"Gabadhu iyada ninka dhigta" Abwaan Ahmed Xaraf iyo Jacaylka. Episode 2

  Рет қаралды 23,498

Munir Obsiye

Munir Obsiye

4 ай бұрын

Пікірлер: 55
@Abdirahma88
@Abdirahma88 4 ай бұрын
Dumarka marwada ugu mudan dunidu ku aqoonsatay Dawooy ho bilada xidho Abwaan tagay iiga dheeh dadkaanii miyaanay waxa maqleen Mise way iska dawadayan abwaanka buugtiisa hala war haayo guys❤
@maanproduction8628
@maanproduction8628 4 ай бұрын
Wan ku salaamay wll munier adiga iyo abwankaba guulaysta. Salaan kadib sxib labo arrin ayan kugu biirin laha barnaamijka waan ka helay si wayna wan u boorinayaa kaliya labad qodob si fcn uga fikir markan marka xiga. 1.abwaanka taariikh nololeedkiisa inaad u hormariso barnaamijka ayay ahayd waayo aniga oo dhamaystay labada xalqadood ma ogi haddana abwaanku meel uu ku dhashay iyo inuu yahay qof wax bartay. 2. Su'aalaha marka hore inoo soo diyaari oo kaso fikir in badana, waayo xalqadda labaad waa wada heeeso iyo qisooyinkoda sidaasina ma ahan si fcn xooga baa lagu caajisaya. Mahadsanid sxib inoo soo badi boadcast-yadan oo kale.
@SafwanCazka
@SafwanCazka 4 ай бұрын
Shh abwaan shilke ninkaas heesihiisa waa qalbi taabasho bal asne soo qabo❤
@user-hy9dz8if8j
@user-hy9dz8if8j 4 ай бұрын
M.a abwaankan wlihi waa qof wayo arag ah oo jaceylka wx badan ka yaqana❤😢
@Nuradinahmeth
@Nuradinahmeth 4 ай бұрын
afka somaligaba markan jeclaado waa markan suugantena dib umilicsado thanks my brother Axmed xaraf iyo muniir obsiiye
@garyaqandaakir
@garyaqandaakir 4 ай бұрын
Wan Lasocoda qayabta 2 labad Ee Apwaan Axmed Xaraf Wale waa Jacaylki oo qofah Apwaan iga Gadan father of love sx sx sx143 ✍️✍️✍️❤😍😍
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 4 ай бұрын
Waa waayo arag alle ha barakeeyo
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 4 ай бұрын
Abwaan Ahmed xaraf nin waayo aragnimo bdn oo jcylkana wx ka yaqaan ❤️✋
@sahraegeh3926
@sahraegeh3926 4 ай бұрын
Masha Allah abwaan iyo caqli badanan ayu isku darsaday
@SafwanCazka
@SafwanCazka 4 ай бұрын
Abwan shilke soo qabo❤
@shaaficimohamoud4667
@shaaficimohamoud4667 4 ай бұрын
Dhibta ina haysataa waxa weeye ma naqaan sida dadka hal abuurka leh looga fa'iidaysto Muniir Obsiiyow aad baan ugu mahadsantahay ina aad soo gudbisay hibada cajiibka ah ee Abwaan Xaraf waxaan rajeynayaa in aad dad sidiisa degan oo dhib yar in aad na hor keento Waanu ku sugaynaa walaal.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 4 ай бұрын
Khabiir jacayl abwaan axmad xaraf😊🎉
@abdullahi91
@abdullahi91 4 ай бұрын
Wll Muniir waad ku mahadsanthay inaad barnamijkaan quruxda badan aad noo soo diyaarisay🙏💯👏 Abwan kana waan u baahna wll xageen kla xiriira wll🙏
@cawoali8983
@cawoali8983 Ай бұрын
Insh Allh wax halka diba uu soo boqanaya marka helo qofka jecela ❤🎉
@mahamedozman1604
@mahamedozman1604 4 ай бұрын
Abwaan sare ahmed xaraf❤
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 4 ай бұрын
Jacaylku waa wax kasta ambaqaadkiisa❤
@AbdikhaliqCali-wg7nr
@AbdikhaliqCali-wg7nr 4 ай бұрын
Muniirow sxb dhanka abwaanada dhex muquur oo soo casuum❤ Waa barnaamish tayo sare leh❤
@SakariyecaaqilAbdirahman
@SakariyecaaqilAbdirahman 4 ай бұрын
Soo badi abwaanada zxp
@juweriaabdi9073
@juweriaabdi9073 4 ай бұрын
Wll qofka aaad waraysanayso godal oo xog fcn ha ka waramo, adiguna xog fcn ka sii baadh qofka
@HindaAbdilahi-ps6dj
@HindaAbdilahi-ps6dj 4 ай бұрын
Abwaan waye walee ❤
@bedraqani94416
@bedraqani94416 4 ай бұрын
Jacaylkii oo qofa abwaan axmed xaraf❤❤❤
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 4 ай бұрын
Abdala jamaall So Qabo❤
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 4 ай бұрын
Ahmed xaraf ❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 3 ай бұрын
Abwaan iga dheh 👏👏
@MaxamedZaki-hy5rp
@MaxamedZaki-hy5rp 4 ай бұрын
Next maxamed shilke pro
@Ayuupdhoolayare3901
@Ayuupdhoolayare3901 4 ай бұрын
Abwaan ahmed xaraf wllkie ❤
@cabdiwakiil347
@cabdiwakiil347 4 ай бұрын
Abwaan shilke soo qabo. Sxp
@mahamedhasan425
@mahamedhasan425 4 ай бұрын
NEXT ABWAAN ZHILKE ZOO QABO
@ubaxali4948
@ubaxali4948 4 ай бұрын
Abwan dhameystiran axmed xaraf❤
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 4 ай бұрын
Abwaan qiima leh ❤🔥🔥
@user-xy6vx5lg5q
@user-xy6vx5lg5q 4 ай бұрын
Al ninkan waan jecelahay ❤❤
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 4 ай бұрын
Sidan isku furnay part1😂
@user-pc8xy4yj1u
@user-pc8xy4yj1u 4 ай бұрын
Muneir obseir Abwanka waydii buuga gorme ayuu soo baxaya zxp
@user-et6hu1hb8z
@user-et6hu1hb8z 4 ай бұрын
Axmed xaraf aaad baan u tageeraa🤚🏼🤍
@caliyaahmed1521
@caliyaahmed1521 4 ай бұрын
MuniirKa🤴🏽
@mahamedhasan425
@mahamedhasan425 4 ай бұрын
ABWAAN SHILKE ZOO QABOH ZHPO
@cabdiraxmaanmaxamed9744
@cabdiraxmaanmaxamed9744 4 ай бұрын
Sxp abwaan shilke soo qabo
@gouledawaleh9372
@gouledawaleh9372 4 ай бұрын
8:44 ❤❤🎉
@Maoamiias7783
@Maoamiias7783 4 ай бұрын
Qosolka iga cun saa id baa ubadinaysaaye 😊
@haykalcali9459
@haykalcali9459 4 ай бұрын
GUULEYSO BAAN KU IDHI ADEEROH 🎉🎉😊
@gouledawaleh9372
@gouledawaleh9372 4 ай бұрын
Partie 🕒 33
@user-rl2ww9np3z
@user-rl2ww9np3z 4 ай бұрын
abwaan Ahmed xaraf nin mug iyo miisan bulshda dhedeeda kule
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 4 ай бұрын
Jacaylkii 00 S0cda ❤❤
@abshircadde2910
@abshircadde2910 4 ай бұрын
Part 3 lasoo dhaqso
@user-gq6iz7ki2l
@user-gq6iz7ki2l 4 ай бұрын
Chp Abwaan Bashee Bogeye sooqabo pro
@crisaaqbashiir3433
@crisaaqbashiir3433 3 ай бұрын
Abwaanku weli ma guursan miyaa😢
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur 4 ай бұрын
Abdiraxmaan qoslaaye so qabo
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 4 ай бұрын
Abwaan dhab jacayl so qabo
@abdilahiabdi93
@abdilahiabdi93 4 ай бұрын
Abwaanku inuu nin jacayl yahay waxaad ku garanaysaa siduu jacaylku u feentay iyo Suugaantiisan miida ah. Haddii 90'skii uu AHN Sulub Cumar jacaylka u dhuubtay oo Suugaan wada muxibo ah uu inagu harqiyey AXMED XARAF waa mucashaqeena casrigeenan ALLE HA KA RAALI NOQDEE
@DAHIRKA.LYRICS.
@DAHIRKA.LYRICS. 4 ай бұрын
Gulleed raygal noo soo qabo
@yussuflyrics2678
@yussuflyrics2678 4 ай бұрын
Abwankaa wali maaa single baaaa😢
@CraxmaanMahamed-xj7zj
@CraxmaanMahamed-xj7zj 3 ай бұрын
ma nagapada haysay
@mukhtaarindhoh9998
@mukhtaarindhoh9998 4 ай бұрын
Garacow maxd Naga sil cinaysaa mar soo wada Gali
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 4 ай бұрын
Maanki ku tabay maxan ula taga!!!!!!
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 26 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Igu sir weeyaan Caashaqu -  Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
50:28
Hilin Show
Рет қаралды 25 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY @QaysQeyser. VS @abdalajamaal
20:44
Munir Obsiye
Рет қаралды 70 М.
CODKA UBAX - Damiirka Anaa Iska Leh
1:08:06
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 137 М.
SPIN CHALLENGE @QaysQeyser.  vs @abdalajamaal  QOSOLKII ADUUNKA
12:04
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 26 МЛН