Igu sir weeyaan Caashaqu - Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)

  Рет қаралды 25,024

Hilin Show

Hilin Show

6 ай бұрын

Abwaan Gurey Dool waa abwaan iyo jilaa cajiib ah oo isku darsaday hibooyin badan. wuxuu sameeyay heeso badan oo caan baxay. barnaamijkan kaga bago suugaantiisa badwaynta ah iyo sheekooyin qosol badan oo uu u soo taagnaa.
mahadnaq gaar ah:
‪@DalaysMedia1‬

Пікірлер: 54
@mubashircali4894
@mubashircali4894 5 ай бұрын
Waa duni rogan oo qofkii qiimaha lahaa liiti yahay Kii madhnaana la xushmeeyo. Abwaan illahay ha ku barakeeyo
@jamaabdirahmanmohamed7053
@jamaabdirahmanmohamed7053 17 күн бұрын
Maansha allah waa abwaan iyo majaajilayste aad iyo aad qiimo uleh. Allah ha barakeeyo abwaanka. Aamiin.
@ali-eidmohamed3833
@ali-eidmohamed3833 5 ай бұрын
Ma Sha Allah cawaale caawa nin waynbuu soo qabtay, Allah ha sharfo abwaan guray dool.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
GURAY DOOL waa abwaan iyo majaajilayste cajiiba runtii alle ha sharfo.
@Eng_moy
@Eng_moy 5 ай бұрын
Abwaan guray waa dadka hibada illahay siiyay ❤mansha allaah ,wallahay waxbadan baad ka faaidaysaa ❤
@somalichallenge1
@somalichallenge1 5 ай бұрын
Cabdihani qof qiime weyn ku leh qalbiyada umada somaliyed 😢
@HilinShow
@HilinShow 6 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tihiin saaxiibayaal.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Sidoo kale abwaaane sharaf iyo karaamo waxan kaa codsanayaa abwaan xildhibaan laabsaalax inad marka xigta inoo keento mahadsanid 🙏✌🤗
@wardheremadiachannel6705
@wardheremadiachannel6705 5 ай бұрын
Sharma boy baay dhagaystaan ma abwaan iyo qaymihiis baay yaqaanaan gurey abwaan weyn oo bad weyn ah baad tahay cimriga Allah hakuu siyaadiyo
@SamiaJama-in5lq
@SamiaJama-in5lq 5 ай бұрын
Labadaba wanu garanaynaye naga qale😂😂
@ahmedfarhan447
@ahmedfarhan447 6 ай бұрын
Waligay isma odhan ninkani waa abwaan ee majaajilayste uun u haystay Mansha alla waaa abwaan erayo wanagsan sameeya barasho wanagsan
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 6 ай бұрын
Waa abwaan iyo majajilayste abwaan gurey dool.waligay imadhaafo majajiladisa hadan arko waa qosol iyo murti.abwaanku guray dool waa murti maal
@user-qz2zr1on4c
@user-qz2zr1on4c 5 ай бұрын
Msha alh abwaanka majaajilayste ayuunbaan uhaystay lkn waxaan ogaaday heeso aan aad ujeclaa inuu leeyahayba Abwaanka maalin inanyar uu ay naga cunay ayaanu ku kulanay dhakhtarka wayn ee hargeisa wuxuuu ku jiray safka pharmacyga wuu iibaneeyay kadib dadwaynihi qaarkamida ayaa la waayay daawadii ay ubaahnaayen oo meelaha udoonta lagu idhi odaybaa ku idhi abwaan guray dhakhtarkii dhamaa xaalkiisu waa sidaase waydinka caana boodhahaba ka hadlee maxa tanba ugu hadli waydeen abwaanka runtii si xunbuu ula hdlay hdana wlhi wuu iska qoslay waaa qof qalbi wanaagsan cimri dheer iyo caafimad abwaanku waar insha alh
@MohamedWardi16
@MohamedWardi16 4 ай бұрын
dhaayaha aragtida fayoobi qaranka dhismayay arkaan heestaa ayaan aad ugu xasuustaa abwaan guray dool
@Murtaawioffcial
@Murtaawioffcial 6 ай бұрын
AsC wlll Waxaan rabaaaa inaaan MuRtisayDa soo BandhiGO Hal abuuur ahayE ma I Caawin kartaaaa❤
@user-zr8om6tq7n
@user-zr8om6tq7n 3 ай бұрын
Asc sxb maku aqbalay cawaale deeqsi
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 3 ай бұрын
Jilaa kliya inu yahy modayay Abwaan mug weyn weyi runti 🤩
@hamzeahmed3305
@hamzeahmed3305 6 ай бұрын
Great conversation... good job Awale Deqsi...
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 6 ай бұрын
Igu sir weeyan caashaqan 👀cawaale u qaba😂❤️❤️❤️
@mowliidahmed4164
@mowliidahmed4164 Ай бұрын
Waxaa inaga si ah= inaanu nahay ummad ay majara habaabiyeen masuliyiintii iyo culimadii oo mid walbaa ina hebal wax larabo. Waxaas inaga sida ah waxaa kasi ah= Inaan isticmaarku wali naga gumeysto maanka😢😢😢
@NALIFTIINSHE143
@NALIFTIINSHE143 6 ай бұрын
Abwaan gurey dool ManshallH
@calibaashi9684
@calibaashi9684 6 ай бұрын
Masha ilaahey ha karaameyo labada abwaaanba masha Allah
@nimcaanmohamed4198
@nimcaanmohamed4198 6 ай бұрын
Labada Abwaanba Wan salaamayaa big barnaamij weyan
@cabdiqanixaajicali9301
@cabdiqanixaajicali9301 6 ай бұрын
Barnaamij qaali ah weeyaan
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 2 ай бұрын
Riwaayad aan ka heli jiray oo wakhti hore Abwaanku matalayay Magaceedii ha soo Sheego (. Wax xile ayay sameysay gabadhii uu inanku qabay ) odaygii sodogeeda ayay ku tidhi kaadi baan ka qaada aan soo shaybaadho baladuna halkaasay ka dhacaysa
@CraxiimClaahijaamac
@CraxiimClaahijaamac 5 ай бұрын
Abwaan Fany ah wlhi
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 6 ай бұрын
Ninkan Maanta iigu horeysa Waana Dadka Aqliga iyo gershada u saaxiibka ah, Dadkeena Maalayacinigiiba dusha soo marey
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
2 abwaan oo waaweyn ❤
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 6 ай бұрын
Abwaan gurey alle haku xafido❤
@mustafemaxamed1346
@mustafemaxamed1346 2 ай бұрын
Mansha allah abwn qimo badan❤
@mouriniomahadcabdi5786
@mouriniomahadcabdi5786 6 ай бұрын
hestaasi waa miisanka culus wlahi🥺💯❤️
@user-yl8vh1li8r
@user-yl8vh1li8r 2 ай бұрын
Abwaan aad bey u fiicnan layd In aad ka dayso heesta "background" ama xagga dambe saaran, in macalimiin dugsi ay ku dhagesan karan xisaabta ku dar ... ❤❤
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 6 ай бұрын
Hore u soco sxb
@Unique_girl77
@Unique_girl77 3 ай бұрын
My fav songgg😢💔
@axmedjamac7439
@axmedjamac7439 6 ай бұрын
Waa barnaamij culus runtii
@yaasir1936
@yaasir1936 6 ай бұрын
Guray Dool Cumaamadisa Lam Haysan Karo Talented
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 5 ай бұрын
Runtii waa cajiib xog badan oo muhiima ayaa ku Duugan wlhi xogtan
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 6 ай бұрын
32:21 Daas baa la yidhaahdaa Afsomaliga saxda ah ee dukaanka
@shaaibahmed7230
@shaaibahmed7230 5 ай бұрын
Abwaan Gurey Dool 🙌🙌
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
@cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 6 ай бұрын
❤❤
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 6 ай бұрын
Abwan cawale iyo abwan gureu
@zuhailchannel4777
@zuhailchannel4777 6 ай бұрын
Abwan cawaale deeqsi 🎉
@bishaarhassan2789
@bishaarhassan2789 3 ай бұрын
Ninkan way u fadhidaa
@dawladchannel485
@dawladchannel485 6 ай бұрын
@Hillin show talk show @Awale good jop
@ibrahiology
@ibrahiology 6 ай бұрын
Ninkan wallaahi waa Full talent❤
@ibrahiology
@ibrahiology 6 ай бұрын
Aqoonyahan baan ahaye😂
@Nomadlivenow
@Nomadlivenow 6 ай бұрын
Wow! Waa barnaamij aad u wacan. Mahadsanidiin Hilin.
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 6 ай бұрын
Abdala jamaal so qabo❤
@Princesssena-cp4qm
@Princesssena-cp4qm Ай бұрын
Nin abwan ah hadan gursan lahaa aman ban ka dhargi lahaa😂
@xadariaxmed2598
@xadariaxmed2598 18 күн бұрын
aniga abwane ma isgursana
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 2 ай бұрын
Hadaan Gabeyga Uurkoo Bukiyo Arami kaa Keenin Ama Umal Jacayl Iyo Wax Kale Kugu Igbaareyn Afkuun Baad ka Sheegtee Tixuhu Arar Ma Yeeshaan Marka Dhowrkaa Tuduc Ku Soo Dhacaan Dhagahaaga Koley Ninkii Garanaya Waxa Maankiisu Xusuusanayaa Aabihii 2 aad Ee Tacliinta Umada Soomaaliyeed (AHUN) Yousuf Haji Aden Elmi Qabile Deria Jibriil Abwaan Saed Ibrahim Dool Jama (Guray) Markaan Arko Waxa Igu Soo Dhaca Hees Aroos Oo U Lahaa Abwaan Guray Oo Abdi Hani Hashi Abdilahi Farah Uu Qaaday 2008 Oo Uu Si farshaxan & Miisaan Leh U Abwaanku U Alifay Heeskaa Oo Hal-Maceedkeedu Ahaa Hor Illaahay Waa Diin Dhaqana Waa Hal-Gobanimo Wooow Bal Ila dhugo Erayadaa Adaa Dareemi Qiimahoodee
@user-wf2sc3yi1r
@user-wf2sc3yi1r 6 ай бұрын
WARAYSI XIISO BADAN WEEYE MAHADSANID CAWAALE
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉
@husseinozil3614
@husseinozil3614 6 ай бұрын
Dhagaxa baa ku yaaalee Gacanteee ku dhufatee Naxariis ka dheer tahay?!! Kugu dhimayo Kaa dhimay Kuu dhaar cadaabaha!! Layaaaab layaaaab 😭🤔
Hab-Fakirka Toolmoon Xalqadii 1aad. ustaad Muxiyadiin Cabdi.
10:30
Coach Ayanle Aysar
Рет қаралды 67 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Suugaanta Hirgashay ee Abwaan Cantar.
37:12
Hilin Show
Рет қаралды 36 М.
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Hilin Show
Рет қаралды 136 М.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Fankeenna
Рет қаралды 2,5 М.
Hilin iyo Hereri - Xog warran iyo kaftan xiise leh.
55:31
Hilin Show
Рет қаралды 17 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 79 М.
CODKA UBAX - Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi
42:12
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 73 М.