Gabar 12 jir ah oo dil iyo kufsi loogu geystay Gaalkacyo

  Рет қаралды 22,365

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер
@aweysburhani384
@aweysburhani384 5 жыл бұрын
Kufsiga waa in dil laga dhigaa, dadkii ugu danbeeyay ee la soo xiriiray halaga bilaabo dadkii ugu danbeeyay ee gabadha yar la soo xiriiray,
@thecoder7188
@thecoder7188 5 жыл бұрын
Ilahow cadaalad ukeen ehelkii uu ilmahaas ka dhashay.
@yalibana6172
@yalibana6172 5 жыл бұрын
Waxuushta ka dambeysay falkaan xun Allah Aakhiro iyo Aduun ha ka jaaaziyo, Allah u naxariisto Caasho Reerkedana Sabar iyo imaan Allaah ka siiyo
@ama5974
@ama5974 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso caasho aaammii yaa rabi
@simansiman4012
@simansiman4012 5 жыл бұрын
Laxawla walaakhubata ilabaha waxaan ahay hooyo heesto gabar lada eh gabadha walhi waan ilmeyey sidal loo galay ilmahaa yar subxanallh allow unaxariiso hooyadii iyo ehel kiina samir iyo iman ka sii waxii saa u galay nah ilhaa yar soo saar gacanta muslim ka
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 5 жыл бұрын
Waxa nasiib daro ah in taliyaha qaybta gobalku uu iminka noo sheegayo in uu howlgalka bilaabay markii looso sheegay dhimashada gabadha ee anay ka howlgalin markii la gu so wargaliyay waayida inanta yar
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
usa baan joogaa waxaan intaa arkaa niman gaalo ah oo warka laga sheegayo oo lagu eedaynayo ilmo 3 jir ah ama 4 jir ah bay faraxumeeyeen oo dileen waxani waa cudur raga qaar ku dhaca lkn maan filayn in soomaliya waxan oo kale ka dhici karaan gabadhaa yar ilaahay naxariistii jano ha siiyo wixii dhibkaas geystayna alle ha soo qabto
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
Walhi wan la oyey subxnallh ilaxow xaqaa mujii o iqaab ku riid wuxi dhibatada inta leeg sameynaya
@hodansimran5561
@hodansimran5561 5 жыл бұрын
wlhi wan kanaxay wana xumahay waxaasina laguma tilmamikaro niban raga nin ragana waxaas masamayn karo ee waaa dabaalo rag isku shego
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
naclad ale ha ku rido wixii saqiirkaas dilay ee sidaa ku sameeyay waa in la soo qabtaa oo la dilaa haduu hal nin yahay iyo haday rag badan yihiinba waa argagax aad looga murugoodo
@moussadarar6447
@moussadarar6447 5 жыл бұрын
somaliyey masidan ban kusiisoconkarana wa birimagaydi waxa siidan lo galay aryad wa galo kuwa siida yelay ariro iyo qiyamaha hal kay gaalayan xayawan
@sadikabdaleh5124
@sadikabdaleh5124 5 жыл бұрын
putland dad bakhtiayay aya ku nool meesha 😡😡
@ama5974
@ama5974 5 жыл бұрын
Allow cadaalad nasii oo dhaga qabo cadawga oo mar walbo nadul miyo
@rijaalyare4609
@rijaalyare4609 5 жыл бұрын
cawaanta falkaas wuxuush nimada ah geysatay in nolosha lagu gubo ayaa fcn marka gacanta lagu dhigo ciil iyo caalool xumo waaye wlhi dhacdadaan
@iskufilanhaji2999
@iskufilanhaji2999 5 жыл бұрын
Waxaa lo dul qadan karin dadka nagu dhaxjira oo aan qarinayno oo saqirada kufsanayo wa in la mariya ciqaab dadki sida xun u galay gabadha yarta ee caasha maxay galabsatay allaha u naxaristo marxumada waxa ka jasenaya Rabi lakin somalidu wa iney qabtan dadka kufsiga u gesanaya Maatida dowlada wa iney wax ka qabta gaar ahan malulada putland iyo galmudug o kawada taliya galkacyo wa iney wax ka qabtan dadkas ana laqarin wayo ilahey wu u jeda ciqab adun waxba maha lakin tan Allah aya ka daran hadi aad u qariso wa ina aderkey wa saxibkey wa kada fulan aqirana la qarin karin tan kale qabilka wax uu faaido leyahay malahan walahi wayo akhiro kuma difacayo qabil soomaalaay ilahey kacabsada adunyadan safara laga yahaye
@marwaqaali6117
@marwaqaali6117 4 жыл бұрын
Imnkaylayihiinragasilmoyarkufsanaya
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Reer Putland waligoodbay Saqiiriinta wasijireen ilahay amarkiisa waa yaab
@abdulahishariff2905
@abdulahishariff2905 5 жыл бұрын
Sahal Cali 😂😂 waraaa daaa gardaradha!! Sidhaan filaaayo,maxaa tahay reer casimada qaranka!! Waligiiin dac iyo booob ayaa kujirtiin
@omarhagi8748
@omarhagi8748 5 жыл бұрын
Sahahal abdi wale wa runta sxb red mudug laga ronayal waye wasakhinta
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
wallahi waxa mesha ka dhacey waxa u sabab ah dinta laga gabiyay dhalin yarada wa inlo aqli celiyo waxlo shego waxadku mashuleysin iska daya ilmahiina ilaliya weli ma qan garin side lagu watey ciidi dhashay ayaa dayacday maskiinta
@engmohamedamiin9543
@engmohamedamiin9543 5 жыл бұрын
adoonti allah aamus doqonyahow siday u dayacen . Dadki dhibanahay ahaa baaba dalac u haysat
Su'aalo iyo jawaabo diini ah "Sheekh Yamani iyo Farax"
33:59
Xogmaal Media
Рет қаралды 84 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
$10 dollars in Galkayo Somalia
4:45
Dalmar Travels
Рет қаралды 9 М.
Siduu Xamar kaga baxay MSBarre maxaase Cali Mahdi loogu naaneysi jiray Cali Naafto?!
17:06
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Bushra Bashiir Cabdi 22 12 2024
20:52
Somali cable
Рет қаралды 1,8 М.