dhiso wxa fican inu gurigasi raago o barakobo illahy wxan idinka rajaynaya labadi is fahanta io isku dacad ahada illahy ha idinka dhigo❤true luv never be eng
@sagalsagal3807
@sagalsagal3807 4 жыл бұрын
Jaceeelaaa ar jaceeeelaa hdaan sameyaba anaaa ka 🚶 🚶 waalan
@awoahmed7215
@awoahmed7215 4 жыл бұрын
Wxkle umuso noqon e ninby ooridiisa ahyd diin ahan mrka gabadha reerkodu kusiyan adon mehersan xata wa gabadhadi sidasdrted by ninkas kle isku fahmi wayen mrka wllow gbdha iska dhaqo wa ooridadiye🙏💗
@hanadhassan8122
@hanadhassan8122 4 жыл бұрын
_TEAM DAYAX FILMS NABIGA IGULA SALIYA SCW SCW_
@محبوبةالرحمان-ك3ش
@محبوبةالرحمان-ك3ش 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم😍
@mohammedaliabdi8757
@mohammedaliabdi8757 4 жыл бұрын
Masha allh dayax films hore usocda walalayaal
@towfiiqabdullahi9472
@towfiiqabdullahi9472 4 жыл бұрын
Horta first marka runta laga hadlo raga iyo dumarka yaa wacadka kaa baaxa waa su'aale🇩🇪📢📢📢📢📢📢
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 4 жыл бұрын
Raaga u baadan waa feekerkey
@hamdaharago8588
@hamdaharago8588 4 жыл бұрын
Dumarka
@bushracadey425
@bushracadey425 4 жыл бұрын
Tawfiiq Abdullahi lapadaba
@towfiiqabdullahi9472
@towfiiqabdullahi9472 4 жыл бұрын
Are you sure kk
@zeytuunkalka3724
@zeytuunkalka3724 4 жыл бұрын
Wll is guursada oo gocoshada iska illow si aad isu fahantaan wayo qaladka hore hadaa xasusato waxbadan baadkuweyn hatusin gabadha xumaanteedi hore dareensii iney qof wanaagsan kanatimid wixii horetahay dumarku hiif waxkuma laha
@cabdilahimuxumed6992
@cabdilahimuxumed6992 4 жыл бұрын
Tank haka maqnaato wllo mar labaad maqaadi karo miskiinku wadno go'e
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 4 жыл бұрын
Waa bareejo adiguna markaagii baad ku laadey
@KhanZazai-gm7ti
@KhanZazai-gm7ti 4 жыл бұрын
Ragiyo dumrba inqalbiyda lajbiyaa wàa waxaad uxun waayo qofkasta qofbuu dortaa subxaan inkaa I am sorry walaalo aniguba artaasoo kalaa igudhcdy subxaan
@hamdaabdilahi1017
@hamdaabdilahi1017 4 жыл бұрын
wllky waxaan idinka cod sanayaa in aad is guursataan oo aad halkan mar labaad idinka aragno idinko la maana ah i sha allhu
@AhmedAli-np4my
@AhmedAli-np4my 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll Soo ducee inshallah hadaanu calaf Isku leenahay waanu is heli
@hamdaabdilahi1017
@hamdaabdilahi1017 4 жыл бұрын
insha allhu waa bil ramadaan ee alle haydiin aqbalo ducada wll
@muunaofficial882
@muunaofficial882 4 жыл бұрын
Wllo Adi Cabdi raxman ahan walga jacla maa ku dhacaya wll qli
@mmmkk2344
@mmmkk2344 4 жыл бұрын
Asc ramadaan mubaarag wll iska Samir midkale ayaa heli insha allaah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Jacaylow Lagu’aas Aamiin dhaha idina
@sadaamhussein4685
@sadaamhussein4685 4 жыл бұрын
First View🙋‍♂️🥰
@nabiihaibrahim4607
@nabiihaibrahim4607 4 жыл бұрын
Wlhi inankan waa inan fiican
@najma4832
@najma4832 4 жыл бұрын
Wlhi waa qiso laga murugoodo wiilka ta ku dhacday waxn leehay wll iska samir Ale ayaa badal khyr qaba kusiine
@munacabdirasaaq1835
@munacabdirasaaq1835 4 жыл бұрын
Guulaysta insh allh
@nasramuse905
@nasramuse905 4 жыл бұрын
Walalo pray istikhara and move on inshallah
@apdikariimmohamoudapdirahm36
@apdikariimmohamoudapdirahm36 4 жыл бұрын
Naaz Sethy Wllo
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 жыл бұрын
Waxaan talo ahaan idinkusiinlahaa Guurkiina inaad Kuheshiisaan Anaguna waxaanu idiinkuducaynaynaa Inaad iscalfataan Walahi Jacayl Wuudhib badanyahay
@hoodofani7927
@hoodofani7927 4 жыл бұрын
Wad mahsantahay barnaamika waan u baanneyan walib si weyan adigan illahy khyr hakugu badalow waan ku xidhanahay walhi waan xiiseeeya inolow wlky hore usoco
@dahabodecoration3147
@dahabodecoration3147 4 жыл бұрын
Subscribe channelkan Ifraax dahabo official Ramadan kariim Alle haku sharfee
@hoodoaxmed3103
@hoodoaxmed3103 4 жыл бұрын
Walahi waa arin naxdin leh lakin dadbadan ayay ku dhacay lakin salada labadsada
@sahraahmed1449
@sahraahmed1449 4 жыл бұрын
Wllo waxn kugu Tálín laha badso digriga wllo biniadamku u qaldama oo ilhy ayaa adonadisa marky u shirik yelaan. Hada na tobad keena cafiyey cafis kabadi
@aminajafar1987
@aminajafar1987 4 жыл бұрын
C/RAXMAN WLL THANKS,WAXAAN KA HELAA-SHEEKOOYINKAAGA-SIDAAD U JIIBISID-KKKK HORAY U SOCO👍
@mumtaazmumtaaz2146
@mumtaazmumtaaz2146 4 жыл бұрын
Ilaahy qalbiyadiina hamideeeyo waxnkurajynaa guuul iyogobanimo
@AhmedAli-np4my
@AhmedAli-np4my 4 жыл бұрын
Thanks wll
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
wa laba mid gabadhaasi ninka malaha waanay jeclayn oo iska lugoonaysa ama way sirxan tahay oo marka horeba sixir bay ku kaxaysteen istiqaro sameeeya quraana isa saraara waayo waxan waa waali maha jacayl laba racdood tuko ilahay waydii haday guurkaas diintada naftada iyo noloshada danbe u fiican yahay inu ilahay ku fududeeyo hadii shar ku yahayna ilahay ka qabto ducda stiqarada akhiyaa guul ban idin rajanayaa qalbi ku jecelna isuma quudho qof kale inu meel la seexdo kala soo tooso hadan walidka khasbin oo aanay ilahay dartiis iyo walidka u samayn taas xata ma sii socoto way soo noqta mida kale labada is guursanayow baadha cafimaadkiina malaha gabadha waxay isu giiijinaysa xanuun bay ogtahay oo maadama ku jeceshahay way kuu quudhi la a dahay kolay wax baa hor joooga ha noqdo cudur ay ku diidayso ama sixir ama jacayl beena oo jilayso wayo wiilka hadu run sheegayo isaga wa qalbi wax jecel oo dhibaato loo gaystay welina aan samrin ducayso rabi baa ku garansiin dariiqa saxda ah bismilaahi tawalkatu calaal wakiilan wa kafaa bilaahi dher rabi talo saro
@nuuracali6348
@nuuracali6348 4 жыл бұрын
Wlhi arin xanun badan ilma iga so datay ee allow farxad niigu badal wle
@azizisaidm2432
@azizisaidm2432 3 жыл бұрын
Nin qayilsan baa war nooga soo duubtay anaa labo jcyl oo xanun badani isoo mareene isoo raadi
@kamaaludiinmaxamuud5932
@kamaaludiinmaxamuud5932 2 жыл бұрын
Tane waa qisadda aniga igu dhacdey runtii wax ka xanuun badan ma jirto lkn waan ka bogsadey alx
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 4 жыл бұрын
Wllhi noloshayda wxn siiyay qof kadib markuu ku adeegtay ayuu aayar ii soo celisay waan Ka xumahay wxd igu samasay anoo adiga dartaa wxd ogayd oo dhiba Kula maray reerkayagana kaga goay
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 жыл бұрын
Cabdiwasac axmed anba dhamey qadhaadhkee waa inaad dhadhamisaa
@nimcoxuseen6021
@nimcoxuseen6021 4 жыл бұрын
Ax waan ka naxay ilahay ha isku sakhiro
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Qiso Murugo Badan Oo Jaceyl ah "😭
6:05
SOCDAAL 24
Рет қаралды 551
MUSALSALKA DHAQAN MIYI IYO DHAL MAGAALO XALQADDA 24AAD
33:07
Universal TV
Рет қаралды 263 М.
NAARAHAA LA ISKA WARAABINAYAA AMAR ALLE LAAKIIN
14:18
Tawakkal Media
Рет қаралды 124
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН