GABAR AAN GARAB LAHAYN WAA GURI BUGDI AH INTAAN WAALAN LAHAA WANA HADLAYA WANA XIIRANAYAA

  Рет қаралды 17,284

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

SHIMBIR GARABLA BAAN AHAY GEESIYAD CIILAN BAAN AHAY MIDAAN CIIL LA AAMUSAYN BAAN AHAY
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS KA II SAARA

Пікірлер: 120
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 6 күн бұрын
ASC malyuun suuban inadeer dhulbahantaan ahay wax badana waan kamaqlay adigoo reerka ka dacwoonaya ugu horen xaalbaan ka siiyey wax jira iyo wax aanba jirinba anigu aroos aad adigu leedahay oo aan faysal aheen baan malxiis kuu ahaa si wacana habeenkaa idinka dhisnay sidaa awgeed reerku mid xun iyo mid wanaagsanba wuu leeyahay ee na qaniin balse gawsaha naga ilali inadeer khar baan ku rajeenaya isha allah
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 4 күн бұрын
Cagawayne soo tuu kuu hiilyay isaga ayaa kusoowici ee maqal hadal kiisa waan ka xumahay wixii kugu dhacay sori quraan aqriso alle haku sahlo Aamiin
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Mms habeenki tuko ilahay bari wd guleysan InshAllah 🎉🎉🎉
@DahirWarsame-pv9pm
@DahirWarsame-pv9pm 5 күн бұрын
Mama malyuun waa qurxoontahay waana daaroodineysaa, hooyadey baa daarood ah, iyo Ayeeyadeey, gob iyo gobonimo, daarood ismaaciil, Ana duduble le ayaan ah, hawiye ❤
@IdilAwees
@IdilAwees 6 күн бұрын
Mama rer umanolid ALLE ayad unoshahay anaga 20 jirka ah wad naga qurxonthy nagana hanti badanthy alx dheh ALLE unoqo is astur walaga daranyahay walahi ❤❤❤❤
@NimcoyarCismaan-kv1pv
@NimcoyarCismaan-kv1pv 6 күн бұрын
Mamo aniguba dhulbahante ayaan ahay hadana wlhi markasta wankuu duceeya qof xun hano qaban xaqagii alle hakaa siiyo ninkaa
@_hassan4166
@_hassan4166 5 күн бұрын
Wa ruunta dhulbahante Abaal ma leh
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 5 күн бұрын
Malyuun ale kabaq abaayo Oo iska daa waxaani Waa aduunyo sabar walaaleey
@FaisaAbdiAdan
@FaisaAbdiAdan 6 күн бұрын
Ilaahay haku cafiyo hoyo mcn ❤
@LegendAhmed1997
@LegendAhmed1997 4 күн бұрын
Inderey waan ku xaalmarineena gunta guntu dhasahy dhulbahnatoow mamadan aan xaalmarino ilmaderayaalow inderteen indereey waan kujecelnahay
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 6 күн бұрын
😭😭😭😭😭Haaa Hooyo Walalhi Qalbigaaa ixanunay Wayoo Waqtigad Nasann Laheed Ayad Jogtaaa ee Alle Tale Saroo Salada tukan Istaqfuruleyso❤Hooyo❤
@sahraabdi7246
@sahraabdi7246 5 күн бұрын
Samir wa guulaysan mamo 🥰🥰🥰💦💐
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 күн бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 6 күн бұрын
Mama malyun, aad ayaan uga xumahay wax kasta oo kugu dhacay, oohinta waa lagu qaboobaa laakiin waxaa ka fican adigoo asturan inaad nala qaybsato waxaad dareemayso, Alle waxaan kaaga baryayaa qalbiga inu kuu qaboojiyo, Guuleyso, Aamiin Aamiin ya Rabb👸💗
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 6 күн бұрын
Mama malyuun ayadoo dhib soo aragtay saan uqurux badan tahay haday waxas arki lahayn kawarama mama alle qalbiga hakuu qabojiyo ❤😢
@hawohared2814
@hawohared2814 6 күн бұрын
Ilaahay hakucaawiyo runtaa kahadashaa somaliduna runmajecla marbaase la ogolaan doonaan keep going sister
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 күн бұрын
Allaha awooda leh wiilka xabsiga hakaga soo saaro
@khadraali8373
@khadraali8373 6 күн бұрын
Eedo ha ooyin Indho uroon ha ooyin illahayba ku aariye Ha ooyin ha iilan
@امحنانامحنان-ح6ل
@امحنانامحنان-ح6ل 5 күн бұрын
الله يهدينا ويهدي الجميع يارب العالمين
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 6 күн бұрын
Mamo wixii lasoo dhafey hagocan madax xanuun heysku kecin ilow arintii wiilka xalkeeda dhamee inshallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@Motivational-d-o5x
@Motivational-d-o5x 4 күн бұрын
Sharaftaad Ilaalso
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 күн бұрын
Malyuun wallal wixii kugu dhacay ilaahay baa kaaga aaraayo aaqiro ee quluubta ilaahay hakuu nuuriyo. Tan kale ilmo yar baad ahayd oo aan dambi lahayn ee ilaahay baa kuu aarayee samir diinta u carar quraanka aqriskiisa badi iyo salliga nabiga scw
@AbdifataaAadanmorsal
@AbdifataaAadanmorsal 6 күн бұрын
Mama malyuun ciilka allah kaa baxsho
@Ayan-pc1nx
@Ayan-pc1nx 4 күн бұрын
Asc mama malyun ❤😊
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 күн бұрын
Malyuun wll qofka muslimkaa waa la imtixaamaa ee sheegtay oo sheegtay ooyday oo ooyday ee ilaahay markaan u ooy aadanaha waxna kuuna haayaanee. Oo tuko salatu leyl gal masaajidada u tag saykolajiiste si aad uga daawoodo dhibka ku gaara ilaahoow qalbiga kuu nuuri oo kuu quwee oo ilaahoow ku liibaani aduunka iyo aaqiraba ❤🎉
@farhiaali3873
@farhiaali3873 6 күн бұрын
Ilaahay culeeysaka hakaa qaado
@Munamohamad-e7z
@Munamohamad-e7z 5 күн бұрын
Dhulbahante yu ka yahay qofku
@UmmuAscad
@UmmuAscad 6 күн бұрын
Maamo sheydanka yuusan ka xoog badinin coradada asturo fidiyow waa dhaxdas so galisay yutubkaga waan ku farxay oo ahay isma qaawin dono hoyoy alle ka baq adunkan waa wax yar koban tintada qarso subxana alllah😢
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 6 күн бұрын
Raali ahow Maamo ilaahay baa khayr kugu abaal gudaaye isdeji Maamo ❤❤❤❤
@Motivational-d-o5x
@Motivational-d-o5x 4 күн бұрын
Ibadan bad oyday cashar miyaad kabaran
@aminaosman3469
@aminaosman3469 6 күн бұрын
You were happy in Africa, what is going on
@Novemberrain096
@Novemberrain096 6 күн бұрын
She got jealous of hodan star, she needs to get a life and move on
@AsiaGele
@AsiaGele 6 күн бұрын
Malyun tima dheer bay lahyd ax ikaahiw faraj u fur
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 6 күн бұрын
War daaroowdoo dad gob ah🪻💎 baa tihiina. gabadha u gurmada oo raali galiya lacagna u aruuriya. Ka mayra inta liidata waxay ilmo nimadeedii ku sameeyeen ilaahay baa aaqiro uga aarayee
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 6 күн бұрын
Alaahay malyuuney hakucaawiyo ciilkakuhaya ilaahay farxad hakugubedelo Alaahu ma Amina 🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤲
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 күн бұрын
Dhulbahante maxaad ku haysataa faysalka aad sheegto u doono lacagta
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 6 күн бұрын
Hbo malyuuneey ciilka xanuun buuu kuku ridayaaaye kuuu niximayaaan kuwaasiye is daji alle hakuuu danbi dhaafo ❤❤❤❤❤
@Motivational-d-o5x
@Motivational-d-o5x 4 күн бұрын
Mawaxaad cuntaad ladahay iska amus ilaahay udaa Uxi ku dhibay
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 6 күн бұрын
Kkkkk rer bicidyahay wa dayusin mad manta so danbesisay 😁😁mms ado rali iska noqo adunka waxa kasto walaso mara lkn wa laga gudba ee horay u soco ka gudub ale aya gaga sharay waxi ku dulmay mel an lasku dulmin ba danbesaa
@amalahmed8776
@amalahmed8776 6 күн бұрын
الله يطمن قلبج
@mariyamhaji3472
@mariyamhaji3472 6 күн бұрын
May Allah grant shifty
@ashahassan3869
@ashahassan3869 6 күн бұрын
Mabilowdey hadana. Cimri baat.ku.jiirtaye.ilahey.haķu.asturo anago.dhan inshallh
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 6 күн бұрын
MALYUUN HADAY ARAGTO GABAR LOO HIILINAYO MARKAASAA WAXAA KUSOO KACA XANUUNADII HORE
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 6 күн бұрын
Habo therapy tag oo heal agree fear,angry iyo shame Saad saga dawayso
@haniqanichannel7027
@haniqanichannel7027 6 күн бұрын
Absurdity Queen 👸 😢
@FatimaMursal11
@FatimaMursal11 6 күн бұрын
Dhulbahnte miyaa wax ku yeelay mise shakhsi yaab😢😮
@roodanuur461
@roodanuur461 6 күн бұрын
Mamma maltuney America waa kuu waashaye maa siixir baa kuu yaall kaa taaga meesha kuunoqo Afrika daadi
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 6 күн бұрын
Eedo madaxa qarso sharafeey😢😢😢
@bahsanabdullahi1745
@bahsanabdullahi1745 6 күн бұрын
walaashey waan kaxumahay❤❤❤❤❤
@AmaalmohamedFaarah
@AmaalmohamedFaarah 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@xarshawumedia8779
@xarshawumedia8779 6 күн бұрын
Walalo samir ilahay qalabiga Haku qabojiyo
@natliehunt5058
@natliehunt5058 6 күн бұрын
War daroodow mama malyuun an malyandheer ankadhigno sideed iyo tobankun o milyan haloo ururiyo qofkiba haldolar bakuso adaysa
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n 6 күн бұрын
Intuu qalbiga ku buki lahaa cagtu ha ku bugto kaligis vidioga ka duub reerkiisa ha ka duubin na tus tuugaas wajigiisa
@haliimoubdilaahi1853
@haliimoubdilaahi1853 5 күн бұрын
Maxakamada kena garaca ku walaya
@suldaancabdiraxmaan
@suldaancabdiraxmaan 6 күн бұрын
Walal ankugarabtagan
@ahmetapdi3065
@ahmetapdi3065 6 күн бұрын
Queen 👸 👑 Kurdahab Queen mms ❤❤❤❤❤❤
@haliimoubdilaahi1853
@haliimoubdilaahi1853 5 күн бұрын
Hooyo ameteka wada ku nusta afika ku noqo sorrye hooyo mcn❤
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 6 күн бұрын
Dhulbahante Abaal ma leh lacagta ay Somaliland ka dhaceen ayay raban in wadanka ku Khalifa galiyaan waxa is waydiin leh hada yaa wax siin ineel waa dad ku nool xoolaha dadka Khalifa waxan balan ku qaadayaa in anu tirtirno oo laascanood xero ciidan la dhigno Car waa la arkaa halka ay ku danbeeyaan
@JaamacJaamac-y4s
@JaamacJaamac-y4s 4 күн бұрын
Miyaalaguwasay misewaxkale ayaalguyeelay
@BaroDiinta-q8n
@BaroDiinta-q8n 6 күн бұрын
Malyuun waad aarsan kartaa ninka 50 kun kaaga baxday gurigiisa dhinaciisa camero la istaag oo ka duub oo social media ku falanqee subax walba vidio cusub iyo falanqo shaqo ka dhigo foolxumadiisa aduunka tus
@AsiaGele
@AsiaGele 6 күн бұрын
Iskaga kaaly meshan kuuma fcne
@Aminaaa55
@Aminaaa55 6 күн бұрын
Asc walal Labadan maalmooda wejigaga wuu barasanyahay waxaa laga yabaa in dhiiga kar ku haayo pless dhaqatar aada
@FarSh-u2z
@FarSh-u2z 6 күн бұрын
Mama malyun aad iyo aad baan ugaxumahay wixii kugudhacay waa imtixaan Illahay qufkii jecelyahay wu imtixaaan madaxaaga ha iskaxiirin waad ku quruxantay timaha cadawgaaga iskatiiri ha isku jabanin Illahay dartiisbaan kuu jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍
@queenealsheakh
@queenealsheakh 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliabdi22006
@aliabdi22006 6 күн бұрын
Africa ku noqo maamo
@samiyaali8425
@samiyaali8425 5 күн бұрын
Nika mms lacagta ka dhacay muu dhiibo oo illhay ka baqo
@hudaali8660
@hudaali8660 6 күн бұрын
Marka ay lacag rabto ayay sidan isu washa
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 6 күн бұрын
Waxba ku helimayso. Dambi uunbay buuxsanaysaa
@hodanc6255
@hodanc6255 6 күн бұрын
Danbi 2dina ba buxsaday allah iyo adomadisa way arkan inay xanunsan tahay xata galada idinka naxaris badan
@Niira_Mohamed2
@Niira_Mohamed2 6 күн бұрын
Ilhy qalbiga haku qabojiyo mamo xanun wad so martay ceeb iyo caayna malihid sorry malyuney😢
@Motivational-d-o5x
@Motivational-d-o5x 4 күн бұрын
Adiga Abayo isku kalsonow ilaahay ku kalsonow naftaada ku kalsonow maxa d la Oydaa
@saynabjama8160
@saynabjama8160 6 күн бұрын
Adiga mama malyuun talan kusiin keya kunoqo iska cibaadayso caruurtana uducee cidina told iskuma war hayso cidina wax isuma tarto caloosha adkayso ilahay bari
@kawserabdulahi7462
@kawserabdulahi7462 6 күн бұрын
Sorry mom
@Mariamudan-y8c
@Mariamudan-y8c 6 күн бұрын
Cuqadad iyo maseer baa ku waalay adaa habaar qabo ninkaad ku waaltay hadey waxa kaag maqan yihiin maad ka doontid maxaad la qeylisaa cidan kum kufsan been baad faafisaa intaa maseer baa kuwaalay
@haniaden2700
@haniaden2700 6 күн бұрын
Mamadan USA uma ficno
@kawserabdulahi7462
@kawserabdulahi7462 6 күн бұрын
Abal maleh
@21zazak14
@21zazak14 6 күн бұрын
Sorry mam Kenya kusolabo makina ❤❤ amerika waykuguwalene ❤❤ sorry
@fathiahmed1468
@fathiahmed1468 6 күн бұрын
Iska cafi wll
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 6 күн бұрын
Mamo Markii aad Hargaysa joogtay waa adigii sidii u Quruxda badnaa ee maad meeshaa isaga noqotid
@hawayassin7172
@hawayassin7172 6 күн бұрын
Asc muma wa gobti majerteen reer baciidyan guleysta (Veiws iy share) u sara mamada
@makoabdirhmaan8654
@makoabdirhmaan8654 6 күн бұрын
Qalbigana alle hakuu qaboojiyo sorry mum
@barlin1622
@barlin1622 6 күн бұрын
Sorry baye🔥♥️♥️♥️✌️✌️❤️❤️❤️❤️❤️✌️
@Atarisho
@Atarisho 6 күн бұрын
We love you mms ❤❤❤❤
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 күн бұрын
Hadaan kuleeyahay sorry sorry sorry reer bicidyahan waaka dhashay laakiin qashinkii reerkeena ku jiray baa kuhelay marka sorry sorry qaaliyeey queen qurux raali noqo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 күн бұрын
Eedo waligaa dadka dhibaatada kudhacdo dadka doctors waligaa ma u tagtay waayo markaste oo aad soo xasuusato dhibaatooyin kii ku soomaray madaxaa ku xanuunaaya please please qaali dumareey kabax dhibaatada
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 6 күн бұрын
Ilaahey baad Lee dahay isaga kaliyanad u baahan tahay kuguna filan.
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 6 күн бұрын
malinkasta moshin may wada mamadan waxan madhamadan miya
@Mariamudan-y8c
@Mariamudan-y8c 5 күн бұрын
Waad Qaldan tahay habar waalan baad tahay ma Qabiil dhan baa ku guursday mise hal nina waad caayi kartaa ninkaad guurstay yaa ku dhahay soo dhoofso yaa ku dhahay xoolo.sii markaad waalato dhulbahnte baad kuwaalta habaar iyo cay wixi kuwaalay waaye
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 6 күн бұрын
Beautiful amazing queen MMS you are amazing woman and mother and inshallah you will get pace and love from Allah always in your life ♥️♥️♥️ and May Allah bless you and protect you from evil 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😢😢😢
@Laylaa-b6n
@Laylaa-b6n 6 күн бұрын
Mama malyun so sorry ❤❤❤
@Kenadiid11
@Kenadiid11 6 күн бұрын
guleeyso
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 6 күн бұрын
Reer bicidyahan maalin wallba caydaa see hiil oga sugeysaa, maseyr baad u dhiman aakhirkaaga
@anabsalat2944
@anabsalat2944 6 күн бұрын
Maman Malyune, I am sorry❤❤❤
@LayloXasan-h8q
@LayloXasan-h8q 6 күн бұрын
Hadal lkn cawrada asturo bilacalaykum dhibka ku hayo kahada isu geysaneysid e aqiro baka daran
@UlIndho
@UlIndho 6 күн бұрын
❤ilahay baa been u sheegin dada mahaa runtan aad sheegtay nin iyo naag way cilaan rerkan 😂😂😂 sorry
@halimoadowhasan453
@halimoadowhasan453 6 күн бұрын
Sorry 😭
@FeyrusCasowe
@FeyrusCasowe 6 күн бұрын
ala gurigeedi keenya ay kadhisatay mey iskaga noqotaa ee ay farxadu kaga muuqatay minisoota iyo sharkeeda mey iskaga fogaataa
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 6 күн бұрын
Markay America markay tagtay waalata warhedhe malyuney Africa iskaga sonoqo inaad isqawisid ba kaso dhaw caruurta ilahay has hanuunsho
@COMARXUSEEN
@COMARXUSEEN 6 күн бұрын
Asc
@ahmetapdi3065
@ahmetapdi3065 6 күн бұрын
Sorry 😞 mamo 😭😭😭😭
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 6 күн бұрын
Mashallah mme boqorad dar lan ayaa tahay dumarka iney hadlaan ayad bartay waxa la qarìnaa in laso bandhig😢o adaa sabab u eh dulmigii adigaa so bandhigay😢 nolow mms boqorad aya tahay ciilka iyo ohinta wajigaga ku talaa gesiyad ayad tahay naag ku garto somali dhan lagaso heli mayo😢
@SahraNoh
@SahraNoh 6 күн бұрын
Asc walaalo madaxaaga maro saar sidaa ayaa ilaahay kuugu naxariisa nayaa
@makoabdirhmaan8654
@makoabdirhmaan8654 6 күн бұрын
Mum hadal wayo hadalka walagu nafi saa qofna ku ma odhan karo aamus
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 6 күн бұрын
dhulbahantow plz mamadan waxeeda siiya plz
@naimaali1294
@naimaali1294 6 күн бұрын
Markaad leedahay dhulbahante siiya islaantaan xoolo ma’adigaa ugu dhulbahate mase qabiildhan baa islaantan wada qabay qof shaqsi ah bay guursatay weyna kala tageen midda kale xoolaha ay sheegtaa waa waxay iyadu gurigeedii alaab ugu gadatay oo ay iyadu sooqaadatay . Qofkii kanaxaya hooyadan waxay ubaahan tahay dawo iyo caafimaad wanna uduceynayaa in allah siiyo. Aamiin
HODAN STAR IYO ABDIKARIIN  OO XALADOODA MEEL XUN MAREYSO
6:20
Xubbi Family Channel
Рет қаралды 186
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
NAAG TACSIDEEDII KA SOO QEYBGASHEY MUCJISADA ADUUNKA DAAWO
9:56
RAHMA RUUN
Рет қаралды 1,9 М.
salma oo afka furatay siro badana fashilisay adkaatey
17:59
FARXIYA BARAKO CHANNEL
Рет қаралды 14 М.
waan jeclahay jacaylkayga
21:36
Hodan star
Рет қаралды 104 М.
KIIS LALA OOYAY CAAWA 😭 LAMA ARAG TAN OO KALE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:43
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 31 М.
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН