GABADHII KA AQLI BADISAY WIILKII JACAYLKA WAALIDAAH UQAADAY💔⚠️

  Рет қаралды 11,129

Qisas Channel

Qisas Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@feis9082
@feis9082 26 күн бұрын
Masallah mahd wa santay hage degentahay
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 28 күн бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@nimcomaxamed1234
@nimcomaxamed1234 28 күн бұрын
Wcs ayan gobdoon ❤❤❤❤❤❤ sharaf iyo karamo ❤❤kunoolow
@SundusMuxidiin
@SundusMuxidiin 8 күн бұрын
Qisadan waxan ka dhagestay sawda qalbi❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 28 күн бұрын
Ayan qurux xbbt duhur wanagsan ❤❤❤❤❤
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 27 күн бұрын
Subxana allah 😢😢
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 28 күн бұрын
Subxanallah
@IQRAGARAADABDI
@IQRAGARAADABDI 28 күн бұрын
Anaa uhoreeyo Ayaana qurux🎉❤
@XamdaCabdulahi-f1k
@XamdaCabdulahi-f1k 25 күн бұрын
Waan dhawahy
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 27 күн бұрын
Wcs xabibti ayaaney mahadsanid hadiba lik badan hal qof saari karto wan ku saari laha aniga marka sas u furahorey ka saara maba daawado ano saarin ❤❤❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 28 күн бұрын
❤❤
@sacdiamohamed9194
@sacdiamohamed9194 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcocqaadir3999
@nimcocqaadir3999 28 күн бұрын
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 28 күн бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@raaliyoibraahim221
@raaliyoibraahim221 28 күн бұрын
❤❤❤😮😮😊😊
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 28 күн бұрын
quen inthe world ayaan cadeeey 🎉❤❤🎉🎉🎉
@HarunIbrahim-q9e
@HarunIbrahim-q9e 28 күн бұрын
Wan ko salami bela ayaney wan rajeynaya ina cafimat qabtan adi iyo nun yashada xyati kurdi wa dat wadabo gar ah ku fafasan wadan koda lumay meshay kado jedan maxasusuto lakin wadan koda walumay ayaga ilasha wayen alow dadatkena iyo dalakena no xafit
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 28 күн бұрын
54 jir weyh ilahow bini aadam dilkiisa iyo kaygana nagahy subxaan allaah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭
@umumuxamedamiin2000
@umumuxamedamiin2000 28 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉❤
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 28 күн бұрын
Ilahey naguma keeno wax xuman noxorsedo
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@xalimadahir6294
@xalimadahir6294 16 күн бұрын
Wedfh
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 28 күн бұрын
Asc abyo kurdiahku melo badan beey dagaan Eran Iraqa suriya turkiga
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 28 күн бұрын
Kurdida carab maaha 45 million waxay raban ine wadan dawlad noqdan Lakin looma ogolo. Dhawr wadan bey dagan ciraaq,turki,Iran.😊
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 28 күн бұрын
hilina mahe waa ogto habar qabta
@abdihayle6819
@abdihayle6819 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🤲👏👏
@AyaanCabdullahi-lj2oq
@AyaanCabdullahi-lj2oq 28 күн бұрын
Sorry farah
@AyoshAnood-ux6oc
@AyoshAnood-ux6oc 28 күн бұрын
Mid wallkey iga yaraa ah ban so xasusty sidu dhocilaha lcgta usin jiray wxba iga si darned marka ano Samsung heesta uu iPhone kiisa dhocil ku raray 😂😂😂 damanka Maka garacda ba I qabtay marka ogaday😂
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 28 күн бұрын
Kurdidu waa dad aad uqurux badan kuwo guriga nala dagan ayan arkay
@Zeytunosman-hu1mq
@Zeytunosman-hu1mq 28 күн бұрын
Asc wtw all
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 28 күн бұрын
horta jacaylku waa shaay aad u adag dee marku heer aad wax diisho gadho waa cudur walahi waxan xasuusta wiil i jclah anigo 16 jiira i jcladay anaa waan neecba ilahay amarki garan mayo haban walba qof ayu soo kaxaysan jiiray markan diday 2 jeer ayu dartaay xabsi gaalay maar nin anlaa sheekaysan jiiray ayu dontay waxu dhahay kaaan darti ayaay i diday 9 ciisho ayaay isaga iyo kii kaale kuwada jiiren heer ilkaa laysta dadiyo ayaay gadhay hooyo xataa waay ogatay madamo laa dhahay dhiibku waxu kaa dhacay gabadhada ilmaderadi ayaa ilaa colobay o waxay dhahen wiil kayagu waaxu dhibkan u maraya naagtan yaar hooyo waxay dhahday 5 galaab niimo waxa kaa danbeya dibaad umaa bixi kartid maarkay i dayn wayeen ilmaderti colad i qadan isagu maarku i arko waa u i calacalaya dhiib imaa gaysto hooyo ayaa siidu igaa hadho xiidhasy xabsi ayu galay odayal ayaay gadhay abihi o caqila ayasy gadhay suul iyo saxeex ayaa laaga qaday hooyo intaay askaar ay garanayso xabsiga jooga lacag sisay tiiri jidh dila walahi o bilahi malinti maanto kale u xabsiga kaaso baxay o laagu dhahay meel ay taagan tahay maa istagi kartid iskaa daa inaad laa hadashe islaa maalintu soo baxay heben keedi ayu i yeedhay intu i arkaay marka jcylku mararka qarkod waa cudur markan guursaday ee u maqlay ayu haben anigo meel maraya i yeedhay waaxu igu dhahay guurka ma runbaa maaya ayaan ku dhahay waxu igu yiidhi haday ruun noqoto o laagu guursaday adiiga dartaa ayaan wadanka uga baxaya masrku xaqiiq saday waa u tahribay yurub ayu galay aniigo 7 caruura haysta meel u kaso heelay nabarkayga garan maye ayu iso waxay asago norway jooga marku isu kasy shegay waan yabay waaxu i dhahay waxan maqlay waa laa fure runmiya wali siidi ayaan ku jclahaye maya ayaan dhahay madamo anu isku xafaad ahayn ninka igu xomaday sida ayu maqlay mindha waa nabsige ayaa i helaye nabsigi waan arkaay
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 28 күн бұрын
🥲😮
@HodanBadri-mm9xp
@HodanBadri-mm9xp 28 күн бұрын
Abaaayo maxa udiday adi 😢hadu saas dhan ku jecla
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 28 күн бұрын
wllo garan mayo dhalin yaro nimo ayaa i haysay lkin wanka qomameya wayo nabsigisu waa igu dhacay kaan gursaday ayaa cadab aaduun i marsiyay naagta sida lo jecla taay martay maa malayn kartid ​@@HodanBadri-mm9xp
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 28 күн бұрын
​@@HodanBadri-mm9xpma garanyo wllo dhalinyarnimo uunbaa i qaaday hadaan maanta intan garanayo aan garanyo maan diideen
@ZahruujAli
@ZahruujAli 27 күн бұрын
Wllhi wuu ku jecelyahay qof sidaa kuu jecel waala ilaashadaa hdaan heli lahaa qof sidaa ii jecel wn ilaashan lahaa😢❤❤
@ahmedabdi3761
@ahmedabdi3761 28 күн бұрын
kurdi waa qomiyad sida somali oromo carab turkish waxay degan iran tury iraq syria
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MARKII JAAMACA LA, IIDIRO⚠️!!
31:52
Qisas Channel
Рет қаралды 13 М.
2 BADII GABDHOOD EE HAL GURI LAGU QABAY!!
33:19
Qisas Channel
Рет қаралды 12 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 153 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 82 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
DILAAGII TAXANAHA AHAA!@sawdamqaalib
45:27
Sawda Billan
Рет қаралды 63 М.
Maseerkii nolasheyda Qasaariyey FULL VIDEO4K
1:08:11
HIGSI NO.1
Рет қаралды 16 М.
قناة اسرارهم : الزواج الممنوع
27:19
أسرارهم
Рет қаралды 120 М.
Taladii iga xumaatey? 😭 Qiso xanuun iyo layaab xambaarsan
1:17:53
GABADHII WALAALKAY IYO NINKAYGA WAA QISO AAD UXANUUN BADAN!!!
33:19
Qisas Channel
Рет қаралды 19 М.
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН